Deg Deg:Fanaanka Amiin Yare oo Cafis dalbaday iyo Qamar Suugaani oo afka furtay Somalia iga badan.

  Рет қаралды 41,123

Maxamed Ayaanle

Maxamed Ayaanle

4 күн бұрын

#ayaanle

Пікірлер: 84
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 күн бұрын
salaamad amxaar uraaye marabno uf uf nama quseeyo warka
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@gamer5Real
@gamer5Real Күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Walahi waan jiriricoodey Waa isaaq Hooyadeed Darood Caruurteeda hawiye Masha Allah Tabarakallah Cuqdad ma qaadi kartid Cidna ma caayi kartid Lakiin hadaad aragto qof cuqdadaysan, caytamaya , cadhaysan Abihii hooyo iyo caruurtisa ayaa isku jifo ah Iga dheh waa qof hal ardaa ku oodan
@QueenHH252
@QueenHH252 2 күн бұрын
Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤ thank you 😍😍 plz ❤
@user-ub3fd6cn1d
@user-ub3fd6cn1d Күн бұрын
Somalinimo kudhimanayna from Jibuti
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 күн бұрын
Wanu ka xunay heesta hano qabanina walaalahayo reer muqdisho
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 2 күн бұрын
Salalaahu caleeyhim wasalam
@Miidan5
@Miidan5 2 күн бұрын
Nadiiro Nayruus is not easy 5 Somaliba iyadaa matasha sorry waa laguugu xadgudbee dabki munaafaq shido muuminaa waligii ku guban jiree❤❤❤
@Aminodhyman
@Aminodhyman 2 күн бұрын
Qamar habaqin nin raga tahay soomali waa hal 👍👍👍👍👍👍👍
@leilaamar8056
@leilaamar8056 2 күн бұрын
Qamar, when he hears the name of the prophet, he didn't say : scw.. Udubillah
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 2 күн бұрын
Somaali baan ahay samo iyo xumataba sinjigeyga kama dido
@siciidsayidcali-ly3nv
@siciidsayidcali-ly3nv 2 күн бұрын
Ilaahayow nagu dar xamar
@user-ub3fd6cn1d
@user-ub3fd6cn1d Күн бұрын
5taa Somalie baa isku dar isna fahansi , qabina kaqabo
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 22 сағат бұрын
Walaahi run waaye xaa qaldan
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 2 күн бұрын
hargeysa burco iyo barbara dawlad ma ahine waa maamul gobeedka waqoyi galbeed
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 күн бұрын
Aaaha waa gartay
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 күн бұрын
Waxba nagama gelin, Amxaar caabuda oo luqadana bedesha.
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me Күн бұрын
Waakuwadanaa anaga haubixin dad aan asxaaptaada eheen
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial Күн бұрын
🙏🙏
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 2 күн бұрын
Eeboow yaa kulabay😂❤🇸🇴
@yuusufciise9616
@yuusufciise9616 2 күн бұрын
Dhalashoo qaatay😂😂😂
@user-pz9yy4ym1k
@user-pz9yy4ym1k Күн бұрын
Aaaha waa gartay 😢😢
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 Сағат бұрын
Sxb wllaahi Af'somaligada aad ayuu u liitaa sida caruurta (5)shan jirka u hadleysa
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 2 күн бұрын
Waa runta aniga layaabay waa la khalday aamin yare
@hawoali120
@hawoali120 2 күн бұрын
Nomer somalind waa gobolka woqoyi ee hargeysa 🎉
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 2 күн бұрын
Good speech legend 🎤😊😊
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 2 күн бұрын
Wax wayn maba ahayn oohin bay ahayd reerku Jabka ma qarsan karaan😂😂😂
@user-rx9ix8ji5x
@user-rx9ix8ji5x 2 күн бұрын
Waxaa layaaba luqa somaliga ku hadlena hadane somali ma nihin meel ma isla gasha
@Degaliah
@Degaliah Күн бұрын
Somalia iyo somali kala saar xoolaad tahee
@user-ur9vv8rw2w
@user-ur9vv8rw2w 2 күн бұрын
Qamar xayraan qamar duli wlhi khaayimul wadan baad tahay nacdal baad kugu taale
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Ha caytamin ee gar naqso
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 күн бұрын
Waardee maanta Qamar wuu miyirqaba mala😂😂
@AbdiqaniAhmeddigaale
@AbdiqaniAhmeddigaale Күн бұрын
Qamar wa boqor❤
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad 2 күн бұрын
Waa cod hore Qamar hada maaha
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Күн бұрын
WAR UQBAAD OO GABADH AHBAA SHEEGATAY IN AY SOOMALIYAD SOOMAALIDA JECEL TAHAY. XARIG BAYNA KADOORATAY TAAS.
@yusufmascuud3450
@yusufmascuud3450 2 күн бұрын
Ninkan lahad laaya qamarka xanuun soomli nacayb ayaa kabuuxa markaa language Somali🇸🇴 ahyn oo Somaliland der ah bal samayso dheh marka ayaad aqoonsi kaheli axmaar iyo Somali🇸🇴❤❤❤ guul Somalia
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 2 күн бұрын
Amin yare abaal malaha inaa la cafiyo wlhi ma rabo waa caloosho uu shaqaystayaal
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 2 күн бұрын
LABA SARKHAAN AYAAD SHEEGEYSAA QAMAR SUGAANI YAA WAXA WAYDIIYA MAYSAGA KALA MIIRABA.😂😂😂
@wilosubiye3391
@wilosubiye3391 Күн бұрын
🎉
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 2 күн бұрын
Subxaanalaa qofba qoftuu jecelyahay ayuulamidyahay gaalada hadaad jecektihiin gaalo ayaad tihiin illaah baasheegay yaa ayuhaladiina laatataqiduu adawi wa adawakum awli aileyhim bilmuwadati waqad kafaruu bimaajaa akum milalxaqi yaqrujuuna rasuula inkum tuminuu bilaahirabikum qarajtum jihaada fisabili wabtiqaa a mardaati tusiruuna ileyhim bilmuwadati wa a aa aclamu bimaa aqfeytu wamaa aclamtum wamanyafcalhu minium faqad dalasawaa asabiil ayadaas aysheegeyso I uulamidyahay
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 күн бұрын
War kaas abwaan maha daaho wa amaxaar OROM ah cuqdad Aya dilaysa
@minariii09
@minariii09 2 күн бұрын
Haa muqdishuu u xiisay beenaale matoodi u eeg soo erya waar adna reaction dhiiboow how gr gain oo muu diido markuu heesta xafidayay kuwa yagii yar yaraa ayaa famayee ma cilaajbaa ninku
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Күн бұрын
adadka soomaaliland waa dad soomaaliyeed dad baa ku dhex qaldan gaala la joog ah oo guban halaga saaro dalka
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Күн бұрын
adkaysta fanaanaaniin ku sheeg hargeysa soomaaliya ma joogi kartaan ee taga itobiya waad calaamadsantihiin
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Haye hee hakaa saarto
@AidDjamaabwaan
@AidDjamaabwaan 2 күн бұрын
Faanan Matah Abwaana Matah
@Sulub22
@Sulub22 Күн бұрын
Somaliland allow u sahal ethiopian iyo dhibaado
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf Күн бұрын
Xamar xush baan leehay.itooqiya hanoolaaaaaato kunjeeer
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf Күн бұрын
Daaha gaas hanoolaado
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf Күн бұрын
Waaaaaaaw midh.kasaa kufilan
@MohamethHusien
@MohamethHusien 2 күн бұрын
Sixir is not Easy 😂😂😂😂
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 2 күн бұрын
Adigan haşlaya Xafsa Queen maxaa meesha keenay
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 2 күн бұрын
😅😅😅😅😅
@Degaliah
@Degaliah Күн бұрын
Amiin cidna ma qasbin xamar waxba umayaalaan oo iyakiiba iswada cunaaya Ilama amizon iyo telegram ya ubaahan
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 2 күн бұрын
Araweelo waa warsan geli ah not somaliland
@HaweeyoAbdi
@HaweeyoAbdi Күн бұрын
Yaa kaayela waalayqasbay igu sirimaysid
@casalasal6466
@casalasal6466 2 күн бұрын
YAA AMIIN WAJI GABDHEDLE CAFIS AAAA? IIWAD SHEEKADA ALLE KUMA CAFIYO DHEH HEESTA KOW SOW LAMA SOO XIFDIYO SEE HEES UUSAN SOO XIFDIN USOO QAADAY NO CAFIS NACAS XOOLO AH YAA KAA YEELAAYO BEENTAAS
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Warkaasi waa war wadkiis galey nio noo kala gooyaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 күн бұрын
Najaska qanjirada wayeen waa beentiis yaa qasbay
@user-dw7lk2wi3n
@user-dw7lk2wi3n Күн бұрын
😂😂😂Qamaro ZXp da dayaxo QasQas usheeg oo ku dheh midabkrenu iib maha lkin bada haa😂😂😂😂😂😂😂😂
@XaajiSakariye
@XaajiSakariye 2 күн бұрын
Anaga odds ah ankalabadalano deganka& ismamulka waqoyi land
@mahadociise25
@mahadociise25 2 күн бұрын
Sharmo boy maka qeeb qaadan karo asaga sababtoo ah hees buu uqaaday putland markey raacday itopiya markiiba qabiil dartii buu ujoojiyo
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Madheertii gamar baa madhaacinaya lahayste hasoobarooran sidaadi somaliland iisootaaca waalaysixree uraaye
@user-wn9rk1qm2l
@user-wn9rk1qm2l Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-ur9vv8rw2w
@user-ur9vv8rw2w 2 күн бұрын
Duli aan waxba garanayn baad tahay
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 күн бұрын
Sheekooy ku nacay. War ninkii rabo amxaar iyo oromo ha iska ahaado ilknse dhulkaan somali baa iska leh. Ninkaan somali aheyna ha iskaga baxo hana u tago qolada uu sheeganaayo.
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 күн бұрын
Anoo yar diyaarad cakanka buluuga ku sawiran yahay yacni calankeeygii iyi diyaaradaydii waagaa ayaa maalin dhan na eryanaysay. i waydii amxaaro iyo qadaadweyn keebaa ii dhow. Caruur iyo dumar la rusheeynaayo ka feker oo looga soo hadhay xuduuda markay ka gudbeen. hooy
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Yaa Somali ah oon is dlin
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 күн бұрын
Waxaya ka walaxa tahay lagaran waa muuse juudan iidooro wuu rogeye😉
@user-ur9vv8rw2w
@user-ur9vv8rw2w 2 күн бұрын
Hadaan ku lewyahay amxaar baa naga kaa xiga kuniyo kow jeer
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Waxaad ka heshaan cidna wax ba ha ka siinina Soo waraysta kuwa ku hoos nool
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf Күн бұрын
Runtu dadkawaykanixisaa .adwaan daaha gaas nacabkiii oodhan uuka .oohiyayay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Күн бұрын
YAAN BEEN NALOO SHEEGIN😂. FAAANIINTA SOMALILAND ULA KAS BAY HEESTA U QAADEEN. RAALIBAY KA AHAAYEEN IN AY HEESTAAN QAADAAN😂
@syberhyper6156
@syberhyper6156 Күн бұрын
Lintu kabaqayi maskinku
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Күн бұрын
Umadaa beenta ka daa sorry somaliland mahaa somalia
@abdinaaficabdala7559
@abdinaaficabdala7559 2 күн бұрын
😂😂😂 muqdisho haloo hijroodo myaa😂😂
@YuusufMustafe-h6e
@YuusufMustafe-h6e 2 күн бұрын
Itoobia hanoolato
@user-iw7ws4sv4d
@user-iw7ws4sv4d 2 күн бұрын
Wallaahi amxaar ayaa naga kiin xiga Waayo?????? Noloshayda kama xuma Hormarkayga kama xuma Muqdisho wax kasta oo hormarkayga wey la dagaalantay Hadii aan xamar nacay ma soomali oo dhan maa la nacay Kala garta somali nimada iyo xamar Soomaali waa shan 1:SOMALILAND 2:SOMALIA 3:DJABUTI 4:SIMALI GALBEED JIGJIGA 5:LFD KENYA hadaan xamar nacay 3dii kale maan nacay Muqdisho waaanu nacnay Markaa ma somali ayaan nacay 5shantaa soomali kii i ogol waan ogolahay Xamarna waa cadawgayga koowaaad Haduu tiiisa maamulo adna taada maaree Nin walowba waxaad dhigato ayaad dheefsaneysaa
@lulalinur1624
@lulalinur1624 2 күн бұрын
Amxaar somaali galbeed buu rafaadiyay idinkane kaas oo kale ayaa idiin sugeeyso waayo ninkii soo joog laga waayo soo jiif baa laga helaa adinkoo ka shalaadoono yaa laydiin arkin
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Qofkii dulmi kaa gala 1: waad cafin karta 2: waad ka aargoosan kartaa 3:Allah na waad u ashtakoon kartaa Lakiin dad 34 sano ka hor cidii ku dhibaataysay Yaa maanta ka nool
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 күн бұрын
Muuse mudo kororsi buu doonayaa inuu idinku jjeediyo Somaliya ee Xamar Rabbi baa boqraye cabaad iyo waali ictiraaf uma baahna walaalayaal. Doorashada kahadla Muuse juudaan danbaa ugu jirta inaad mashquushaan oo kolba caaytantaan.
@nimaali1932
@nimaali1932 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤sland is hero don’t crying 😭
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 2 күн бұрын
Beenlow ayaa tahay oo viyuus radis ah amiin yare waa munafaq qurun ah oo oromo ah amiira wuu KU jiray dadka qadey eeyga waana ka shalayn been weeye beenlow 🤔🤔🤔🤔
Deg deg Jabuuti & Somaliland oo safaaradaha kala Qaatay Muusow bes
17:21
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 8 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 26 МЛН
NIMCAAN HILAAC { ANAA XAMAREEY KU JECEL } 2024
5:12
Hillaac Music
Рет қаралды 21 М.
wa ayo cadowgeennu?
28:28
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 28 М.
Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5
17:43
HAMPALYO AROOS CUSUB KING CK IYO MARYAN AHMADEY🙏🙏🙏😍
12:40
Пугает людей игрушкой аллигатора в воде
0:14
Короче, новости
Рет қаралды 3,3 МЛН
Пугает людей игрушкой аллигатора в воде
0:14
Короче, новости
Рет қаралды 3,3 МЛН
ЗА ЧТО ЧАПИТОСИКИ ТАК?🥹🥹
0:22
Chapitosiki
Рет қаралды 29 МЛН
Живые куклы и злая племянница! Часть 3! #shorts
0:35