DEG DEG: MAXAY KU HESHIIYEEN XASAN SHEEKH & ABIY AXMED - DHEXDHEXAADIINTA ERDOGAN

  Рет қаралды 71,009

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 259
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV Күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Anigoo Reer Somaliland xalaasha ah waxaan qabaa in Dhulka 5ta Somaliyeed aan la’kala lahayn markay timaado difaaca Diinta iyo Dhulka xitaa hadii Somaliland aan ictiraaf qaadano laakiin waxaad hubaa haday timaado in Madaxdeena meel khatar ah ay inoo wadaan ay iyagana ka’qayliyaan ilaa KUWA Diridhabe iyo Jigjiga iyo Gaarisa iyo Jabuuti iyo Koonfur jooga ay ka dhiidhiyaan naguna garab’siiyaan in la’wada difaaca inagoon cuqdad u eegin InshaAllah sida Kismaayoba badaheeda aan u wada difaacanay oo waliba ReerWaqooyi aannu ugu qaylo dheerayn walahi alhamdulillah waana waxa dhiiga aynu wadaagno aan wada qabno 🙏🏼 Somaliland MOU khayr inooma aha oo waa dhaxalkeena dhalinteena nalaga qaadayo oo jiilka dambe ay halaagaan sida maanta ay SomaliGalbeed iyo NFD ay u halaagsan yihiin Allahuma najaynaa dhimashada kaxignaa walahi 💪🏼 Somalilandna Rabbi ayaa aqoon’saday oo 100% Islaam kadhigay alhamdulillah kii ku dhacaana walahi inuunan Somaliland nabad ku joogayn waxbana igama galin Oromada iyo Amxaarta uraysa ee ku dhashay ee iska kaaya dhigaysa ee qabiilada sheeganaya si qarsoodi ah khiyaamadooda dee Dalkn Somaliland uma hadli karaan kumana dhacaan walahi dalkana annagaa iska leh iyaguna waa marti InshaAllah waana la’raafi doonaa oon ku qasbidoonaa Madaxdeena hadaynan samaynna walahi waxaa iman kacdoon aan laga adkaan karayn sidii SNM oo kale ayaan kaga saaraynaa Oromada sharkooda nagu dhex jirtaa waana qasab sabab sharkay u yimaadeen waa siday badda iyo dhulka isugu balaadhin lahaayeen si khiyaamaysan ileen xoog kuma qaadan karaan waana inay na khiyaaman iyagoo iska kaaya dhigaya Reer Somalilandka xalaasha ah ama dhiig Somali inay yihiin walahi wayna ku halaagi oo imikaa dhulkeenii HOWDKA naga maqan yahay waana qasab in dib looga wada hadlaa oo la’soo celiyaa ilaa HERER DIRIDHABE IYO BAABILI QASABNA LAGU SOO CELIYAA TAANA WAA IN DHALINTEENU AAN KAWADA HADALNAA SIIBA INTA CIIDANKA SOO BARTAY AIDEENA OO KALE DALKANA DIFAAC XOOGAN LAGALIYAA ILAA GUDAHA SOMALIGALBEED WAA IN JABHADO XOOGAN LASAMEEYAA DIFAACA BADAHA IYO KHAYRAADKA SOMALILAND IYO HOODKA INSHAALLAH SIDA UGU DHAQSAHA BADAN BI’IDNILLAH KARIIM🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼
@adamdugziiye
@adamdugziiye 23 сағат бұрын
L
@guriceel7971
@guriceel7971 Күн бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Күн бұрын
Away balanti xasan shekh e ahayd ila ay ka kabto indisa itoobiya ma horfarisanayno warki aha away Xaan wa khainu wada
@shalehmusa1715
@shalehmusa1715 Күн бұрын
Ethiopia wa yuhuud balan ma gasho😂
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Somalida ayaa ka yahuud San oo Is jecleen
@waxsantv-q4f
@waxsantv-q4f Күн бұрын
@@IHatemumafiq oromo afsoomali baratay badanaa
@MohamedMaxamed123
@MohamedMaxamed123 Күн бұрын
Xasan baln marbyo lacago rabaa marka wana hilayay
@degaghedi1738
@degaghedi1738 Күн бұрын
Illaahow Gaza Palestine smliya kuli Muslim ka guuleeh Aamiin Aamiin
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Күн бұрын
Somalia wa mid kibirsan ..ee Allaaha falastin xooreeyo
@Kaartomo
@Kaartomo Күн бұрын
Sideen wadankeyga gorgortan u galin karaa Erdugaan muxuu yahay danayste wayn ma ahaane!!
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 15 сағат бұрын
waad qarweysaa
@Kaartomo
@Kaartomo 15 сағат бұрын
@ haye🥸?
@WaliCumar-p2m
@WaliCumar-p2m 13 сағат бұрын
ilaahaw ugargaar falastiin amiin
@iqrayasin6904
@iqrayasin6904 11 сағат бұрын
Inaalillaahi wa inaa illayhi raajicuun
@popular7493
@popular7493 13 сағат бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
@muntaariabdiaziiz3538
@muntaariabdiaziiz3538 Күн бұрын
Hdii ethopia bad lasiiyo wlhi waa jabnay oo blhi
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Anigoo Reer Somaliland xalaasha ah waxaan qabaa in Dhulka 5ta Somaliyeed aan la’kala lahayn markay timaado difaaca Diinta iyo Dhulka xitaa hadii Somaliland aan ictiraaf qaadano laakiin waxaad hubaa haday timaado in Madaxdeena meel khatar ah ay inoo wadaan ay iyagana ka’qayliyaan ilaa KUWA Diridhabe iyo Jigjiga iyo Gaarisa iyo Jabuuti iyo Koonfur jooga ay ka dhiidhiyaan naguna garab’siiyaan in la’wada difaaca inagoon cuqdad u eegin InshaAllah sida Kismaayoba badaheeda aan u wada difaacanay oo waliba ReerWaqooyi aannu ugu qaylo dheerayn walahi alhamdulillah waana waxa dhiiga aynu wadaagno aan wada qabno 🙏🏼 Somaliland MOU khayr inooma aha oo waa dhaxalkeena dhalinteena nalaga qaadayo oo jiilka dambe ay halaagaan sida maanta ay SomaliGalbeed iyo NFD ay u halaagsan yihiin Allahuma najaynaa dhimashada kaxignaa walahi 💪🏼 Somalilandna Rabbi ayaa aqoon’saday oo 100% Islaam kadhigay alhamdulillah kii ku dhacaana walahi inuunan Somaliland nabad ku joogayn waxbana igama galin Oromada iyo Amxaarta uraysa ee ku dhashay ee iska kaaya dhigaysa ee qabiilada sheeganaya si qarsoodi ah khiyaamadooda dee Dalkn Somaliland uma hadli karaan kumana dhacaan walahi dalkana annagaa iska leh iyaguna waa marti InshaAllah waana la’raafi doonaa oon ku qasbidoonaa Madaxdeena hadaynan samaynna walahi waxaa iman kacdoon aan laga adkaan karayn sidii SNM oo kale ayaan kaga saaraynaa Oromada sharkooda nagu dhex jirtaa waana qasab sabab sharkay u yimaadeen waa siday badda iyo dhulka isugu balaadhin lahaayeen si khiyaamaysan ileen xoog kuma qaadan karaan waana inay na khiyaaman iyagoo iska kaaya dhigaya Reer Somalilandka xalaasha ah ama dhiig Somali inay yihiin walahi wayna ku halaagi oo imikaa dhulkeenii HOWDKA naga maqan yahay waana qasab in dib looga wada hadlaa oo la’soo celiyaa ilaa HERER DIRIDHABE IYO BAABILI QASABNA LAGU SOO CELIYAA TAANA WAA IN DHALINTEENU AAN KAWADA HADALNAA SIIBA INTA CIIDANKA SOO BARTAY AIDEENA OO KALE DALKANA DIFAAC XOOGAN LAGALIYAA ILAA GUDAHA SOMALIGALBEED WAA IN JABHADO XOOGAN LASAMEEYAA DIFAACA BADAHA IYO KHAYRAADKA SOMALILAND IYO HOODKA INSHAALLAH SIDA UGU DHAQSAHA BADAN BI’IDNILLAH KARIIM🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
​@@IbiEntertainmentBEENAALE!!!!!.
@MohamedcabdulaahiDhako
@MohamedcabdulaahiDhako 13 сағат бұрын
Qabiilka ogol badooda in ay ladette xasana mabixin karaa xataa beeshiisa badooda madiin karo
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 13 сағат бұрын
@@muntaariabdiaziiz3538 ETHOIPIA CID WAX U DIIDANI MA JIRTO!!!!!.TA KALE, XASAN SHEEKH SOMSLIYA OO DHAN BUU TURKIGA KA XARAASHAY!!!!!.MAAFIYAAD TOO, TAAS ARKI MAYSID!!!!!.
@ahnettek3298
@ahnettek3298 23 сағат бұрын
Saaxiibtinimo nagama dhaxeyso hadeyba ku soo duulen soomaaliya oo ay raaskamboni joogane bada inuu siiyo uun buu rabaa laakin kuma guuleysanayso insha allaah
@seadyare6357
@seadyare6357 17 сағат бұрын
Wararka laguu heshiiyey waa war been ah waxaad aad sheegtey
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 15 сағат бұрын
bada aad sheegayso ma imaan kartaa markaad runta ka sheegto
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Күн бұрын
Anigoo Reer Somaliland xalaasha ah waxaan qabaa in Dhulka 5ta Somaliyeed aan la’kala lahayn markay timaado difaaca Diinta iyo Dhulka xitaa hadii Somaliland aan ictiraaf qaadano laakiin waxaad hubaa haday timaado in Madaxdeena meel khatar ah ay inoo wadaan ay iyagana ka’qayliyaan ilaa KUWA Diridhabe iyo Jigjiga iyo Gaarisa iyo Jabuuti iyo Koonfur jooga ay ka dhiidhiyaan naguna garab’siiyaan in la’wada difaaca inagoon cuqdad u eegin InshaAllah sida Kismaayoba badaheeda aan u wada difaacanay oo waliba ReerWaqooyi aannu ugu qaylo dheerayn walahi alhamdulillah waana waxa dhiiga aynu wadaagno aan wada qabno 🙏🏼 Somaliland MOU khayr inooma aha oo waa dhaxalkeena dhalinteena nalaga qaadayo oo jiilka dambe ay halaagaan sida maanta ay SomaliGalbeed iyo NFD ay u halaagsan yihiin Allahuma najaynaa dhimashada kaxignaa walahi 💪🏼 Somalilandna Rabbi ayaa aqoon’saday oo 100% Islaam kadhigay alhamdulillah kii ku dhacaana walahi inuunan Somaliland nabad ku joogayn waxbana igama galin Oromada iyo Amxaarta uraysa ee ku dhashay ee iska kaaya dhigaysa ee qabiilada sheeganaya si qarsoodi ah khiyaamadooda dee Dalkn Somaliland uma hadli karaan kumana dhacaan walahi dalkana annagaa iska leh iyaguna waa marti InshaAllah waana la’raafi doonaa oon ku qasbidoonaa Madaxdeena hadaynan samaynna walahi waxaa iman kacdoon aan laga adkaan karayn sidii SNM oo kale ayaan kaga saaraynaa Oromada sharkooda nagu dhex jirtaa waana qasab sabab sharkay u yimaadeen waa siday badda iyo dhulka isugu balaadhin lahaayeen si khiyaamaysan ileen xoog kuma qaadan karaan waana inay na khiyaaman iyagoo iska kaaya dhigaya Reer Somalilandka xalaasha ah ama dhiig Somali inay yihiin walahi wayna ku halaagi oo imikaa dhulkeenii HOWDKA naga maqan yahay waana qasab in dib looga wada hadlaa oo la’soo celiyaa ilaa HERER DIRIDHABE IYO BAABILI QASABNA LAGU SOO CELIYAA TAANA WAA IN DHALINTEENU AAN KAWADA HADALNAA SIIBA INTA CIIDANKA SOO BARTAY AIDEENA OO KALE DALKANA DIFAAC XOOGAN LAGALIYAA ILAA GUDAHA SOMALIGALBEED WAA IN JABHADO XOOGAN LASAMEEYAA DIFAACA BADAHA IYO KHAYRAADKA SOMALILAND IYO HOODKA INSHAALLAH SIDA UGU DHAQSAHA BADAN BI’IDNILLAH KARIIM🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼🦾💪🏼
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Күн бұрын
Waar somalilanderna ma tihid cida aad tahay u hadal anaga ha nagula alif wax male iyo wuu leeyahay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
BEENAALE!!!!!!.
