Masha Allah sh xaqqa ayaad ka hadashay inta xannuunsanna ee cudurka qabyaaladda dilootayna Allah ha inoo caafiyo aamiin guuul waarta Mohammad Abdullahi farmajo
@safiyasalad16932 күн бұрын
May Allah help to Somalian nation with M/W farmaajo❤🇸🇴🤲🏻👍❤🇸🇴
Allah ha xaafido héros somaliwen waa gesi gunu guni riiftay somalie oo dhan bu qalbigooda ku nool yahay marka laga reebo moryanta grub hirab iyo dhawr qof oo dabadhilif ah u shisheyey ku shaqaysto sida said deni farole iyo calancasta snm ee somaliwen oo dhaan wahay u arkaan mar lehayl ahaa farmajo muqdisho qof wadani ah ma raabto midnimo somaliyed ma raabto dawlaad ma raabto mahay somalie u dhulfadhida mesha nucaa ah ee goodka moryantu fadhiido
@fadumoabdulkadir13883 күн бұрын
Masha Allah Allhamdulilah Allah Akabar waxbadan ayan sugayey mahamed Abdullah farmajo in isa so sharxayo ilaheyow ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
Waxan ku faraxsanahay inuu usoo laabto sababto ah dhulkiiba wala xaraashayaa illaahay ha inoo badbadiyo Somalia iyo dhulkiiba aniga marabo inaan qof aflagadeeyo lakiin illaahay iyo umadiisaba waxba kama qarsona manta wadanku soo kusocdo
@ragemohamed38433 күн бұрын
Ya kugu yiri itobiyaa laga saarayaa somalia gadashaa itoobiankii baa hadlay oo sheegay in aynaan ka baxeyn somaliya oo magaca uunbaa loo bedelay ninkan hadlaya maba oga wixii ka dambeeyay
@duranabshir58782 күн бұрын
Farmaajo soo maaha kii rabay inuu baabi'iyo dastuurka federaalka Somaliya? Bal iisheega 5tii sano ee uu madaxaweyne ka ahaa Somaliya wuxuu uqabtay Waddanka? 5 years for no legacy! Farmajo stay away from running again to Somaliya.
Ninkaan hadlaya ee leh cc shakuur waa cadaw farmajo muxuu u xaqirayaa cc shakuur sookii farmajo kuduulay dadkii gurigiisa joogay ladilay oo kobohooda lagu duugay
@daimentraymi79623 күн бұрын
Allah noo ma soo celiyo bahalka 🤲🏼mogdishu waa la laayahay qarax iyo dhimasho kama baxayaan
@YusufHussein-l1r3 күн бұрын
Lacala lagaa yaabaa asagoo dadki dhulka doowladda daganaa meleydagaan uqorsheen inuu barakiciyoo Guryaha kabur buriyo saas ayaad kunaceysaa miyaa? Mise waxaa lagayaaba ciidankii dowladda halkuu adkeyn lahaa inuu daciifio oo cadawga noo jawiyo masaasaa kunaceysaa? Mise wxaa laga yaabaa in hantidii somalia leheed inuu afka ugaliyo cadow oo yaakasoo celiyo ay kadhacdo masaasaa u naceysaa ? Mase wxaa lagayaabaa inuu u dhaqmo si liidada markaa u lakulmayo dad xifaaltan kala dhaxeeya oo sharafki iyo qabki soomaaliya dhulka keeno Mase wxaa laga yaabaa in aad ka baqeyso in amnigi oo ah wali mid aan lusku haleen karin shacab qabbiil isku qowracaan oo aydib ugu noqdaan qbyaalad saasaa unaceysaa miyaa? Masee wxaa lagaa yaabaa inuu kufigiro in dad uu cashuuro kusoo rogo diro badan sida evcka asagoon usameen shaqa abuur oon ogeyn inay helaan quutul yoomka iyo in kale malaha saas ayaad u nacday?
@143-k1d3 күн бұрын
farmaajo waa gacan ku dhiigle ka cararay wadanka muxu joogi waaye haduu muwaadin yahay?