DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.

  Рет қаралды 245,873

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 Ай бұрын
اللهم ارنا الحق حقآ 😢🥺🤲🏼
@IlkhlaasCabdi
@IlkhlaasCabdi Ай бұрын
اللهم آمين 🤲🥹
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa Ай бұрын
Ninkaan kitaabka halagu dhaqmo ayu dhahay . Kitaabka hadii aad rabtaan maad xiri lehen ninkaan.
@AbdikarimJama-p4c
@AbdikarimJama-p4c Ай бұрын
Kitaabka yaa diidan Inee ku dhaqmaan
@ayaanjamac8544
@ayaanjamac8544 Ай бұрын
​@@AbdikarimJama-p4cc Dee dadkan boolis wax ka qaadany ayaa uu bahan in kitaabka lagu dhaqo inder
@Yussuf.abdalla
@Yussuf.abdalla Ай бұрын
Waxuu kamid yahay tuugo badan oo kitaabka illahay ku been abuurtay.
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Ай бұрын
Ninkan wa walaan yahay aya dhahay qofkii kitaabka ilahey halagu dhaqmo dhaho wa walan yahay waa argagixiso aya la le yahay dalkena wuxu la haagagi wayay ka mid tahay sxp inow iska aamuso aya u rooned cunuga 2 jirka aya og dalkena ina lagu xukumin kitaabka ilahey
@4429
@4429 Ай бұрын
​@@osmanahmed9780 war maa galeey noqonayo hee qof walbo waa og yahay taas lkn qof qof kale inuu galeysiiyo ma saxbaa?
@ApdallaMohammetAli
@ApdallaMohammetAli Ай бұрын
{إِنِ الْحُكْمُ إِلَّا لِلَّـهِ
@ayanmohamednoor7218
@ayanmohamednoor7218 Ай бұрын
Dimuqradiyadu waa gaalnimo , Xukunka Shacab ma lahan Ee Allah baa iska leh إِنِ الْحُكْمُ إِلَّا لِلَّهِ أَمَرَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ Ku dhaqanka sharecada waa Cibaado Aan. ALLE UGU DHOWAANEYNO , Dimuqradiyaduna Waa Sharci bani aadam dajistey , Qofkii Sharciga Alle ka Weecdo ee sharci gaal dagsadey ku Daqmo Anigu Gaalnimo baan u arka
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Khawaaij ha Ilaahbey taqaanaa.
@إبراهامالمهداوي
@إبراهامالمهداوي Ай бұрын
صحيح
@zakiali2236
@zakiali2236 Ай бұрын
​@maden7818 (ALLE WAXUU DHAHAY QURAANKIISA SHARAFTA BADAN KUWAA KITAABKUU ALLE SOODAJIYE ISKU MAAMULIN WAA GAALO ALLE AYAA DHAHAY) culumada waa weydiinkartaa bro waa iga talo DIINTA BARO hadiikale meel walbo oo mugdi ah dalaq aa dhahee, ilee jahliga waa mugdiyee, qofka DIINTA YAQAANO mala qaldi karo bro ilasoco, sida kan camal oo dooda qaleelka haayo. 8:59
@Abdulkadir46mahomuud
@Abdulkadir46mahomuud Ай бұрын
Abaayo waan kugu raacsanahay ❤
@Aadanibrahimisak
@Aadanibrahimisak Ай бұрын
@dhamme0
@dhamme0 Ай бұрын
Aduunyo waxa joognaa la xidhayo qofkii yidhaahda diinta iyo sunadda nebiga scw ha la isku xukumo
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli Ай бұрын
Kan kii laha somah. Somali wa gaalo oo sheydaan calankiisu bey wataan. In la weydiya meeshu ku arki sheydanka calan leh ba sah saneed. Hadana WUXU yiri alshabab wa sax santahay. Wuxu kalo 1991 dilay laba wiil oo Ogaden.
@AbdullahBarow
@AbdullahBarow Ай бұрын
@@AlinoorSheikhAliabu mansuurki laayay arday qalin jabineyso dhiigoodana daadiyay hooyo badan gablamiyay qalqal aan caadi ahayn abuuray maanta waa wasiir shalayna gaalo ayuu ka aaminsana dowlada somalia maxa maxaad ku jawabeysa ?
@RUWaydocumar-rz9fl
@RUWaydocumar-rz9fl Ай бұрын
Maha sidaas❤
@dhamme0
@dhamme0 Ай бұрын
@@mmm-ww8jp idiin iman maayo adeer waayo waxaad laysaaan caruurta yaryar iyo maamooyinka aan waxba galabsan sidaa darteed caqliga isiinaya raga noocaasa ku biir waakee adeero
@dhamme0
@dhamme0 Ай бұрын
@@AlinoorSheikhAli 2009 ardeydii qalinjabineysay ninkii qarxiyey maanta waa wasiir taasi ii micnee wll
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
Gooramy danbi noqotay ilaahay kitaabkiisa wadanka halagu xukumo ????? Walaahi haloo diyaargaroobo ilaahay cadhadiisa dulmigeena ayaa bataye
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Taas lagumahaysto ninkan waxu tageray nabad diidka dhiiga umada muslimka somaliyed ku qabaysata ee shabaab. Taasa laguhaysta😂
@vcfvfvfv9217
@vcfvfvfv9217 Ай бұрын
Kitaabaka waligeen ayaan ku dhanjiray danteena balse Xukunka waxaa fiican Qofka bili aadankaa inaa Xeerku heshiisan lugu dhaqaayo qoska ama Wadanka....maxaa yeelay Qofba siyaa wax u eegaa.
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
@@Alon_404 beenaale ilaahay kabaq hadalkiisa waan dhagaysanaye qofka Muslimka ah hakasheegin waxaanu ahayn
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 Ай бұрын
@@vcfvfvfv9217 Dimuqraadiyad miyaa heshiis lagu yahay reer Galbeed dabada kariixayo ilaahay utoobad celi sxp danbi hadhex istaagin
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax Ай бұрын
Warya al shabab naga amus
@MohamedUmaribrahim
@MohamedUmaribrahim Ай бұрын
Demuqraadiyada waa gaalnimo mana aqbaleeno mana aqbaleeno in dad keena afka laqabto😢
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
Waynu u dagaalaminaa kitaabkeena si aynu xornimo u helno oo xorba ma nihinee sidee muslimnimo u sheegani karnaa waa inaynu ka takhalusnaa gaalada wlhi hadii kale inaga ayaaba daalimiin ah
@suldannasir9629
@suldannasir9629 Ай бұрын
Aa wlahi waa runtaa ​@@RealIslaamic
@abdi_252
@abdi_252 Ай бұрын
kuwa kudhagan xata wa ogyihin ee awood sheegasho ayee katahay
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
Haye orodoo is qarxii
@YusufHussein-l1r
@YusufHussein-l1r Ай бұрын
Sideen umidoownaa anago shabaab noqon
@abdi_252
@abdi_252 Ай бұрын
ninkaan macquuul inuu meelo badan ku qaldan yahay balse DEMOCRACY inee gaalnimo tahay qof kasta waa ogyahay ee kaa xooog badni ayaa kuhaysatiin awood ayaa ushegaynaysiin
@baremohamedismail
@baremohamedismail Ай бұрын
Meesha roobow Wasiir ka yahey oo ninkaan iska hadla oo khafiifey awood usheeganayaan
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Kkk suntiisa uufafinjiray wayku gaartey Qof diinta kama saaritartid diintane adiga malihid diinta qofk asigaa iqtiyar kubixikara
@baremohamedismail
@baremohamedismail Ай бұрын
@@Alon_404 wlle yaan anigu diinta ka saarey mise marka dadku wax baranayeen adigu roobow ayaad buurhakama miyigeeda kabaha uugu sidey
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@baremohamedismail kkkk nio nin waxbadan ogatahay yakusegay ina roobow kabaha ugusiday burhakaba! 🤣🤣 lejen igadheh
@baremohamedismail
@baremohamedismail Ай бұрын
@@Alon_404 hadii roobow oo dad aan laqiyaasi karin laayey sabab la’aan Wasiir yahey in kana iska qeyliyo maxaa u diidaya barina wasiir boqdo
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Ай бұрын
Somaliyeey waxaan waa wixii lagu halaagay umadahihii hore ee ninkaan wax gaf ah kama muuqdo
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Ninkaan hadaldiisa Dib u dawo Marka iska dhaafe
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Ай бұрын
Walal ninkaan kitaab Alle hala isku xukumo ayuu dhahay Lee waana hadaladii nabiyada waa hadal xaq ah dabtii waana xujjo dhammaanteen haddan somali nahay soo lama halaagin umadihii hore markay hawadooda raaceen
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi Ай бұрын
Umadahas yaay ahayn nosheeg, jahil jahil dhalay wadankadi gubesa markasa rabta ina diin nosheegto asaga iyo adigaba daljirka dahson ban kugubilahaa😢
@Ciise_Cabdilahi
@Ciise_Cabdilahi Ай бұрын
E
@abdifitahahmed9662
@abdifitahahmed9662 Ай бұрын
Roobow oo 1000 dhalinyara xasuuqay hadi wasiir laga dhigay taakeeyana maxa lagu haysta😂
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Roobow nin eelaay ah waaye, Hawiye maa la hadli kara!
@abdullahiabdirahman6011
@abdullahiabdirahman6011 Ай бұрын
​@@MucaadclothIsku dir miyaa waxaaga 😂😂 Ealay waa hal qabiil Raxanweyn ka mid ah.... Roobow waa Leysaan 😊
@aaqilka5158
@aaqilka5158 Ай бұрын
War nio nin hooyadii waxay ahayd ma garanayo leh dalka somalia muxuu u qaban karaa Mida kale qarixii soobe markii la waydiiyay wuxuu yidhi waa sax oo waa khidad dagaal marka muxuu ingu tari karaa ninkan xitaa ma aniga ma jecli inaan arko bidhaantiida qofka khaldama haduu dhoho waan khaldanaa waana tanaasulay waa sax waa in la soo dhaweeyo marka ma fahmi karo ninka mar culumo nimo sheeganayay marna pr wax bartay ah maxaa waalay hhhhhhhh wuu waalan yahay masd dhahdaan
@baremohamedismail
@baremohamedismail Ай бұрын
@@aaqilka5158roobow muxuu kuu qabanayaa oo kan uusan qaban karin
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 Ай бұрын
Jawaab jaahilnimo iyo indha la aan ah baa meesha la timid. 2 nin oo soomaali ah qabiil ahaan in u sharciga u kala hiiliyo​@@Aw88-c1r
@umucadnaanbintucrizaaq2363
@umucadnaanbintucrizaaq2363 Ай бұрын
ان الحكم إلاالله أمر الا تعبدو إلا إياه ayadas bey kasohorjedaa xukunka waxa iskaleh shacabka
@Abuu.Raashid
@Abuu.Raashid Ай бұрын
Xildhibaanada taageersan itoobiya iyo kuwa uwado Durbaanka maxkamada maqabato miyaa???
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Ай бұрын
Waxaas oo dhan Xagjirka ayaa ka daran!! Xasuuso ZOOOBE! Kan HALA DILO EEY EEY DHALAY.
@SharmanBeek-ej1uz
@SharmanBeek-ej1uz Ай бұрын
@@Abuu.Raashid laba wajiilayasha iyo Kan waxbaan bartay lehba isma dhamaan
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 Ай бұрын
Maa argtay yaab😢😢😢😢
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Kuwa baneysanaya dhiiga xildhibaanada burburinaaya wixii laguheshiiyay waa in lakeenaa maxkamada
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Ай бұрын
@@toosiyeawtilmaame4354 Xag jir Argagixiso iyo Asal raac yaa lagu wadaa? Taas ayey dan fahmin cidda loola jeedo
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Dimoqradiyo iyo dastuur waa diin gaalo shaqsigi diida iney gaalnimo tahay waa gaal
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
Hoyada galka kawas sheydan cabdi wahabi mia waxas kushegay dasturka unuka udhimeno i.a takfiir walbo saan baa loga osina😂😂😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@cadaaweyare9045astaqfirullaah walal dalkeena diinkeena sharafkeena ayaan u dhimanaynaaa dheh alshabaab waa argagixiso waana cadowgeena Ethiopia waa cadowgeena soomaliya soomali baa leh smaaliya ha noolaato 🇸🇴💪
@inahassanabdi
@inahassanabdi Ай бұрын
Gidaaaf​@@cadaaweyare9045
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Ай бұрын
Dimoqaraadiyo Diin ma´ahan ee waa nidaam maamul dowladeed ah.
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
​@cadaaweyare9045 alle hortisa gaalada ku dhinac noqonee hada iska daba qortid
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Ай бұрын
Ilaahey baa xaqii umadii uu laayey ka soosaarey
@hiboforfor7135
@hiboforfor7135 Ай бұрын
Wlee Somalia 🇸🇴 iney hagaageen Tugadan wx beenta xukumayaaan waa runtiin diinta kuma xukuntaaan galo cabud baatihiin
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
gaaladaa idin dhaanta khaniisiin weeye takfiiriyiintu
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
hadaba maad u guurtaan meelaha khawaarijtu ka taliyaan! fulay adiga oo kale ah waa la yaqaan
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Hhhh diinta kuxukuma ayad ledahay dowlada laakin nabad diidka khawarijta Alshabab dadki Somali ina xasuqen maxad uxasuqden madhahysid sow maha?
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
@@Alon_404 waa ARGAGIXISO
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
@@Alon_404 sxb Somalida inteda badan waa jahil iyo doqono iyo khawaarij,
@cabdiraxmaanjimcaale6740
@cabdiraxmaanjimcaale6740 Ай бұрын
Ninkan quranka haleysku xukumo maa lagu heysta waxkale maqabe taas dowlada ceeb kutahy
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Laguma haysto calanka umada soomaliyeed buu wax xun ku tilmaamey alshaydaana wu tageeray
@RaxmoCabduqaadir
@RaxmoCabduqaadir Ай бұрын
​@@XafsaMaxamuud-pd3dkcalanku madiinbaa micnha
@AxmedmaxamedCabdi-d7y
@AxmedmaxamedCabdi-d7y Ай бұрын
Calanka ma ilaah kuu ah​@@XafsaMaxamuud-pd3dk
@NuuxCabdullaahi
@NuuxCabdullaahi Ай бұрын
Calanka diin maha lkn 5 xidig waa yahudnimo somaliya haloo sheeko
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
@@NuuxCabdullaahi5 xidig side yahuud nimo ku tahay bal ino sharax xidigaha cirka aya lagu matalay midabka çalan kana midabka cirka bal halka yahuud ka so gashay ino sheeg mise waxa tahay kuwa argagixisada ah oo tig fiirka wax kasta Aamin wa gaal sidan ninkan la maxkama deyn naya oo kale
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
wa ilaahay kabaqa oo been haka sheegin ninkan miskiinka midakale maxkamadu waxad mooda inay diinta ladagaalamayan war ilaahay kabaqa oo diinta barta
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger Ай бұрын
Miskiinka maxaa maxkamad keenay? Waa nin waalan oo as ah.👌🏻
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Miskiin haduu kuula muuqda laakin madaawan waraysiyada uubixinayay dadki qarax ku dhinteen sidu ugu jees jeesayay
@CaaishaLiibaan
@CaaishaLiibaan Ай бұрын
Dimuquraadiyada waa gaal nimo waa dastuur ee gaalo soo xariiqday xukunkana allaah ayaa is ka leh
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Hayeh iiwad sheekada 😂 ! intaas yakusodhiibey koley walagusodhibaye😂😂😂😂😂
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
Surah maida Aayah 44 وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ Ciddaan Xukumin wuxuu soo Dejiyey Eebe kuwaasi waa Gaalo uun.
