Mashallah Allah Ku xafido kuna dhowro sheikh Mohamed ibraahin
@bazhkamohamed65562 жыл бұрын
Ilahay cimri dheer hagu siiyo dar Alle ku jeclahay
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❤
@rahmaelmi58852 жыл бұрын
Khayr badan allaha ku siiyo shekheena allaha inamideeyo yaarabi cadawgeena allaha jebiyo iyo cadawga mislimiintaba
@daaruljannahchannel16602 жыл бұрын
Isooraac walal waan kuu saaray
@kamalkhaldoun59492 жыл бұрын
WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN HORE U SOCO SHEEKH HAKA DAALIN WAX U SHEEGIDA DADKA SUUBAN IYO KUWA XAASIDIINTA AH IYO MUNAAFIQIINTA IYO KUWA KHAATILKA AH .ALLE HAKULLA JIRO AT ME.
@Fowsiya-p4m2 ай бұрын
Wax laku qoslo maha nacas sheekh wuxu kala hadaya xaqiqada wadankaga Sheekh Waa Geesi ilaahry ha nodayo ❤❤❤❤❤❤Dulmi diid ilaahey ha xiftiyo
@safamarwa35972 жыл бұрын
Inagu hadaynu diinteena ku dhaqo illahay ayaa ina caawinlahaa laakiin diintii ayeynu kafogaanay
@SahraRuun-j4y2 ай бұрын
Saxiix
@luulgeellerooble81552 жыл бұрын
Amiin aamiin yarabi
@DAARUSUNNA2 жыл бұрын
Dagaalkii 3aad ee aduunka lee armuu nagu noqdaa waxaan walaahi waanba naxsanahaye 🤲🤲
kkkkkkkkkkkk ina libaax sanka taabtr camal sheekhaan waanku heestaa kkkkkkk sh dulmi diid noolow 😂👍😂👍😂
@jamacaxmed46812 жыл бұрын
Manshlh Shekhana jizakalahu qeye waad nabararujisay waxana xaqiiq ah in ee somali weyn ee ka tagto qabyaalada iyo aniga laandheer ah qabiilka wa isku garasho ee mahan in lagu kala faano dad mideesan ayaa hormar gaaro dadkegow ilahey qalbiyadedana ha mideeyo inshlh somali waa midowbesaa dowlad caadil ah oo namideesa Alaha ino keeno Aamin aamin aamin Somali hamidowdo somalia ha is raacdo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@bishaarohaaji81292 жыл бұрын
aamiin sheeq illahay haku xifdiyo illahay Hanahan qabto cadowga soomaalli qabyaallad iyo Quran ayaa dib noo cellinaaya illahay hana mideeyo
@abdhulrasheed1522 жыл бұрын
7
@siidcali56962 жыл бұрын
Xasbunallah😢😥
@aishachannel48052 жыл бұрын
Etiopien waxaa geyey Somalia Abdullhahi Yusuf iyo Ali Geedi lkn Allah ayaa la xiisabtami doono in Daal iyo dad muslin ah lo adeegsado Galo wlhi waa dambi aad u ween subxanallah
Dameertii ayaa ka dhimatay kuwa dalka hortaagan in dalkeena dowlad yeelano
@adirahmanahmed772 жыл бұрын
Saxiix, waa in wax laga qabtaa arinta Somalia
@sadiadini30792 жыл бұрын
Ameen yarabi ameen yarabi
@mariansaid11292 жыл бұрын
Amiin Amiin shekh
@inanor69982 жыл бұрын
اللهم لا تصلط من لا يخاف منك ولا يرحمنا
@NightingaleTorso2 ай бұрын
Dulmidiid Rabbi haku barakeeyo.
@suleemanaxmad41592 жыл бұрын
أسلا عليكم ماشاءالله شكرا الله اكبر (الله ha iskujabiyo cadowga ilahey✌🕋
@مركزاللغاتالوسطا2 жыл бұрын
سبحان الله
@sali90792 жыл бұрын
Anagana kuwo mucaaradka ah ayaa dhulkoodii aay lahaayeen udhacaayo dowlado dariska ah iyo in aay dowladnimadii dalka iyo ayagaasba difaaci lahayd ayeey lugaha ku dhagan yihiin oo hadana caalamka ku leeyihiin Somalia halaga joojiyo askarta loo tababaraayo 😭😭😭😭
@vkkhkvcjcuig93452 жыл бұрын
Masha allah
@islamispeace86232 жыл бұрын
Sheekh MAHDIGAAN SUGAYNAA INSHA ALLAAH
@OS-db8um2 жыл бұрын
JazakAllahu khayran sheikh runtaa waaye qabiil meelna name gadhsinayo
@zakiyussuf34782 жыл бұрын
اللهم ارفعنا
@shanqadhyare83372 жыл бұрын
Asc. Mahadsanid sheekh
@mohamedaweys26302 жыл бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@Layla-bx4oz2 жыл бұрын
Ameen oh Allah
@mohamedabdi-lo1mz2 жыл бұрын
Mashallah
@fadumojama222 жыл бұрын
sheekh waasax Ilahay hana mideyo amiin
@aishahassannor49482 жыл бұрын
Amiin amin
@abshirmohamed35272 жыл бұрын
Ameen yarabi
@bazeera55202 жыл бұрын
Ameen
@fatmahassan27182 жыл бұрын
Shaikh saed rage ayaa kamis ahaa dadkii masjid hidaaya lagu diley Ilaahey haunaxariisto
@naashiyaali68452 жыл бұрын
Wuu noolyahay shokh saciid taage
@izraahappy87962 жыл бұрын
Asc Adeer video maahan maxaa dhacay wa saacad lee socoto🤔🤔🤔
@fariixom2042 жыл бұрын
Allahum aamiin🤲
@fatmamardadi73432 жыл бұрын
Amin
@Layla-bx4oz2 жыл бұрын
Guul Somalia inshallah
@zakiyussuf34782 жыл бұрын
شكرا
