DEG DEG: Deni oo Sagootiyay Ciidankii ugu Halista badnaa, A/Madoobe oo Taageero culus helay & Xogo..

  Рет қаралды 50,753

SAHANKA TV

SAHANKA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@SiyaadBishaaar
@SiyaadBishaaar 2 күн бұрын
Xasan wa nin walan
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 күн бұрын
Dalkii hooyo wuxu ku.noqday 91.dagaal.sokeye.alloow.sahal.amuuraha.👀💔💔😭😭
@guleit89
@guleit89 2 күн бұрын
Siyasiyinta somalida waa fowdo
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 2 күн бұрын
Doonida idin sidaa madheelido guulaysta oo gadaal hamarina halyeeyadii iladhashoow shar iyo shuush rabi idinmatuso geeziyo geezi diray geezina utagay safar salaama guulaysta raganimo sayid saciid deni❤❤❤❤❤❤
@DalmarAbdulqadir
@DalmarAbdulqadir Күн бұрын
adeer waabeentaa horaad uga hoolgeli laheedewn illaa oow ogolaado madoobe kajooga
@Saadaqalfaatix
@Saadaqalfaatix 2 күн бұрын
Runtaa waaye shaydan shaydan umbuu walal layahay .soo adiga sheegaya inaad gaal walaal latahay✍️
@AhmednurMaxamed
@AhmednurMaxamed Күн бұрын
Xasan shekh isga shabab ah
@AbwaanC.casiis-p6u
@AbwaanC.casiis-p6u 2 күн бұрын
Been weeye Ciidan Buntlan ka Socda ma tegi Karo Kismaayo ❤
@xuseenmacow507
@xuseenmacow507 Күн бұрын
sedaxda kun waakaa waaaa
@hawiye1990
@hawiye1990 Күн бұрын
Hawiye 1990.............................Muqdisho.
@ShaficciShabeel
@ShaficciShabeel Күн бұрын
Okey
@MaxamedAadam-r6i
@MaxamedAadam-r6i 2 күн бұрын
Hassan Sheikh Maxamud Waa Macduur afkiisa iyo dhagtiisana isma maqlan. Shalay haday Sax aheyd maanta maxaa qalad ka dhigay? Tii Shalay (2019) kama foolxuma hadaanay ka qurxooneyn. Xasanow La jiifiyaana Banaanta naga daa.
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 күн бұрын
HOOWSHAN UU DANI CAAL KASHAQEEYEY WAALALA SOCDAA 6DIYAARAD IYO 30DOOMOOD CIIDANKA QARAN KA WAA LOO GEEYAY SI KUWA DIBADDA UGU IMAANAYO SI AAY UGU BURBURIYAANO KII ISU DHIIBANA AAY WALAAL KADHIGTAAN
@Daqare666
@Daqare666 2 күн бұрын
NIN WAALAN HADAAAN ARAGTOO HADDII ILAAH YIRAAHDUU KUUGU DHAGRAA
@HALIMA7ALI-jo6xe
@HALIMA7ALI-jo6xe 2 күн бұрын
Maasha allah guuleysta
@YusufHasan-z5d
@YusufHasan-z5d Күн бұрын
Dawladu ujoojin mayso. Badha Saab. Ismoodey mwe
@MahamudShaafici
@MahamudShaafici Күн бұрын
Hal boli ah.nirig xalaa ah madhasho
@idirissuleiman3779
@idirissuleiman3779 2 күн бұрын
thanks dani inolaw
@HusseinAli-h7b
@HusseinAli-h7b 2 күн бұрын
Ismaamulka soomalida Ethiopian waxaa la diyaarinaya laba iyo tobankun OO Askari oo loo soo tiraayo kismaayo
@FardowsorageElmi
@FardowsorageElmi 2 күн бұрын
Xassan gurgurte anaga ku filan wllo
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 2 күн бұрын
Kkkkkkkk walee Xabasho iyo Oromo kuway kufsan jirtay balaayo ayaa haystato
@AHassan-y5z
@AHassan-y5z 2 күн бұрын
Axmed mDoobe xar ciidan masoodirin eee daadkiisoo dhacdhacsanyaa
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 күн бұрын
Ciidankaa imaaraat ayaa amray kuna amray nacasyada u nacamleeya ee khaainal wadanka ah 3000daa kun xaasaskooda dhammaan asaay hau diyaar garoobaan taa uu sababayo caalweyne
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 күн бұрын
Thank you putland ❤❤
@AbdulaahiWarsame-w7o
@AbdulaahiWarsame-w7o 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HuseenXuska
@HuseenXuska 2 күн бұрын
Garaadka iyo caqli somalida ayuu kuciyarayaa ee iyo dadka kutaageersan haybta uu kasoojeedo oo lagaraada dantiisana meeshay kujirto ayuu karaadsanayaa
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 күн бұрын
Xasan gurgurte waa inlasooqabto
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 2 күн бұрын
Somali iyo khabiil kama dhamado dhib waan soo marnay
@Maxamedweekiyo
@Maxamedweekiyo 2 күн бұрын
War Jaajuus le ma aho
@AxmadrashiidSheekh
@AxmadrashiidSheekh 2 күн бұрын
xasan shekh maxamud wuxutaganyah jidkiisiraad
@mohamedjamaaar3633
@mohamedjamaaar3633 2 күн бұрын
M/w.. Hassan Sh. ****. DANTAA RUNTA U SHEEGIN .. …. HAWO BEEN AH MAYA … Masoconeyso
@IsmailHaji-r4b
@IsmailHaji-r4b 2 күн бұрын
Inter pol waxaa loodiraa qof baxsad ah
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 2 күн бұрын
NETANIYAHUU IYO HASAN WA ISKI MID ISKU MOWQIF ISKU DIIN
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 2 күн бұрын
Xasan wixiisu waa la jiifiyaana bannaan
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 2 күн бұрын
DOWLADA SOOMAALIYA WIXII GARAN KASOO HORJEEDO CAGTA HAA MARISO BADANA HAA KU WABATO WIXII CIIDAN UU SOO DIRO SACIID DANI MARKA MAAMULKII FOWDO SAMEEYO AMA LASAFASHO AXMED MADOOWE DOWLADA SOOMAALIYA WAX HAA KA QABATO MAAMUL GOBOLEEDYADA WAXEEY QAAR DUULAAN WAXEEY KU YIHIIN QARANKA SOOMAALIYA GUUL MUDANE XASAN SHEEQ MAXAMUD GUUL MUDANE XAMSE CABDI BARE GUUL CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYA
@budeya1028
@budeya1028 Күн бұрын
Taloow xagee marayaan noo sheeg?
@MohamedWarfa
@MohamedWarfa 2 күн бұрын
Hawiye mataqaanaa hodho dhoo
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 2 күн бұрын
War beenta umada ka daaya aniga boosaaso jooga ciidamo Jubbalnd loo diray ma jiraane
@CabdimsxamudC.qadhabo
@CabdimsxamudC.qadhabo 2 күн бұрын
Mw xasan sheikh isma maqlayo was dhago laydh u daloola
@guleit89
@guleit89 2 күн бұрын
Dardaranka dani waa qabiilku hanolato 😂😂
@isaaqkarateey7333
@isaaqkarateey7333 2 күн бұрын
Dani axmed amdobe wa 2nin o sxb ah siysad walisku qabta lakin xoog mashqeya lakin dowlad .mjirte an ka socona moriyanta xamar jogta
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
walee hada uun koofur udhamaatay waxba habuunbuunin
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 2 күн бұрын
HADDII 3000 QOF CIIDAN AH PUNTLAND AY LAHAAN LAHAAYEEN GALGAL AYEY KAGA XOREYN LAHAAYEEN DAACISH KULA SAHLANAA 3000 QOF CIIDAN AH !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 2 күн бұрын
Gurgurte alshaab moqdisho haoga xoreyo meydka liido eyahaa kucunayoo
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 2 күн бұрын
Gurgurte cidan u jubbaland uwaado alshaabab moqdisho haoga xoreyo meydka liido eyahaa kucunayoo
@dibjir.m
@dibjir.m Күн бұрын
Carabtii iyo hindidii guryaha kulahaa Somaliya markey nabad dhacdo wa uso noqonayan guryahoda balhade nacasow maxad isku layseen ?
@XassanFarah-g5p
@XassanFarah-g5p 2 күн бұрын
Bir jee oo nool axmad lamaqaban karo
@nuurosmanhaayoow3190
@nuurosmanhaayoow3190 2 күн бұрын
😂kuwaan dhexda ayey ku dhimanaayaan kkkkkkkk diyaarado ayaa gubaaya
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
soomali waa istaqaan dowlad kale malagu.duula
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
somali tabaranmajiro
@Bishaarxirsiyogol
@Bishaarxirsiyogol 2 күн бұрын
Xasan gurguurte 2 qobaa hadalkiisii hore iyo kadanbe keebaarun a h
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 2 күн бұрын
Waxas waxeyihiin malaha wa bolo xuufto badly ku dhamanaya
@عبدالسلام-ص2ظ6غ
@عبدالسلام-ص2ظ6غ 2 күн бұрын
Danina Waa ku xigaaa
@starpoweringquality2240
@starpoweringquality2240 2 күн бұрын
Aaway khudbadii
@AwoSheikh
@AwoSheikh 2 күн бұрын
Soomaali dagaal sakooye soon waa u qubo xoolaha islaameed. ayey biliqsadeen 91 weligood ma nasanaayaan .
@mohamedjamaaar3633
@mohamedjamaaar3633 2 күн бұрын
Adeer … NIN-Kii HAWADIISU BEEN U SHEEGTO , *** D A N T A RUNTA U SHEEGTA .
@liibanabdisiyad8372
@liibanabdisiyad8372 2 күн бұрын
Ma majeerten baa wax difaaci Kara dagal romantic miyee soo wadaan
@shuukemedia1404
@shuukemedia1404 2 күн бұрын
Mj waa kuwii xamar qabsaday laascaanoodna xoreeyey
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 2 күн бұрын
Xasan garguurte wuxu ka.raba Jubaland waxa.ka galay soo Dulmi ma ahan dalkii hooyo soo dagaal.magelin.xasan.👀😭
@amrano1302
@amrano1302 2 күн бұрын
xasan ssiekh danta u kaleyahay jubaland wa inu xarashaa bes sida xamar o kale wau raba inu oofiyo kenya u balan ka qaday badi lagaso ceshay inu siiyo waxana kadambeya ismacil cumar Geele o raba mashruci fanool leh iyo jajirada bajuunta in hotelo laga dhiso dalxiis wa intaas bes
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 2 күн бұрын
Bada laduqeunaya wa na isdhibaya
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 2 күн бұрын
Waxa aad naga dhaadhivinayso kismaanyo iyo boosaaso waa loo dhexeeyaa,
@BintiAbukar-dd8xw
@BintiAbukar-dd8xw 2 күн бұрын
3000 mj oily walamarsadona bro
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 2 күн бұрын
ASKARIGAN HALASOQABTO SIDII BOOTAN
@GaradAhmed-ys6qf
@GaradAhmed-ys6qf 2 күн бұрын
waa tuug tuug sol dirsaday sheekadi xasan dhiqoo
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 күн бұрын
Daarooddhiiqo
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 күн бұрын
Waa labo jaajusin ah
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 күн бұрын
Waar sargaal cidan ma tihiid ee moryane u moryane grub hirab u adeegsanayo burburinta deganada ad ka sojeedo kuwa moryanta grub hirab bay al shababku ayay guryahaa hoyodod iyo abahashood ku gumaysata ee muxu hassan dhiqo uga horeen wayay ee daroow hamse qof dabiirle ma aha waa makarafonka moryanta lonqday ee cadhada ahmed modobe iyo dhaqaan xukumada intaad liiqdiid oo dhaaftiid oo haliista iyo cadowaada hassan moryane kula raabo ayaa kun jeer ka haliis badaan ta ahmed modobe ee adigo ciid ku adegsaneen ahmed modobe iskaqabaan kartan ee waax dawlaad ladhoho xamar kama jirtoo ee yunaan hamse nilugowniin waax ba kama ooga shirqolka villada xamar kasoocda ee lagu burburinayo darood iyo dawlaad nimada somaliya
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 2 күн бұрын
Cakuye aya iska bireeyo xasandhiiqo ala doqonsan xasan xaraasha
@bashirnoor8636
@bashirnoor8636 2 күн бұрын
Hadiba cidanka halis yalis hano afgambiyan Villa somalia iyo hassan sheikh
@iwishicouldthinkofabettern1544
@iwishicouldthinkofabettern1544 Күн бұрын
Ninkaan beenta badan yar fiirsado, shalay waxoi dahay Axmad madhobe isku soo diibay xiidanka gorgor. Fake News
@AbdirashidQubbi
@AbdirashidQubbi 2 күн бұрын
Codka siiciid dani soo daa
@shaticadeShaticade
@shaticadeShaticade 2 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@hashiali689
@hashiali689 2 күн бұрын
Waar maxad tiri caadi maha adkaatay oo fogatay somalia ma dagaal sokeeye ayey ku noqotay Hassan dhiiqo waan filayey inuu somalia god dheer ku rididona markuu ku tagrifalay jeebkana ku ritay masiirkii umadan ka dhexeyey somalia illahay haka qabto munafaqan dhegihiisa iyo afkiisa ismaqlayn waa kii somali meel halisbadan gelin lahaa midaas oo ka fog meshii hore ee somali jogtay illahay ayaa somali umaqan kuwan caqli mahayan somali meshii laga keenay iyo dhibka umadan hysta burbur iyo barakac horleh ma qadi karto caqliga ha shaqeeyo inta goorigortahay
@BurhanFarah-u3p
@BurhanFarah-u3p 2 күн бұрын
Soo daa haday runtaa tahay dani oo LA dar daarmaya ciidan kaas uu kismaayo u diray
@MohameddeeqHilowle
@MohameddeeqHilowle 2 күн бұрын
Warbeenta dhaaf
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 2 күн бұрын
Taasi soomaha dagaal toosa
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 2 күн бұрын
koofur waa kudaysay
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 2 күн бұрын
Waalaba wajiile
@dowlad123
@dowlad123 2 күн бұрын
Yaakuysheegay ruufyasnoow
@AHassan-y5z
@AHassan-y5z 2 күн бұрын
Taliye macagale ayaad kubilawaday hadalkaaga ee horta muqdisho nabadee meelsomaaliwada leedahayna ka dhig laakiin kismayo meel kaagama banaa dawlday qabtaa waanabad doorashaa kadhacday lagu cala bogsay warkaaguna waa baroortu orgiga kawayn
@marftoons5249
@marftoons5249 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SekaakSecamal
@SekaakSecamal 2 күн бұрын
Saas waye❤
@BurhanFarah-u3p
@BurhanFarah-u3p 2 күн бұрын
Warniyahow waxaas dal dalayso cadaymo keen
@selenafan786
@selenafan786 2 күн бұрын
4 ciidan ow dooni ku geyay maxay ka badelee
@gaascabdi6013
@gaascabdi6013 2 күн бұрын
Cawro asage been badanaa
@BurhanFarah-u3p
@BurhanFarah-u3p 2 күн бұрын
Doon boosaaso kabaxday kismaanyo magaaraysee warkaaga cadee
@abdulahihussein5354
@abdulahihussein5354 2 күн бұрын
Habar kasta war aan raad laheyn ayey la neef neef sanaa kulahaa 3, kun tababar caalami ah hhhhhhhh ninkaan weriyaha isku sheegey ma MMG baa? Ma naqaaan doqon doqon kiisa adigana makarafoonkaaga soo qaado
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 күн бұрын
Xasan sheeq waa nin walan
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 2 күн бұрын
Kkkkkikkkkkkiiiiiikkkkkkkkkkkjjjkkkk
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 2 күн бұрын
Doomaha waxaa dulduleenidoonah cidamada cirka Samalida waxeeyna kasoocaarinaayaan Xeebaha Hirshabeelle. Allah habadbaadiyo masaakiinta lasoolugoyay. NabadeeyAllah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@FardowsoMaxamuud-b8l
@FardowsoMaxamuud-b8l 2 күн бұрын
inaa shee kee nosid ayaan ujeedaa 😁😁😁
@isaaqkarateey7333
@isaaqkarateey7333 2 күн бұрын
😂xebaha hirshbela ischool madan tagin miya
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 күн бұрын
Beenaale kadaab ah
@MaxamedCaliyare-e3c
@MaxamedCaliyare-e3c 2 күн бұрын
Beenaale ayaa tahay
@QaaliShaale
@QaaliShaale 2 күн бұрын
Buntiln.hanoolaato
@nuurayeeyo4271
@nuurayeeyo4271 2 күн бұрын
Beenlow
@salmaansamadoon8035
@salmaansamadoon8035 2 күн бұрын
Waxaani wa been
@aniwaaye484
@aniwaaye484 2 күн бұрын
Beenale
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 2 күн бұрын
Buuq masoo galisay buuqaasaa kaarabay anaa shaqadeeda qabsanaaya dani dibiro hadaa kiis fiican kuhaaynaa sooma taageerin nin dowlada qaranka waaran ujartay ok dani dibirooy
@QaaliShaale
@QaaliShaale 2 күн бұрын
Buntiln.hanoolaato
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 6 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН
За кого болели?😂
00:18
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 24 МЛН
SUUQA UGU WAYN SOMALIA SUUQA BAKAARO MUQADISHO
22:01
Ahmed Rashid Vlogs
Рет қаралды 26 М.
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 6 МЛН