✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Sahanka TV Waxaad ka heleysaa Wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 24 Saac Nagu soo biir oo Subscribe saar Chanalkeena
Пікірлер: 65
@andynathon47713 күн бұрын
Xassana hadii uu hadeer xamze wax kadhageysto ❤❤ waa axmaq 2 jibaaran ❤ waayo horeba wuxuu u ahaa axmaq ❤❤ nimaan axmaq ahayn dadkiisu ma balan balaan ❤ qabyaaladina kamashaqeeyeen isagoo jagadii wadanka usareysay haya ❤ ilaahna waxaan barinay in cawaankaas uu alle k ahorleexiyo umada allahuma aamiin❤
@andynathon47713 күн бұрын
Xassan waxaa umuuqda dhiiga dhalinyarada iyo shacabka reer jubaland ❤❤ xamze hadal uma yaa waayo waa doqon waahore la sahansaday oo waxwalba lagudayay ❤❤ waan taageersanaa laakiin hadeer iga dhimay ❤❤ yaahada wax kadhagaysanaya ❤
@abdulqadirali54192 күн бұрын
Waxaa saxan r,w xamse waa waan ha galo waa talo fiican
@ahmeddirshe31413 күн бұрын
Xasan waa dumiyaha dalka & dadka soomaaliya oo wukashaqeystaa dalka ee umasheynayo somaliya sad wada Aragtaan shababka & xasan in Aydhirkadyihin wacadan
ASC XASN SHEEKH AYA QALDAN WIXII WALAALOW LAGU WAYO XOOG MA LUGU HELO CIISANKA HADA UU XASAN LA ORDAYO BERI REER BEY NOQONAYAN REER WELIBA WIILKISA MADONAYO IN UU KU DHINTOMEEL CIDLO AH MARKA XASAN WA NINKII NIN KALE MA AH FARXAANO KA JAG WIILKEGI YOW FARXAN QAROLE O LAGARANAYO INUU AHA ASKARI SOMALIYED DALKIISA U SHAQENAYO ALAHA U NAXARIISTO AMIIN AMIIN XASAN WAKAS HOREY BA LO YIRI HOG QAYANO HA QODIN HADDII AD QODI HADHEREN ADIGA KU DHICI DOONTI MA OGID XASAN ALAHA U NAXARISO AMIIN AMIIN ASC
@LulMohamedfarah-qn8fs3 күн бұрын
Dagaalki larabay in.al.shabaab Lagu qaadi.laha 💔💔😭😭 miya.isku .badalay..in..shacabka.kismaayo.,lagu weraro
😂😂😂😂 canugaan sheeydaan miyaa wax usheego maamul goboleed ayaa ka wood badan dawlada dhexe miyaad naleedihiin😂😂
@PRIVATE_1672 күн бұрын
qof iyo cod farmaja uga dhowaa mida kale xasan wuxuu mogyahay somali in ay wax isku darsatay jubalen ceelasha ma aha ee dad baa leh
@barsaqanbarwaaqo41103 күн бұрын
BEENAALE AAN EDEB LAHEEN WAR KA FIIRSO WAXAAD KU HADLEYSO OO LAGUU SOO DHIIBEY
@OtaSheere3 күн бұрын
Xooga dalka guul ha laso Afjaro mujrim madowe🇸🇴🇸🇴🥷💪💪💪💪
@sahrujainaali1323 күн бұрын
Xasan shiiq muu somalind u diro cidan oo uu gacanta dawlada soo galiyo illeyn waa dabar yar yihiine walahi qabiil naceyb ayaan u arkaa hadey dawlad jirto dalka dhan ha gaaro ninkii bada iibiyay oo dambi qaranka ka galay ayaa joogo nin ayaa lagu eryanayaa dandeyda ii fuli xasan shiiq dandiisuu wadaa Dan soomaaliyeed ma wado muu shabaab la dagaalamo
@hafsaali42973 күн бұрын
Nabiga Salallaahu calayhi wasallam waxuu dhahay:- khayr kuhadal ama iska aamus". Huuno Axmad iyo Xasan nama yaqaanaane aan danteena karaacano.
@NoorMohamed-dw4up3 күн бұрын
Wayqaldantahay hasan sheek
@khadarcabdi15852 күн бұрын
❤❤
@malaboa5913 күн бұрын
Laaluush leeysa siiyo goomeey Soomaaliya ka baxeeysaa oo sharci lagu dhaqmaa, si musuq maasuqa iyo qabiilka ragaadiyay Soomaaliya looga baxo oo aduunyada horumartay loola tartamo. Yaab
@AaminoCabduqadir-w8n3 күн бұрын
Calemasarka axmed caade yaa kalatashanayaa tasi talo mahaa cidankanaa waa lasoo qabqaban isha allah waar xasanoow joog diyarad waa laga soo ridayaa
@sahrujainaali1323 күн бұрын
Dalkii dagaal qabiiluu galay xasanoow ka joog wiilasha ha isku dhameynin madaxweyne ma tihide qabiilaa noqotee
@PRIVATE_1672 күн бұрын
dowlad dhexe majirtee dowlada xasan dheh marka horaba hogaamiye koxedki aar aree bey barlamanka u dhiibeen waxwalbo sax iyo qalad mayaqano afkaa loo buuxin wuuna ansixin
@PRIVATE_1672 күн бұрын
xasan waa natanyahu shekadana qabiil bey isku bedeli mida kale odayaasha mcn jecelka hanoo soo saarin ee boos raadiska ah xasan isaga ha isasaxo Axmed qabuur ma fagin habar gidirna ma bara kicin
@Hibomohamed-nm4sg2 күн бұрын
Allow shartoda nagaqabo
@SalahArale-e5e3 күн бұрын
LIKED
@SalahArale-e5e3 күн бұрын
LIKESS
@FuadAhmed-z9b3 күн бұрын
Imaanka Allah hakaa qaado 2 shillings oo gurgurte ku siyey ayeed rabtaa inad nugu gadato tuug yohow
Hassan sheekh marka kowaad waa inu erya Xamza kadib u soo magacaabo raisul wasaare nin mareexaan ah, kadib u gutooyiin ciidanka xoogga oo ka kooban mareexaan u diro jubbaland si Ahmed madoobe iyo cagadheerta meeshaa looga saro, markaa kadib mareexaan madax looga dhigo jubbaland