@Maryamasuldaana2 жыл бұрын
Mashallah Allah haku dhowro
@marwodumar2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤❤
@kaltunabdirahman32812 жыл бұрын
Allah kuxifdiyo
@abdulsiad89232 жыл бұрын
Waa sax laadhere LA sheego waa taa wax aan ka barano qiyaliga ha laga baxo Somaley
@baraarug9692 жыл бұрын
Waa run laandheerahan ruusbka yaa wax ka qaadi kara car
@layaaabkaduunida36002 жыл бұрын
Sheikhow amiin allahaa naga badbaadiyo gaaladaan
@drskoosjamac57932 жыл бұрын
Walaal asc horta alle hkayr haku siiyo waad mahad santahay tii hore ta kale ee maanta taagan ayaa ka daran waayo itoobiya ciidamo badeed ayay tababarataa badda loo taba barayo yaa leh alle wixii shar wada ha ku celyo
@baraarug9692 жыл бұрын
Sheekhow afkaaga caano lagu qabay somali cibraa ugu filan sidaad sheegtay in cidina kuu gargaareyn hadaadan awood laheyn
@Layla-bx4oz2 жыл бұрын
May Allah protect our country inshallah and make peaceful inshallah ❤️💙🤲
@YaxyeYaxaas2 ай бұрын
Guul.ruushka ruushka
@jiniinsi97262 жыл бұрын
Putin rageedi waaye been beentii munaafiqiinta western eey kubirburiyeen laakiin nin rag ayaa halhal usoo celinaayo
Walahi wan xususta wili wadadadii iyo sheekhii canka aha ay ku goraceen waxarcade wan haaya sawirkiisa si an dadka u xususiyo Malinta ay ku haboontahay inshaallah.
@faizamohamud23632 жыл бұрын
Asc sheekh ilaahey qeer hakusiiyo aduun aaqiro
@nimcoashir39682 жыл бұрын
Allah Akbar
@Bukhaarimedi1142 жыл бұрын
sheekh dulmi diid
@safamarwa35972 жыл бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay soomaalidu illaa lagumaysto in aysan qabyaalad daynayn
@daaruljannahchannel16602 жыл бұрын
Isoorac walaal
@followingthetruthonly38312 жыл бұрын
My brother sheekh dulmi diid runtaan kugu jeclahay wlhi. Ku soco ilaah qeyr hakaa siyo
@cabdisalaan14962 жыл бұрын
Thanks
@faizahassan38242 жыл бұрын
Somalia Alle ayaa u maqan cid kaloo u maqan ma jirto Allow dowlad caadila na sii cadowga banaanka iyo gudaha naga qabo Aamiin yaa Allah
@faaizofaaizo9192 жыл бұрын
Aamin yaarabi ilaahow dad aanan is ka calin karin
@hawahaji60872 жыл бұрын
sheekh Allaha haku barakeyo.tigreegi waagas sogashay dadka sooqa xoolaha eey ku leeysay mayareyn.
@izraahappy87962 жыл бұрын
The first person me🥰🥰🥰adeer pin igu qabo okey
@baraarug9692 жыл бұрын
Car waakaase haloo gutmado car, kaligiisuu halkaa ku baa ba ayaa aduunku waa iska sidaa
@ssimanumumustaq71482 жыл бұрын
Aamiin
@nasroegal72892 жыл бұрын
Amiin
@hahaahmed50062 жыл бұрын
Shiik a ilaahay haku jecalado
@mariyaadam48652 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@dantadadkaiyodalka75942 жыл бұрын
Allh awood islam iyo mid somalinimo hanasiiyo
@kaltunabdirahman32812 жыл бұрын
Maansha Allah
@sacdiyomursal1562 жыл бұрын
masha Allah shiikh waa run taa dad ka yagu waxa bafahsan
Wllhi Ardyda Alhidaayo Anaa kamid Ahaa inkastoo idaa cadaha ey ben sheegen ee dha heen culimadii Ardyda hortooda lagu qal qaly lkn cadiyaa lodily culimada waxaana kamid Ahaa shekh saciid yaxye Allha janada hageeye🥲
@umuahmedumukhalid4122 жыл бұрын
Intafiican gacmaha ha is qabsato iyagaa isku qabiil ah
@shshariif39312 жыл бұрын
Shiikhow sheekada ha isku qaldin Ethiopie cabdulahi yuusuf oo neceeb hawiye qabo oo rabo inuu ka aarsado aa keenay ee iskama imaan teedakale Ethiopie hadey awoodey xamar kuyimadan hadey leeyihiin waagi xamar qabqablayasha kajireen eey imaan lahaayeen teedakale Ethiopie xamar wiilal hawiyaa kasareen Inshallah inta nagu dhacday oo Alla gubihii cabdulahi yuusuf nagu dhigay Allaha qabriga ha uga aaro
@naashiyaali68452 жыл бұрын
Cali maxamed geedi ayaa lasocde anoo gbr abgaal eh ayaa qiraayo in la laaye reerihii hiraab
@eynihassan96992 жыл бұрын
Shiiqmanka waan ku wareeray aniga oo marka xalaad adaag na hesato ma arkiin shiiq ka hadlayo hadaa waxaan ku tusalena shiiqi hadaa la diilay siida ad uga hadashiin umada kale ee somaliyed
@nimosuleiman2 жыл бұрын
Allah hana gaadhsiiyo xli an la xisaabtano Ethiopia iyo cid kasta oo nagu xad gudubtay quwad allah hana siiyo iyo karaamo iyo midnimino