@Yusufxasann
@Yusufxasann Күн бұрын
SOMAALIDU IYAGAA IS NECEB
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Күн бұрын
Bravo nin wax badan oh, ee Oromadan commentska soo qoreyso dhag jalaq ha u siin
@idrusabdi1287
@idrusabdi1287 Күн бұрын
Bye bye Somaliland 😂😂😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 13 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
@alimohamed6918
@alimohamed6918 Күн бұрын
Guuuuuuuuuuul Soomaaliween.
@art_lto2450
@art_lto2450 Күн бұрын
GuuL jamhuriyada Somaliland ❤🤍💚🌍🙏🏻 Isreal 🇮🇱 ayan la galayn waa cadih😂
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Күн бұрын
@@art_lto2450 Oromo iyo Amxaar inaa tahay waba laku fahmey Gaajo iyo hilibki ceyrinka iska cun taasi baa ku fiican Oromo Israel aad wayo waxba kaga ma horeyso waxa kusugeyso Jaxiimadii iyo MUJAAHIDIINTA aya kusugeyso midakle dalkadi kulaabo 😂😂😂Amxaaryahow iyo oromayahow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@art_lto2450
@art_lto2450 Күн бұрын
@Shaamil-Basayev yaa bad siyey Ethiopia 🇪🇹 soo gur gurtee maha zxb oo midnimo iyo waxas ka shekenaya
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Күн бұрын
@@art_lto2450 adiga soo gur guuro Jaxiimadii aya kusugeyso kuso dhawow war orodo kaajadaadi la aad dalkaads nabad kaso dhigo markas inoo imow 🤮🤮🤮🤣🤣🤣🤣🐷🐷🐷🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩🥩
@shiremoahmedaapl1604
@shiremoahmedaapl1604 20 сағат бұрын
Viva Somalia
@damaashadtv5672
@damaashadtv5672 Күн бұрын
War ninkaan iimaanka ilaahey ka qaaday heshiiskaas meequ ku qaatay oo lacag ah
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e Күн бұрын
Ax aax ah ah waa nasiibdarro waxa laga sheegayo itobaita iyo soomalia
@Nia2tt1
@Nia2tt1 Күн бұрын
Soomalyey Dhiik iskuyeela oo Dalkina Difacdha Hassan waa dhoonfar, dhoofarna markasto madhaxiro marka ninkan hala iska qabto waa cadhowga oguweyn ee Soomaliyed 😮😅😊
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Күн бұрын
ETHIOPIA 🇪🇹 WA GUULAYSTAY TURKEY Wa dulal rer GALBEED iyo yuhuda. SYRIA 🇸🇾 ISREAL BU UGACAN GALIYEY
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g Күн бұрын
Soo adigii Ethiopia futada u dhiganyey. 😂.. maamul goboleeyda wa laga takhaluusin iga qor mar hadii ay heshiiyeen Ethiopia iyo Somalia 🇸🇴
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Күн бұрын
Halkaas waxa kucad Itoobiya wixi ay rabtay way heshay haddii bad loo ogolaaday ayada oon ka laaban heshiiskii ay la gaahay Muuse Biixi Midnimada dhuleed waa boojo Itoobiya ma aqoonsana waxa la yiraahdo midnimo dhuleed ee Somalia
@meyou4312
@meyou4312 Күн бұрын
Muhiimada waa in Ethiopia ogaatay ineeysan xoog iyo wax lamid ah waxba kuheli doonin abid..MIDA kale waacaadi ganacsi taas Somalia 🇸🇴 ayaaba faaiidada ugu bdn ku qabto ayagana sidookle win-win situation ❤️🇸🇴💪
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 Күн бұрын
Hadalka meesha ku qoran miyaadan dhagaysanayn? Ceeb baa na dul hoganaysa
@cabdishukridiiriye8857
@cabdishukridiiriye8857 21 сағат бұрын
@@meyou4312 la jiifiyaana bannaan miya hadalkagu xasan sheikh wixi u bulashada lawadagi jirey aaway e ahaa ilaa itobiya ka laabato is afgaradki muuse biixi ay la gashay sawma muqato iyado itobiya isla waddadi haysa inu kulan laqaatay ballanti aaway , Midda kale ganacsi wuxu dhex Mari kara laba waddan o heshiis ah xasan sheikh iyo xukumaddisu sawtay lahayen cadaw aan itobiya ahayn malihin iyo gobolka gado waxa kuso duuley itobiya amaanta itobiya gormay durbaba bilabatay Mise wixi xasan sheikh sameyaba wa sax?
