DEG DEG: MADAXWAYNIHII DALKA IRAN OO GEERIYOODAY | WAR WAYN

  Рет қаралды 95,608

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

16 күн бұрын

#subscribe
DURBA MEELA KALA DUWAN AYAA FARTA LAGU FIIQAYAA!, WAXA SOO SOCDA IYO WABIGA YAA WAYN
• DEG DEG: MADAXWAYNIHII...
Iranian President Raisi dies with other occupants of helicopter
Raisi and Foreign Minister Amirabdollahian along with others who have been onboard the helicopter have died, multiple Iranian news agencies have confirmed.
The Red Crescent did not provide information on whether the president and his companions have survived or not.
Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 222
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 13 күн бұрын
GEERIDA MADAXWAYNIHII IRAN IYO WASIIRKIISA MA MID DABIICI AHBAA MISE WAJI KALE AYAY LEEDAHAY? RA'YIGIINA NALA WADAAGA SUBSCRIBE & LIKE HA ILOOBINA GUULAYSTA
@hafsaali4297
@hafsaali4297 13 күн бұрын
أللهم اهلك الظالمين بالظالمين واجعلنا من بينهم سالمين غانمين يا رب العالمين.
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif 13 күн бұрын
Iran 🇮🇷 oo ah dowlad weyn iyo israiil iskuma dhigman Marekan iyo israiil waxbo ma ahan nukliyeerka xogtiisa wa Ŕùñ😛
@abdikariim2482
@abdikariim2482 13 күн бұрын
Cabdixafid waa shil caadi ah tano kale waxy kudhacy xidigii NBA da kobe braynt 2020
@cumaraadan-fh3ur
@cumaraadan-fh3ur 11 күн бұрын
You
@mohamedabubakr-gq6qh
@mohamedabubakr-gq6qh 13 күн бұрын
Inaa Ilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun allaha unaxariisto Ibraahim Raisii 😭😭😭
@abdirizakGure-gx3pb
@abdirizakGure-gx3pb 13 күн бұрын
Ina lilahi waina ilayhi rajicun naxaris wasaca alaha siyo Ibrahim raisi
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 13 күн бұрын
😢😢😢😢😢 Illahey ha u Naxariisto insha Allah Geesi Ayuu Ahaa Aad baan u Naxay 😢😢
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 13 күн бұрын
Alaa ilaahoow unaxariiso gaalada ayuu u caga jugleeyn jirey
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 13 күн бұрын
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 13 күн бұрын
Allah ha u na ariisto madaxdaa la ciilay ee lagu laayay mission possible
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 13 күн бұрын
Allh yarxam yaa allh cawil khyr qaba
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 13 күн бұрын
Innaalillaahi wa inaa illaaahi raacjuuc illaahoow u naxarriso reer Iran sabar jamiil allaah swt ha siiyo 😢😢😢😢😢😢😢
@user-hx2ng3it5x
@user-hx2ng3it5x 13 күн бұрын
Waa murugada islaamka wana arin cad in maraykanku dileen ilaahoow iraan bad baadi
@Hodaneey
@Hodaneey 13 күн бұрын
Ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun rabi ha u naxariisto dhaman tood ajashooda inta ku eekayd wan jecleyn in nolol lagu helo .subxana Allah rabi qorshihiisu sidisu u fulayaa allahu akbar
@aminakhadar581
@aminakhadar581 13 күн бұрын
strong man haduu tegey weli waa haren strong man Yaarabi uwadanaxriiso Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi jabi cadowgan
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 13 күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ilaahey ha naxriisado
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 13 күн бұрын
Allah u naxariisto, badal qayr qaba ayaan illahay oga baryeenaa
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 13 күн бұрын
Kuli nafsin daaiqatul Mowit ilaahay ha unaxariisto waa muslimiin geeriyootaye wakhtigoodina soo dhamaadaye ehelada iyo qaraabada eey kabaxeena Samir iyo iimaana allaah haka siiyo aaaaaamiiiiiin aaaaaamiiiiin inshaa allaah
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 13 күн бұрын
Inalilahi waina ilayhi rajacun Illahey hau naxristo madexwaye raisi 🤲
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 13 күн бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 13 күн бұрын
Yaa allah Muslimka u gargaar markasta waxan u duceeya madaxweynha Turkey iyo kan Iran wa awooda kaliya ee Muslim ka😭
@ubahabdille8510
@ubahabdille8510 13 күн бұрын
Waa losiman yahay geerida lkn madaxwane geeeriya ahay ilahay ha unaxaristo
@barlinjama8423
@barlinjama8423 13 күн бұрын
أنا لله وأنا إليه راجعون الله يرحمهم ووسع مذخلهم و نور قبورهم و صبر اهلهم و اعظيهم الصبر والصلوان والقوة و النصر اللهم امين يا رب العالمين وصلى الله عليه وسلم واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 13 күн бұрын
Saka waxaa iga fiicnan laheyd anoo maqla waxaa bakhtiyey raysal wasarihii Israel
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 13 күн бұрын
Allaha u Naxariisto Dhamaantood. Wey Shahideen Alleya Raxma Raximiin Al Mowtul Xaq,Kuli Nafsi Daaiqatul Mout.
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 13 күн бұрын
Meeshay ku dhacday in laga badbaado 90% Allaa unaxaristo mw iyo waaftigisa walaaha iran 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷😭😭😭
@warisroobo1759
@warisroobo1759 13 күн бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan Muslimiinta, Madaxda Iiraan dhamaan tooda Allaha u naxariisto, Dawdadoona Allaha ugu badelo bedel kheyr badan.
@MohamedAli-lh6gi
@MohamedAli-lh6gi 13 күн бұрын
Ilaahi naxaristi janatul fardowsa ha siiyo inshallah amin
@zammyali3047
@zammyali3047 13 күн бұрын
So sad ilaahay ha u naxa riisto 😢😢😢
@afrahap4406
@afrahap4406 13 күн бұрын
Illaahy unaxriiso falstiin uhiilin Jiray wallahi caloosaan kooy 😭😭😭😭😭😭😭
@afrahap4406
@afrahap4406 13 күн бұрын
Muxu uga hadlayaa isgaa😭 beegsady markanku
@AhmadBaciidfuul
@AhmadBaciidfuul 13 күн бұрын
Falastiin garab adag baa ka baxay Geesigii u hiilin jiray
@ahmedosman4023
@ahmedosman4023 13 күн бұрын
Madaxweynaha iiraan ibrahim ra iisi Allah unaxariisto.
@user-bc8mj8nd4i
@user-bc8mj8nd4i 13 күн бұрын
Allah ha uunaxariistoo 😭
@CagmadhigeYare
@CagmadhigeYare 13 күн бұрын
wana kaxunahy allaha unaxaristo hadii ey yihiin muslim
@hnoor4361
@hnoor4361 13 күн бұрын
Rabbi haw naxariisto jannatal fardowsa Aclaa hawgu deeqee madaxdaa iiran eegeeriyotey waanu ka hunahay cadawga muslinkana wasku farax santahay lkn nafwaliba maalin bayleedahay waa kadhamaaday waqtiigii
@user-sg9ql6le8g
@user-sg9ql6le8g 13 күн бұрын
Rabi haw naxariisto dhaman ehelkoodiina sa mir haka siiyo waa geeri murugo badan
@user-kh5kh5dj2m
@user-kh5kh5dj2m 13 күн бұрын
Ina lilaah wa inaailayhi raajicuun alaha u naxariisto madaxdaa muslinka walaalaha reer iiraana sabar iyo iimaan
@fatumaali1463
@fatumaali1463 13 күн бұрын
أنا لله وإنا إليه راجعون Alaha unaxariisto
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 13 күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto dhamaan badal khayr qabana ha siiyo EERAAN iyo muslimiin ta ba
@umruweydo832
@umruweydo832 13 күн бұрын
Adigana waad mahad san tahay xalay waan ka murugooday dayaca dhacay
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 13 күн бұрын
Ina lilahi wa ina ilayhi rajicuun, Allah u naxaristo dhamaantood
@hamdiabdi254
@hamdiabdi254 13 күн бұрын
Allah unaxaristo dhamantod🤲🤲😭😭
@abdallahsaad-md5ef
@abdallahsaad-md5ef 13 күн бұрын
Inaa Lillah waa Inaa Illehi Rajiicun 😢😢😢😢
@ilhaanmohamed-cm8lr
@ilhaanmohamed-cm8lr 13 күн бұрын
Yaa Allah Yaa Allah ilahow unaxariisto janadul fardwso caala Allaha ha ugu biishaareeyo 😢😢😢😢😢
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 13 күн бұрын
Allah aya qadaray Lkn. DIYAARAD U A S laga leeyahay aya looga shaki qabaa
@user-gd4hp7uv2x
@user-gd4hp7uv2x 13 күн бұрын
inaallilaahi wa inaa illeyhi raajucuun waxan qaba shilkasi in uu ahaa mid laga danbeyey
@hassanwais2921
@hassanwais2921 13 күн бұрын
Ina lilah wa ina ilayhii rajucun ilahow unaxariso walaalaha Iran waladilay umalaynaya allahu yaclam
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 13 күн бұрын
Very sad allah u naxariisto
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 13 күн бұрын
Laailaaha illalaahu maxamedu Rasuulullaah waa geeri naxdinbadan ilaahry ha unaxariisto
@cabdicali8730
@cabdicali8730 13 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Somali-iq8gu
@Somali-iq8gu 13 күн бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 13 күн бұрын
Jzklh kheiran BritSomali tv 🌿
@abdirahiimbulbul410
@abdirahiimbulbul410 13 күн бұрын
Alxamdulilah cirka iyo dhulka aya kanasanaya shiicay bakhtiyay Yaa muslimin dhameeyay??
@bushra445
@bushra445 13 күн бұрын
Waa nin kaa sharaf badan illahey ha u naxariisto
@hodanmahamed7419
@hodanmahamed7419 13 күн бұрын
Alle haunaxariisto Bedel khayrqaba insha Allaaaaaah
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 13 күн бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Alla jeclaan lahaayaa inuu warkaan been noqdo. Allaha naxariista badan ha u hiiliyo Muslimiinta.
@alicilmi3501
@alicilmi3501 13 күн бұрын
Alah ha u'naxariisto madaxda iiraan balse marka la fiiriyo xaaladaha jira xiligan wax walba waa suurtagal waana arin ubaahan baaritaan rasmi ah
@baashiabdi9882
@baashiabdi9882 13 күн бұрын
Allah ha naxariisto
@bishaaromaxamuud1302
@bishaaromaxamuud1302 13 күн бұрын
Warkii igu naxdinta badnaa intaan meshaan kuxirnaa
@sahromaxamuud4899
@sahromaxamuud4899 13 күн бұрын
Allah ha unxriisto 😭😭😭😭
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 13 күн бұрын
Arinkan ma garanayo kheyr iyo shar iney tahay. Lakin Musliminrta bariga dexe kheyr ayan urajeyn
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 13 күн бұрын
Hhhh next masar insha allah waa argigixiso ictisaam
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
@CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 13 күн бұрын
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay ha unaxariisto
@abdiwahidhassan2292
@abdiwahidhassan2292 13 күн бұрын
Allaha unaxariisto dhamaan marxuuminta
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare
@Abdi_Rashid_Ozil_Yare 13 күн бұрын
أنا لله و انا اليه راجعون 😢😢😢😢😢😢
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft 13 күн бұрын
‏اللهم اجرنا في مصيبتنا واخلف لنا خيرا منها
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 13 күн бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Kilkaas Naxdinta leh waa in labaaraa waxa Sababay, hadii ay tahay wax dabiici ah waa lagartay waana laga gudbi, hadii ay jirto tuhun waa in Salkeeda la, soo taabto.!
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 13 күн бұрын
Allah unaxariisto dhamantod 😭😭
@LovelyAcorn-ti7ib
@LovelyAcorn-ti7ib 13 күн бұрын
Ax ax allah unaxaristoo😢😢😢😢😢😢
@nimomumin2552
@nimomumin2552 13 күн бұрын
Inaa lillahi wa ina illahi rajuuncun tasi waa farxadi reer galbedka
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 13 күн бұрын
Allah ha unaxaristo dhmntood madaxda halka lagu laayay lkn wixii jira cakaaru Iman wayna cadahy in mission lagu dilay
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 13 күн бұрын
Allah ha u naxariisto
@safielmi4115
@safielmi4115 13 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajucuun ilaahay ha u naxariisto
@siradaden5830
@siradaden5830 13 күн бұрын
Inaa lilaaah waa ina ilaaheen Rajucuun Alle ha unaxariisto
@HiboXasan-ib5gc
@HiboXasan-ib5gc 13 күн бұрын
Allh u naxariisto
@liibaancabdulaahimaxamuud8219
@liibaancabdulaahimaxamuud8219 13 күн бұрын
Waa war culus
@ureejiahmed7576
@ureejiahmed7576 13 күн бұрын
Inaalilaahi wa innaa ilaahay raajicuun ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 13 күн бұрын
Allan u naxariisto 😢😢😢😢
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 13 күн бұрын
Hsda ka hor wsrbaahintu waxsy baahisay inshilkaa ay ka badbaadeen oo muqaalo ay soo bandhigayeen
@mulkiabdulle1568
@mulkiabdulle1568 13 күн бұрын
Inaa lilaahi wainaa ihayraajicun geerida madaxwaynaha.iran
@fadumomalin7783
@fadumomalin7783 13 күн бұрын
inalilahi wa ina ilayhi rajacuun yarabi u naxariso wa geeri musliminta aad ogu daran dhagahoda galadana ka farxintonta lkn qadarka ilahay waku qanacsanahy hada Muslim nahay alxm
@anzalhassanabdi8093
@anzalhassanabdi8093 13 күн бұрын
Bisinka wallhi geeri naxdin leh Allah ha u naxariisto
@aminakhadar581
@aminakhadar581 13 күн бұрын
أنا لله وإنا إليه راجعون Allah hauwadanaxriisto kuligooda janatul firdows Allah hauwadakaso Yaarabi 2dan cadow umadakaqabo
@abdullahigelle74
@abdullahigelle74 13 күн бұрын
ASC Allaha U Naxariisto dhamaantood Lkn Xili Xasaasi ah Ayaa lagaaday Ragaas asaga IYO wasiirka arimaha dibadu Waxay ahaayeen 2 Nin waqtigaan slamka qiimo Ween Ugu fadhiya waxaan laga SOO raad Raacay furitaanka dham kaas Rayigaya WAXAA shaiki ween leh Diyaarada USA oo aroirtii shalay doofariisatay sderba jan
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 13 күн бұрын
إنا لله و انا اليه راجعون الله يرحمه
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 13 күн бұрын
Inaallilahi waa inaailahi raajicun. Allahayow musiibada qeyr ugu badal iiraan.
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 13 күн бұрын
Allha unaxaristo Rayi Ibrahim badal khayrqaba Allaha ubadal
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 13 күн бұрын
Ilahoow u naxariiso
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 13 күн бұрын
Asc sxb .LKN YAA. KADANBEEYAYY??
@khaalidali2805
@khaalidali2805 13 күн бұрын
Iiraan waa dal cadow ku ah umada suniga.
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 13 күн бұрын
Allah swt ha u naxariisto
@dahabbaadtahayisamin2346
@dahabbaadtahayisamin2346 13 күн бұрын
Qeeyr Sheek insha allah
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 13 күн бұрын
😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto dhamaantoda janada Allah ka waraabiyo israel iyo USA ka danbeyan arintan wa shirqool aargosiga israel weeye
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 13 күн бұрын
My condolences my condolences In lilahi wa ina ilaahi raajucuuun
@islaaxiyahabdirahman3440
@islaaxiyahabdirahman3440 13 күн бұрын
Inaa lillahi wainaa ilayhi raajicuun allah ha naxariisto😢😢
@SuhaybAhmadAbdi
@SuhaybAhmadAbdi 13 күн бұрын
Allah ha unaxaristo
@AhmadBaciidfuul
@AhmadBaciidfuul 13 күн бұрын
Ax walahay waa geeri xanuun badan waxaan filayaa in ay tahay mishin
@umuyahya6866
@umuyahya6866 13 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون،.😢😢
@cabdicali8730
@cabdicali8730 13 күн бұрын
Inaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun alla ha u naxariisto
@abdisharif8315
@abdisharif8315 13 күн бұрын
Ameen
@user-rj9wo8ol7g
@user-rj9wo8ol7g 13 күн бұрын
Allah unaxariisto 😭
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 13 күн бұрын
Ma sheydaamadii baa ka danbeeyay walaahi aad baan uga naxay
@maryamawil9305
@maryamawil9305 13 күн бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun ilahy ha unaxariisto
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 13 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون
@liibaancabdulaahimaxamuud8219
@liibaancabdulaahimaxamuud8219 13 күн бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@sawhadhiyemedia2984
@sawhadhiyemedia2984 13 күн бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR.
34:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
SIR LAGA HELAY SHIRKII CARABTA IYO SHIINAHA | XOGTA DAHSOON
22:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
CAN YOU HELP ME? (ROAD TO 100 MLN!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 36 МЛН
Sigma Girl Education #sigma #viral #comedy
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 82 МЛН
Pray For Palestine 😢🇵🇸|
00:23
Ak Ultra
Рет қаралды 33 МЛН
Iranian president visits Pakistan amid tension in Middle East | VOANews
2:57
DEG DEG: 'ISRAEL OO 46-ASKARI LAGA DHAAWACAY' | XOG CULUS
8:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3 М.
Important Celebrations at NATO 2024 - We Are NATO
1:46
US NATO
Рет қаралды 5 М.
SOOMAALIYA 'GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTAA' XOG CULUS
27:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 85 М.
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
Luck decides who wins 🍀😅#shorts #funny #viral
0:24
Uma NOOB
Рет қаралды 14 МЛН
Чья эта клубника ?
0:30
ЛогикЛаб
Рет қаралды 2,5 МЛН
🍁 Годный билет
0:10
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 5 МЛН