Kuwa marna jabuuti marna Jigjiga marna diridhaba uyaacayaana waa jindagaagay gii Hadraawi sheegay oo casuumad aan loogayeedhon saxamo lahoos yaacaya
@FamilieFamilie-r1u15 сағат бұрын
😂😂😂😂😂jin dagaagayi
@AbiibColaad17 сағат бұрын
Reer wadani dalka Somaliland Iyo dadkiba waa ceebeyeen wlee safirkii arimaha Somaliland ee durtaba wa fashlmeen waayo meel Lagu soodhaweyey ma jirtabadee
Muuse Ashkateeyen lacag dpworld uu ka amaahday ayay ku dafireen iyaga la goday wa xaasidiin Somaliland burburkeeda rabaan
@mohamedfaarah906417 сағат бұрын
Adeer Ibrahim caydiid ma qof reerkaasi caabudaabaa
@museibrahim279616 сағат бұрын
Guul JSL somaliland insha Allah
@DahirJama-w4g15 сағат бұрын
Safarka madaxweynuhu Ethopia ayuu ku horreeyey qarsoodi ayuuna ahaa
@Kawsarali-p3c11 сағат бұрын
Qabkii qarankaaa la aasay😭😭😭😭😭
@AhmedAli-u8c18 сағат бұрын
Iga gaadhsii Ibraahin Caydiid; Berigii Ingiriis aynu ka qaadanay xorriyadda, 26kii June 1960kii, ayaa nin reer Hargeysa ahaa ayaa yidhi "waar Inquiries Cadan ma ku gaadhaynaa?" Markii uu arkay in somaalidii Waxba garanayn. Imika, " Waar Muuse Biixi xaraf ma ku gaadhaynaa?" Allaa Mahad leh.
Ibraahimow ma laga yaabaa in cadawga ay ka sanqadh qarsanayaan oo ay Maraykan halkaa kula kulmayaan oo indhaha Caalamka iyo suxufiyiinta iska jeedinayaan si aan buuq cadawgu ugu furin ? Somalilaand wax wax weyn u dhimay “barlamaankaas ayaa qadiyadeena ka shiraya maalintaas, wefdi Maraykan ah ayaa maalintaa Berbera Imanaya,Wasiirka Arrimaha Debeda ayaa dalkaa tegaya iwm” Marka dawladii aqoonsi raadsanayso in dhaqdhaqaaqeeda oo dhami sir ahaado ayaa fiican waayo cadaw badan ayay Somalilaandleedahay.
@nuurnuuraan862415 сағат бұрын
Waxba ha u ceeb qarin ciro wax ma maamulo ee wa nin daciif ah. Kuwa barlamaanka iyo isago waxba ima dhaaman
@iali854016 сағат бұрын
Ninkii Golaha Wakiilada Maamuli kari waayay ayaynu Madaxweyne ka dhigaye ma dhibtaynu inagu isu gaysanay ayaynu durtaba ka cabanaynaa.
@CkariimMaxamed-v6m16 сағат бұрын
Ibraahin duufle
@osmaanmunasar14 сағат бұрын
dowllad faqasha lagu khaldamay
@abduge123718 сағат бұрын
Ciise itoobiya iyo jabuuti iyo somaliya buu deganyahay. Somalilan dal iyo dad toona ma ha ee waa fikrad gooni goosad ah oo gaboobtay wayna dhacaysaa dhawaan waayo shidaalkeedu ma ha sinaan iyo cadaalad iyo wax qabad ee waa qabiil iyo yaa isaaqay.
@osmaanmunasar14 сағат бұрын
beenale soomaalita ma dago intuu kadagyaa
@ABDIRAHMANDDD14 сағат бұрын
Asc Ibrahinow dadku sidaasay ku Doorteen 65% markaa waxan aad shegayso sug marka Fikirkaagu hel 65%
@Jumu-rb5bi13 сағат бұрын
Salam deerraan Akhyarta iyo Ibrahim aideed. War jeraba cakaru emaan doonna. Let's give this matter the benefit of the doubts. Let's see what benefits accomplished from such trip? The UAE ciyaar Maha about the berbera corridors corroborated catalysts USA-UK vis-versa.
@maryanfahiye462518 сағат бұрын
Ibraahim bahaa bahaa 😂😂😂😂😂
@mohamouddaud65765 сағат бұрын
Wax wanaagsan Ku.hadal_Haddii aad talo wanagsan hayso kulmiye ayaa Ku badbaadi lahaa
Waxaa la yaableh, qiimaha aad ka sugeysiin shisheeye Mar haddii aad tihiin kuwo abaaldhaan ah oo aan dadkooda corruption kula kacay
@mukhtarabdillahi349615 сағат бұрын
Marka umad aan xisaabtamin, oo aan garanayn dantooda, hunguri iyo maalin dagaag kaliya ku xisaabtamaan, waxay dhashaa waa xaqiiqada maanta ina hortaala.
@sssdddf850816 сағат бұрын
Reer wadani argiin nactar
@Sara-dr8mx18 сағат бұрын
Ibrahim, please note that they're not immature, they know very well what they're doing. They are hypocrites who hate Somaliland.
Dayuurada Jet ah baa loosoodirey. qasri 5 Starana Weydegenyiin Oo Abu Dhabi.Ah. Ibrahim caydiidkani Waxba ma oga, kani
@FamilieFamilie-r1u14 сағат бұрын
Hdi kulan wadankena ah khuseya wakhtiga aya shegaya😂😂😂😂😂😂
@Qodax-x7i17 сағат бұрын
Madagascar yaabaa inuu Qadar dhuumasho kutagay !!!
@IbrahimOsman-k9k15 сағат бұрын
IBRAAHI M CAYDIiDOOW ADIGA AXAA kAA KHUSEEYA ?
@osmaanmunasar14 сағат бұрын
ma ciro caanyo
@GhffGg-gr7iq18 сағат бұрын
Madaxweynaha waxaa lagala hadlaa sida uu isagu martida usoo dhaweeyo ee isagu shaqo kumalaha sida loosoo dhaweeyo, Muuse Biixi sidaa si ka liidata ayaa loosoo dhaweunayay.
@GhffGg-gr7iq18 сағат бұрын
Beentaa weeye.
@Xasancabdilaahi-u9m15 сағат бұрын
Hadal la.aantiisa Ada bay LOOGA naxay laakiin Madaxwaynuhu muxuu sidaa uyeelay
@canbaro-p4r18 сағат бұрын
Diridhaba dad in mel un aytagan u buka ayuunba yaacaya mida kale xeer ciise qof akhriyay kuma jiro somalida diinta ma ka soo horjeeda qodobada ku qoran alla reer galbedku caqlibadana ninkaa hadlaya 4 somali unbu soo dhaweyay no 5 maxaykadooneen
@caliasma91011 сағат бұрын
Muuse aybaadhka miyuu fahmayaabade waraaqda ku dirqiya inuu akhriye
Ibrahim Duufle adiguna boohaarta madow u jeedi oo Imaaraadka u kala qabo biyogelin hakugu sameeyaan.
@osmaanmunasar14 сағат бұрын
ciro caanyo waa lagu sirmay faqash buu wataa
@AhmedIbrahim-hn9rj17 сағат бұрын
Shaqo la’aanta ayaa ka badatay. Adeer sheekooyinkaa jilicsan waa laga gudbay. Waa la dhaafay xiligii la odhan jirey hebel halkuu maray iyo muxuu cunay ee dadkaaga dhinac ka raac.
URUR KII WADANI SOMALILAND DIID E HUWANTA DAHA DABADISA DHUMASHO KULA SHIRAYEY XATA WAKHTIGII AY MUCARADKA KU SALAYSNA TOLAAY YA GARXAJISAY E CIDAMADA QARANKA GACAN LIBAX TOOGASHO GAADMA AH KU KHARAJIYEY AY IBRAHIM CAYDIID MALINLE TOOJKA KU IFTIMANAYA
@caliasma91011 сағат бұрын
Madax waynu ma inuu qaadka iidin qaadaad rabteen imaanka beela ee madax waynaha nabad galiya kii imaanka lahaa ee muuse juudan ilahay ayaa nadhafiye
@XuseenMaxamed-v4q17 сағат бұрын
Waar Islamabad wasanki wuu hagaagaye
@engabdihussein759618 сағат бұрын
Kuwani waa dadkii la ilaalin lahaa, alla maxey yasan yihiin AQAS 😂. Waa markhaati ma doon, waxay ku fadhiyeen magac aaney laheyn, xataa ma dareensana .