Soomalia caqligeeda Alaah u soo celiyo cadawgeeda io nacabkeeda ha kala garato jabuuti soomalia kama dhismi karto fahma
@ayeshaali-ke8iu2 күн бұрын
Soomali iney is disho xasan shaqo kumalahan jigjiga,ceerigaabo. Dawaclaey & lelkase maxaa xasan kagalay ceelbaraf maxaa xasan kagalay,xagee ku aragtaan dawlad soomaaliyeed oo lataageersanyahay dawlad kasta in ladiido qabiilna la isulaayo waa dhaqankeena ee ha nalagutixgeliyo,hadii kale waan sii kalafogaaneynaa kaste.
@AhmedMuhumed-d9k2 күн бұрын
Xasan dooraale ha wareejiye xukunka
@sahrasahra22922 күн бұрын
Sida aad jeceshahay uhadal
@halimayusuf48992 күн бұрын
Afkii ina adeerkiis Saciid Dani uu u soo dhex maraayaa in uu ku mucaaradaa naalin iyo habeen been iyo dhaliil ayuu ka,wadaa Mediaha wiil qol dhex diisa ka,soo dhex hadkaayo oo dalkii Soomaaliyeed been ka abuuraayo naalin kasto naceybka 1abiil waa,cajiub.
@halimaahmed21792 күн бұрын
Safarada aad Hassan sheikh cambaareeyn uga dhigeysid waa kuwa dalka badbaadintiisa ah kuwa dagaalada hurinaaya oo shacabka ka dhexshaqeysta kuwaa lahadal