Deg Deg Faahfaahinta Shirka Somalia & Itoobiya Ee Turkiga, P/Land Oo Garab Istaagtay Itoobiya

  Рет қаралды 28,835

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 29
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 3 ай бұрын
Biixi maxaa lagu heystsa hadiiba xaalku uu sidaa yahay
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 3 ай бұрын
Maxaa s/laan kaligood ptoobiya loogu eedeeynayaa but/laan ayaaba caddaysatay in ay itoobiya rabaan,
@dargo114
@dargo114 3 ай бұрын
Madaxda Somalia waa daciifiin. Madhici karto in Etheopia wadahadal lala furo.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
We have an agreement with Turkey. We do not know what it means mediating between somalia ethiopia we will never agree. Ethiopia want to take our teritory never and never agree ethiopia.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Where is your territory? Somaliland is not part of Somalia. In addition, even Puntland which is part of Somalia will leave Somalia soon.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 3 ай бұрын
Soomaali Baddaheeda iyagaa leh ma waxaad leedahay ayaa leydinku Dhexdhexaadin Itoobiya.......Sorry....... Itoobiya wey Bareertay Soomaali Xiniinyahooda ha Fuuleen .......Nin aysan SHantaadu kaa reebinsharci kaama reebo
@AbdinasirCali-tm4of
@AbdinasirCali-tm4of 3 ай бұрын
Azhrav AliH
@malaboa591
@malaboa591 3 ай бұрын
Soomaaliya Madaxweyne, hadii uu u ahaan lahaa Saciid Dani Ethiopia ayuuba dalka Soomaaliya siin lahaa ee Illaah ayaa Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye Madaxweyne ka dhigay oo wadankiisa daacad u ah.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 ай бұрын
Turkiya not اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@abdifarah4164
@abdifarah4164 3 ай бұрын
IMAARAADKA sow kama quustaan! DAWLADDA hidaha uleh,inay CAWOGA MUSLIMKA kasoo Garab DAGAALanto,ilaa Xiliga TATAARKA! Maantana ka dhinac Dagaalamaysa ISRAAIIL!
@abdifarah4164
@abdifarah4164 3 ай бұрын
MAANTANA MAALGELINAYSA SIdii OGAADEEN iyoCIISE IWLM looga soo Barakicinlahaa ITOOBIYA! Si WAQOOYIGA ay UQAADANLAHAYD ITOOBIYA! ayaa DADKAN DEKADDOIDII DHISTAY UGU WAREEJINAYAAN CADDOWGOODA? Waa yaab!FAQRI ADDOONSI DADKA JECEL?
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi 3 ай бұрын
Israel wants a Seaport and a Naval base in Saylac
@shariifmaxamuud-fd8hc
@shariifmaxamuud-fd8hc 3 ай бұрын
Mareekan miyaa noo turaa waayaabe
@AhmedAlamito
@AhmedAlamito 3 ай бұрын
Soodaa hestii hobalada waabari ee wax dhaaxaan
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Naftaada been.ha usheegin adiga mooyaane hadalkaa wax sheegaya lama maqal
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Garaad liita tv
@malaboa591
@malaboa591 3 ай бұрын
Puntland iyo Soomaaliland argagixisada ayagaaba ka daran oo leh Dowlad madax banaan ayaan nahay oo Dowlad Soomaaliya kama jirto dhahaayo oo Ethiopian hoosta ku haaysto SubxaanAllaah
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 3 ай бұрын
Bal waxaan garanay shirkadda imaaraadku in ay canshuurta wax kaqaadatee kuwii lacagtooda kudhistay in lalawadaago maxay Dan ah ok ugu Jira imaaraadku mawaxbuu Kala soodagayaa mise waxbuu kadhoof sanayaa
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 3 ай бұрын
Soomaaliya maba aha wax jiroba ma aha qaybta koonfur iyo waqooyiba waa laqabsaday waa lala wareegay dhimatay soomaali wax ladhahaaba dhammaa maxaa lagu dhexdhexaadin wax aan jirin miyaad la xaajoon yaa u joojinba bal eegga dadkan
@AhmedJamac-j1x
@AhmedJamac-j1x 3 ай бұрын
Engiriiska iyo mareykan hasoo raacaan al shabaab iyo Daacish waxii soomaaliya irsaaqad ka soo raadiya ku guuleeysan maayaan waana la raamsan doonaa Niman ka amisoom waxaay rabaan in la beegareeyo lacag fiicana qaataan unaan cabaana Dagaalna eysan galin dhaqaalahaas waxaa u baahan ciidanka soomaaliyeed ayagaa dalkooda u dhinta
@Suheila22
@Suheila22 3 ай бұрын
Ader marka aad ka hadleyso imaradka ma aha Abudubay waa Abudhabi
@LJama6119
@LJama6119 3 ай бұрын
puntland adoo yar miyey ku fara xumeeyeen?
@AbdinasirCali-tm4of
@AbdinasirCali-tm4of 3 ай бұрын
Catering
@hilwaamanamankiyar-pp5bf
@hilwaamanamankiyar-pp5bf 3 ай бұрын
CBO
@ciisemohamedali6332
@ciisemohamedali6332 3 ай бұрын
Codka lama maqlo muslow
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
That is good
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 ай бұрын
Beenta jooji dhul iyo bad aayar la iskama bixiyo Badu waa kiro nin leh baa kireyay
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 2,2 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 24 МЛН
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН