Deg Deg Dowladda Soomaaliya oo Safiirka kenya ku dhagtay Sababta Axmed Madoobe Nairobi u tagay

  Рет қаралды 5,747

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@SabriyeAadan
@SabriyeAadan 12 күн бұрын
Axmad. Madoobe. Wuu. Guuleystay. Allxamdulillah
@AbdirahmanIsse-pw8lj
@AbdirahmanIsse-pw8lj 12 күн бұрын
Kibir baa axmed. Madoobeloo daba socdaa xsan ba. Waa. Dembiile
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 12 күн бұрын
Waa dad aanan aqoon Nidaam Dowladnimo. Hay'ada duulista rayidka ayaa waxaay rabaan in aay hagto Diyaarad Ciidan! Axmed Madoobe waxaa qaaday Diyaarad military, iyadana ha'ad duulis ma hagto.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 12 күн бұрын
Guul mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cada wa geesi libax landheere ah dowlada kenya waxey tiri wana tageean hil iyo oh waxa garab sinana mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cada oo safarkisa see wadanayo qac ba ka yartay daqadah ugu galiya odeygi 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
@batulasmail8261
@batulasmail8261 12 күн бұрын
Xassan waa Nin Xanuunsan hadii aan laga qaban Soomaaliya faraha ayey Ka baxaysa
@adamjyusuf2945
@adamjyusuf2945 12 күн бұрын
hadii loo baahdo axmed waa nin itoobiyaan ah oo wata iyobian basabor
@adamjyusuf2945
@adamjyusuf2945 12 күн бұрын
adeer xassan sh maxamud ma awoodo inuu kenya xiriirka u jaro xasana maahan nin maraxwayne ah
@AamaCade6
@AamaCade6 12 күн бұрын
Madaxweynaha juballand waa masuul shacabka soomaliyeed masuuliyadi kasaarantahay wana Sacan yahay
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 12 күн бұрын
ADDUUNYADU HASOO XIRTO XASAN SHIIQ ASAGA AYAA DEMBI NAGAGALAY.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 12 күн бұрын
Ala dawladan waa ciyaalsuuq waa
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 12 күн бұрын
XASAN SHEEKH OO MAAMULKII DALKA. SI AAN LAFILAYNIN UGU FASHILMAY BARLAMAAN ISKU SHEEGII AADAN MADOOBE TALLAABO INUU KA QAADO HALISTA DALKA UU GALLAY
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 12 күн бұрын
Aqli xumida kooxda xasan dhiiqo waxaa using dheer aqoon laaan War xasanow kenya iyo Ethiopia adigana kuma rabaan axmed ma rabaan walaahay waqtigaada waxuu ku dhamaan adigoo marna kenya wacayah marna ethiopia
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 12 күн бұрын
Xasan tuug dawladii babaday somalidu buu kala diray tuug dhulboob
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 12 күн бұрын
Aderow qaranimada qaab lo ilaliyo ayay ledahay mucarad nimada ma ahaa in ad ku fashilisid qarankaga madahwene hore hassan sheick ayaado farmajo xawada laga hakiye dayaradaha kiniya bay kiniya xadgudub ku samaysay hawada somaiya kismayo wafti dawlaada kiniya kasocday ba ka qaybgalay alemasarki ahmed modobe oo waliba lagu aflagado logugeystey madahwenihi qaranka wana labo xadgudub oo logaystay qaranki somalie malinta hassan dhiqo raali bu ka ahaa xadgudubka logeystay iyo aflagadada madahwene farmajo ramandood safbaladhan bay ugaleen kismayo majirin cid kadamqatay xadgudubka kiniya hassan sheick muxu kudidaya in madobe diyaarada sirdonka kiniya ahmed kismayo ka qadaan qaranimada ma ahaa malinta xilka lahaayo tu la ilaliyo markan mucarad tahayna wa in la ilaliyo kuhume madahwene farmajo matay ku haysaata hassan moryane
@osmangiire1349
@osmangiire1349 12 күн бұрын
😂😂😂 kzbin.infoCYQbx62Etz0?si=hsd1_Pt_U8mXUHNW 😂😂😂
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 7 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
DegDeg Gaariga Suuga 40 Nin Oga Dhinteen Huwanta Buuhoodle
9:23