Deg Deg Iscasilaada Abiy Ahmed, Muuse Biixi Oo Lacag Ku Bixiyey Heshiiska Itoobiya & Xiisada Oo Xun

  Рет қаралды 68,687

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 60
@AnishaDagan
@AnishaDagan 7 ай бұрын
Guul Somalia
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 7 ай бұрын
Guuuuuuul somaliya ❤❤❤
@Aliiza21
@Aliiza21 7 ай бұрын
Guuuuuuul somaliya insha Allah ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@HaldorCali
@HaldorCali Ай бұрын
Allah ha isku diro itobiyan ka 🇪🇹❌️ somali gul iyo gobanimo 🇸🇴✔️
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 7 ай бұрын
Guul reer Awdal ka fhiidhiya sharta muuse iyo Abiy
@SaleebaanApdi-e6o
@SaleebaanApdi-e6o 7 ай бұрын
Masha alaah
@YusufYusuf-z9i
@YusufYusuf-z9i 7 ай бұрын
Asc walaal sare guul wacan❤❤❤❤❤ soomaaliyaa
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 7 ай бұрын
Its amazing to see how PM Abie Ahmed, not to understand the Ethiopian's situation continuous civil-war, since he become as PM Abie Ahmed, mismanaged the whole including East African countries unfriendly moves around himself. It isn't a joke when look what happened the last African union (AU), there were embarrassing incidents occurred the AU meetings which aren't settled yet.
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 7 ай бұрын
waa inuu is casilo daayeerka daayeerku dhalay oromka ah. badaha soomaaliya ma isagaa xoog ku qaadankara waa bilaa caqli.
@ahmedjama6298
@ahmedjama6298 7 ай бұрын
Ma mulgobaleed isku qabo dowlad kkkkk lacag qasaaro ah kkkkk riyo
@abtidonciise
@abtidonciise 7 ай бұрын
Google somaliya dhamaantod
@Siidii-xk7er
@Siidii-xk7er 7 ай бұрын
Carabtu waxay rabtaa Somali inany hormar garin Walafahmy😂😂
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 7 ай бұрын
intee ka soo xigaten iscasilaada abi axmed
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 7 ай бұрын
Waa sual fiican somalida waxey yaqaanan been labuub buuniyo. 😂
@SaleebaanApdi-e6o
@SaleebaanApdi-e6o 7 ай бұрын
Wcs
@khalidcumar3342
@khalidcumar3342 7 ай бұрын
Madaxweyne Hassan Sheekh iyo Islamahiisa sharciga maxkamada ma qabto miya
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 7 ай бұрын
MUSE BIXI WUXUU NOO SOO WEDEY MALAAYINKAAS GAAJADU DISHEY😂. INAALILAA😂😂😂
@Safi-e7s
@Safi-e7s 7 ай бұрын
Title ka war sax ah ku qor goormuu is casilay
@Brobrosissismama
@Brobrosissismama 7 ай бұрын
Maaweelada caruurta 😅
@بدلعامر
@بدلعامر 7 ай бұрын
40 kuun doolaar hooyada iyo caruutada ader markad dharatana kadaraan
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 ай бұрын
WAARDEE WAAD WAALATAY IMIKA EE BEENTA IYO WAALIDA NAGADAA ADEER XISHOOD BEENTA KA XISHOOD
@YusufAflahar
@YusufAflahar 7 ай бұрын
Bal aan eegno in ay barlamaanka SL noqdaan khaa'inul waddan.lacagta qaatay hub siista heshiiskana diida
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 ай бұрын
Waa dubay waa cadowga islaamka ee iska saara eyda yuhuuda ah
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 7 ай бұрын
Sacuudiga iyo imaaraad jiritaanka soomaaliya iyo in petrol laga Soo saari ayeey diidanaayeen Weli miyey nadaba jogaan
@YusufYusuf-z9i
@YusufYusuf-z9i 7 ай бұрын
Asc
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 7 ай бұрын
Muuse biixi iyo kooxdiisu lacag mahaystaan ee lacagta uu siinayaa waa lacagta uu ku iibsadey dhulka iyo bada
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 7 ай бұрын
Hadu lacag u kheybiyo xage saxiixa s laan ka socda yase aqoonsan
@dariqrashid2716
@dariqrashid2716 7 ай бұрын
saaxiib gobolada waqooyi dheh.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 7 ай бұрын
Muuse muxuu englisch ma yaqaane
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 7 ай бұрын
SOMALILAND WAXAY BILOWDAY IN AY DISHO HALDOORADA SOMALIAND SI AY UGA SOO CARARAAN GOLAHA SOMALIA SI AY HADHOW U YIRAADAN QOF NOOGUMA JOOGO MADAXTOOYADA SOMALIA. KADIBNA IGA DHIGAAN DAD KABAXSAN SOMAALIA. ALSHABAABKA SOMALILAND BUU MUSE BIXI DILKAAS U WAKIISHAY LACAG FARABAN NA KU BIXIYEY.
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 7 ай бұрын
itoobiya bado lama siin waa laga kireeyey sawdiga wariyaha isku sheegaya
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 7 ай бұрын
Been been sheeg; GUUL GUUL heshiiska Somaliland and Ethiopia
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 7 ай бұрын
Bismilah muuse waa qaainu wadan barlamanow lacagtanakaqaTa hana u ogaalanina inaad dhaxalka ubaddkiin iyo dalkiina iyo dhib inkafog hoostasoo gashataan taasi waa gunnimo iyo gumeysi wax qiima maleh laaluushka muuse dalka ku iibiniyo yaan la ogolaan marnaba waad aragtaan walalihiina teer jigjiga dhibka Abiy ku haayo iyo dalkiisa itoobiya Abiy dalkiisu baabiyey dalka marnaba inuu xeebaha lasiiyo
@maarmaar6136
@maarmaar6136 7 ай бұрын
Ala dulqad badn8na waayo 13 sano Ayuun Ban beenta garadtv Dhageysta 😂
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 7 ай бұрын
Kanaalkaan kkkkkkk
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 7 ай бұрын
Kkkk
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 7 ай бұрын
Ninbay meeli kabugtaa kabuktaa ninbay meeli kabuktaa kabuktaa Horumarka dhaqaale ee ay ku dhaqaaqeen labada dal ee ETIOPIA iyo SOMALILAND
@بدلعامر
@بدلعامر 7 ай бұрын
Ader xildhamanada basaad uuba caroorda cuuntan hada musa baxi uucarortda kaiibsaday xildamanada hadad nabstan ilahay ayaan lanahay
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 7 ай бұрын
Hhhhh
@بدلعامر
@بدلعامر 7 ай бұрын
Ader xildhamanka somalilando marka aad lacagtaa kudharo insylaca lakadhaso kanaasad 40 doolaar ader nina shacabkasa baad udunaya nina shacabkasa iyo duulkasa ayo absanay
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 ай бұрын
Sucuudiga hala soo dhaweeyo imaaraadka iska sara turki iyo sacuudi waa dad islaamka kalmeeya laakiin imaaraad islaamka waa u cadowga islaamka ee erya soomaaliyeey
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 7 ай бұрын
ABII AHMED FLOW HIS OWN BRAIN, DOESN'T LISTEN ANYBODY
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 7 ай бұрын
Kan inkastoonan hafa dhegaysan wuxuu dadka ku qaldaa hadii aanad soo tukan tuko wuxuu sheegaana waa been cad oo xataa been run u dho2 ma sheego waa mid buka lkn sidaasoo ay tahay doqm8 been lagu dhalay oo lagu soo koriyey oo wuxuu sheegayo aan kala shiili karin buu wax u sheegaa ujeedkiisu waa halkaas oo arsaaqadii ka gashay alla maxaa xisaab daba joogta anigu cinwaankiisu kolkuu igu soo baxo een arko horuun baan u sii dhaafaa
@ismaanshiikh1836
@ismaanshiikh1836 7 ай бұрын
😂
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 7 ай бұрын
CAAQL SOOMAALIYEED AYAA WUXUU YIRI ( ILNA KU DAAQ ILNA ISKU EEG) WAR SOOMAALIYEEY, DHAMAAN CARAB IYO CAJAB ++ WAR IMAAN LA AANTA EEYNU ISKA DEEYNO OO EEYNU DALKEENA AANINO OO WAX WALIBA WAA IN DANTEENA EEY INOOGA MUHIIMSANAATO
@LJama6119
@LJama6119 7 ай бұрын
Sida aad beenta u akhrineysaan oo aad u leedihiin itoobiya waa ka laabatay iyo waxaa lagula taliyey iney ka laabato ayaad arki doontaan iyagoo seylac taagan. war dadka iney diyaar garoobaan ku baraarujiya oo beenta yareeya.
@bileahmed8675
@bileahmed8675 7 ай бұрын
Muuse biixi wa in kursigaas la dhaafiya wa Canser waliba dil toogasha lagu xukuma wa Qaainul wadan
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 7 ай бұрын
SOOMAALIYA HURDADII LA HURDISIIYEY 30 SANO + IMINKA KA TOOSTAY MANA DHACEEYSO IN ITOOBIYA LUGTA SOO SAARTO DHULKA SOOMAALIYA. NEVER
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
BEENAAKE ABBEY IYO MUUSABA BEEN BAAD KA SHEEGTEY BEENTA WA XARSAN KOLKAA JOOJI MUAAFAQADA
@AxmadXasan-w2p
@AxmadXasan-w2p 7 ай бұрын
Ball ilaahbaan idinku dhasrshee. Xaaramigaasi wuxuu been sheegayo eega
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 7 ай бұрын
Waxani muxuu yahay? Beenta jooji
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 7 ай бұрын
Beenaaleh
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 7 ай бұрын
BEENTA IYO SALAADA KALA JOOJI BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY SOMALILAND WAA MID HIIL IYO DIFAAC SOMALILAND GUUL WAA MID SOMALILAND GUUL NO SOMALIADA DHIMATEY BILA DAWLADA AH BILA NIDAAMKA BUDHCADA AH
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 7 ай бұрын
Been badanaa
@faizaosman6214
@faizaosman6214 7 ай бұрын
Beenaale war aan jirin carabtu waatee falastiin ha caawiyaan horta walaalhood oo gaajonaya ayaa ka horeeya arimaha soomalia riyada iska dhaaf halaq yohow
@saedmohamemm4195
@saedmohamemm4195 7 ай бұрын
War ninku been badan
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 7 ай бұрын
walugaaba beenaale ayaad ahayd
EMS Special ጀነራል ተፈራ ማሞ ይናገራሉ Oct 2024 F
14:57
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 84 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 113 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Common Law vs. Civil Law - Prof. Holger Spamann (Harvard)
17:44
Center for Law & Economics ETH Zurich
Рет қаралды 12 М.