Ilaahay ha aqbalo habaarka masaakiinta , culumada, dumarka iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee ka cabanaya dhibaatooyinka ay dawlad ku sheega hassan dhiiqo ku hayso
@afgmasafg776410 сағат бұрын
Sheikh wax ma habaaro
@Abdirizak-nt3tg4 сағат бұрын
Habar kaas khatar weeye culimada iyo carruur ta iyo hawenka ciday habaran waa loobaqaa
Maxaad. Uhabaari. Uducee. Habaarka madaxdu. Aday kuku soonaqon
@nasrahassan92110 сағат бұрын
Kan hadduu talo qaadanayo hayskaga tago weriyenimada, waayo waxba kama yaqaano shaqadaas. Somalia habaarka ku dhacay waxaa ka mid ah habar walba weriye ayey noqotay oo waxay faraway channel u gaar ah. Somaaliya ILAAHAY baa u maqan...