DEG DEG Fahad Yaasiin oo Banaanka Keenay Qorshe A.Madoobe Lagu Qaban Karo & Xasan Sh uu Eedeeyay

  Рет қаралды 8,323

Nasiib Media

Nasiib Media

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 4 сағат бұрын
Waa runuu dhaqaaluhu waa qaadka dulsaar Hasan sheekh kaqaato
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 2 сағат бұрын
Axmed waa muwaadin maha in fikirkisa la caburiyo madaxweynaha dalka wada hadal hala furo axmed
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 3 сағат бұрын
Fahad yaasiin qudhiisaan Dalka wanaag u wadin laka wis wisnaa
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 сағат бұрын
FAHAD HALKA KURSIGIISU YAAL HAKA TALIYO KISMAYO IYO AXMAD MAXAA KAGALAY WAAYAAB🎉🎉🎉
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 & Somali m8dna meel uma socoto. Dadkii 91kii soo galay Muqdisho & kuwii aan waxba ka ahayn , inta ay ka talinayan
@YasinKahinYusuf
@YasinKahinYusuf 4 сағат бұрын
fahad.wa.xunsho..xunshana.mahadba
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 4 сағат бұрын
Ader. Ugadenwalandherihi. Somaliyed. Sidiayrabanayasoconaysa
@SulubAbdi-z5p
@SulubAbdi-z5p 3 сағат бұрын
Dawlada kismayo ma xukunto
@Qamar-Farmayeeri
@Qamar-Farmayeeri 16 минут бұрын
Fahad iyo axmed madoobe waa shabaab dowladnimo ma rabaan waa cadoga soomaaliya fahad keya axmadwaa itoobiya waa lab jaauus po shabaab ah
@YasinKahinYusuf
@YasinKahinYusuf 4 сағат бұрын
fahad.sobe.qarixi.haka.hadlo.axmad.madobe.wa.ogaden.raso.macalin.dugsi.ubahan
@JaakaYare
@JaakaYare 4 сағат бұрын
Afkaada waxaakasoo fakan rabay fahad yaasiin oolaogaa😂😂😂😂
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 2 сағат бұрын
Kkkkkkk 😂😂 cabaadka jooji Ahmed madoobee waa laaldheere dhab ah ee xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto 😂😂😂kkkkkkk
@mohamedjimale9959
@mohamedjimale9959 3 сағат бұрын
Fahadow adiga ayaa cudurka ugu xumi ku hayaa kana bogsoomeysid ee. Allaha kuu naxariisto
@abdirazakali333
@abdirazakali333 4 сағат бұрын
XSHM WAA SAQIIRKA SIYAASADA HE LOSE ALL READY
@Yedo25254
@Yedo25254 3 сағат бұрын
Xiligi farmaajo Xassan sheikh wuxuu oran jiray 1991 bey somaliya ku noqon...hadalkas Xassan sheikh wuu ka dhabeeyay.
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 4 сағат бұрын
Soomaaliya waxa Qasaaya Waa siyaasiyiin kasoojeeda Beesha Ogaadeen Ushaqeeya Labadan Cadow Ogaadeena Kulaaya Soomaaliyana Kudumiya Sidaasi Ayuu Maxamed siyaad Uga fogaanjiray Ogaadeen
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 3 сағат бұрын
Wan kula qabaa lakiin Hasan culusow mafahan sano
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 3 сағат бұрын
Qabyaalada haday ku indho tirto waxaad garan waydaa waxa kuu wanaagsan Xasan Xaraash miyaa isagu hadh kuu jiidaya ?? Subxaan
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 3 сағат бұрын
@SafiaJama-s4c horta garo waxalaga hadlayo. Kadib dhiibo aragtidada fadlan adon isxumayn qofna ku xadgudbin plz?
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 3 сағат бұрын
Xiligii waxaa gaadhay ciyaalka lagu soo fasixi jiray baraha bulshada, laakiiin waxaa Layaab leh in Dadkii axmed madoobe maxaa aamusiiyay .
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 сағат бұрын
Yaalataliya Dadka NinGuulleystey laakiin Ninfaylgaroobey taladiisuwaa Nacnac & Indho Adeyg???
@lulanor9383
@lulanor9383 3 сағат бұрын
Galkacayo waa nabad shacabku iyaga ilashan dagaslka meelkale laga keenay gaalkacayo waxa dhibka keenay waa jiri waana laga cayrshay labada dhinac shacab ila bax ah is dhalay baa jooga gaslkacayo dagana shacab kan ogolaan in ay qaxan iyo rafaad aan dhamayn way soo arkeen mana ku noqon tan waligood shacabka ayaa caawin labada dhinac aan ogola hayn in la dumiyo guryahooda nin dan leh gaara dadku xoolo mahan way ka ilbaxen dagalo horumar bay u jeedteen reer mudug kuwo ula yimaada wada jir bay isaga celin ciduu doono ha ahaado gaslkacayo Insha Khayr iyo nabad waaye ha kusoo lugoinina waa la ishadaa nabada mudug labada dhibacba ee us dhalay
@YasinKahinYusuf
@YasinKahinYusuf 4 сағат бұрын
xasan.shekh.oo.marna.itobiya.kusiordaya.marna.masar.marna.ertariya.hawiya.somaliya.qasaya.ogaden.maha
@Abdullahi-g2j
@Abdullahi-g2j 3 сағат бұрын
Wadankanu wuxuu gacan tiisa kulumayaa tuugga abgaal oo beec qarsoon kuhaya.
@lulanor9383
@lulanor9383 4 сағат бұрын
Yaahuu Maxa adiga ku dabo dhigay nin aan waxba ugu ook fahad haduu daacad yahay mui ka hadlo dowlada qaladkeeda oo adinku arko tan adigaa somaliwayn kugu baranaysaa in aad dhan ka raran tahay Laguna dabo dhigay reer abtigaa ogow reer abtigu waa in kaar kulul yihiin
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur 4 сағат бұрын
Ader. A. Madobe. Langabma. Aha. Fahadisagaimanwayaysomaliya. X. Culusow. A. Madobe. Xarbulaqsiyay. X. Culusow. Ilmakasocota. Famuljadid. Naftabenbayushegtaylakinragbanol. Ojogacalamka
@lulanor9383
@lulanor9383 4 сағат бұрын
Yaahuu Maxa adiga ku dabo dhigay nin aan waxba ugu ool
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 1,8 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН