Deg Deg DF Oo Soo Qabanaysa A/Madoobe, Dowlad Degaanka Oo Argagixiso Ku Tilmaamtay S/Land

  Рет қаралды 36,443

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 18 күн бұрын
Waa sax in uu diido.qiyaanada itoobiya hadey itoobiya hadey timaado badeena
@Hiigsiofficial
@Hiigsiofficial 18 күн бұрын
Mashaa allaah
@AliAhmed-zo1mc
@AliAhmed-zo1mc 18 күн бұрын
SOMALIA DAWLAD MAJIRTO WAA WADA DILAAL IYO XARASH IYO WADA TUUG WEEYI
@Cabdirisaaq-o6b
@Cabdirisaaq-o6b 18 күн бұрын
axmed madoope guuul🎉🎉😮😮😮
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 18 күн бұрын
.....DABA DHIF ...WAKH TIGUUS WAA KOOBAN YAHAY...ETHIOPIA AADI DOONAA...2 KAARLE ..
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 18 күн бұрын
Ahmed madoowe wax uu kuu hayo majirto waa jajjus u shaqeeyo cadowga Soomaaliya
@muqtaar-r5b
@muqtaar-r5b 18 күн бұрын
A/ madoobe wili dowlada soomaaliya uma gacan qaadin saas darteed A/ madoobe aakhirka waa lasoo afteri doonaa!!!!
@XasanCali-z5g
@XasanCali-z5g 18 күн бұрын
Axmed madoobe iyo xasan sheekh Labadaba halasoo xiro maxkamadna hala saaro.
@SabaadShukri
@SabaadShukri 18 күн бұрын
Xasan sheekh waa Tuug danbul jadiida mana rabo inay somaliya horumar gaadho sababto ah lugaha ayuuba haya
@BashiirGomza
@BashiirGomza 17 күн бұрын
Axmed Madoobe Waxba Yaan la isku Mashquulin Ee Ethiopia ha iska Qabtaan Axmed Madoobe izn't Easy
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 18 күн бұрын
Hadu argagixis somaliya kajirto waa dowlada xassan sheeq, hassan medkate ilahey umada haka qabto
@FardowsoMaxmud-p7e
@FardowsoMaxmud-p7e 13 күн бұрын
Kkkkkk
@osmanjama2214
@osmanjama2214 18 күн бұрын
Mabeentaas baad umadda ugu sheekaysaan waxaan filayaa dadka badidiisu way idin barteen
@xabiibam-x6x
@xabiibam-x6x 18 күн бұрын
Nacallaa aabi hiii kuyaal af xumidaa
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 18 күн бұрын
Xasan xaarka cesho dheh
@AhmedMohamuud-ll7mo
@AhmedMohamuud-ll7mo 18 күн бұрын
@AbdikadirRashid-t8w
@AbdikadirRashid-t8w 18 күн бұрын
DOWLADDU AL SHABAAB HASOO QSBATO SHABAABAA QABASHO UGA BAAHAN , AXMED MADOOBE WAA NADAXWEYNAHA JUBBALAND,
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 18 күн бұрын
....... ASAGAA ..AH. AS, DABA DHILIF, 2 KAARLE..
@Deeqaxmed-p5e
@Deeqaxmed-p5e 18 күн бұрын
Dada kahadiilalaayo maxaalaxukumi
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 18 күн бұрын
......LACAG TAA GABA GABA KU AH... XABSI EHEL U AHAAN JIREY...WA U XIISEY
@rodahassan929
@rodahassan929 18 күн бұрын
Shacaba Somalida marka laxasuuqo argagixisa lagu sheega waa ayaan daro
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Halasoo.afjaro.odaga
@RoopleUsmaan
@RoopleUsmaan 18 күн бұрын
Mar walba kudadaal xasuusinta salada waad liibani
@NatureRelaxation-21
@NatureRelaxation-21 18 күн бұрын
Anigu yaabaye waa maxay sababta dowladu wali eysan ugu hanjabeeynin xasuuqa iyo dilka iyo dagaalka ciidamada ithiopia ee dooloow , oo ay isugu mashquulinayso waxaan jirin oo aan waxba aheen sida cambaareen iyo Soo qabasho axmed madoobe.
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 18 күн бұрын
Hala soo qabo guuuuuuul dalada
@HasanFiidow-g5v
@HasanFiidow-g5v 18 күн бұрын
M,axmed madoobe cidna mamooga inuu siyaasada somaaliya dhib kuyahay lkn waxaa su,aal kataagan tahay hal shaqsi soo qabashadiisa in lagu bixiyo lacag aan kayareen 6 milyan iyo ciidan toro beel ah sow qasaaro kuma ahan dowlada hadii laga fikiro sidhib yar ayaa lagu soonqaban karaa lkn fikir saxan oo ku aadan ataan jirin
@abdimohamoud9885
@abdimohamoud9885 18 күн бұрын
Garaad tv waa aminsanaa lkn waxay ku hadlayaan afka xasan sheikh tuuga ugu weyn soomali
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Doowlad.loodiidaa.dalkeedii.oo.àxmaaro.loosoo.watay.sheeko.iyo.shaahid
@WardaabdiahmedWardaabdiahmed
@WardaabdiahmedWardaabdiahmed 18 күн бұрын
Hanan runta idin sheego wadank soomalieed itobiya way haysata tadan baqiga farahu ability Donna hadi ay sakusijirto axmad madobee wusin doona hadan lagaqaban
@abdimohamoud9885
@abdimohamoud9885 18 күн бұрын
Dawladee waa wax lagu qoslo ahmed madoobe kii shalay idin soo cariyey sow maha
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 18 күн бұрын
So qabashada axmed madoobe way benowday xasan najaaso wa uu ku fashilmay arinta Jubbaland iyo Axmed Madoobe Garaad Dulli oo khaniis ween ah isagana wa uu ku fashilmay wax ka shegista axmed madoobe iyo u shaqeynta xasan najaaso qabyaliiste hooyada was
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo weli taagan | Qubanaha VOA
29:51
BEESHA ISAAQA SOMALILAND MA CARAB BAA MISE WAY SHEEGTAAN
6:19
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 39 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН