Deg Deg Itoobiya Oo S/Land U Diiday Ictiraafkii, Xiisada Garaadada SSC & Garxajis, Deni & DFS

  Рет қаралды 45,613

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 71
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Etobiya afkeda waa xabad Ee halaysku habar wacdo Mid haaday iyo mid heybiyey halga dhigo
@muhudinibrahim9587
@muhudinibrahim9587 Ай бұрын
Ridwan Hussein Somali Ma ahan. Taa sax walaal. Ridwaan Hussein qomiyadiisa waa Guraag
@muhudinibrahim9587
@muhudinibrahim9587 Ай бұрын
Waan lataliya Abiy qalday
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Ай бұрын
Silte waye
@Kimodadon
@Kimodadon Ай бұрын
Gorrmee uu noqdey Oromkaan xaaranka ah Somali
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Mudane : Sacid Abdullahi Dani Welcome 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wllo
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr Ай бұрын
Ridwan Hussein maaha somali
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Abay Ahmed warkaas Ka rabnaa Raali ahaada Somalia
@abduge1237
@abduge1237 Ай бұрын
Ridwaan xuseen asalkiisu waa guraagi ma ha somali
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Ай бұрын
Silte
@abdullahiAden-y1u
@abdullahiAden-y1u Ай бұрын
Waa Sheeko Marin Habaabin. Bisiq Sarmaan
@anisaali2876
@anisaali2876 Ай бұрын
Sirdoon hadalkisa ma isku kala dhiganeyno ,, waa iska jireynaa,,
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Ridwaan Xuseen Warkisa Soomaliya Ma Dhegeysaneyso Hadu Dhalasha Somali Ka Yahay Maskaxda Waa Itoobiyan Danta Itoobiyuna Waada Ee Somalidu Ha Iska Jirto
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z Ай бұрын
Ridwaan xusseen soomaali maaha ee wa nin kaso jeeda qowmiyada layidhahdo "Silte".
@muyadinmuyadin6133
@muyadinmuyadin6133 Ай бұрын
Wa runta lkn waxa jirta in layidhi siltee wa somali asal kooda. Waxayna ku qorantahay Wikipedia
@DalmarxussinKhaliif
@DalmarxussinKhaliif Ай бұрын
Asc garad Tv
@kghassansuudihersi2699
@kghassansuudihersi2699 Ай бұрын
RIDWAN MOOJI.MOOJI.MOOJI
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Itoobiya Waxaay Islaheyed Soomaaliya Burburka Uga Faiideyso Ee Badeda Qaado Hubna Ma Heysate Lakin Dibey Udegtay Markey Aragtay Somalidu Hubkey Heshay
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n Ай бұрын
Oo macidbay shaki ugajirta in ay itoobiya rabto wax weyn
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel Ай бұрын
Yaa ka dhigay Ridwan asalkiisa Somali. Waar an lajoogin oo wasaq baad jaashihin, kutirikuteen.
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 Ай бұрын
Itopiya ayaga hishiis ubaahan
@AliHahe-q1u
@AliHahe-q1u Ай бұрын
RIDWAAN WAA SOMALI YAA IDIN DHAHAY WAXAA RABTIN MAA DADKA U SHEEGEYSIIN ISKU XISHOODA
@Gmailmaxamed45deeq
@Gmailmaxamed45deeq Ай бұрын
Itoobiya 150 ka mitir iskadaaye hadey halmtir aangoostay hadii laga maqlo afkeeda waxaa ballan ah inaan kasoo jeeesan doonno ADIS ABABA
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Ай бұрын
Aweey ciidankii la gaynlaha xuduuda Somalia iyo Itoobiya. Intii ay Itoobiya sammeynsan lahayd Bafar zone.
@ahmedali8509
@ahmedali8509 Ай бұрын
Oromada Malin Cadey Ayey Riyonayan Kafiikira Faano Iyo Tigre Somaliya Waa Tashatay Hub Casriyana Gacanta Ayu Nowgu Jira Welcome Oromo Beeraley
@namusshariif2670
@namusshariif2670 Ай бұрын
Ridwan Husein waa URAAGO!!! Somaali ma aha.
@MouminIsman
@MouminIsman Ай бұрын
Somalia in cadawgu dhex mushaaxo iyada isugu wacan.Xukuumadu way ka gaabsatay o way iloowday gobolada qaarkood..Hada sheekadu waxay maraysa in qayb ka mid ah ay Ethiopia maamusho.
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Ridwaanow hadal waa kaa tagay baddna ma heysid ee ku tala gal iney itobiya baaba,eyso
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
Comments kayga Itoobiye waa been tood haddii ay ku run sheegayso hadalkiisa waa in uu Abii Axmed ka noq daa heshiiska bada uu ka saxiixday Soomaaliland
@kaysemaxamuud-gj1cm
@kaysemaxamuud-gj1cm Ай бұрын
rudwaan alle uun kabaq beentana jooji oo lafahaaga iyo aakhiro u tudho itoobiyana haku wasto daba dhilif yohow l
@bashirsheikabdibashircabdi2559
@bashirsheikabdibashircabdi2559 Ай бұрын
Heshiiska farmaajo iyo abiyi ayuu kuqotoma hadalkan.lkn wadanka aabuu leeyahay sxb wuuna lasicdaa iskyday walbo
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
been ha sheegin wallee itoobiya dhul nagama qaadi kartee
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Ай бұрын
Ridwaan Hussein waa silte
@igaleabuabdilahi435
@igaleabuabdilahi435 Ай бұрын
Radwan somali maaha waa orom sxb
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Hadalkiisa waa Carab dalab ,Hubka aragaxiso Ugalayaa . Ridwan hussein war kale ka sugaa Waana beenlow meeqa Bilood la sugaayey. Somaliyeey yaan loo joojin
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg Ай бұрын
Ethiopian waa wasaq been iyo qayano ee waxay shegayan waa been ee waxay raban somalidha inay isdigtaan ee warkodha yalaamiin
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 Ай бұрын
ASC Somalia. Ma xasuusataan 77 ? Waagaas somali wey isku duubnaayeen alaha u naxaristo Siyad Bare dagaal ayuu ku qaadey ethiopia waana ka guuleysaney. Maxaa hadda Somalia u taal, Miyaad isku xirin tihiin somali weyn? Dhulkeena ethiopian yuu qabsan. Xasuustaa 77
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 Ай бұрын
❤❤
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Somaliya Waa Walalo Dhexdooda HaIs Dilano Ha Is Caayano Lakin Hadii Cadaw Soo Weraaro Waa Midoobayan
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Ай бұрын
Nin laga raayey umaxumid iska ceytan waxa balan noo ah 25 Desamber, haa yaan lagu weyn dhulkena haku mereysan ee ka fuq
@AdanSahalow
@AdanSahalow Ай бұрын
Hyh aan iska jiifno Marka Madama aan Dowlad jirin mxn sameyna heee😢 Wanba niya jabi mar hore Ani 🤔💔
@negussieabebe3500
@negussieabebe3500 Ай бұрын
He is not Somali but Southern Ethiopian, Selta .Why do y you lie?
@بدلعامر
@بدلعامر Ай бұрын
Ader ka abso musa baxi iyo saciid dani iyo lafta grean kuuwasa abanaya badaiyo dhuulka
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Badd kuuma heynu itobiya badda xoog bay idinkaga xiran tahay
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Waa bernvwaa tuug ridwaan waa burcad u shaqeeya orromo oo orromo ah asagaba maadaama uu u shaqeeyo.dulkiga. gaalada u shaqeeya.
@adama2578
@adama2578 Ай бұрын
WAR RIDWAAN XUSEEN SOOMAALI MA AHA EE WAA GURAAGE‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️❓❓❓❓❓❓❓ FADLAN ISA SAXA GARAAD TV ANIGOO KA MID AH TAAGEERAYAASHA GARAAD TV FADLAN WARKAAD GUDBINAYSAAN SAXA .
@LJama6119
@LJama6119 Ай бұрын
ridwaan xuseen miyaa soomaaliya? beentaadii ma halkaa ayey mareysaa?
@updirahmaanomar6522
@updirahmaanomar6522 Ай бұрын
Anaga wasna ethebi ya😂😂😂
@mohamuudibrahim-ib9kk
@mohamuudibrahim-ib9kk Ай бұрын
ridwaaan waaa soomali😂
@faclon.
@faclon. Ай бұрын
kkkkkkkk hayeelin hayeeee;in nintaa waa kaa diiday meesha oil lama kala gadanayeee ethiopia ayadaa iibahan warkana isksam soo sax
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Ай бұрын
Beenlow 6 sano wax dhib ah wadankena kama jiro ee joogi mana sheegashada badan cid kuu og majirto hal taako ma qaadan kartid dhul Soomaaliyeed cidna idinma siineyso
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 Ай бұрын
GARAAD TV MABA AAMINO, 9 BILOOD AYD NA,LA HAYD HESHIISKII WUU BURBUREY BEENAALE
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Waa beenale waxu arkay soomali Inay ka adkatay iyadan.guubaynsa Tisa ha xaliyan
@QaadiroAhmed
@QaadiroAhmed Ай бұрын
TII KU XAARTAY MIYAA KU SHEEGTAY IN CITIRAAFKI MUUSE LO DIIDAY KKKKKKK SHAME ON YOU ISMAAWIYA
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@HaldorCali
@HaldorCali Ай бұрын
Oromo itobiya wey bur burta halke katuk saney saa 🐈‍⬛
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 Ай бұрын
Somaliland iyo itobiya guul
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 Ай бұрын
Warka aad dadka u soo gudbiso waa kan ookale Goorma ayuu noqday Ridwan Xusen Soomaali waa AMHARA REER WALO
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Radwaan waa asal Somali oo Oromoobay. Walo maaha.
@coloowkunoow7835
@coloowkunoow7835 Ай бұрын
Asaga soomaali maahan hootadiisa soomaali ah
@mohjama399
@mohjama399 Ай бұрын
Beenaale
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel Ай бұрын
Yaa ka dhigay Ridwan asalkiisa Somali. Waar an lajoogin oo wasaq baad jaashihin, kutirikuteen.
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel Ай бұрын
Yaa ka dhigay Ridwan asalkiisa Somali. Waar an lajoogin oo wasaq baad jaashihin, kutirikuteen.
RW ANWAR  OO ISRAEL | BEESHA CAALAMKA SI-XUN U KARBAASHAY
18:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 85 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 36 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 44 МЛН