DEG DEG MADAXWYNE XASAN SHIKH OO DIINTA ISLAMKA KU GEFAY IYO SOMALIYE CEEB

  Рет қаралды 43,944

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

17 June 2024

Пікірлер: 273
@Nuurah951
@Nuurah951 3 ай бұрын
Xasan jamacaduu kasoo baxay waa jamacaf kiniisad. Baqtigana wuu usujuudaa. Qabrigana wuu qufaa. 25 xildhibaan oo wadani ah na wuu dilay Qaraxa muqdisho waxaa uga xun qaraxa Nairobi. Wasiiradiiduna waa wada shabaab. Ciidankana wuu shirqoilaa. Badiina kenyuu usixiixay Dalkii waa xaraash.
@kinsifarah779
@kinsifarah779 3 ай бұрын
Hasan sheekh jamcadah uu ka soo baxay waxay Ahayd krestiyan dib uu Racah tarikhda dib u Racah isaga oo macatabkiy kirestyankah xedhan buu ku jeraa tarekhdisa did uu Raca isagow jerjka jogah ka ogadah tarikhdisa marka lafaninayo was in muslemintu ka hadasha xasbeh Allaah wanecmal waking
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 3 ай бұрын
Waa duli baahan inta uu diinta wax ka sheegayo wuxu ku raadinaya dhuunta wax uu mariyo diinta alle ayaa ka taxadarey wexey lee dahay ciidan alle oo waardiye ka ah meel kasta oo kunool alle mahadiis weeye
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 ай бұрын
AALLAHU AKBAR
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 3 ай бұрын
رضيت بالله ربا وبالاسلام دينا وبحمد صلي الله عليه وسلم نبياورسولا الي كافة الخلق
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 3 ай бұрын
Allaah kariim
@shuukeshire1697
@shuukeshire1697 3 ай бұрын
Subxaana Allah
@jiijo556
@jiijo556 3 ай бұрын
Scw
@kabtan35
@kabtan35 3 ай бұрын
Laailaaha ila laah
@SiciidoCalimaxamuud
@SiciidoCalimaxamuud 3 ай бұрын
Shukn🎉
@medbouh7852
@medbouh7852 3 ай бұрын
Haa
@mohamedmuhumed8596
@mohamedmuhumed8596 3 ай бұрын
XASAN WUXUU NOQDAY DHIDAR WAA BAHALKII XABAALAHA QOTA MARKAA XASAN SH AYAA NOQDAY DHIDAR MARKUU QOTAY QABUURIHII XAMAR MAANTANA DIINTII AYUU WAX KA SHEEGAY
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 ай бұрын
Ciid mubarak kuli cam wa antum biqer 🌹
@habonaden2080
@habonaden2080 3 ай бұрын
Horaad Israël 🇮🇱 la dhagalama haadad Islam ☪️ inaad difaacto rabtoo …
@CabasCali-tz9vt
@CabasCali-tz9vt 3 ай бұрын
Subxaana laahi
@MariamAbdi-hd3kr
@MariamAbdi-hd3kr 3 ай бұрын
Ceeb madax weyno hadhin xasan shiiq
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 3 ай бұрын
Allahu akbar allaahu akbar xassn xayawaan maxuu ku hadlay iimaanka alle hakaqaadee
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 3 ай бұрын
Allahu Akbar subxanaAllah wayaab hunguri u goal kadalbanayo ayu diinteni uduleye subxanaAllah no mooho madaxweyne kan wa majnuun
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdinasir7998
@abdinasir7998 3 ай бұрын
Dad badan ban horey umaqlay inu nin kani gal is qarinaya yahay kanisadna wax lagu so baray.. انالله وانا الیه راجعون...
@SacdiyaMaxamuud-h1v
@SacdiyaMaxamuud-h1v 3 ай бұрын
Ar amow ingirisga ka qaloocayay macquul ma ahan in ow yiraahdo diinta islaamka ayaa arkagixiso ah hadow saas kawada islaanimadiisa qatar ayey ku jirtaa ilaahow hana sambirixin ilaahow nasug
@sareedo8184
@sareedo8184 3 ай бұрын
سبحانك اللهم اني كنت من الظالمين ❤❤❤❤ الله يسعدك يارب ويحفظك من صومال ❤🇸🇴
@sahramohamed-9516
@sahramohamed-9516 3 ай бұрын
هل تعلم انك مسئول على نفسك اجل ذلك فكر على نفسك الله يحفط حسن شيخ من شركم
@zahradahir8098
@zahradahir8098 3 ай бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 3 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 3 ай бұрын
.ilaahay.waaxan.kaag.bara.yanaa.diita.ilaakaad.usoodhig.taya.sigaga.ah.kuusooqabataa.imaanaalaawe.
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 3 ай бұрын
Yacni wuxukutugsan haya inu diintisi cayo sas wax kuheli subxanaAllah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 ай бұрын
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
@AbdirahmanAbulaahi
@AbdirahmanAbulaahi 3 ай бұрын
Kani madax Wayne soomaali ma,aha e waa baadari soomaali loosoodiray kani madax Wayne ma,aha e ilahay madax Wayne Muslim ah sii oo iimaan qaba
@ابوسعيد-ح9ظ
@ابوسعيد-ح9ظ 3 ай бұрын
Ingariska intaskayagana
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 3 ай бұрын
SubxanaAllah wayaab walahi kan ceeb caleyka
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 3 ай бұрын
Allow naga qabo cida kuah atag diinta islamka
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Aamiiiiiin
@Farhiya-n3t
@Farhiya-n3t 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 3 ай бұрын
SOOMAALIYAAY ALLAH KABAQA GLOBAL CRISIS WAA ISLAM AYUU YIDHI ‎ى: {إِنَّ الدِّينَ عِندَ ٱللَّهِ ٱلإِسْلَـٰمُ} إخبار ‎منه تعالى بأنه لا دين عنده يقبله من أحد سوى الإسلام، وهواتباع الرسل فيما بعثهم الله به في كل حين حتى ختموا بمحمد صلى الله عليه وسلم الذي سد جميع الطرق إليه إلا من جهة محمد صلى الله عليه وسلم فمن لقي الله بعد بعثة محمد صلى الله عليه وسلم بدين على غير شريعته، فليس بمتقبل، كما قال تعالى: {أية وَمَن يَبْتَغِ غَيْرَ ٱلإِسْلَـٰمِ دِينًا فَلَن يُقْبَلَ مِنْهُ}
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 3 ай бұрын
SOOMAALIYAAY ALLAH KABAQA GLOBAL CRISIS WAA ISLAM AYUU YIDHI ‎ى: {إِنَّ الدِّينَ عِندَ ٱللَّهِ ٱلإِسْلَـٰمُ} إخبار منه تعالى بأنه لا دين عنده يقبله من أحد سوى الإسلام، وهواتباع الرسل فيما بعثهم الله به في كل حين حتى ختموا بمحمد صلى الله عليه وسلم الذي سد جميع الطرق إليه إلا من جهة محمد صلى الله عليه وسلم فمن لقي الله بعد بعثة محمد صلى الله عليه وسلم بدين على غير شريعته، فليس بمتقبل، كما قال تعالى: {أية وَمَن يَبْتَغِ غَيْرَ ٱلإِسْلَـٰمِ دِينًا فَلَن يُقْبَلَ مِنْهُ}
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 3 ай бұрын
Subxanallaah
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 3 ай бұрын
xasan waadoQon waa dabaal waatuug waa shaytaan mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JuweriyoAden
@JuweriyoAden 3 ай бұрын
Allahu akbar
@kinsifarah779
@kinsifarah779 3 ай бұрын
لااله الا الله واحده لا شريك له له الملك وله الحمد يحيي ويمت وهوه على كل شيء قدير الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد الله اكبر كبيرا والحمد لله كتيرا وسبحان الله بكرة واسيراه وصل الله على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ربناء طلمناء افسناء وان لم تغفر لنآ وترحمناء لينكوناء من الخاسرين
@HawaDiriye-km3zw
@HawaDiriye-km3zw 3 ай бұрын
سبحان الله ان دين عند الله الإسلام
@abdimudhalibibrahim8198
@abdimudhalibibrahim8198 3 ай бұрын
inaalilaah wa inaa ileehi raajucuun. xasan muxuu soo qorey codkiina markuu dhegeeystey.??? 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CQadir-qr8by
@CQadir-qr8by 3 ай бұрын
Xaram xasan duku
@sgyuytew
@sgyuytew 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@abshirnor676
@abshirnor676 3 ай бұрын
I believe daaciyow did not understand what the president said. He said this; we are trying to push them to accept our problem is somali problem and we can’t solve global crisis with in Somalia which means that the world crisis is global crisis. He did not say islam is global crisis. I think you tried to defend islam, but you are lying which is “xaaraam” please don’t create more problems your self while you want to be right!Thanks
@CQadir-qr8by
@CQadir-qr8by 3 ай бұрын
Suubxanalah
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 ай бұрын
Xasan Dhiiqo, awalba gaalo iyo tolbeelayeey ayuu kursiga ku yimid. Marka inuu diinta caayo waa ka suurowdaa illayn waa nin TUUGSI tag.
@Saleman-444
@Saleman-444 3 ай бұрын
Madaxwaynahaislaamka.aflagaadeeyayanigawaxaigagadaranwaxanxayawaanka.ah.eedufaacaayaeenafsoomaalignaqorigaranaynninafsoomaaligabarataislaamka.iyoqabyaaladanakalasaaraxayawaanbaadtihiine
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 3 ай бұрын
Diinta Islaamku waa raxmada aduunka iyo Aakhiroba. Balse dadkeena qaarkood ayaa intii mudo ahaayd'ba Sartu ku godan tahay.
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 ай бұрын
Kan madaxweyne lama dhihi karo mid shacabka somaaliyedna mas uul kama noqon karo marba hadii diintena faragashtey ee lagu Jihaado Gaalnimo u qarsoon alle hanaga qabto oo mid ka roon diinta nagu dhaqo .hasan Qaxiyey meytadii
@KrimahHabshi-ms5vo
@KrimahHabshi-ms5vo 3 ай бұрын
Alaho akbar❤😢😢😢😢
@CandiQadirMaxamed
@CandiQadirMaxamed 3 ай бұрын
Xasan Ma ahan Madaxweyne Somaliyed Wansa kaxumahay Qofsaas ah Inuu Madaxweyne uqodo ummadda Somaliyed anagoo og Maamulxumadiisa ayuu hadana ugafay Diinteena islaamka walalayal
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 ай бұрын
waar hooy madaxwaynaha ceebaad lajeceshiin cbb hus soobarta ingiliishka yur yur soobarta ingiliishka markaasaa miwalba soodhreerinaya uhus waa r waar waxanookale hasoodeeniya waad ogtiin in xasan sheekh diin wa
@abdulkadiralimahamad4278
@abdulkadiralimahamad4278 3 ай бұрын
Xasan sheikh waa wax marhore laga sugaayay waana uu caddeystay mana aha madaxweyne ee halaga tashado dal iyo dadba halawado kaco dhib hadduu kubilaabanayaa xasan shikh ??? Hadalkeygana waa waa sax cid ama dowlad hor istaagi kartana majirto xasan shikh waxaa ku haboon inuu iska tago warkeygana waa xaqiiq py py xasan shikh???
@asheekh15
@asheekh15 3 ай бұрын
Salaadiisu waa munaafaq ee salaadiisa Soomaalidu kukhaldayaa umalaynmayo inaynacasnimo ugeynayso ee wwgaal umada isuqarimaya maalintii uuqabsaday xukunka wuxuu xasuuq kubilaabay ciidankii dalka oo uubaabi'iyey kadib mamulgoboledadii ayuu sibareer ah isugu hubeeyey oo hada iswada laynaya dalkii bad iyo beri wuu wadaxarashay intaas uudhofayo badihii buugooba goobaynayaa waanin aanin muslim nimada banaanka ugabaxay Soomaalia loosoodiray oo isqarinaya lonasoodiray inuudalka Soomalia dadkana dhameyo dalkana gaalada deriska ahi inayqabsadaan shaqadiisiina sifiican bay ugusocotaa Soomaali god dheerbay kudhacday inay baabadana khatarbay ugujirtaa
@muzamilali2949
@muzamilali2949 3 ай бұрын
Wa ka xumahay sida wad wax u fasiraten oo raqiska oo hal waji leh oo dinta islamka ma hassan sheikh miya dinta islamka u hoos fadhiden walalayal jawab ma istahishan cimran sorry yaad ku metesha arrimahan wad ka qara weyneyd arrintan iyo ragga aad wareysigoda so higatay
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 3 ай бұрын
Somaliyey channel Kan waxaa looga hadlaa wixii dowlada iyo koonfurta Somalia meel kale wax kama sheego bal u fiirsada
@sahruja5777
@sahruja5777 3 ай бұрын
Cimraan saqajaan yahow maxaad madaxdaada been ugasheegeysaa mase waxaadtahay kuwa ciilan ee 24saac kuwaashay Dalxoreeye
@abdullahiali2732
@abdullahiali2732 3 ай бұрын
Subxaanallah Qaniisiinta Norway buu lacag kagarabaah Diinta islaamka caaydeedah
@omarhassan9449
@omarhassan9449 3 ай бұрын
Umadda beenta ka daa oo sida saxdaa hakugu filnaato hana ugudbin (faweeylun lil musaliina)kaliya inta aan waxba garan uun baa run mooda waxaad dhuuniga ka raadineysid maxaase kuu aaqira ah qayaamuhu inooma dheera.war waa talo yaa maskiin
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 3 ай бұрын
Allaa xumaan kafog dadkaso qalad waa kadhacaa madaxdena maxaa nagu diray allaa xumaan kafog walayaan Allah subaxanahu watacaalaa ayaa nagu dhahay dowlad muslin ah oo xun iyo dowlad gaalo ah oo wax hesto allow somaliya eed badanaa Qofkii madax u noqoto xaq iyo xor nimo uma ogalin madax wene sorry somali baanu nahay dadkaan aqon kufilan malan waxaa ugu daran cunugan jooga gobalada somali fiqiga soobaro qofna qof Allah tarasaled ugama ahan madax oo la adeeco waa acmaal acmaasha kamid ah Qabiilka Allah ayaa nodore
@Blackiislo
@Blackiislo 3 ай бұрын
Oo kiyaal weyne daarood oo dhan ficil tan hawiye idinku jiro wareysiga dhameystir doqon yahow
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Waxaan idin.weydiiyey.ma.Xaarood baa diinta iyo somalinimada ilaaliya waar waqtigaa dadka khaldi jirteenn waala soo dhaafay futadiina la ogaaday
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 3 ай бұрын
anigu adaa ba kula yaabanahay waxad ku cel celinaysaa madaxwayne iyo xasan shiikh anigu hadan mwne ku sheego asha haado suur baan ku galayaa ina shiiikhna kuma sheegi karo Umana aqaan in Ina shiikh maxamuud la dhoho cad xalaal ah kuma yaalba Diin iyo xalaal inuu ku dhashayna maba aamin sani maxaa ba Ina shiikh ku tilmaamaa xaaraami gurguurte culusow baan Oran karaa hadaan sharfo sharafta ale haka qaaadeee
@cabdilaahiballacke6718
@cabdilaahiballacke6718 3 ай бұрын
Waxa uu ka wadaa dawlad islaamka oo dhan waxa haysta dhibaato sidaa suu ka wadaa
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 ай бұрын
Shahaadad uqabo oo diinta ku soo celi hadaad adigu ka roontahay
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 3 ай бұрын
Ilaa had Kama maqlin hasan sheikh wax diin caay ah marka wax soo Barta ee hanaga gadina aftidiina meel loo raaco lahayn cayrtiina iska qaata oo naagihiinana dhaha❤boy friends and girl friends aan ilamaha isaga dhalnay diinta aad leedihiin maxay tahay xaaran baad tihin markasad anaga naga gadaysaan sheekadan Hasan waa nin diin leh kuna dhashay kuna dhaqma marka adigagan hadlayo gabadhada ayaa kugu xirmi karto yaa alaah diiinta aad leedahay maxay tahay xaaska ad qabtid iyo Meherkii😂baad been ka sheegtaye yur
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 3 ай бұрын
Wllhi wa run somalisan intoda badan wa mushrikin qabil cabuda inyar o alle u naxristay moye
@fkfk4107
@fkfk4107 3 ай бұрын
Idinkamaha inaad diin daafaceesaan Afkiin edab u yeel war heedhe waxaad adiga iyo kuwii kaa horeeyay ma waxaad hassan shiiq diin kuma gaartaan adiga iyo labadee kaa horeesay
@umu-maalika
@umu-maalika 3 ай бұрын
Xasan sheekh dinta islaamka ma aamisana haduu aaminsanyahay dadka qabuuraha kamuu Soo saren ha nagala qabto musiibada oo uso wado umuda soomaliyeed subxanallah xayawaan ka Hadleyn Aya dhama xitaa xaywaan haku tilmaamin kan
@OmarAli-eg4go
@OmarAli-eg4go 3 ай бұрын
Aad ayaa oga xunnahay hadii run tahay magaranaayo in giliishka waxaaleenaha haka tooba keen gafaka ween waadhacdaa qofka muslimka ah enoo kudhaco gaf
@fkfk4107
@fkfk4107 3 ай бұрын
Horta magac Al qaacida waa wax ay sameeyeen gaalada laakiin adiga iyo midka wax sheegaayo iyo midka views ku raadinaayo hassan diin kam badisiin waxaad tihiin waa ognahay
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق 3 ай бұрын
Ini waxaban aminsanahay inuu itoobiyo dalka kuqabsan doono oo galadoo dhanbkeenaayo warkaas halaiga qoro
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 3 ай бұрын
Kan waa wax maqdi marki uu gaalada usujuuday ayuu iga dhintay lkn waxaa nasiib dara ah inuu somaliya madaxweyna heeda ku magacaaban yahay uf uf
@CabdulQadir-nk6kk
@CabdulQadir-nk6kk 3 ай бұрын
سبحان الله سبحان الله
@roodaabdulaahi7426
@roodaabdulaahi7426 3 ай бұрын
Ayaan daranaa soomaali kolba Kii ugu xunbaa xilka uqaban Ilaahoow naga soo qabo Wax khayŕ qabana ugu badal umada
@cabdiraxmaanmuuse3328
@cabdiraxmaanmuuse3328 3 ай бұрын
Wll mahasanid runbaa lagu qoslaaye wad iga qoslisay wll .maxdax weeyne noomaha
@mohamedmuhumed8596
@mohamedmuhumed8596 3 ай бұрын
XASAN BAAHANE MIYUU DIINTII KABAXAY MISE GAAJAA UGAYSAY INUU DIINTA WAX KA SHEEGO ALLAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
kowo xasan dhiiqo shabaaba iyo kooxodiisa oo qabariyada faganaya markuu Aduunkii soo laqaya🥹
@MaxamedMarre
@MaxamedMarre 3 ай бұрын
Hooyo hasoo kudo aan kudee Waan dhabayaa miyaa miyaa mac naheeda Hooyo hasoo dhaqsato aan dag dag nee Kudid waa orod maaha wasmo In yar baad luqada ka barateen
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 3 ай бұрын
Madaxwayne xasan sheekh hada maaha ee waxuu diinta ka baxsanaa markuu gaalka dh8ntay u sujuudayey lkn lama fahan sanayn
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 3 ай бұрын
Xasan sida cad waxuu wax ku soo bartay awalba laba Kiniisadood sidaas daraadeed Islaam u dhimrin maayo
@benin9773
@benin9773 3 ай бұрын
ma la ga yaaba inuu af ingiriiska ka u fakaday ! malaha wuxuu rabay inuu yiraahdo waa dhib aduunka iyo muslinka haysta .wax hala iska hubiyo
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 3 ай бұрын
Somalida war maba runsadaan warheedhe qabil aa idinwado ii waxa hubsada waryaa waxay rabaan ha ahaadaan amuslin ama nuceyrabaan hanoqodaan
@Blackiislo
@Blackiislo 3 ай бұрын
Shedhaan tiktok Khawarij ayaa tahay sidaan darteee xasan sheikh ma jeclid adiga
@habonaden2080
@habonaden2080 3 ай бұрын
Maa beenbaa ? Why Palestine 🇵🇸 maanta loo babi inaya because waa Islam ☪️
@habonaden2080
@habonaden2080 3 ай бұрын
Maa beenbaa ? Why Palestine 🇵🇸 maanta loo babi inaya because waa Islam ☪️
@NuradiinSalaaf-to3wv
@NuradiinSalaaf-to3wv 3 ай бұрын
Ninkaas gasl waaye lkn dadkii codadka siiyay baa danbigaas dusha saaranaya kolay anigu ma dooran
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 3 ай бұрын
Ama muslin hanoqdaan ama argigaxisad hanoqdaan waa global gres ayuuyiri
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 ай бұрын
kana MD maaha soomaaliya oo uu baabiye xataa hada islaamaka iyo diintooda buu u gefeye 🥲
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 ай бұрын
Hadalkan qudha maaha wax badan oo muslimnimadiisa kalagaga shakiyo ayuu sameeyay
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 3 ай бұрын
Xasan arika uu isaamka ogu gefay waa in talaabo laga qaadaa wayo waA argagixiso dhaqaalo doon ah
@MaxamedMumin-u4e
@MaxamedMumin-u4e 3 ай бұрын
XASNOOW DADKII SHAKIGA WAKASAARTAY OO WAACADESATAY MAANTA ADGA IYOO ILLAAHADA WAYE
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 3 ай бұрын
Xasan shiikh wuu idinka badiyaa diinta islaaamka jaahiliin ayaa tihiin maxaad diin kagaranatsaan
@hassanabdi5753
@hassanabdi5753 3 ай бұрын
Xasan sh waa goal sobabtoo ah kanisad kotali ah ayaa laga xukumaa oo aan armagnac isagoo ku jira
@MuseAxmed-hf2qg
@MuseAxmed-hf2qg 3 ай бұрын
Waan garanayaa anigu waxaa jira dad daba gediya hadalka dadka aniga waan ku bararug sanahay si wayn mahd sanidiin
@KhaliifMaxamed-lx8iw
@KhaliifMaxamed-lx8iw 3 ай бұрын
Isqabadsii hadalkaa waa galnimo gaalna oranmayo war murjio iskadhe
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 3 ай бұрын
Xasan waa bani aadam.waana qaldami karaa.waana ka towbad keeni karaa.allena ha u dambi dhaafo.
@Nuurah951
@Nuurah951 3 ай бұрын
Kan wuuna ceebeeyay duliga. Dhibaato aanka harin Allaha kugeliyo xasanow.
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 ай бұрын
Aaaamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
@marwoali6189
@marwoali6189 3 ай бұрын
WAAR RAG SOOMAALI AH OO AAD MOODAYSAAN ISLAAM BAA BUUXA DAAROOD HAWIYE WAA FIDMO LOO SOO DIRAY DIINTA ISLAAMKA LAAKIIN ILAAHAY BAA QAQABAN DOONA MID KASTA OO SOOMAALI AH OO ALLEE KA SOO HOR JEESTA ALLEE WUU OGYAHAY.
@somalitube3425
@somalitube3425 3 ай бұрын
Maxaa Shakhsi iyo Daaroof iyo Hawiye oo dhan iska galay oo ah dad ka Badan 15 Milyan. Qabiil walba Qofxun iyo Mid fiican ba way leyhiin
@mohamudsaidomar9852
@mohamudsaidomar9852 3 ай бұрын
Af adan aqoon hoyada wasna Waka yeersiiyaa idiintaadana wakasaara
@MariamAbdi-hd3kr
@MariamAbdi-hd3kr 3 ай бұрын
Hadaa buu buu nineysiin hadalkiisa markaad dooraneysaan waad ogeedeen
@alielmielmi2109
@alielmielmi2109 3 ай бұрын
Kulli waa niman qabiil ku talax tegaywaa wada dhulmahante diin u doodaa
@HawaDiriye-km3zw
@HawaDiriye-km3zw 3 ай бұрын
Awalle waarun hadalkaas waayo Qabiilka iyo Diinta qabiilkaa ku weyn
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 3 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 18 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 53 МЛН
SIXIROOLE WEYN OO SIRTAAN MUSLIMIINTA KA SHEEGTAY!
11:35
Dulmi Diid
Рет қаралды 87 М.
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 1,5 М.
Sir Wayn Tirada Dhimashada Huwanta Dagaaladii udanbeeyey
16:21
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 18 МЛН