Hambalyo madaxwayne sayid axmed sayid maxamed islaan dadkaa jecel reer jubaland
@Gdmagan0072 сағат бұрын
Waxaa dhici karta in Puntland soo gasho dagaal ka dhan ah DFS. Waxaa kale oo iman karta in tiro aan la soo koobi karin oo dagaalyahaniin ah kaga soo biiraan Ogadeenia iyo NFD.
Xasan Shiikh waxaan u sheegayaa haduu soo qabto Ahmed Islaam waxaa gull u ah gaar ahaan madaxweeynaha Xasan Shiikh uu taariikhda baal dahab ka galayo oo la dhahay ( MADAXWEEYNIHII SOOMAALIYA MIDEEYEY) guud ahaan dalka Soomaaliya Ahmed Islaam xataa qabiilkiisi wexeey u arkaan inuu yahay nin doonayaa keligii inuu boqor a haanayo Taasina waa jaanis waqtigeedi leedaha Aniga hore ayaan u sheegey Ahmed Islaam tan 3 sedexaad ee uu isku caleema saarayo waa tii uu ku dhimin la haa Xasan Shiikh noqo Madaxweeyne geesi ah taariikhda Soomaaliya baa baal dahab ah ka geleeysaa hadaad Ahmed Islaam gacanta ku soo dhigtid waa sharciyan iyo Diinta Islaamka ogoshahay qofkii umada Islaamka kala qeeyb qeeybinayaa in sharciga la marsiyo Shacbiga Soomaaliya intoodi badan wexeey taageerayaan midnimada Soomaaliya Ha ugu danbeeyso Ahmed Islaam daneeyste gaar ah meel iska qabsada uu yiraahdo anaa boqor halkan ka ah Sida Ahmed Islaam uu iska qabsadey Jubalan 14 sanadood uu ka dhigtey BEER uu milki u leeyahay Culimada hore beey dhoor jeer ka hadleen oo yiraahdeen ( xafidaata dhulka Soomaaliyeeyd waa Muqadis sharci ilaah ogolyahay Shacbiga Muslimiinta in la kala qeeyb qeeybsho Wada jirka dhuleed iyo shacbiguba Islaamka wuu ogol yahay in lala dagaalamo kan umada kala qeeybinaya Hadii Ahmed Islaam la soo qabto Qalaas Soomaaliya gull weeyn beey gaartey Anaga hadaanu nahay Shacbiga Soomaaliyaad waxaan taageersanahay Xasan Shiikh dalka isku uruurinayaa Hugaanka dalka Soomaaliya hal meel laga maamulayaa Shacbiga Soomaaliya 33 sanadood ka dib uma baahna Nin MURYAAN ah inuu yiraahdo GOOFKANI anaa iska maamulayaa la igu imaan maayo Hadaanu nahay Shacbiga Soomaaliya waxaan dooneeynaa One Soomaaliya One President One Nation One Religious One ALLAH Rasuulkeenina uu yahay Nabi Mohamed SCW Guul Soomaaliya Ahmed Madoobe waxaan dhahayaa ( WAQTIGU MA WAARO WELIGAA OGOOW ) hadii 2 labajiir kuu martey tan 3 sedexaad waa tii aaqiro ku aadi laheeyd
@omarhusseen98592 сағат бұрын
COL CIRAAQIYOOW. KA JOOG YAA KU DHOHO
@NilaB-i7qСағат бұрын
WAX JUBALAND LA DHAHO MAJIRO. ODYAGAAN TUUGA AH HA U NOQDO EITHIOPIA. SOMALIA XAQ KUMA LEH. AXMED MADOOWE WAA CRIMINAL ONE WAY TICKET LOO SOO JARAY. HADDUU RABO INUU WAX XOREEYO RABO EITHIOPIA HA AADO.
@FutoXar2 сағат бұрын
Ahmed madoobe iyo shacabka Jubaland waxaa walaalahood ah Puntland, khaatumo, Dds iyo degaanka Kenya xassan sheikh villa Somaliyaa loogu dhacayaa 😂😂😂
@mohamedhassan5617Сағат бұрын
Caaac qaranbaa laga hadlayaa adiguna qabyaalad iyo qurun baad caac la soo leedahay
@FutoXarСағат бұрын
@mohamedhassan5617 kaligii taliye, dan qabyaaladaysan sanka shacabka ka galinaya la yeeli mayo hadaad adigu xassan sheikh qabiil ku raacday aniga maxaa iidiidaya inaan axmed madoobe ku raaco qabiil waliba isagoo laga gardaranyahay, xassan sheikh abgaalka hilib shiid shiidka xamar looga dhiga jimce kasta ha ka taliyo kismanyo loogama baahna he is expired
Ma jubaland buu waxasoo ciidamo la geynayo e dadka la rabo in lagu xasuuqo sababto ah waa in xasan boqpr laga dhigo waxkale meesha mayalan haduu Ahmed madobe hiil waayo yaa hiil helaya dawlad jiraya ma jirto maxad sugaysan muu xasan itobiya o dhulka qabsatay xoogisa muu dalka ku xereeyo xasan waa boob doon waa dhuldon waa boqortoyo doon kakaca maxaa odawaa looso celiyey hiilka maanta Ahmed waayo yaa helaya daaroodow guriga ba gurigin ba