Deg Deg Maraakiibta Turkiga Oo Soo Galay Somalia, Khilaafka Xasan Sheekh & Madaxda M/Goboleedyada

  Рет қаралды 37,448

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 50
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الشعب الصومالي بأكمله اللهم احفظ بلادنا من كيد الأعداء من الخونةو الحبشة أخواني ابشر و بنصر الله للشعب الصومالي مافعله بيحي هو ضار وفعل شنيع لم يفعل قبله أحد من الشعب الصومالي ولكنه نافع لأنه وحده الشعب الصومالي بأكمله بالرفض من فعلته وعمى قريب سترون بعودتك وحدة الصومال الكبير ان شاء الله تعالى نسأل الله العلي القدير أن يحقق آمالنا اللهم امين
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 2 ай бұрын
Ilaahay ku ciqaab kuna cadaab kufri yahaw ilaahay ka gaaloobay. Midnimada aad sheegaysaa waa dulmi aad la doonayso Somaliland, ilaahayna wuu arkayaa
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
Cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 ай бұрын
amiin amiin
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 2 ай бұрын
Turki waaa wadnaha Somaaliya guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul mashaaa Alaaah
@alimohamed6918
@alimohamed6918 2 ай бұрын
Guuuuuuuuuul Soomaaliween Guuuuuuuuuul Turkiet
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 2 ай бұрын
Turki wuxu.heystaa ogolaasho bada iyo dhulka soomaliyeed Raaskamboni ilaa Racaseyr itoobiya muuse waa laso afjaray ee dowladu awoodeda ha muujiso libaaxa east africa waa soomali geeska africa waa in soomaali 5ta somali ka talisaa
@abdulqadirali7885
@abdulqadirali7885 2 ай бұрын
Turkiga waa Dowladda keliya oo na garab taagan xilli walba ❤❤❤❤❤❤
@elias2559
@elias2559 2 ай бұрын
Bashir Goobe wasiirka haweenka iyo ciyaalka waa wasaarad qiimo badan .
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 ай бұрын
Our brothers, and sisters of Turkeye came to rescue the government of Somalia, and the people of Somalia got very pleased, after a long struggle of civil-war in 1991. When the world got tired of the deep rooted conflict between the Somali tribes men and women failed to form a government, of course there were many an solved political and economic growth in Somalia until 2011 hit Somali a bad drought and famines because of the climate changes, that caused Somalia to suffer storage of food. The President of Turkeye government Erudogon and his team empowered the world to Somalia. Turkeye government is deep in the hearts of many Somali people telling Turkeye people we❤you.
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
@@dahir-dz4vh turkey wuu danbeeyaa
@HusseinMohamoudali
@HusseinMohamoudali 2 ай бұрын
TURKEY 🇹🇷 POWER DUNIDA TURKEY 🇹🇷 WAA INUU DUQEYAA SALDHIYADA JABHAD SNM & ITOOBIA BA WANA LA SOO AF JARAYA TUULOOYIN HARGEISA IYO BARBARA &BURCO WAA LA DUQEYANAYAAA 🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷💪💪💪💪💪💪💪💪
@Kihkjc
@Kihkjc 2 ай бұрын
Guul weye hadlay ino sodiran ciidanka bada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 2 ай бұрын
Garaad tv ma waxaa iska leh Garaad Jamaac iyo Huwanta ?
@CabdisayidCali
@CabdisayidCali 2 ай бұрын
Turkish iyo somalia waa laba dal oo caalamka wallala ku laheen marka waa inay iskaashadaan
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Maraykan ingiriis, faransiis & imaaraadka ayaa arintan daaha dabadiisa ka hagaya rabana in itobiya qabsato dalka ugu yaraan kala badh,.xasan luga qaloocna ma oga
@khaliifsalaama88
@khaliifsalaama88 2 ай бұрын
Awalba garaado wabyaaladaysan ayuu lahaa oo garsoore cayaareed buu ahaa
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 2 ай бұрын
Malaha mabka ka qaldan umalaynayaa maayo in Turkey xeebuhiinasoo dhaafa yan. Hadayse isku day aan Ethiopia waa kuwan. 😮😮😮
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Riyo faqash hadhaagii kacaanka xarmaajo afweyne
@strictlymotivated
@strictlymotivated 2 ай бұрын
No more idoorland Somali weyn is back
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 2 ай бұрын
Ma iibin kark
@roobleosman1592
@roobleosman1592 2 ай бұрын
hees cabdi nuunow
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 ай бұрын
Bashiir Goobe oo DARAJO Ciidani Alle siiyay in la dhaho Wasiirka Haweenka Tiktik aan aqoon Ciidan laheyna Gaashaandhiga uu Hogaamiyo waa Kaaf iyo kala Dheeri waxay u thy Cambaar aan ka Harin Qabyaalada Xadka dhaaftay MW Xassan Reerkiisa Kuraasta ku Safay iyagoon Ehel u aheyn........❗❗❗❓❓❓
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 ай бұрын
Beenta iska daa jublland waxba kama khuseeyo mugdisho
@muraad243
@muraad243 2 ай бұрын
etoipia isreal gadaal ka riixiso ayey turkigu ogtahy kahor tag ayo samenaya
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 2 ай бұрын
Goobe waa nin aan han laheeyn ama jini aa kuso socdo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@jamajafaal9460
@jamajafaal9460 2 ай бұрын
War dadka beenta ka daa maalintii hashiiska lagu dhawaaqay ilaa maanta waxaad leedahay maraakiibta Turkishka ayaa soo galay biyaha bada somaliya mida kale dadka beenta ka daaya Turkigu wuxuu yiri heshiiskaanu somaliya la galey shaqo Kuma leh muranka bada ay isku hayaan somaliya iyo ethopia anagu somaliya waxaanu la galey heshiis dhaqaale oo kaluumeysi iyo in shidaal ka baadho somaliya ciidamada banana u tababaro waa sababta heshiiska Hasan sheikh barlamaanka uga qariyey dhinaca kale ka eeg hadii ethopia ogtahay in heshiiskaa difaaca somaliya la gashay tukiga Mar honey ithopia iska quusan lahayd markaabtanina MA tegayaan saylac meelaha ay shidaalka ka baadhayaan bay ku ekaanayaan ilaahayse waxaan ka baryayaa in waxan van sheeran been noqdaan oo heshiiskaa difaacu jiro oo badeenu inoo nabad gasho😅😅😅😅
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
😂😂😂😂alla shiikhoow faanwaynaa😂😂😂🤑🤑🤑🤑🦍🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🤫🤫
@DekaA-i6x
@DekaA-i6x 2 ай бұрын
Asc
@Kihkjc
@Kihkjc 2 ай бұрын
Dadka shababka wa ogayen in ay malin un kagurayan wasaradna qofki heli mayo wasidi gurigi talyaniga oo lalahay dad ayaa laga gaday wana beenowday dadku haka kacan hantida qaranka
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 2 ай бұрын
Salaadana soo noqo dhageysatada beentana
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Xeebaha somaliland uma oglin Itoobia. Abiy waxuu ku dadaalayaa inuu cadaawad dexdigo somlia, somaliland iyo Jebouti.
@CaptainDiyama
@CaptainDiyama 2 ай бұрын
s/ land xaage ku talala anu wan yabe
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
@@CaptainDiyama faqash waxaa tihiin turkana bad iyo beri midna ma lihidin
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪 Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh 2 ай бұрын
Waardadkaan caadasday dhaacaa iyo boobkaa kabaxaa dhuulkaa dowladaa maxaad lacalacalaysaan
@khaliifsalaama88
@khaliifsalaama88 2 ай бұрын
Wax badan ciidanka uma tari karo
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 ай бұрын
Meela wax ladhaho somaliland majirto anagaa ah harti waqooyi anagaa leh majirto somaliland nana jiridoonto khiyaali iyo riyo maalmeed
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
@@munayousuf8460harti duurkaad degtaan,hargeysa,berbera,burco, ceerigaabo waa dhul isaaq.masay baa tihiin l
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 ай бұрын
@@IbrahimFarah-gh5cf waxaan maqli jiray iidoor dhulka somaliyeed qar iyo buur ayuu ka degaa hargaysa iyo burco k kuguma haysto Lkn Ceerigaabo goormad leetay magaaladan dhulbahante ayaa asaasay adna shalay ayaad soo degtay 4 degmo oo gobolka sanaag anaa dega ceerigaabo na qayb ayaad ka degtaa waadna ogaandoonta gobolada waqooyi inta ugu khayraadka badan harti ayaa iska leh wixii wadamo danaynayey shidaalka holhol ee aad beenta usheegtay ee aad ka dhaadhicisey inaad masuulka tahay hada ssc toos ula xidhteen wax badan ayaa kaa qarsoon Firdhiye beesha caalamka waxay ku dhaheen maamulkagu waa waa ka duwanyahay kuwa kale waayo ceelka shidaal ee somaliya ugu weyn ayaa kuyaal magaalo madaxda hargaysa haraad iyo biyo la'aanta ah biyo usameeyso
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
@@munayousuf8460 ceerigaabo waa magaalo habar yonis,waxoogaa ugaadh yahana ayaa la dega,lkn harti minority baad ka tihiin.
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
@@munayousuf8460 quruxey ceerigaabo waa magaalo habar yonis,muuse ismaaciil,gadhweyn.harti waa minority, waxoogaa ugaadh yahana ayaa la dega.
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 ай бұрын
@@IbrahimFarah-gh5cf wakhtigii iska dhaadheci tu way dhamaatay muuse ismaaciil shalay ayuu buuraha kasoo degay
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
Turki muqdisho ha ku ekaado, guul Somaliland ❤❤❤
@fatihhassan5020
@fatihhassan5020 2 ай бұрын
Caaac dabo cayuun
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 ай бұрын
🇹🇷🫡🇸🇴🫡🦁🦁💪☝🏽💎❤️
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 ай бұрын
Kkk faqash,ciilaa ku hayee is cadee dabaalaw.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 114 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 59 МЛН
Sustainable agriculture for a healthy Baltic Sea (Event on 11 Oct 2024)
2:06:20
HELCOM - The Helsinki Commission
Рет қаралды 1,8 М.
FAYSAL: OO KASHIFAY SIRTA ITOOBIYA | KHILAAFKA SHIRKA GWQ  🔥
36:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 114 МЛН