@Afahayeenka.dhaliyarada.
@Afahayeenka.dhaliyarada. Күн бұрын
Xasan hays casilo uufashilamay madaxawayne nimadi ukufashilmay xasan
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey Күн бұрын
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e Күн бұрын
Turku y ordagan mabad ayu haya waxba kamajiran hashiskan washimbirayahow heesa xasan qoslaye wajabay fashilweye warsaxafadedkan
@awesabdi882
@awesabdi882 Күн бұрын
Masha allah soomaaliya hadalkeeda waa cad yahay waana in dowlada federalka eey masuul ka tahay dhulka bada iyo hawada soomaaliya cidkalena aan wax laha weydiin karin itoobiyana weey oglaatay guul iyo gobonimo
@KaltoumMoumin
@KaltoumMoumin 17 сағат бұрын
Good welcome ithiopia
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Күн бұрын
SOOMAALIYA IN LABAADO WAXA SABAB U AH SIYAASIYIIN KUSHEEKTA IS HAAYS HAAYSTO WAAGII BARYABA SOOMAALIDOO IDILNA QABIIL AAN QABIIL HESHIIS AHEEYN ARINTU WAA TOL,LAAYEY DAD DALKOODII AFKOODA IYO GACNAHOODA IYO IN AAY ISXAASIDAAN IYO IN AAY ISCAAYAAN KU GAARSIIYEY IN LABAADO OO XOOLAHOODI HORTOODA LAGU QAATO ALLOOW SOOMAALI MAXAAD IIGAGA DHALISAY GAALO MA,AHA MUSLIMNA KUMA DHAQANTO WEEYNA SHEEGATAA
@NurGacan
@NurGacan Күн бұрын
Kuma jirto madxbsnaan8 iyo midnimo wax la yidhaa
@abbdll
@abbdll Күн бұрын
Waa qiyaano aby ayaa kulan dalbaday wuxuuna rabaa in ciidamadiisa sii joogaan. Wuuna ku guulaystay
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Күн бұрын
Xasan shiikh imaaraad ayaa wata iyo ingiriis ayagaana itoobiya badd uraadinaya waa sababta xasan ciidankii soomaaliyeed uu udhameeyay
@liimochannel8738
@liimochannel8738 Күн бұрын
SOODEEY WARKA DEGDEA
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Күн бұрын
Mad madow ayaa ku jiray heshiiska Abey Ahmed iyo Xasan sheekh
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble Күн бұрын
Suxaanallaah walaahi ma filayn tanoo kale waadulinimo
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Күн бұрын
Waa si wanaagsan
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 Күн бұрын
Xasan Sheekh Wuxuu Uga Ogaladay Ethopia Bada ..Waa In Ay Ethopia Uso Gacan Galiso ..Axmed Madobe ...
@farahabdi4067
@farahabdi4067 22 сағат бұрын
Doqon doqon waxan aad akhriyayso ma,aad fahmin waa qaadasho itoopia qaadato Somalia OO dhamaystiran
@Rashiid899
@Rashiid899 Күн бұрын
in Ethiopia dhulka iyo bada qaadato xasan baahana kursiga ku haayan
@aminaadan4545
@aminaadan4545 Күн бұрын
Haduu xasan Saxiiixo iyo haduu muse saxiixo maxaa muuse loociirasnye ma mid baa mid ka fiican somali liyeey
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 Күн бұрын
Weekend hore waxaa tegey ANKARA madaxa sirdoonka YUHUUDA Wuxuu la kulmay ORDOGAN. waa laga yaabaa arrintaa in hawshaa la de dejiyo.
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Күн бұрын
Ordukhan lama aamin karo
@FaisaAli-d7i
@FaisaAli-d7i 23 сағат бұрын
Muhiim adu wa in xassan sheekh qof liuda yahay sidii la rabo laka yeeli karo. Haduu ba badsiinayo yaahuu😮😮😮
@AbuuXaafid-d1t
@AbuuXaafid-d1t 22 сағат бұрын
Adeer riyo Lee lamarooyaa waayo utobiya waa cadaw somaaliyeed na cid goini ula heshiin kartaahi ma jirto waayo wixxii laso maray ayaa noogu filam waxwalbo oo banii madam soo mara karka marka aniga ahaan xasan waxaan ka aamin sanahay nin waalan]
@NurGacan
@NurGacan Күн бұрын
Hadalkii ku haldalyeeen kumay jiriin wax badan ku jirin ku darts ingilishka waaan nawanaa
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Күн бұрын
Abiii ayaa ku badiyey ciyarta 1 iyo 0 USA
@Apdilaahiawaalerooble123
@Apdilaahiawaalerooble123 Күн бұрын
Waxa arinkaas keenay maamulada lasaftey itoobiya xoriyada iyo madaxbanaanida somalia waxaa qiimo tirey adeegayasha shisheeyaha eekudu faacaya kuraastoda waligay xasan iyo maamulkiisa wakasohorjeeday balse maanta waanu garaabay waxey doorten waa in itoobiya xuduudehena aqponsato ileyn itoobiya waxey sameynkartaa somalia inay kalaqaybiso maamulada aqoonsi wada siiso danahoogana difaacdo way awooda ilaahow naga xoree gumaysiga qabiileysan dhalinyaradeenu kujirto
@musemuse417
@musemuse417 Күн бұрын
Waxba kama jiraan waxkasta oo heshiis lagu tilmaamo oo ay ku jirto Oromoda xagjirka ah ee weligeed ku jirtey adoonsiga ay isticmaasho ama u soo dhowaato badeena. Tankale waa Somalida Ogadenia ay ka xorowdo Xabashida suda Eritrea.
@mustafemuxumed5711
@mustafemuxumed5711 23 сағат бұрын
Sidan rabay ma dhicin waxan rabay in itobiya ay ku dhawaqdo in heshishki ay ka noqoto
@abdik9002
@abdik9002 Күн бұрын
Waa guul daro! Turkey waa tuug. Hassan isna ka sii daran. Waa nin jilicsan.
@dudef6438
@dudef6438 Күн бұрын
✅Good news 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z Күн бұрын
Ma bada soomaalidaa turkigu albaabka uxidhay xasan waa doqon
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Күн бұрын
Soomaliya.waxa.iibsatay Itoobiya.kuwa.is.qarinaya Waa.xukumada.is.cajabisay
@gadide8487
@gadide8487 Күн бұрын
Kheyr
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 22 сағат бұрын
Inaan maqlo warkaa aad ayaan uga xumahay heshiis maaha ee waa wadan wadan qabsaday turkey 🇹🇷 Lugaha u qabatay ethiobia garanay dhul ayna lahayn ayeey qaadan ee turkey isaga maxaa ugu jira Dhulkan Somalia 🇸🇴 ee la qaadanayo?
@iimaanMohamad34
@iimaanMohamad34 11 сағат бұрын
Wan umalenayay wadankeena badisa in lasoinayo Etiopía 🇪🇹 Alle ciil badanaaa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Күн бұрын
Xasan shekh waxu sameyay khayano qara wana in xilka laga qada Xaan shekh
@Kedismedia
@Kedismedia Күн бұрын
SOMALIA ETHIOPIA IN AANLA HESHINO WAYE SILOSO AFJARO AXMED SIDA ABIY HESHISH ULA GALAY ERITERIA MARKII OW LADAGAL SANAA TEGREE HADA waa sidii oo kale
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 Күн бұрын
Ethiopian Waa guuleysatey awalba bada ayey rabey saxiix dowlada ah ganacsi ah waxaa kadanbeeyo waad iska ogtahay Somalia yey heshiiye waad diideen kaxaab xaabiya adis ababa jogaa dabaal daga kasocda waad yaaabeysaa
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Күн бұрын
Caag baa-tahey adeer waxba maad sheegin. Intaa wax ka bdn ayaan ognahey
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble Күн бұрын
Itoobiya waa yahuuda afrika
@hamsebader4212
@hamsebader4212 Күн бұрын
warka noo soo koob adigoo mahadsan
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Күн бұрын
Good news 👍👍👍🎉🎉🎉
@MohamedcabdulaahiDhako
@MohamedcabdulaahiDhako 13 сағат бұрын
Tirki waa itoobiyaan laakiin yaasoo dhawaysanaya malaha xeebtiisa beeshiisu leedahay ayuu ladajinayaa
@omargass-o5y
@omargass-o5y 15 сағат бұрын
horaybaan usheegay HSM wuxuu diiddanaa keliya inuu muse biixi ugahormaray abiye Ahmed lakin in marinbiyood lasiiyo e to Ethiopia laysla oggolaa
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh 19 сағат бұрын
war waxaan dowlad wax kama yaqaane yaa umada Ka qabto wlhi xasan shekh waa caada qaate Ethiopia waa yahuuda loosoo diray Somalia allaah Ka qabto Kan dalkeena
@cabdiFood-m9n
@cabdiFood-m9n Күн бұрын
❤❤❤❤
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Күн бұрын
Khilaaf Itoobiya iyo soomaaliya kama dhaxayne soomaaliya dhulkeeduu Itoobiya siinayaa
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Күн бұрын
Soomaalidu dhulkooda iyagaale cadawga haka ilaashadaan meesha khiyaanaa kasocotee
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Күн бұрын
Xasan sheekh iyo siyaasiga somaaliyeed ee maanta jira waa duli kuligood waa dhimo oo ceeb reeb
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY Күн бұрын
waan diidnay heshiiskaas,maxaa yeelay xabashka kama noqon is afgaradkii asiga iyo umburiyaakadii la saxiixday.waa in uu ka noqdaa oo uu yiraahdaa qalad dhacay buu ahaa,war waxaan ma fiyoobo ee yuusan MD xassan sheikh meel la fadhiisan.
@idirisjicir9882
@idirisjicir9882 10 сағат бұрын
Xasan duufle waxba kama bedeli karo heshiiskii somaliland iyo ithobia
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Күн бұрын
Wll Xasan Alle hanna bad iyo biarri midna ma ree in
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 23 сағат бұрын
Turkiga hal baan ka codsanaya in Susan ii soo dhaweyn kawa pga dila 5 millions oo Somali ah ma ogoli in ay ii soo dhawaadaan yaan dib Susan ii celinin Turkiga heshiiskaas halaga sacro in hay ethopia ay isyticmaasho dekjedaheysa ma ogoli erdogaanow
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 22 сағат бұрын
xasaan waa khaain wadaani😢
@abdulahiabdirahman2548
@abdulahiabdirahman2548 11 сағат бұрын
HESHISKU BADA INAD INO KALA QADO BA WACNAN LAHAYD SIDA RASMIGA U YAHAY IN MARIN BADED JOGTA AH AY HELAYSO ETOPIA OO CIDANKEDA BADA AY KENSANYSO IYO MID AY WAX KALA SO DAGAYSO SIDA JABUTI OO KLE HDALKA BAL INO JILCI
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 Күн бұрын
Xabad ayaa ka xignaa no hehiis itoobiya waa noo xabad xasan duliyoow
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k Күн бұрын
Wlhy waan ogaa iney saas dhahaayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 23 сағат бұрын
War muxu kala shiray itoobiya waxba nagama dhexeyan .walahi somalia wa u dhamatay hadi itoobiya bad lo saxiixo .😮
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 22 сағат бұрын
Calaakuli xaal ethiopia ayaa ku guuleeysatay oo heshay waxeey dooneeysay oo ah BAD iyo in eey ciidamadeeda ku soo daaad kurto gudaha Somaaliya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Tola ayeeeey
