DEG DEG Maxkamadeynta Haween isugu jira Kuwa Qarax waday, Qaar Ka yimid Khawaarijta.

  Рет қаралды 152,327

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер
@kadarmahmud9910
@kadarmahmud9910 Ай бұрын
Sirdoonka somali... Garabkiina allaha galo❤❤
@Cadar49
@Cadar49 Ай бұрын
Amiin AyaaRabi Sharwadayaashana Alaha Kashifo Amiin
@MohamedAhmed-pq8tt
@MohamedAhmed-pq8tt Ай бұрын
@laylajuir2420
@laylajuir2420 Ай бұрын
Allahuma Amiin Allaha ka​ Shifo Cadawga iyo Xasadka iyo kuwa Dalka iyo Dadka Somaliyeed Holcennayo Allahuma Amiin Wbt
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
❤️👏🏽
@HaajiAbdulkadirMoalim
@HaajiAbdulkadirMoalim 7 сағат бұрын
😊
@safaanuur8419
@safaanuur8419 Ай бұрын
Shabaaabka ineeey jabeen waxaaa cadeeen u ah iney dumarka adeegsanayaan oo aysan ragnimo usoo aadi karin ciidamadeena qaranka ❤❤ Allaw inoo xafid oo cadawga ka dhoowr Anaga na amni aan helno allha ina siiyo
@KingzakariyexassanCumar
@KingzakariyexassanCumar Ай бұрын
Wa yaaab wlllllhi alllllah ka badbaadsho umada wale wadankaaan wa lososhaqa takay in dhalaniyarada Somali ladhameeyo
@MaxameddaahirAbuukar
@MaxameddaahirAbuukar Ай бұрын
Agko
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid Ай бұрын
Walaala yaaloow urur ma ahan waxan ee waa Maafiya. Maafiyada shabaab✔️
@AiSenussi
@AiSenussi Ай бұрын
Xabis halugu ilobo qofta illahayna ha unaxariisto
@ARmohammed1445
@ARmohammed1445 Ай бұрын
Dil tookasho ayay ahayd in lagu xukumo inta danbiyo adag lagu helay, xabsi daa'in wax la dhoho ma jiro shareecada yaan laga leexan. Ragga sida dil loogu xukumo wa in dumarkana loogu xukumo
@Zach0101-zr4ep
@Zach0101-zr4ep Ай бұрын
Diil ka dadka nocan markey shaqada kow bilawayan wey kutala galaan marka taasi xaal fcn ilamahan madama ey sidhas ey san kabaqeynin, in laxiro xabsi daa’im lagu xukumo aya ila wanagsan.
@osmanmohamed5609
@osmanmohamed5609 Ай бұрын
Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah Allow adaa madaas iska leh Allow naga qabo dhagar qabayaasha
@LovelyArmadillo-xn5bm
@LovelyArmadillo-xn5bm Ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 Ай бұрын
​@@LovelyArmadillo-xn5bmWala idin dhaamenaya murtaadin
@MrMustish
@MrMustish Ай бұрын
Reer goonfur galbeed ma ragoodaa iska ilaalinaa mise naagahooda, shoote mar dhow af maay maayga wuu baran rabaa lolz
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Ай бұрын
Wala yby Qom dhano rogan
@mrben9387
@mrben9387 Ай бұрын
Walahi wad iga qoslisay
@YM-lf6cx
@YM-lf6cx Ай бұрын
Waa umad inaay kugumadaan usoo shaqatege rag iyo dumar
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 Ай бұрын
Naagahaan waa dambiilayaal og ineey guursadeen Shabaab
@Somarmy1
@Somarmy1 Ай бұрын
Dawladda waxaan kula talin lahaa in la sameeyo Ciidanka sirdoonka Dumarka si umadaan loo ilaaliyo
@QueenJuuro27
@QueenJuuro27 Ай бұрын
Gulesta sirdoonka dalka🫡 Allow nbd ino siyadi 🇸🇴 oo wiilshena gesiyasha cidanka ino xfd❤😊
@AhmadNuuraani-
@AhmadNuuraani- Ай бұрын
Naagaha SHABAAB EY qabaan waxay kasoojeedan bay iyo bakool
@fatmaahmed-vu6th
@fatmaahmed-vu6th Ай бұрын
Bay iyo bakool wax an aheyn afkina maqabto miya Qabiilkiii idin qaadey idin madhigo
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Ай бұрын
​@@fatmaahmed-vu6thwa run shabaab %70 wa raxanweyn
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no Ай бұрын
​@@khadarsaalim8903💯💯💯💯
@bestrong5233
@bestrong5233 Ай бұрын
Waa sax shabaabka waxa ugu badan raxanweyn iyo jareer
@Jiida-h7x
@Jiida-h7x Ай бұрын
Waxaasi hooyadaa ush..g yaaķsoojeeda madaxda qawaarijta
@HalimoHasan-p3h
@HalimoHasan-p3h Ай бұрын
Illaahoow noo naxariirso
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
120$ ayeey Umadii ku haligtay Washidaalka hala boobsiiyo seey Umadaan Ubadbaado😢😢😢😢😢😢😢😢
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 Ай бұрын
Gaas la helay ka fiican shidaalka oo ka howl yar
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Waaa shuubo shabaab😂😂😂
@abassadan2541
@abassadan2541 Ай бұрын
​@@D.A.N.A.B😂😂😂
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
@D.A.N.A.B aflagadad Mahabono warxumadu Danbi mooyee darajo malahan
@QoorLeex-z1r
@QoorLeex-z1r Ай бұрын
Raxanweyn somali halaga saaro waxaan oo dumar ah shabaab ayay siil siiyaan
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Hhhhhh wa runta wlh waa wada dil toogasho nacalada alsheydan udhiibtayaazha😂😂😂😂
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 Ай бұрын
War qawiil dhan ha ugafin dadkiisa xun inta fiican kabadan 😮
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani Ай бұрын
Walee wa yaab intiisa la eg sidee xalloogu hela arinkan mudada dheer jiray allow dalkeena nabad waarta nasii Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤
@NuurtoMacalin-xd8bz
@NuurtoMacalin-xd8bz Ай бұрын
😱😭😭😭😭😭😭😭seeyelna hee hadan nahay shacabka ilaahow nogargaar yaa rabi
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Midkad ka shakido laamaha ugudbi wa sida ugu fudud dadkaga ku badbadin karto💯🥹🙏🏻
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Tuugadii Alshabab caruurtii tuulooyinka joogay ayey aroos ayey ku waaleen masiibo idin ku dhacday waxay ku waasheen farji
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Ай бұрын
Wasmo iyo kufsi kuwaaleen dheh aroos iyo raaaxo kuma heystaaane khawaarij iyo kaafiriin diinta alle ka furtay weeye
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Raxanwayn nin iyo naagba ma shabaab baa ,argagaxiso kuligood iyaga iyo waalidiintoodba waa isma dhaanto iyo dhasheed
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen Ай бұрын
Waa dad ciilan
@MaryanDaacad-g4b
@MaryanDaacad-g4b Ай бұрын
@@ShirkaaraXuseentanay idintasha
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Meel kle nalkama heysto xagaaas aheen wlh💯🤣
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 Ай бұрын
Us duliyow wasakha 😮😮😮😮😮gus aarabtaa madaxa laakala dhaco😮
@ilhanabdule280
@ilhanabdule280 Ай бұрын
codkeda maxa lo duubi wayay side wax lo inkaraaa adunka wali waa ka danbeysan somaliyey qofka markiba wareysi lagu bilow waa ina codkisa io video ahanba loga qabtaaa😢
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood Ай бұрын
Wn kugu racsan
@safaanuur8419
@safaanuur8419 Ай бұрын
La aaan maahan wallo
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Si been usan ushegin💯
@deysane124
@deysane124 Ай бұрын
Ar ree arlaada somalia laga qabto somaliyeey saan xal mahaa xagee ka timid bay bokol moyee wax kale mahayno 😢😮
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Ma aragtay sxbow wxa kasi daranba isku af manihin wa oromo toooz ah💯😂😂😂😂
@deysane124
@deysane124 Ай бұрын
Wa yabanahay sxbow wlhi waxaan in hoos loo eego waye shacab iyo dowladba
@safaali1579
@safaali1579 Ай бұрын
War yaa ilayaaban nin aan waligeey arkin siduu reerkeyga iisiinayaan nafteydana ugu aaminaa wlhi waa yaab
@ilhanabdule280
@ilhanabdule280 Ай бұрын
show kuwa ugu foosha xun ayeyba xaas ka dhigten 😂😂😂😂
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d Ай бұрын
Wan yaabey 😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Ай бұрын
Raga loo guuriyey waa jareer iyaguba shimbirkaba shimbirbuu laduulaa😂
@yunez_z
@yunez_z Ай бұрын
Janaa la hor keena xuurul ceyn baa noqoni nolashada dambo.. fool xumo waa is deeyseen cml
@FadumaSahra
@FadumaSahra Ай бұрын
😂😂😂 walhi ani sida dhahayey 😂😂😂
@safaanuur8419
@safaanuur8419 Ай бұрын
Saas waxa loga dhaadhciiyaa in janada looga keenay😂😂😂😂 xuuralceynta ay udhintaan wa kuwaaani
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir Ай бұрын
xabsiga halagu ilobo
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Ай бұрын
15:10 Shuute: ilmo ma u dhashay? Inanta: Allaheey ka Alla, war qoftaasi way iga qoslosay😂
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 Ай бұрын
Dalkan god buu kujira illahey un baa ka badbadin karo illahyow badbadi😢😢😢
@leilaabdi5442
@leilaabdi5442 Ай бұрын
qof hooyanimo sheeganayo ee dhalinyaro in la laayo rabto dambigeeda halagu qaado shaydaanta
@abuu1
@abuu1 Ай бұрын
Ilaa ay dowlada shaqaaleysiiso islamaha dukamada iibiya kuwa tuugsada shabaab lagama guulesanayo. Dhar cadka kaliyah e aduunka isticmaalaan.
@laylajuir2420
@laylajuir2420 Ай бұрын
Shabaab iyo dabadhilifkiisa Illahay ayaa ka weyn wana laga gulaysanaa Inshallaah Wbt
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Wlh inesan waxba aheyn alsheydan gabalkodana wa dhacay shacabka iyo dowlada ine is garab istagan keliyA ita hartay looga badin karaaa xaqiiiq💯
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc Ай бұрын
War mugdisho waxa ba.iyeyba waa haween AS ah
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Xaqiiiiq wlh💯
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Coyaalkaan la hawaawiyay guyahood u dira lakiin cajusadaan Caasho layirahdo qol mugdi ah ku xera xaasidada xaasidada dhashay! Adigoo hooyo ah ayaa rabtaa in aad ciyaal dadoow leysid
@saammu8231
@saammu8231 Ай бұрын
Wa runtq inta badan wa ilmo yar😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
War dhamaantood toogta si aysa gabdho danbe falkaan ugu kicin ,hala dilo waa argagaxiso dhamaantood
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Isku fikrad nhy wlh💯
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Ай бұрын
DAD BADANAA JIREE HALA WEYDIIYO GURYO DEGAN MUQDISHO DHEXDEEDA IYO BANAANKEEDABA 😮
@Libaxbaded
@Libaxbaded Ай бұрын
Waxa ficna lehed kooxda operation ka in ay wataan Gopro camera askari walbo ai ay wax walbo uduuban si maxkamada usan edesanaha u inkirin qabashadisa wax markas lagu so qabtay muqalka la so hsor dhigo Maxkamada mahadsanidin
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Ай бұрын
Marsha allaah Guuleysta Maxkamada Si Fiicaan Ayaad wax u Waddaan Naagaha Ha La wadda Gowraco oo Meeel Fagaara Ah Halugu Qaalo Waa Cadaw Madoow Sida Yahuida u Shaqeyaa Hal Yaanlaga Reebin
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf Ай бұрын
Shuute indhaa kasoo haray walahi. War kuwaan munaafiqiinta yaa umada kaqabata qawaarij allaha naga baa'biyo umada walaayeen , Sidokale hawenka kuwa Dambilyashaan waweyn halatoogto kuwa kalana halamarsiyo ciqaab aad iyo aad u-adag iyo xarig sanada dheer ah.
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 Ай бұрын
Wllhi waa wax lala yaao !
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Waa mid safarrey ahaan jirtey🤣 delivery ku shaqesataaba🤔 Waxaanse la yaabbanahy ninkaas ma wuxuu sugi waayey 70kii xuuralceyn ee keliya uga xirneyd inuu naftiisa dilo, maammooyinka laamiga qarkiisa waxku iibiyana galaafto
@JaapirMaxamed
@JaapirMaxamed Ай бұрын
Waxaan Layaabay 10 Qof Shabaab eh Hadii Maxkamad Lasoo Taago 8 Ayaa RaxanwYn eh
@ZahiiraAhmed
@ZahiiraAhmed Ай бұрын
Ayagaa ubadan😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Dawlada shabaab ka ay disho ma rag unbaa,naagahan maa la toogto si kuwa danbe ugu waano qaataan,dila
@saidshinepro3143
@saidshinepro3143 Ай бұрын
Waxa macquul ah inay hada al shabaab daawanayso muuqaalkan.
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B Ай бұрын
Macquul wlh jabkoda anku raxesano nacalada alsheydaan💯🤣
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs Ай бұрын
Waa barnaamij wanaagsan ❤
@Amiiragabka
@Amiiragabka Ай бұрын
Ar muhiim majiree intii ugu halista badneed dheh 😢😢
@OtaSheere
@OtaSheere Ай бұрын
War habargidirey eelay dhulkiina galgaduud ka ceshada wa ika talo hadow galgaduuda qabsanayan nagahan😂😂😂😂
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 Ай бұрын
Waa la soo buufiyey waa firxadkii lakin dhusama reeb ayaa laga wadaa dagaal qabiil taas hada caqab ah
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
😂ma imika qabsan karaan iyadoo dadku intay ka yaryihiin ayaa madfac liiska looga xareeyaye sheeko wallee in la gubi qarax bay ka sheekeenayaane
@CjfjFfhj
@CjfjFfhj Ай бұрын
Xasbiya Allah wanicmal wakiil 😢😢
@dhamme0
@dhamme0 Ай бұрын
120$ mey dhalinyaro dalka usoo kaceysa siisatey😢dhiiggu la fududaa
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Ай бұрын
𝖶𝖺𝖺 𝖽𝖺𝖽 𝗅𝖺𝗐𝖺𝖽𝖺 𝗆𝖺𝗋𝗂𝗇 𝗁𝖺𝖻𝖺𝖺𝖻𝗂𝗒𝖾 𝗈 𝖼𝖺𝗊𝗅𝗂𝗀𝗈𝗈𝖽𝗎 𝗅𝖺 𝗂𝗌𝗍𝗂𝖼𝗆𝖺𝗅𝖺𝖺𝗒𝗈 𝗆𝖾𝗌𝗁𝗂𝗂 𝗋𝖺𝖻𝗈 𝗅𝗈𝗈 𝗄𝖺𝗑𝖾𝗒𝗌𝖺𝗇𝖺𝗒𝗈 𝗐𝖺𝖺𝗒𝖾
@jamaibrahimabi5312
@jamaibrahimabi5312 Ай бұрын
Dhamantood waa may ama jareer.
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Ай бұрын
Nagahaan siilka safriinaya waa maxaaay😂😂
@zimranzocodwanga1170
@zimranzocodwanga1170 Ай бұрын
Ilen raxaweynta waa balayo juf allh ka dhige
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom Ай бұрын
𝖬𝖺𝗑𝖺𝖺 𝗇𝗈𝗈𝗀𝗎 𝗀𝖺𝖿𝖾𝗒𝗌𝖺𝖺 𝖺𝖻𝖺𝖺𝗒𝗈 𝖠𝗇𝖺𝗄𝖺 𝖠𝗅𝗑 𝗆𝖺𝗇𝗂𝗁𝗂𝗇 𝖣𝖺𝖽 𝖭𝗎𝗎𝖼𝖺𝗌 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈 𝗐𝖺𝗑𝖺𝖺 𝗇𝖺𝗀𝗎 𝗃𝗂𝗋𝗈 𝖣𝖺𝖽 𝖷𝗎𝗇 𝗈𝗈 𝖣𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺 𝗂𝗈 𝖣𝖺𝖽𝗄𝗈𝖽𝖺 𝗄𝖺𝖽𝗈𝗈𝗋𝗍𝖾 𝗂𝗇𝖾𝗒 𝗊𝖺𝗋𝗑𝗂𝗒𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖺𝗒𝖾 𝖻𝗅𝗌𝖾 𝖩𝖺𝗋𝖾𝖾𝗋𝗍𝗂𝗂 𝖽𝗁𝖺𝗇 𝖱𝖺𝗑𝗐𝖾𝗒𝗇 𝖻𝖾𝗒 𝗇𝖺𝗀𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝗍𝖾𝖾𝗇 𝖶𝖺𝖺 𝗒𝖺𝖺𝖻 𝗐𝗅𝗅𝗅𝗁𝗂 𝖶𝖺𝗅𝖺𝗌𝗁𝖾𝗂 𝖻𝖺𝖺 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖻𝗅𝗌𝖾 𝗂𝗇𝖺𝖺 𝗌𝗂𝖽𝖺𝖺 𝗇𝖺 𝖽𝗁𝖺𝗁𝖽𝗈 𝗆𝖺 𝖺𝗁𝖺𝗒𝗇 𝗋𝖾𝖾𝗋 𝖽𝗁𝖺𝗇 𝗁𝖺 𝗎𝗀𝖺𝖿𝗂𝗇 𝖺𝖽𝗂𝗀𝗈 𝗊𝗈𝖿𝗄𝖺 𝖠𝗌𝗂𝗀𝖺 𝖺𝖻𝖺𝖺𝗋𝗂 𝗄𝖺𝗋𝗍𝗈 𝖳𝗈𝗈𝗌 𝖺𝗌𝗂 𝗎𝖼𝖺𝖺𝗒
@FadumaSahra
@FadumaSahra Ай бұрын
Maya ha na hawarin anga kuma jirna waxa dhibka kestay
@zimranzocodwanga1170
@zimranzocodwanga1170 Ай бұрын
@FadumaSahra abyo wlhi raxawenta io jarer weynta u badan moho
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 Ай бұрын
adi xaa qawiil dhan iceyn war qawil kasta mid fiican iyo mi xun wuu leeyaha marka al shaababna raxweyn kaliye kami mid aha xitaa retro kale oo dago somali ayaa ka tursan
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Ай бұрын
Subxanallah war umadaan wax wayn baa kaqaldan hada haweenkii aaminaad malahan khawaarij bay wada noqdeen
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 Ай бұрын
Af maay maayga inaad barato waaaye 😍🤪😝😉☺️🙂🙃xasan Ali shuute wlhi shaqaa kuu taaalo 😮😂😂😂😂 bilcaanta
@xusuustaariikh4887
@xusuustaariikh4887 Ай бұрын
Eelaay xamar waa dhameysey walee xitaa naagahi
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood Ай бұрын
Waxasoo dhan ma simakaraa wll😢
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Ай бұрын
Horaan idiin iri kuwa qudaarta keena iyo kuwa sii gada kuwa tuugsada kuwa cadayada gada baalasheeyaha war waa miskiin u ekelakiin dillaa ah😮
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
Reer Koonfur galbeed gabdhahooda Zeko ahaan miyeey shabaab usiiyaan waala yaabaye
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc Ай бұрын
Subxanalah dhig qof Muslim ah ayey 1iyo wax un ayey naf ku ibsadey marba hadey rali ka noqoto qarac umada lagu layo ayey u soqadan ama wey u qariyan dhamantoda hala togto tirka hala geyo
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h Ай бұрын
Ladagaalanka al-shabaab suuro gali maayo intay dad shacab iyo dowlada ku dhexjiraan ay lashaqaynaya.
@hm1c586
@hm1c586 Ай бұрын
Cashadaan Umada ayaaba dhameysay wajigeeda ayaanba kabaqay😮😮😮😮😮😮😮
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid Ай бұрын
Shabakado Maafiya ah bey Soomaali iska sifeen la,dahay. Dumar ay qabaan baa magaalada joogo oo ay ogyihiin ahaladoodu ee wacyi galin haloo sameeyo dadkan xawilan oo kii qarxinaayay naagtiisii cunta lacunaayo.
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d Ай бұрын
Nio eelaydu waaba argagixiso ragoodiyo dumarkaba
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
Shilimaad yar umada ku laayay qofka yeelay kawarama shabaabka dadka waxa ay ka isticmaala inta danta yar iyo maangaabka ah aan kalasaari karin waxa loo dirayo sax miyaa mise waa qalad Allaha naga qabto sharwada yaasha
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Aamin sis
@xogbaar
@xogbaar Ай бұрын
Waxaan la yaabay maxay tahay saraakiisha sheegaysa sida ay xogta ku heleeen maxaa ku qasbaya inay sheegaan habka xogtu kusoo gaartay ? Waa badow nimo halkii ugu dambaysay sidee xog dambe looogu soo sheegayaa
@MoHmeT80
@MoHmeT80 Ай бұрын
Caasho waxee xaq uleday dil togasho ah, intooda kalena xabsi da'im
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Ай бұрын
Taliye shuute anigu tan hadalka badan ma fahmin waxay tiri guuleysta ciidanka xooga dalkeena guul iyo gobanimo
@buuunicali
@buuunicali Ай бұрын
dhalinyaro soomaaliyeed oo mustaqbal la heed ayee 150 doolar dhigoogii ku ibsateye maxakamada ciidamada qalabka sida waa ineeye nagtan dhadhan siisaa geeriga ooy dil ku xukutaa
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Ай бұрын
WAA YAQAAN WAANA ISKU XIRKA QAWARIIJTA IYO NAAGAHOODA U FADHIYA XAMAR IYO HAGAHA QARAXYADA NAAGAHA U DHIIBA EE SI FIICAN U GARAACA XAA GEEYAY G/GADUD IYO CADALE DEGAANA KUMA AHA GANACSINA MA HAAYAANE NOLOSHA UMADDAAN AYEY KU YIHIIN BALAAYO CAD😮
@Shariif10jr
@Shariif10jr Ай бұрын
Nagahan wada nafta ah maxey ahayen wa yabe hor hor cml waye kuwan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Dhilooyinkan foosha xun haday foolxumada isku naceen maxay ka raban dadkan ilahayba qurux siiyaye Bal horta foolxumaa naagahan subxanallaah maashaba la yidhi Deemeriba dameertay ka foolxuntahy ka haraati kulul Nagahan raxanwaynta ah dhulkoodii itoobiyanba haystee mee halkaa tagan ka dgalamaan Wallee hawiye waa loo tashaday 20 gaadhi ayay usoo raacday si ay uqarxiso gurigeedina wey so dhaafisay naclad xun😳
@PUBGSACAD
@PUBGSACAD Ай бұрын
True
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Sax sis
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
dowlada weey jilicsan tahey nagahan geedka halageeyo to gasho ku fuliya dameerada foosha xunleh
@BASHIRYUSUF-sf8wp
@BASHIRYUSUF-sf8wp Ай бұрын
Laakiin dhiig bani aadam weliba qof muslima SUBXAANALAAH
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 Ай бұрын
Haweenka shabaabka maxaa badanaa ka dhigay Raxanweyn iyo Jareer weyne , ma wacyi galintaa ku yar dumarkaan.
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
Dadkii kale baa nacay noh adiga baa kow ka ah😂😂
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
​maxa naceeb ah. Qof qof necab maleh
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
@@Wanagjecel-w2m bax hee u tag noh😁😁 duhurka halagu geystee
@mfarah9231
@mfarah9231 Ай бұрын
@@Jananjanan-g9w haaahey isha baa ka tuurty ee qoftaan ii weydii hadii ay rabto 40 dollar in ay biil ahaan u rabto 😁😁😁
@JJAbdi
@JJAbdi Ай бұрын
Mxa macna samaaynayaa in dadweynaha loo soo bandhigo oona loo sharaxo sida loo sameeyo qaraxyada yaab walaahi
@muusadanbele3565
@muusadanbele3565 Ай бұрын
illaahoow noo naxariiso😢😢😢
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Shuuto waxba ma aadan fahminee turjubaan keenso,naagahaan argagaxisada ah ma fahmaysidee
@Hussein-ng4rb
@Hussein-ng4rb Ай бұрын
Dhowlada waydadalaysa runti
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Ай бұрын
سبحان الله العظيم، Khawaarijta argagaxisadaa ILLAHAY umada haka qabto
@XidigRamoz
@XidigRamoz Ай бұрын
UKHTII NAFTA KU JECLATAY 😅😅😅
@MohamedAbdi-wn3dg
@MohamedAbdi-wn3dg Ай бұрын
Soomalia Aleh ha u Sahlo from Soomaliland
@reallyg9264
@reallyg9264 Ай бұрын
kuwaan iyo kuwo karan ayuu ilahay naga dhaliyey nacalaa indinku taal
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 Ай бұрын
Halalaayo Nacalad ha ku dhacdew
@Abdihafiidmaxamuud
@Abdihafiidmaxamuud Ай бұрын
hhhhh😂 wxa maxaa laga soo bandhigaa mar haddii aan la toogan oo aan cadaalada la horgayn
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry Ай бұрын
Waa sheeko xusub. Waa barnaamij cusub oo maxkamada ha xadaa waa lakaley.shuudo dhiiga dadka ayaa laka.shaqeystaa
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 Ай бұрын
WALEE YAAB BAL DUMARKAN U SHAQEENAYEY SIDII DHALINYARADA LOO QARXIN LAHAA LOONA DHAMEEN LAHAA DHAMMAANTOOD HALA MARIYO WIXII CIQAAB AH EE AY MUTEYSTEEN OO UMADDA HALAGA QABTO.
@Rullsports
@Rullsports Ай бұрын
20:01 gabdhaan waxay ku hadlaydo xabad kama fahmin luu qadeedu maxay tahay
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Ай бұрын
Subhanallah very Sad
@hassangurey8919
@hassangurey8919 Ай бұрын
ani maxkamadan wan kujeclaaday illahey amarkis Af may ku bartaa
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Ай бұрын
Maxay tahay Sababta Muuqaalada SNTV aysan gaareynin Tayayada 1080P , ma muuqaalada ayaan Original Laga siinin oo Download kaliya ayey helaan? waa in La helaa Muuqaalo HD Quality ah
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Ай бұрын
Khawaarijta hada dumarkii bay uwareegeen hayaay walalaisoo galay.
@oreymediaoreymedia7410
@oreymediaoreymedia7410 Ай бұрын
War niman yahow alshabaab nadaayn mayaan ee sida puntland ugashay aan sameeno qofki as ah ku cadaato hala toogto As waji maleh ehelne maleh ee aan iska celino dowlada hdaad rabtaan shacabka inu idinla shaqeeyo hala toogto waxi lasoo qabtay kucadaato inay atrsan yahin as waa fikrada ugu fiican oo looga adkaan karo cadawga
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Kuwa furumaha ka yimid iyo naagta qaraxyada waa dil
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Waaba ilmo yaryar, subxaanallaah 😭😭💔💔💔
@yahyeomer6595
@yahyeomer6595 Ай бұрын
Shaqo Fiican baad Qabateen dhammaan laamaha Amniga Laakiin Aniga waxaa ila Haboon inaad sida Hadda Qoftaan daalimada ah inaad sugtaan oo aad ku qasabtaan ama deal La gashaan wada shaqayn Gaaban sida ay ka dhawaajisay 25ta bisha waxaa la iigu Balan qaaday 150 doolar inaad u dhaaftaan idinka oo Qalab kale oo kuwaas u eeg intaas u dhiibtaan oon Halis Lahayn Marka ay Kala wareejisanayaan qalabkana booliska dharcadka ay kor kala socdaan sidaad ayaad Silsilad Dheer ku burburin Lahaydeen oo Argagaxiso ah
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Legend
@abrismaxamed
@abrismaxamed Ай бұрын
Laxowla walaa quwata ilaa bilaahi ilaahey shartooda umada somaliyed ka bad baadi waa yaab 😢😢😢 subxaanallah
@zakyflaq
@zakyflaq Ай бұрын
Qalaaay qalaay lee miyaa shabaabka lasheegaayo
@MahamedAhmed-to1yv
@MahamedAhmed-to1yv Ай бұрын
Wax ka jira ma jirtan e gabadha wa lagu been abuuranayaa Dawladu intey gabdhaha iska dhaafto Mey ku aadi waayen raga shabaabka ah
@yayaqanciye195
@yayaqanciye195 Ай бұрын
Wawareey😢
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Ай бұрын
HALALA DAGAALAMO KUWA XEEBAHA SOOMAALIYA KASOO DEJIYA RUMUUDYADA AFQANISTAN EE DAACISHTA KUWAASI WAA BERBERA BOSASO IY KISMAYO FADLAN HANA LAGA FARA MAROOJIYO KUWA LA SHAQEEYA GANACSATADA IYO MASUULIYIINTA DOWLADDA KA TIRSAN HADANA AH ALSHABAB GROUP
@farduus_
@farduus_ Ай бұрын
Bal nin la an ma aduunka Ka jirto sheedan alshabab maxey ku falayan waxey ka reebayan caruur sumesan
@Hassan30003
@Hassan30003 Ай бұрын
Ceel shiil dagaal kama dhaco miyaa, waxey meesha lagu qooqaayo😂
@abdifatahmuhammed5205
@abdifatahmuhammed5205 Ай бұрын
😅😅😅
@AslicabdiCumar
@AslicabdiCumar Ай бұрын
Naagaha waba musiibo
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Naagaha ilahayba kama daayo danbigeey galaan waata layidhi naarta u badanyihiin ilaahy gorgeena naarta haka ilaaliyee Naagahan xabsi daa inka uun lagu xukumayo hala toogto dhiloyinka si...madfac kaga dhufta
DEG DEG Tiktoker Dilay Askari ka tirsan NISA, Garmaqalka Maanta.
20:15
Somali National Television
Рет қаралды 115 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
DEG DEG ; Maxkamadeynta koox la qabtay iyagoo Kululeyso ku wata Miino.
21:00
Somali National Television
Рет қаралды 110 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
WARKA HABEEN EE SNTV 23 12 2024
26:22
Somali National Television
Рет қаралды 1,4 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta askar ka tirsan NISA oo Bakaaro ku dishay askari Boolis ah.
26:49
Somali National Television
Рет қаралды 146 М.
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Xaasas Basaasiin ahaa, kuwa shukaansi safar u ahaa, mid is-qaxin ku qorneyd & Kuwa Kale.
37:59
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН