libaaaax cc shakuur maasha allaah hooyada nin bay dhashay from dir dhaba ethoipia
@maxamedxuseen174015 күн бұрын
Sheekha khayr Allaha iyo siyaasiinta kale khayr Allaha ku siiyo. Waa runtooda dhaxalka awoowyaasha ee jiilasha Soomaaliyeed lama bixin karo. Beesha Hawiyey ee Xasan ku hareeraysan ha ka qaadaan xilka. SI DEGDEG AH. WADANKU WAA UU WADA GADAYAA.
Haah waa nagu jiraa nin bixi kara Waa xasan shiikh oo dhulkii qabuuraha bixiyey haddana bixinaya car wadiiqada iyo baddii Oo weliba galmudug iyo hobyuu Gadan rabaa car u diida doqmayohow
@abumiskimohammad232614 күн бұрын
Nagaa amusaa
@maxamuudmaarshaal14715 күн бұрын
Sowdinkii iska ereyey madaxweyne Farmaajo ee la idinkaga baqan jiray
@abdullahhassan105915 күн бұрын
Adeerow shariifow adiga io cc.shakur miyaadan ahen badii kenya aad ka iibisen dalxoreeye ayaa soo celiyay marka ma waxaad mooden in aan iloownay tuugo badeena katay in aad iska aamustan labo tabeelo😂😂😂😂😂