Deg Deg- FU’AAD ALFAGHI ft. NIMCO HEYBE! (JEEKEY OO ISKU KEENAY!)

  Рет қаралды 183,508

Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Күн бұрын

Пікірлер: 644
@wiilkasanadka6078
@wiilkasanadka6078 4 жыл бұрын
Nimco gabadheda ha igu darto saan tageraha an uhayo gabadheda an ugu ixtiramo an waligey ufurin 🙏🙏🙏🙏
@abdirahmangelle3465
@abdirahmangelle3465 4 жыл бұрын
Dad an legendskeda an respect siinin ma sii jiran fu’aad oo kle i wish in uu mar 2ad somali ka so bxo hada maqasho ninka somali ugu codka qurxon wakana hadan lays xaqiraynin ala maxan wajigaga sugayay wlhi big fun an u ahy from usa
@abdulmohamud8337
@abdulmohamud8337 4 жыл бұрын
Alfaghi legend wonderful moment you have see's 90's i love you Guy's
@jamalhussein3677
@jamalhussein3677 4 жыл бұрын
nimco Jeekey Fu aad xaji Saalax dhere Yackoo Ciraaqi Ajaxis Abdi fitax Alfaghi Please idinka noo turjuma I really miss #Alfaghi turjamayashan cusub filimanti aye nancsiyen 😔😔
@yaxye_Cali
@yaxye_Cali 4 жыл бұрын
Cumar ismaan maayo ayaa hilmaantey
@maankeylyrics1916
@maankeylyrics1916 4 жыл бұрын
Ani waxaa qabaa gudiga in laga dhigo hal qof ay noqdaan team isku duuban Wlhi filimaantii hore waxa na jecleesiiye waa idinka balse wali waxaan idiin lee nahay soo celiya turjumaadii qurxaneed waa naga codsi
@rashiidomar9686
@rashiidomar9686 4 жыл бұрын
Joon shuurow xagee ku ilwowdy
@xidigtaqarniga7851
@xidigtaqarniga7851 4 жыл бұрын
Yackoo
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 4 жыл бұрын
Iyo Ajakis😎
@WEHLIYE
@WEHLIYE 4 жыл бұрын
Waxan codsan lahaa in 1=fu'aad alfaghi 2=nimco heybe 3=jeekey 4=yackoo 5=ciraaq 6=ajakis Iyo kuwa kale legentiga ah inaad isku tagtaan shirkad sameysataan boorka iska jafa saaxiibayaal
@xidigtaqarniga7851
@xidigtaqarniga7851 4 жыл бұрын
4444444
@werda.abdimohamedwerda.abd1497
@werda.abdimohamedwerda.abd1497 4 жыл бұрын
@@xidigtaqarniga7851 p P 0 Looove
@abdirahmanmohamedmohumed6389
@abdirahmanmohamedmohumed6389 3 жыл бұрын
@@xidigtaqarniga7851 o
@FatimaAli-xu8gv
@FatimaAli-xu8gv Жыл бұрын
Ajakis allah u naxariisto 😢
@kinggashaan8588
@kinggashaan8588 4 жыл бұрын
Wr jeeri soo qabta asxabey we miss him so much wllhi
@abdullaahisalaadhassan3797
@abdullaahisalaadhassan3797 4 жыл бұрын
Haa wlhi jeeri soo qabta dheh
@ishaaqoontaonline
@ishaaqoontaonline 4 жыл бұрын
jeeri waa sheekh
@asadthomass8909
@asadthomass8909 4 жыл бұрын
jeeri waa sheakh
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 4 жыл бұрын
Jeeri hargysa ayuu joogaa video iska dhafee sawir ayuu iga diiday
@henaafrah3386
@henaafrah3386 4 жыл бұрын
Jerri shikh waye wu katobad kenay waxi hore
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 жыл бұрын
Masha allah! Axsan wllh dad aan jeclahay codkooda iyo muuqooda aa tihiin idinkoo nool iyo anoo nabada allaha neesku keeno love you brothers wlh kal iyo laab sharaf iyo cizzo ku noolaada waligeen waxaa tihiin my Favorite Legendries for ever🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🙏🙏🙏
@somalivevo4568
@somalivevo4568 4 жыл бұрын
Waqti waa waqtiga hore walaahi Talent Dat lahaa waayaha iyo Dib I dhigay Maanta Hadaa Dalalkale Oo caan U Dhalan lahedeen Legends meel lagu sawero noqon laheeden🚣‍♂️🇸🇴☀️💧😐
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 4 жыл бұрын
Somali Vevo beentaada maahan wa dad culus rariikh ayey le yhn
@yohnk
@yohnk 4 жыл бұрын
Xaqiiq wye wlhi
@yaskacade4946
@yaskacade4946 4 жыл бұрын
😱😱😱🤣🤣😜😜
@gorgortv9486
@gorgortv9486 4 жыл бұрын
Libaaxyada Al Faghi waa dadkii an jeclaanay codkooda anagoo arkin sawirkoda kadib aya baranay riwaayadaha iyo qaar an ka muuqan jirin sida fuad, luujiya iyo indonesia. Wa salaamay jeekey iyo nimco.. indonesia maye, aya isku magaalo kunool mahay waxay kamid ehed alfaghi iyo studio iimaankey.
@ekhwa2135
@ekhwa2135 4 жыл бұрын
Nimco arageeda waa u qiiroon jirey inaan arko lee ... waxaa iigu horeysey 2018 ....
@naimahre5529
@naimahre5529 4 жыл бұрын
Nimco iyo fuad wey usku nurayn wlhi adore hindi iyo atarishada ayagaba igala urxon masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙋‍♀️♥️♥️♥️♥️
@zamiinay6312
@zamiinay6312 4 жыл бұрын
Eid Mubarak all the muslims in around the world 🥳🥳🥳🥳🥰🥰🥰
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Fuaad & Nimco haybe waa labo qof aan aad u jclhy Hindi anigo aqonin aye i jecleysiyeen Nolada intey Nolol jirto❤❤💯
@nehaaalihersi8809
@nehaaalihersi8809 4 жыл бұрын
Masha allah farxad ku noolada nimco nadar nimco heybe iyo fuaad iyo jekey cimriga allaha idin barakeeyo
@ismailapdulrazhit2775
@ismailapdulrazhit2775 4 жыл бұрын
Mazha Allah Nimco haybe iyo fuaad iyo jeekeeY taageero from somaliland
@mofarah6207
@mofarah6207 4 жыл бұрын
Our roll our heroes love you all team Alfaghi legends fuad,Nimco,jeekey al the way from 🇨🇦🇨🇦god bless you guys
@cabdicasiisawoowe7195
@cabdicasiisawoowe7195 4 жыл бұрын
Eebow jeekey fu,aad waa fu,aadkii aan naqaanay lkn codka ma aha codkii hore oo la kasaayey ma aha maxaa usiga dad yar yar maas cunay aaway cod filimkii GHATAK ZIDDII KUCH KUCH HOTA HAI KARZ aaway kuwaas dhan yaman maas kusoo dhaafi hooy noqo dheh codkaaga horey soo qaado waraa macalin jeekey usheek yaa hadabo
@mofarah6207
@mofarah6207 4 жыл бұрын
Nolasha dhabta iyo marka shaqada ka joogo kala saar
@abwanshekallow4127
@abwanshekallow4127 4 жыл бұрын
Bro liban plz next time let's the first word of God be capital letter
@mahanedrobinho7895
@mahanedrobinho7895 4 жыл бұрын
woooow real legends wlhi fuaad nimco jekey cumar cismaan maye yacko ajakis jeeri cabdifitaax cabdixakiim qoor salax dhere ikar haykel bush siyaad maslax luujiyo indonesiya fartuun jajumow allaha u naxaristo dooli I miss wlhi weligiin iloow iska daaye wax idiin so dhawaan karo xita majiro
@abdulhamidmohamed3791
@abdulhamidmohamed3791 4 жыл бұрын
Walaahi waan ku farxay aragtidooda legends walaahi ❤️💯
@SHAAMIOFFICIAL
@SHAAMIOFFICIAL 4 жыл бұрын
wanaag wax ma dhibo xumaana ma fiicna inta wanaaga jeceyl like dhac
@ahmedyussuf8870
@ahmedyussuf8870 4 жыл бұрын
May you live long guys. Heroes❤❤❤❤❤
@MubarakZ
@MubarakZ 4 жыл бұрын
Ciid Wanaagsan dhammaan walalaha Muslimiinta ah. Fu'aad Iyo asxaabta kale waan idin salaamay. 🤚
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Жыл бұрын
Ciid lamida wll after 2yr
@hanadrached4917
@hanadrached4917 4 жыл бұрын
Fu'aad io nimco wa 2 actor legends hore bay nogaso haren marksta farxad kunolada mel kasto jogtan😍
@abdikadirmohamud6236
@abdikadirmohamud6236 4 жыл бұрын
Masha Allah Cimri dheer ilahay hana wada siiyo Ameen Ameen Ya Allah
@crazzylough
@crazzylough 4 жыл бұрын
Fu'aaD the most person i loved in my life as an actor❤❤❤ wllhi si Qaas aH ayn idin jclhy 3diina waana idin taageyraa ❤❤ii noolaDa🇨🇦🇨🇦❤⚘
@abdisalanhusein4311
@abdisalanhusein4311 4 жыл бұрын
Saalax dheere .ajakis fuad iyo nimco. Jeykey in aad isku keynto ayaa LA rabaa intii igu raacsan like ta igu qabto
@adinatoomar6583
@adinatoomar6583 4 жыл бұрын
Sheka Yar Official My Favorite KZbin Channel Keep Rocking 200K Loading Next 3 Months
@najuu12adan84
@najuu12adan84 4 жыл бұрын
Aragtidooda waan ku farxe meqa fiirsanaye wlh mahadsanid jekey
@asadisse5012
@asadisse5012 4 жыл бұрын
We want part 2 plz 🥰🥰🥰🙏🏻
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 4 жыл бұрын
Fu Aad iyo Nimco heybe dad Aan jeclahay wlhi ❤❤
@hoodocabdi9291
@hoodocabdi9291 4 жыл бұрын
🤩😘😍keep going stars fuad and nimco top vice 🥰
@mohamedhassanosman1476
@mohamedhassanosman1476 4 жыл бұрын
1998 Xasus U gasheyn anigana Waqtigaas dhashtey😂✋
@farhiyamuslim8866
@farhiyamuslim8866 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan osman isku midbaanahay
@farhiyamuslim8866
@farhiyamuslim8866 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan osman isku midbaanahay
@yongez6077
@yongez6077 4 жыл бұрын
Kkkk ani 94 dhamadkisa
@AminaAli-pl8tl
@AminaAli-pl8tl 4 жыл бұрын
Kkkkk aniga xita
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 4 жыл бұрын
Wow masha Allah keep going ❤️😍😍❤️❤️😍😍👍👍
@sharmakehusen6487
@sharmakehusen6487 4 жыл бұрын
Filimanta hindiga idinka ayaa no macaneye wlhi manan dawaten idinka hada ahan lahydeen full respect our legends fuad, nimco, jekey
@habsaaden4665
@habsaaden4665 4 жыл бұрын
Mandha Allah wanidintagera fuaad nimco aadban idinjeclahy
@hussainm9290
@hussainm9290 4 жыл бұрын
team alfegi iyo team sheeko yar official iyo tagerayasha sharafta badan ee ku xiran EID MUBARAK ♥️💚💛♥️💚💛❤️🌹🌴
@abdisamadballack9952
@abdisamadballack9952 4 жыл бұрын
Two legends aa is qabteen wlh zxp jekey saas waye noo soo badi labadaan zxp
@apdalphatahzaher3878
@apdalphatahzaher3878 4 жыл бұрын
Alfaghi legends Boqorada Codka Wonderful moments.
@deeqacaraaye5649
@deeqacaraaye5649 4 жыл бұрын
Shaarukhaan iyo kaajal wan idin salaamay iyo malin jeekay hormar wacan
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
waaaw walee waxbaa kadhacay team jekey salaan sare nimco fuad dhamaantin xasuusbaad nageliseen runti hore usocda ddheriga karkarka maxaa kakeenay qaboowhhhh thnks
@fmehek3204
@fmehek3204 4 жыл бұрын
Fuad iyo nimco maanta legends are noo keente
@suldanismail3535
@suldanismail3535 3 жыл бұрын
Jeeri ayaan ka codsaneynaa please we need jeeri anagoo badan thank y’all legendary alfagi
@zakicumar7134
@zakicumar7134 4 жыл бұрын
Eid Mubarak All muslims💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💗💗❤
@s21-g7q
@s21-g7q 4 жыл бұрын
Ani waxan tagera - cumar cisman maye we miss u guys alfaghi team
@qaribayeibra7930
@qaribayeibra7930 4 жыл бұрын
Qoor soo fadhisi jekeey inta ila qabto like I sara 👍🙏
@DinoK1233
@DinoK1233 3 жыл бұрын
Love from the USA I you guys 🙏🏽💖💖💖💖
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo 3 жыл бұрын
Fadumo odowa sln sare sxby
@hananabdi2902
@hananabdi2902 4 жыл бұрын
Mahadsanid codsigena wa ino tixgalisay maanta ayan dalbaday wadna no kentay ayago wada socda hadana waxsn rabna ayago wada socda maryan iyo wiilka miiran u turjumayo ma aqaani magaciisa rayan maryan aya u hadleysay musalsalki ubax actaradoda please
@deqoali6646
@deqoali6646 4 жыл бұрын
Maasha Aallah 🖐🖐🖐🌹🌹🌹🌹🥰🤲🏻eid Mubarak
@abdikafimohasharma8454
@abdikafimohasharma8454 4 жыл бұрын
dad culus lagend reer alfaghi wllkena maxamed dooli allaha unaxriisto asigane 🙌
@muunamaxamuud6403
@muunamaxamuud6403 4 жыл бұрын
Luujiyo sooqabo
@muunamaxamuud6403
@muunamaxamuud6403 4 жыл бұрын
Luujiyo meeeeeeeeday
@abdikafimohasharma8454
@abdikafimohasharma8454 4 жыл бұрын
kenya joogtaa ayadane waa la soo qabanaa saa rajenaayo 👌
@ilhanmaxamed593
@ilhanmaxamed593 4 жыл бұрын
Fuaad tageero buux u ahay nolow
@cumarsanu5672
@cumarsanu5672 4 жыл бұрын
Wlhi markan idin arkey waxan so xusustey walalkena dooli u daceya walalkena dooli allah u naxaristo 😂😂
@generalanoodofficial4515
@generalanoodofficial4515 4 жыл бұрын
Ala yaa raxma
@ibraarabeto5979
@ibraarabeto5979 4 жыл бұрын
Geeri qosol lagu daraaa
@boqortooyoofficial4877
@boqortooyoofficial4877 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@raxmaxasan5455
@raxmaxasan5455 4 жыл бұрын
Doli gormu dhintay qosolkna maxaa kawadaa
@abdifatahahmed8451
@abdifatahahmed8451 4 жыл бұрын
ilahay Haa uu Naxaristo
@dawoodahmed3265
@dawoodahmed3265 4 жыл бұрын
See rabtaa kaajal iyo shaaruqaan Are you kidding me This guys are awesome bro
@bkrcabdullahi5546
@bkrcabdullahi5546 4 жыл бұрын
Anaa xasuusto waxey leedahay ma isoo xasuustay waxuu ugu jawaaba may markey xanaaqado ayuu waxuu leeyahay waxaa jirtay xili aan mar walbo kusoo xasuusan jiray waa goormee ayeey leedahay waxuu leeyahay mar walbo aan ani neefasanaayo waan kusoo xasuusan jiray wlhi ereyadaaas maan hilmaamin legends salaan sare Fu.ad &nimco
@maxamedccasiisaxmed743
@maxamedccasiisaxmed743 4 жыл бұрын
Fu'ad codkiisa wlhi waan taageera inta ila taageerta 👍 sar
@cabdimqatarooz7217
@cabdimqatarooz7217 4 жыл бұрын
My lengends fu'aad N Nimco mr. Jeekeey keep going😍🙇‍♂️🔥
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 4 жыл бұрын
My favorite Fuad 💕❤️
@boojoow2
@boojoow2 4 жыл бұрын
Legend's Always Legend's Fuaad Nimco JeeKeey❣🙏🙏🙏
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 4 жыл бұрын
Masha allah alaha nii xifdiyo guuul marwalba wanii jclhy wlhi
@suheebjamac4079
@suheebjamac4079 4 жыл бұрын
The star of alfaghi walee waa bey aheed wn uxiisnay filmantina
@rahiimamahamed9249
@rahiimamahamed9249 4 жыл бұрын
Mashalah waan taagera runrii waayo nimco haybe fuaad jeekey waw
@kingdomismail9177
@kingdomismail9177 4 жыл бұрын
Macalin jeekee waadku mahadsanthy fuaad iyo nimco aadbaan ujecelnahy
@superhero3819
@superhero3819 4 жыл бұрын
Macalin Jeekeey dadaalka 30sano kahor aad wadey maanta asagii iyo kabadan ayaa kaarabnaa iyo barnaamij qaraaxo
@mohamednuur8837
@mohamednuur8837 4 жыл бұрын
asc jekey waxan joga nairobi waxan ka codsanaya in lakeeno ajax nimco heybe iyo fuad iyo adigo ah macalin jekey iyo yackoo codsigaas hala iga aqbalo
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Nimco haybe codkeeda yaa igu badala mid aan jeclahaY oo cod xun....🤣🤣
@ifraahismail707
@ifraahismail707 4 жыл бұрын
Ceeb waryaa
@hanicabdullahi
@hanicabdullahi 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@anwaressa5396
@anwaressa5396 4 жыл бұрын
War inanta ka qalee
@talisoyusuf2366
@talisoyusuf2366 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@kaafibeyhani
@kaafibeyhani 4 жыл бұрын
Kkkkk
@cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807
@cabdifitaxaxmedqaasimqaasi1807 4 жыл бұрын
Masha Allah asxaabta is jecel
@labzamabdi5436
@labzamabdi5436 4 жыл бұрын
Reer alfaghi ad ba loo tagera sxp omar cusman maya wreysi call noso qawo adigo mahdsn mudne❣👑
@maimunnnamehmett9831
@maimunnnamehmett9831 4 жыл бұрын
Liilove so farisiya ninkas legend weye
@faatiofficialfaatiofficial2953
@faatiofficialfaatiofficial2953 4 жыл бұрын
Legent fu'aad max'ed shiiqey hore usocda tem sheeko yar official
@codkaxaajitvt9778
@codkaxaajitvt9778 4 жыл бұрын
Nimco happy in loo bixiyo waaye gabartaan weey iska faraxsantahay masha alah ❤❤❤❤❤ love u nimco farxad ku noolow abaayo
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeeyey waa aniga Inta iga dambeysaay Like dhac iigu siiya Leysma xaqiree
@generalanoodofficial4515
@generalanoodofficial4515 4 жыл бұрын
Waa bilaatay ii wad sheekada
@lajecellajecelcadey4532
@lajecellajecelcadey4532 4 жыл бұрын
Legends❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asalraacmedia
@asalraacmedia 4 жыл бұрын
Team alfaghi oo dhan wn salamya ito legendka weyna baba fuaad jekey aad bad umagadsntahy macalin waxan ka codsan sido kle qoor dheere inaa noo radisan xata wareysi talefanba ha ahade
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Nimca heybe iyo fu aad iyo jeekey keep going inshlh
@Osman-lw8kg
@Osman-lw8kg 4 жыл бұрын
Wllhi waa videoga iigu horeeye abid aan ku arki commentigisa qof nahaya ( hada hebel taagerto like iisaar) xataa wee hilmamen inee dadka ka codsadaan like xiiso iyo baaahi ay u qabaan Dad aan aamiminsanahy inee qulubtena ka suulidoonin Xiliga ay aflanta tarjumaayeen maba dhalan aniga waxa bilaabey fiitsashada aflaantoda wixi ka danbeye 2008 anigo aad uyar saasee tahayna hadan arko waxaan daremaya xamasad gaara Balqayaas dadka waqtigaas daawan jiray sidee noqon karaan
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 жыл бұрын
Seriously Aad iyo aad wlh sxb
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 4 жыл бұрын
Fu ada Nimaco jeyeke eid Mubarak love you 😍
@amkacali4448
@amkacali4448 4 жыл бұрын
Jeeeri☝🏻
@abdinasirosman1360
@abdinasirosman1360 4 жыл бұрын
Plz jeeer inoo raadiya xitaaa hanoo wacdiyo marki nogu dambeysay tabliiqraacay msha allh
@kheiraamalim1526
@kheiraamalim1526 3 жыл бұрын
MashAllah
@celebritiesforall3138
@celebritiesforall3138 4 жыл бұрын
Markey hadlayan waxan isku maleya inan film Hindi Somali dawanayo....wax la dawado asxabtan u qalanto 👍👍👍
@Hijabi_girl1234
@Hijabi_girl1234 4 жыл бұрын
Aduunyadan waalaga tagaa aniso yare joon shuurow maxamed dooli alaha u naxaristo
@abdiwahidhassan7947
@abdiwahidhassan7947 4 жыл бұрын
Woow mansha allaah labadaan cadi maha wallo plzz taxane nooga dhig labadaan jeekeey legends waayey dawlad somaliyeed
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 4 жыл бұрын
3 legends mashaAllah and eid Mubarak
@feysalnuur4463
@feysalnuur4463 4 жыл бұрын
Masha allah
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 4 жыл бұрын
Daad culuus aa iskuu yimiid mantaa jekey iyo nimco iyo fuuaad mashllah
@nastehoabdi1735
@nastehoabdi1735 3 жыл бұрын
Wowowow.af.fona.baroja.hiinti.wowowo👌👌👌👌🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌👌👌👌👌
@abusumayaabusumaya152
@abusumayaabusumaya152 4 жыл бұрын
Marka hore waan idin salaamay waa mawliid sanka gabiley ayaan joogaa waxan xad dhaaf u jeclahay faarax akshey iyo cabdala weha sxbyal waa iga codsi SHEEKO YAR HANOOLAATO
@maancabaas6343
@maancabaas6343 4 жыл бұрын
AL FAGHI VETERANS . Waa nasoo madadaaliseen waqti adag gaar ahaan FU’AAD Shiikheey, Omar Osman Naciima, Ajakis, Salah Dheere, Luujiyo Iyo Qoor, Guuleysta cimrigiina Allaah barakeeyo .
@foosjomow4846
@foosjomow4846 4 жыл бұрын
Love nimco ii jekey and fa.aad
@mohamed-biindhe
@mohamed-biindhe 4 жыл бұрын
Sharuu iyo Kajal wa isjeclayee Nimco Iyo Fu ad kawarama jacayl ma dhexmaray?????????🥰
@lamaanahalamaanaha7749
@lamaanahalamaanaha7749 4 жыл бұрын
Keep going jeekey fu'aad nimco
@wiilkasamirkasuldaan6333
@wiilkasamirkasuldaan6333 4 жыл бұрын
Nice film
@saabirfaataale1881
@saabirfaataale1881 4 жыл бұрын
Macalin jeekey plz abdifitah alfaghi noo keeen
@najmaadam8926
@najmaadam8926 4 жыл бұрын
Wallahi big love sheeko yar official
@naftahaji7912
@naftahaji7912 4 жыл бұрын
Mash Allah my habo iyo abti hormar wcn insha Allah
@cigeoch23
@cigeoch23 3 жыл бұрын
Waar heedhe waan idin salamaaya dee walaahi legends ayaad tihiin run I love you all
@mohaqaliif5222
@mohaqaliif5222 4 жыл бұрын
Legends waniwataah keep going
@HINDI-AFSOMALI
@HINDI-AFSOMALI 4 жыл бұрын
Fuad alfaghi Omar maye Qoor ahmed Salah dhere Yackoo Jeekey Nimco heybe Luujo Come back again guys
@maahirsoftware6718
@maahirsoftware6718 4 жыл бұрын
Jeeri waa qofka Kaliya si sax ugu baxay saaxada riwaayada ama filmada
@rastanagawanajiye7235
@rastanagawanajiye7235 4 жыл бұрын
Aad baan utageeraa Fu,aad al faki Iyo nimco heebe
@Starpoiofficial10
@Starpoiofficial10 4 жыл бұрын
Legends alfaghi😀
@gureyyare3228
@gureyyare3228 4 жыл бұрын
cimriga allaha ku dhereya fuad sheqey
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 4 жыл бұрын
Fuaad kamaraduu ka dhacayaaye
@batunali1244
@batunali1244 4 жыл бұрын
Supporting aya inahay sheeko yar official qofne imanecbana madadaalo fican aya tihin horey usocda
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,9 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 10 МЛН
FU'AAD ALFAGHI HADALADA UU UGU JECELYAHAY IYO YACKOO FARXAD LA OOYAY
13:25
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 130 М.
DIFIQ OO KA CABSIIYEY HUDA AMUUN
5:19
Waalo Media
Рет қаралды 3,2 М.
NIMCA IYO FU'AAD OO TURJUMAY HEESTA TUNE SANDAGI
17:15
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 68 М.
PRANK | YACKOO OO SI RUN OOGA OOYSIYAY NIMCA HEYBE
15:01
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 222 М.
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,9 МЛН