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 23 сағат бұрын
Waxaa aad noo sheegtay heshiis maaha ee waa caydiidna gar leh calina gar leh
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 Күн бұрын
Waa gumeysi waxani waxeyna usocodaa in Ethiopia loo gacan geliyo soomaaliye dowlad xoog kusoo kashay dalkaada badaan siinaa dheh waa duli nimo
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Күн бұрын
Number one
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Күн бұрын
Xasan gur gurte wa khainu wadan dalka iyo dadki khayamay
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i Күн бұрын
somaliya Ethiopia waa 2 ba dal lkn sida ay isku aaminaan 2 bada u madood way adagtahay
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 Күн бұрын
HALIS AAD U WAYN AYUU XASAN SHEIKH SOMALIA USOO QARIYEY, QIYAANO QARAN MUSTAQBALKA HALIS KU AH🇸🇴👈❌
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Күн бұрын
Marn waara oo bad ah waa yaan leeygu sheegan intaan jiro calamada badan faaidadeeda waa sidan
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Күн бұрын
Mawliid dalkaaga afkaaga kudifaac korkaxaadis waa soodhaaftay turki waa danayste
@ibrahimcraxman159
@ibrahimcraxman159 9 сағат бұрын
Nacala kayal waxa madax iskushega Wlhi haday itobiya nasogasho waynodhamatay dhalinyaroy kaca dalkena andifacano Xalkale majiro😢
@ShaariyoSurwaal
@ShaariyoSurwaal 9 сағат бұрын
Anigu ma ogali 1taago oo bad ah lkn dakad waa macquul
@CabdiFatax-ud9mn
@CabdiFatax-ud9mn Күн бұрын
Warkaa mafahmine saywaxyihiin cajab
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Күн бұрын
Dadbaa eedaynaya ordagan. Ordagan taako dhulkiisa ma ogola inay cidi hawaysato.Laakiin eeda waxaa leh handcup Xasan sherkh.
@dhuubane5946
@dhuubane5946 23 сағат бұрын
Soomaaliyey aan hubka qaadano oo aan dalkeena difaacano Meesha dawladi ma jirtee
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Күн бұрын
Xassan waallahi jaarbuu kadhacay
@mahamedmuhudinhaji9623
@mahamedmuhudinhaji9623 Күн бұрын
Asc fdln noo fasir warka tafaasil ka bixi hishiiska u cadey ummadda somaliya waxa faaiido u leh iyo waxii dhibka ka imaandoono sida bad itobiya ciidankeeda jookayan mise dagadaha wax ka soo dagsan donaan iyo samika la siinaayo sxb noo tatatir ❤
@HRU2100
@HRU2100 Күн бұрын
WAA JABAY MISKIINKII DULIGA AHAA JUBALAND OO KA ADKAATEY IYO ABY OO KA GUULEYSTEY MOU GI OO HALKIISII AH OO AAN MARNA MADASHA LAGU SOO QAADIN..
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 22 сағат бұрын
xasaan waa khain wadaani
@AbduladifAhmedaskar
@AbduladifAhmedaskar Күн бұрын
I am from Awdal, waxay ila tahey iney markasta Ethiopia gulley satey, waayo damaceedii wuxuu dhalley inla fadhiiato hadda ciiddama Ethiopia kama shaqeeyan Dan soomaliyeed haddana inuu yidha heshiis ban la gallaya , waaran aad looga xumada billo dhan ayuu itoobiya noosheegay waa caddaw manta nafbay noo hura , soomaliya ilaahey leedahey .
@Jaamac-i5b
@Jaamac-i5b Күн бұрын
Xasan sheeq wa in xilka madaxwenanimo laga qaado, haaduu Taako BaD ah ama dhula Bixiyo,
@HasanJamac-q6o
@HasanJamac-q6o Күн бұрын
Cwaxad naga nama khuserye Somaliya usherg
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Күн бұрын
Abiiyihiisa naaraha tuuga maxooluu nagu leeyhy
@wararkasomalia
@wararkasomalia 18 сағат бұрын
Heshiiski hore ee uu Xassan sheikh ku sheegay sharci daro ee Somaliland Iyo itoobiya in eey itoobiya ka laabatay meel eey uga qorantahay AMA lagu xusay ma arkin marka waxa lagu heshiiyay waa bad horleh uu turkey ga dalaal ka yahay ayaan u fahmay waxaan dareemayaa in inaga oo nool nin dhaxalkeeni inagu dul iibsanayo dhaxalkii ubadkeena meesha eynu usocno waa un dhiiqo horleh
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 66 МЛН
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 9 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 26 МЛН
HALISTA HISHIISKA GUUSHA ITOOBIYA EE BADDA | SYRIA | RUSSIA +
31:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 13.12.2024
Somali Radio
Рет қаралды 835
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 66 МЛН