Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Shirqoolka Jabuuti , Dekada Berbera oo Ay Rabto inay Xidho

  Рет қаралды 26,123

XOGTA QARSOON

XOGTA QARSOON

Күн бұрын

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Shirqoolka Jabuuti , Dekada Berbera oo Ay Rabto inay Xidho iyo xogo kale

Пікірлер: 123
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j Күн бұрын
Ibraahin caydiid geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 күн бұрын
ALLOW DHOWR CALANKAA TAWXIIDKA LEH EE SOMALILAND.AMIIN AAMIIN 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Amiin amiin amiin❤
@khadrayusuf5122
@khadrayusuf5122 4 күн бұрын
Barbara ilaahay baa ilaalinay dadkii lahaana horeba wax layeeliwa xaasidna ma aflaxo ❤❤
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 4 күн бұрын
Alle haku sharfo ina caydiid Labadi xaqa daro kuheshiya xaqay iskugu yimadan Kolay cidi wxa wada alle hanaga qabto isaga awoodlle
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 3 күн бұрын
Ilaahay inoo maqaan somalilaan guusha ha siiyo dawlaad na difaacda ma jiirto 😢😢 adro Ibrahim caaydid noloow geesi tahaay ❤❤❤❤❤
@amiiramohemed495
@amiiramohemed495 3 күн бұрын
Masha allah guuleyso mujaahid
@NasrinAdem
@NasrinAdem 4 күн бұрын
Cimriga iyo caafimaadka alehakuu. Daayo Ibrahim. Ceydiid
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 күн бұрын
Marka ma Hadal uun ba la wadi. Xirsi toorey iyo JIRI uun ba noga sheekayn. Ama Somaliland 🇬🇶 Somaliland joojino ama Dee Gacmo laynama haystee aan wax iska celino.
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 4 күн бұрын
Legend wankula qaba
@foziawoldehana7951
@foziawoldehana7951 3 күн бұрын
Masha Allah guleyso somaliland ❤❤❤❤
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 4 күн бұрын
MR CIRRO HURDAAYE
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 күн бұрын
IBRAHIM CAYDIID JAZAKALLAH ❤🎉
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 4 күн бұрын
Waan mudahraadada lagudaraa ilaalinta shirkadaha Berbera maadaama ay dhiseen dekedeeni Berbera
@AhmedYassin-jv9bm
@AhmedYassin-jv9bm 3 күн бұрын
Only way the people of s/L has to stand up and paralyse government quickly
@mariamomar6462
@mariamomar6462 3 күн бұрын
Mashallah guul iyo gobonimo reer Somaliland vadhiig ka ka Caa Jabuuti maax laguu malegay Alow Cadawag ka Xijaaba reer Somaliland 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤲🤲🤲
@FamilieFamilie-r1u
@FamilieFamilie-r1u 3 күн бұрын
Ciil bdana wa in special forces somalilander dhalad Ah lasameyo si aan ictisaam melkasta ugu ugadhsano iyo kuwa reer sheikh isaxaq ee cadawga soo raaca
@fathuma3573
@fathuma3573 4 күн бұрын
Markii aynu muuse ku waalaney ayaa abaalkeeni noqdey kaas ee Niman maanta joogow am rag noqda ama isku meereysta
@mutaasguray
@mutaasguray 3 күн бұрын
Haa wllahi ❤❤❤
@abdourahmanalidaher6859
@abdourahmanalidaher6859 4 күн бұрын
Ictisam Allow naga. qabo
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 3 күн бұрын
ICTISAAM. REERAY. DABADA. KUHAYSAAYE. HADAAN. LAYSKAQABANAYN. OO. MIDWALBA REER DABADA GALINAYAA. DAWLAD. KUSHEEGAASNA. IYAGAALE. MARKAA. WAASIDAAD. GODMADOW. UGU. DHZCDEENE. DADKZNOOW. KUJIRA. WAAYO. WAAD. DIIDEEN. WANAAG. IYO. SHARAF
@SuldaanKhadarCismaan
@SuldaanKhadarCismaan 4 күн бұрын
Gudoomiye ibraahin caydiid nool cafimaadka alle hakuudayo
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 күн бұрын
Waa ineey ummadah Somaliland kacaan oo dawlaadan caddowga kua Somalilland aafka lotadha waddani waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 4 күн бұрын
Xaqiq
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 күн бұрын
MAXAY KICI IYAGAA DOORTEE
@roodanuur461
@roodanuur461 4 күн бұрын
Isaaqa qaaiib kaamiida baa meel xuun dhiigay
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 3 күн бұрын
Guuuuuul soomaliland guuuuuul masha allah guuuuul ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Ibrahim geesi 💚💚🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪
@historynerd7549
@historynerd7549 3 күн бұрын
Move forward s/land❤
@hodanahmet973
@hodanahmet973 3 күн бұрын
Ibraahin,caydiid alaha ku,barakeyo
@BreakableLucid
@BreakableLucid 3 күн бұрын
Somaliland love somaliland 💚
@galebmuna871
@galebmuna871 4 күн бұрын
Gessi qaran mujahiid Ibrahim Caydiid 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉guul Somaliland inchallah 💯💯💯💯👍👌🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 4 күн бұрын
Ibriihim caydiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@housseinfana5065
@housseinfana5065 4 күн бұрын
Walahi xiirsi wa iinlawaso Ibrahim caydidow daaba qoodho lagaliyo
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 күн бұрын
War caruurtiisi iyo naagihiisaba Hargeysa jooga maa la xasuuqo. Hooyadii ha ku wase.
@mutaasguray
@mutaasguray 3 күн бұрын
Meeshu mouse u bahantahy noi❤❤❤
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 күн бұрын
True story thanks
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 4 күн бұрын
Sidee la yeela? Ka Hadal.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 күн бұрын
muse tolwaa ayaan maanta tabayaa ! warbaahintii dalkooda losoo adaegsaday oo tabinayay cidkasto wadanka duminaysa oo cidamada si badheedha afka uga weraraya !!!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 күн бұрын
ADEEROY ODAYGAN GADHKA CADI WAA MUNAAFAQ WALAAHI WAA MUNAAFAQ AYUU KU CADYAHAY MUNAAFAQA AYAA IS BURIYAA HADALKIISU OO HADUU SHEEKAYO BEENBUU SHEEGAA HADII LA AAMINO WUU KHIYAAMEYAA HADUU BALAN GALANA WUU BURIYAA
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 күн бұрын
Reer somaliland talay u baahan yihiin samankii fitankaynu ku jiraa dhinac walba munaafuq baa inaga maray dhimasho waxaan ahayna kuma foogna citiraafna maanta loomaba joogo oo dawladahii citiraafka haystey ayaaba daalaadhacaya
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 3 күн бұрын
TALADU. WAATAAD. FAQASH. DAWLAD. KADHIGATEENE. XAMILA. DAYOHOW. BILAA. AQLIGA AHI. IDINKAA DUMIYAY. SOMASLILANE. DHAAXAANU. DADAALNAY. WAXMAGARAA. SE. NAGA. BADATAY
@bellarota8044
@bellarota8044 3 күн бұрын
Just like said barre they want to close port of Berbera. it’s no happening in 2024, never again
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Maahmaahbaa tidhaa EELKA KII DHIGAY U ERGOOTOOYAY 😮😮😮IBRAAHIMOOW CAASHA QUSHI AYAAD FARTA WAX UGU TILMAAMAYSAA
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 3 күн бұрын
Ilahay ictisaam sharkooda haku celiyo
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 4 күн бұрын
Waxan rajeenayaa in shacapka somaliland aynoqda sidii shacabga turkey ee dababadaha isgudhigay Eeysanoqon kuwa duliga qaado Sida shacabka Somalia
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 4 күн бұрын
Inqiilab halo kuuqadho
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 күн бұрын
FARTIINAAD EEDEEN
@AhmedMohamed-fy3id
@AhmedMohamed-fy3id 4 күн бұрын
Dekeda Berbera waxa ilaashanaya shacbiga Somaliland.
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 3 күн бұрын
SHACABKEE. MAKUWA. CADOWGA. ISKULOOGAY. WALEE FAARAXQASAARAYAAL. DHULKII. IYO. DADKIIBA. IIBIYE. ANAGUNA. WAANMUDHEX. DULMANAHAY. WZXAANYERLNO GARANMAYNO. ILAYN. DUMAR. HADAANAHAY. WAXBA. MAQABANKARNEE MEELWALBA. WAYNAGA. OODEEN. NOLOSHII. IYO. WANAAG. WAYNOODIIDEEN. DHANA. NOOMAWADAAN. WAANDAALNAY. MEELUU. NINKILAHAA DAB. KUQABANAYO MAXAAN. KAQABANKARNAA. IIMAANLAANTOODII. IYO. DJLINIMADOODA. IYO. KHASAARAHA. AY. MARBA. MEEL NAGA TUURAYAAN. 1960KII BAY. GOD MADOW. NAGURIDEEN. MAANTANA. WAAKUWAA. NAGURIDAY. RAJO MALE. TAHRIIB. BAA. NOO. SOOBAXDAY. KOLKA
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 4 күн бұрын
Dowlada Somaliland ceeb weeyn baku soo socota.Wixii kadhacai Goojacade ayaa kusoo socota Ceerigaabo.
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 3 күн бұрын
Berbera alle iskaaberr allaah
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 3 күн бұрын
Hadaba maxaa inoo taloo aah
@FamilieFamilie-r1u
@FamilieFamilie-r1u 3 күн бұрын
Waxa ino talo Ah in aynu qoriga uqadano kuwa cadawga tageraya oon kabilabayno reer sheikh isaxaaq kadib xal aya imanya
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn 3 күн бұрын
Hooyadaa xirsi was eey eeydhalay
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 3 күн бұрын
Hayaay Berberaay kakaca mudahaad mudaharaad Dekeda udagaalama shacabku hakaco Xirsi iyo Waabeeyo halaqabto
@lit7189
@lit7189 3 күн бұрын
Asc shacabaka somaliland waa sexedeba barakaba waxa socoda meyey shacabakii reer somaliland
@MaxamedNuradin
@MaxamedNuradin 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 күн бұрын
scooladiisa tuugan gadhka vad waa in caruurta somalilanad laga saaro dugdiyzdiisa waxuu koronyaa ardey ka soo.hor jeeda somalilanad
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 3 күн бұрын
Fadlan ictisaam ii sheeg Cida ay yihiin iyo waxay ay dhib dadka iyo dalka ay u leeching.
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 4 күн бұрын
Ku Wan Ilaahay..ayaa.fashilay..suuqa..nu.dhex.jiidi.doono
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 3 күн бұрын
Maraykana Cid is Hortaagi Karayasa Ictiraakeeda Hadii ay America Diyaar u Tahay Ictiraafkeeda.
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 күн бұрын
DOQONIMO WAXAD KU DARSATAY CIR WAYNI IYO HURDO BADAN WAA CALAAMADAHA DOQONKA IYO DOQONTA LAGU GARTO 🫏
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 күн бұрын
munaafaq doqon ah markay ku haysatana garxajis bari marka 2 shilin Laguna siiyana cay 🐃
@liibaanciise5074
@liibaanciise5074 4 күн бұрын
Waa in si deg dega loo hawl gala reer somaliland fadhiiga ka kaca ibraahim caydiiid noolow caamii
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 күн бұрын
Markay xhidho Berbera marka xukumadu ma sadaqada Somalia iyo Jabuuti ayey rabta inay siiyo
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k 3 күн бұрын
Waa. Run
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 4 күн бұрын
Kakaca waynu ogayn iney dawladku sheega cirro rogayso Somaliland.
@BasheHuseen
@BasheHuseen 3 күн бұрын
Madaarista odaygan gadhka cad iyo kuwa ictisaamta ah ee kale ,qofkii Allah garanayow carruurtiina ka kaxaysta inta aanay idinka doorin .
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 күн бұрын
Ilaahayow noo hili oo cadow ga na ga qabo.
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 3 күн бұрын
Waa runtaa ee waxa Tagan gabaygi timacade anobadamqanaye dhaguhu umadalolan dalka iyo dadkaba waa ibsaday ee allahba umaqan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 күн бұрын
UMAALAYNAYO IN MADAX WAYNE CIRRO JABUUTI LAGA XUKUMAYO
@Xasmas
@Xasmas 4 күн бұрын
Ictisam waa Cadow
@CabdisalanDilaal
@CabdisalanDilaal 4 күн бұрын
Calanka.Taw.xiidka.le.alaakuusoodiry.
@AbokorShide
@AbokorShide 3 күн бұрын
Inagu. Hadaynunahay. Samaliian. Waxaynu. Dooranay. Madaxwaye. Xirsi. Waa. Gudoomiye. Xusbi. Wadani. Waxaa. Lasugayaa. Warka. Madax. Waynaha. Dalka
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 күн бұрын
Thanks mujahid Ibraahim; Dawlada la doortay Waxa hogaaminaya Cabdiraxmaan M/cabdilahi oo loo dhaariyay ,hadii uu Xirsi iyo ciyaalkaa laashka ku ciyaaraya ,hadii uu si dhakhso ah isaga leexin waayo shacabkana u cadayn waayo mawqafkiisa somaliland isaga ayaa burburiyay wadankii lagu soo tabcay,
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 күн бұрын
DEAKDA BERBERA DAADA BAA MAALGASHADYE EEYE EEYKA DAALKA KABA LAN KAAGA BIXII
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 күн бұрын
XITAA DAGAAL DHAQAALE AYAA INAGU SOCDA
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi 3 күн бұрын
Midna ogow somaliland Allah ba garab tagan Wana umad aan cidna dulmin, Haw baqan
@nimcaanabdi6496
@nimcaanabdi6496 2 күн бұрын
inaçli gee ka qaada karaashka dawladuna hawareegþo
@AhmedYassin-jv9bm
@AhmedYassin-jv9bm 3 күн бұрын
Only
@AbcGeed
@AbcGeed 3 күн бұрын
Wuu leeyahay baasaboor madoobe dheeri la yidhaa
@omarjama7627
@omarjama7627 4 күн бұрын
Ha la kaco dalka ha la difaaco Xirsi iyo ictisam Aynu iska qabano!
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 3 күн бұрын
Waxan filayaa shakhsiyaad danahooda gaarka wataa inaaney awood ay ku majara habaabiyaan Somaliland aaney lahayn. Dowladda iyo shicibkeedu markay ka Midaysanyihiin aayahooda kooxleh dano gaar ahi waxba kama qaadi karto .
@nimcaanabdi6496
@nimcaanabdi6496 2 күн бұрын
XQ waxaan ogaaday waxaa sheegtay oo dhàn
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Ibraahimoow adigu madaashid dawladeenana ilaahay waxba kaga tari waa tan iyo tii horaba
@AminaBoon
@AminaBoon 3 күн бұрын
Ilaahow nagaqabo cadowga
@HassanAhmed-eq7wq
@HassanAhmed-eq7wq 4 күн бұрын
Wadanku ma beedbaa marku sidaa kuburburaayo😂
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 күн бұрын
Mayee raag malee
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 4 күн бұрын
Oday gadhka wayn ma Somaliland bu ku ceesha ? Walee dhig malihin kani maha reer Somaliland ee isaga iyo kuwa la midka ah wa in la togto
@amranaden3059
@amranaden3059 4 күн бұрын
Tuug ya ictisaam Alle dhulka. Ha lagooyo Waa inaynu iska qabano ictisaam ka uu u horsey o mcgeele. Sheekh a maaha waaa sha Yaadiin. Xirsi na. Waa tuug kale
@xasancali294
@xasancali294 4 күн бұрын
Somali maryo badan waa iskumaqan lagusoo maqanyahay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 күн бұрын
Ethiopia weligeed cadow qarsoon bay ahayd
@roodacawad13
@roodacawad13 4 күн бұрын
Wax xirsi loo dhiibay ma jirto ciro maxuu u dhaartay hadaanu isagu xukunka ilaalinayn deked nadd .dal
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 күн бұрын
Jab Buti oo invisible ah ismaciil oo ciil la bararay iyo xasanoo cidla fadhiya ayay dadka qaar miciin bideen😏
@roodacawad13
@roodacawad13 4 күн бұрын
Ciro ayaa ka masuula cidina kayeelimayso beenbeenta maxaa xirsi ma faqash baa.
@MindfulMedia07
@MindfulMedia07 3 күн бұрын
Waa inloo dhintaa aqonsiga reer land meel walb ee joogaan gododaann airport ka waa in aan qabsano iyo madaxtooyada imka inteey gorgoortahay qabyaaladan aanu iska dhaafno
@maxamedSaado-j1d
@maxamedSaado-j1d 3 күн бұрын
Isaqow maxas soomali odhan identité kudiray paliswaydiya
@GEORGESABDI-s7s
@GEORGESABDI-s7s 4 күн бұрын
IBRAHIM CAYDID IYO KOOXDISU WARKA CADEENTISA KEEN OO ADIGIYO URUURKAGU KACAA OO JIHATAMA WADDANKA XOOREYAA OO XIRSI IYO KOXDISA KA QAABTA HADI EE RUUNKATAHAY OO DAAGALKA GALAA ADIGIYO KOOXDAADU HADIKALEE MUSALSAKA NAGA JOOJI .
@AbcGeed
@AbcGeed 3 күн бұрын
Waar waa culimo ha ku sheegin waa tuug daalimiin ah oo dhaqaale lagu iibsadey waxayna ka baqayaan in la qabqanto sidaas Bay kuula dagaalamayaan waa in la qabqabt
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 күн бұрын
Kakaca fadhiga shacabka reer somaalilaanaw nin walawba udiyaar noqo mudaharaad kalajoogsi lahayn
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 4 күн бұрын
Dalku wuu gacan galai.wanu gacan galnai.dad wei nuhu yei isku halei nin dowladan.dowladan waxay u shaqei neisa Hassan Sheikh Mohamud iyo Ismail Omar Guele. Dowladan hala iska qabto intei goor goor tahai.
@nimcoceelabe8873
@nimcoceelabe8873 4 күн бұрын
Ibrahim nolow
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 4 күн бұрын
Alayle baga kuwuu ciise muuse ee duliga ahaa ee muuse biixi ku waashay way ku macaantay intaasi ku dhacdo
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 4 күн бұрын
Waxaa yaableh gala dagalku waa xaasid 33 sano cuqdad qabay dagal soo qaday lakin siyad soo noqonmayo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Kaasi wadaad maaha ee waa wahaab nacdali kudhacday
@MursalAlaahi
@MursalAlaahi 3 күн бұрын
Waxay ahayen M.C.Geedi iyo ku ictisamka shegta kuwii xamar u yacay markay fashilantay shababkii madaxtoyada wereray ee dadka layay ay ka mid ahayen J kutiyihii Xirsi jeelka ka siidayay ogow ilaa maata way shaqaynayan marka hadal uun ma ahee wa in dublamasiyad iyo dagaalba wax lagaga qabtaa hadii dhamaan laysu geeyo iyaga tagerayashoduba kama badna 200 oo qof.
@ashaosman3000
@ashaosman3000 3 күн бұрын
Allow ingaqabo cadawga.
@shadiaali2750
@shadiaali2750 3 күн бұрын
Dee hadal uun la wadi maayee dadkan reer sheekh isaxaaq maxaa ka siya maxaa ficilkii u diiday mamarka xabadu Hargeisa ka qaraxdo bay sugayyaan mise waa sirxan yihiin, Meesha dawladi ma joogtee hubka qaata oo doofarkan cajaladaha laga hayo ee hurda mesha ka soo saara oo tashada hadii kale dhulkina ha la idinku adoonsado oo xun yow xunku dhalay inta lagu yidhaa afka laad halgaala dhaco gawadhidana ha la idinka mabnuuco. Waar fadhiga ka kaca oo xirsi jaahil iyo Ciro munaafaq wey is ogyihiine oo asagaa dirsade fadhi idiinma yaale qoryaha qaata maalintuu ninkii Ictiraafkiina diidanaa ee geele markii wariyuhu weydiiyey Somaliland dorashadani Ictiraf ma u keeneysaa waad wada maqleyzeen inuu ku jawaabay ictiraafkaad sheegeysaa muxu yahay doorashadani ma kuwii hore ayey ka duwantahay Somaalilaandeey ma kaas baa wanaagina wada in uu xumaantiina iyo bur burkiina ka talinaayo miyeydaan fahmameyen malintu ciro la xidhiidhayba inaad casishaan bay ahayed. Hadal iyo dhamaan hadaad hurdada ka kici weydaan waa la idinka dhex toosi, mesha dawladi ma joogtee tashada madax tooyada meyd iyo meydad uu soo urursaday baa joogee wixii dhiig lahow kaca Barbarana naagtiisa markuu soo diraayey ee uu lahaa kormeer weye iyaduna waa sheeko kale reer Barbarow dakada mar danbe yaan la idiin weydaaran odeygan dhukur wadanka waa ibinayaaye mana hadli karee cunahaaa la hayaaye yuu idin galaafan ee Hangool faraara leh iskaga xejiya.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 күн бұрын
Asc waa tii shalay laga mudahrady ee la lahay sacad muuse aya mudaharaday waa shacabo sacad muuse malahay somaliland ka ligod waa in Somaliland a Oo dhan laga kaco dhalinyaraday iyo dumarku iyo raga cagaliga qabaa iyo mujahid ta intii noon ha kacay oo ha laga badabiyo ixtisaam jabuuti iyo xamar chain turkey Masar waar kacay intaan maal kalay laga noonin somaliland
@maxamedSaado-j1d
@maxamedSaado-j1d 3 күн бұрын
Isaqow islayapa oohintaiskadaya waxa adgysatan ayd kacalcashan
@halimadirie5301
@halimadirie5301 4 күн бұрын
Ma mudaharaad iyo dagaal isku wakhtiya baad ku baaqagsaa?
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 3 күн бұрын
The MOU sparked a lot of Enemity from many tribes and a Few countries which translates into pure jealousy against Somalj Land and its people. All your jealousies against Somali Land and its people will be fully defeated. For Sure.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
war deg deg
12:46
DALKA TV
Рет қаралды 27 М.
DEGDEG Maxaa Ka Jira In G/Xirsi Qarsoodi Kula Kulmay Xasan Sheikh?
8:39
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН