Ilkacase waxaad tidhi ciidamadii huwanta ee fiqifuliye ka yimi waxaa loo qaybiyey laba qaybood salinta iyo buqdharkayn waxaan ku waydiinayaa buqdharkayn ma huwanta.ayaa haysata meeye ciidamadii ssb buqdharkayn joogay?
@Allaahu_akbbar5 сағат бұрын
Sidaa saa lagaa rabaa iga ilaali ku meer 0:00 aysiga xaafada indhahaagu cadaw ku hay
@fosiabuale65186 сағат бұрын
WAA YAAB TOLOW XAGEY WAX ISKA QABAN LAAYIHIIN CILMIGA SHEEKHA QOREY FOGAA ISLAAN TII DHULBAHANTEE ODHAN JIRTEY BADA CAS BADA MADOW SOMALILAND DUMIDEEDA MUUSAA KOW KA AH LIQ
@deeqaabdikarim92336 сағат бұрын
Hubka Ciidanka Ee Aad Soo Bandhigeyso Weriye jooji
@mahamoudabdi74267 сағат бұрын
Intaad war sheeg leedahay waxaad gudbinaysa sirta cidanka isla yaab oo adeer tiknikafan aad isko sawraysid is ka da.
Ururka 36 ma dhbabar jebinta ssb baa mise Waa daacad mase hubtaa
@GjFy-c6d16 минут бұрын
Doqontii 12 in dhoodle oo 11 wll keed ku eegaysa ayaad tahay 1 cadawga ku eegaysaa
@fosiabuale65186 сағат бұрын
MA TAMAR LA,AANBAA JIRTA
@Halgame3347 сағат бұрын
FAQASH BAAD TAHAY NADAL YOW . CIIIDANKA QARAN KU XEELAD BUU KU GALA DAGAALKA.
@fosiabuale65185 сағат бұрын
ANUU MAAN FAHMIN MA FULEYNIMADAASAA SOMALILAND U DANBEYSAY DEE ADUUNYA WAA IS DABA MAAL RABANAA SAHAL IN MARKALE LA IDINKA DHEX TOOSAAN KA BAQAYAA
@Khadarawyuusuf6 сағат бұрын
Mujahid
@abdifatahrashiid30117 сағат бұрын
Dagalka gal neefyow hoyadadii hurada lahayd wase
@mohamedalimohamed58286 сағат бұрын
Ilka case miad dilaysa dagalka ma Galo cidan ba diyarsan
@CabdicigeCabdi4 сағат бұрын
marka wa maxay sababta loo dawanayo ee ciidamada loo Fasaxi layahay Niyow basar xumadasi waa wixii ciidanka qaranka markii gooja cade lajogay ciidanka moralka ka dishay ee maanta sarakiisheni lo haysto wlhy maxada Somaliland Waxan iyo maxad wayne muuse biixi iyo ciroy maxad u dhukusaysa ee Aad uga Amusan tahay dalkan cadowgu kuso duulay madiga ka dhan Ah ilen waa wajib kusaran inad difaca dalka Af iyo ficilba Aad ku difacdode Amus nantudu waxay Anaga iyo shacabka xalasha Ah ee qaran nimadoda jecel Ay no cadenaysa inad cadowga dalka so weraray Aad kula socotan ciroy Adiga iyo xirsi gaab wlhy dhamanba sarakiisha ciidamada kala duwan waxan leeyahay Allaahiinu haadu Alle yahay dalka difaca o ciidamada Fasaxa Amar buuxa oo Aan kaso labasho lehen siiya Si cadowgan Aad indhaha uun ka egesan cagta lo mariyo Aan ehen Adeer dee badhedha oo waxad tidhahdan dalku waa somaliya maxad cadowga indha uun uga dawanaysan inad ciimada dagaal u fasaxdan iyo inad badhedhan o Aad tidhahdan dalku waa somaliya 2 labada waxba kama dhexeyane 2 labada mid so gala
@AbdirashidQaayibo6 сағат бұрын
Land land wa in laso af jara 40 sano baynu burbur iyo booqdhaadhi ku jirnaaye