Habar gidir hamadhato Isha alaahu waayo xassan xaaraan ayay habar gidir futada kawada
@qqaran984619 сағат бұрын
Ya rabi alow nabad dhex dhig qalubtoda ISU dum raxmadada uso daji ya alah raxim raxman 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@husseinaden756017 сағат бұрын
Ilaahay ha idin kala qaboojiyo ,waa ayaan daro inaan anagoo somali ah muslimna ah ,sidii cawaantii aan isku layno ,war ilaahay ka baqda ,aakhiro ilaahay habargidir iyo lalkase midna laydin waydiin maayo,ee cmlkiina ayaa la idin waydiin
@aminaahmed911517 сағат бұрын
Subxaanallah ilaahay hakala qaboojiyo
@PuntlandFirst1-q5o20 сағат бұрын
Dagaalka HASSAN DHOQO ba ka dambeya.
@ismailfarah359620 сағат бұрын
HABARGIDIR WAA DAALIMIIN HUBKA AY KU DAGAALAMAAN WAA HUBKII DAWLADA AY SIISEY. INSHA ALLAAH WEY KU JABAYAAN DAGAALKA GARDARADA AH AY KU HAYAAN LEELKASE. XASAN TUUG XASAN DAL XARAASHE ISAGAA KA DANBEEYA DAGAALADAN.
@AmalAil-m5q18 сағат бұрын
Reerahsn maxaa isdaba dhigay illaahow Kala qabooji War labadan reer hala Kala dhex galo yaa allah.
habargidir soo dhiig kama dhergto so kufsi kama dhergto soo xaasidnimo kama dhergto sooxaaraan kana dhergto soo dhul bobo kama dhergto konfo oo dhan waa ku habsateen wixii beero iyo daaro muslim laha qaadata walle Allah waa inii seeta dheeray lakiin qabshada rabi( lashadiid)
@gullbarwaaqo959418 сағат бұрын
Soomaali waxa isku diaya waa isaaq waar isaaqoow umada soomaaliyeed hasku dirin rabi kabaq soomaaliya soomaali baa leh waar qoriga dhiga oo qalinka qaata waar wiilal yaryar oo inaga dhinta Uma baahnine rabi kabaqa waar wiilashu waa ku wii soomaaliya cadawga shisheeye ka difaacilahaa wiilasheenu waa kuwii xabashi iyo kiinyaati inaga difaacilahaa waar caqli xuneey caqliyeelo wabilaahi towfiiq
@shukrijamaahmed283718 сағат бұрын
Xasbunallah wanixma wakiil
@cumargeeddi801320 сағат бұрын
Xasan dhiiqo ayaa wada dagaalkan isaga I sheeg
@anabhassanchanal488020 сағат бұрын
Bismilaah dadkaan isdagaalaayo wax kala dhexgalo male miyaa
@AnabSaed-us1wo19 сағат бұрын
Waa dagaal ujeeddo leh ma dhamaanayo
@NafisaAbdullaahi20 сағат бұрын
Nimankan Somaliyeed Cibaado mahayaan beerna maqodaan kufsigoodaa laga reeysan haiska dhintaan hadii aan Qaldanahay Iska keey Cafiya❤
Guul walahay darbi darood mumin mantay wey cibadeysdan dhar baxo kul bey la dhacan maleeshiyad argixisada damajid oo odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho roble bahan liban shuqul maleeshiyad argixisada damajid hawiya dabacayun jab xogan ba garay metykodi iyo dhawacodi lamiga ayu buxa maxabis badan hub badan ba laga qabday wey jaban wey fashil man
@shaficimohamedomar-d6b20 сағат бұрын
guul darbi daarood war waxaan meesha ladagan ee daaroodka ah waa maato meesha hg iyo hawiyoodhan iyo daawladaa kujirta ee darbi daarood in loohiiliyo weeye maataa ladagan meeshee mr iyo ogaadeen waa inaay uhiiliyaan leelkase hawiyoodhan baa ladagaalamayee walaahay magaca darbi daarood bilaash uma bixin maati baa ladagta oo maryan saleebaan oo baqayaa lafagan oo hada ooyidoona sidoodii juxa wuxuu lahaa waad maqlaayseen ee intakale ee udhaw haaw hiiliyeen leelkase mr iyo ogaadeen
@fatumaahmed456619 сағат бұрын
Warya leelkase Asaga soo dhaweysan jiray sacad Ayago ku xumeynayo cumar maxamud mrka maata hayska dhiciyan,warya wxd thy midan hadlka Aqon sacad car ha soo daandaansado cumar maxamud wy ogyhn ta lagu dhigayo,cumar maxamud meelay galan ay olol ka kicin lama sheegin,cayda wxa kaa keenay inan lagu soo hiilin,maxamud saleban miyad maryan saleban ku sheegtay cayda wxd u caytameysa waa cuqdad aad qabto caydana naagaha aya lagu yaqan,juxa muxu ka yaqan mudug maxamud salebana mx meesha keeny dad ayad is haysan iska dhiciya cadawga aad is haysan marjayahaw yaqan cayda m.saleban Anigo gabadha ayan ka xishody inan ku cayo Adigo rag isku sheegayo
@shaficimohamedomar-d6b19 сағат бұрын
kkkkkkk xagaay ka soodhawaaysteen adeer hadaay uhiilinayaan cumar maxamuud waay arkaan in hawiyoodhan oo macal daawladoodii wataa ku sooduuleen leelkase ee waxaasi isdifaac kuu noqon maaysee iskadaa
darodow uqdadh iska dhafah habargidir idima iman waniman sacad sicid ah marka alaha kala qabojiyo
@JaamacAdheere-xm6xu18 сағат бұрын
ALLAH heynaga qaboojo dhamaan dagaalada u dhaxeeye beelaha walaalha ee Somaliyeed . Maxaad sida oo kale uga hadliweydey dagaalka ku dhexmaray DDs beelaha Arab iyo reer isaaq
@hudaibrahim91118 сағат бұрын
War nimankan habargidir ee dhiiga muslimiinta banaystay maxaa loo qabanwaayey subxaan alaah
@hudaibrahim91117 сағат бұрын
Walaahay reer kaan habargidir laleeyahay waygardaranyihiin ee halaqabto gar waalo wada islaam hadan runta lasheegin waala munafaqobi
@dahirsmohamed500220 сағат бұрын
HSM iyo Gawanle liiban shuluq ayaa soo Abaabuleyn.Lelkase kooxdan cagta mariya
@JaamacAdheere-xm6xu19 сағат бұрын
Habar Gedir waa Geesiyaashi magaca somalida kor u qaaday ee 30 dawladood mareykanku hogaaminayey iyo itoobiaba inaga saarey dagaalku waa qeyb kamida reer Hilowle oo Sacad iyo leylkase
@abdullaha-b9p17 сағат бұрын
habar gidir tuur dibi bay rabta
@Sooman-e8t20 сағат бұрын
Wax lawada daganaa ma jirine dhulkaan waa dhul Daarood oo leelkase, dad dulmi wada oo dhul aysan lahayn u soo ordaya weeye waase eedi doonaan ileen gardaraa ma guuleysto,e