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Tafsiirka aayadan ibn cabaas waxu kudhahay Ma ahan gaalnimo gaalnimane magaarsiisno waxa kadhalanaya qofka muslimka hadu kaleexdo xukunk allah dambi weyn magarsisno gaalnimo , tafsiirkada maskaxdada miya qaadana mise tafsiirka saxabigi weyna ee quranka tafsirinjiray IBn cabaas R.C ? Ke qadana
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
@@Alon_404 Tafsiirka maskaxda saxaabiga miyaa ku quran aayadan mise tafsiirka ilaahay taas faham horta tafsiirku waa kii quranka maaha mid saxaabi quranka ayaa ka horeeya waxa aadamuhu maamulo
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
@@RealIslaamic kkk aayad sideeda looma qaato waxa lofiiriya tafsiirka waxaa wadadaas kusosocday saxaapada kasopolaw taabiciyinta, ilaa culumadi waweyned ilaa maanta aayad waxa lofiriya tafsiirka waa mid isku wafaqsanyihin ahlu sunna wal jamaca Adiga hadad arinkas diiday waxan kabaxday dhamaan manhajki salafka Diinta barashe kaarabta ee baro jahilnimo kamuqato marka lagufiiriyo badankiinane nocan ayad tihiin kuwa jaahilin ah dhalanayro ah si u caadifadesan + aqoon yari jahli = Khawarij
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
@@Alon_404 Hadaad diiday aayadii quranka ahayd tafsiirkeeda markaa dee ma eeka qof indho la iyo qof aragleh horta marka hore ilaahay rumee oo ogow inuu xukunka keligii leeyahay
@suudishow1
@suudishow1 Ай бұрын
Dadkaan meesha dhan fadhiya hada ma waxey diidan yihiin shareecada islaamka an isku xukuno waa aduun tagah
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
shareeco dooni mayno takfiireey
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
​@@liibaanjamac2136😂😂😂 war hadan baabin yaanyuur ku cuntee
@canabcumar95
@canabcumar95 Ай бұрын
Yaa gal ah ilaahey kacabso ninkan waa dam bile
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli Ай бұрын
Oo ma shereeca gaalo miyaad hada heysana.
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
khawaarij Xukunkiisu waa dhimasho ee orodoo is qarxii
@abdirabisuufi3305
@abdirabisuufi3305 Ай бұрын
Dimuquradiyada gaalnimo iney tahay miyaad doodka qabtiin
@abshirali3044
@abshirali3044 Ай бұрын
haa
@Abdulkadir46mahomuud
@Abdulkadir46mahomuud Ай бұрын
​@abshirali3044 why, dimuqraadiyadu waa gaalnimo waxaana kuu cadaynayso aayadda dhahayso qofkii ku xukumo waxaaan ilaah soodejin kuwaasi waa gaalo😂
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
haaaaaaaa
@zakiali2236
@zakiali2236 Ай бұрын
@Abdulkadir46mahomuud qosolka kareeb sxb waa WAA (QURAAN) kaftan maha hadalkaada waa sax laakin qosolka kabixi sxb nin ki dumiquraadi udoodaayo asagaa ubaahan in ashahaadka loo qabto sababtoo ah (QURAANKA ALLE) ayuu kasoo horjeedaa mahadsanid bro.
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
gaaladu waa dad wanaagsan oo ka fiican xagjiriinta
@osmanmohumad.
@osmanmohumad. Ай бұрын
Wacalkan dameerka guumeysi ah ma waxuu ka dagaalamaayaa in layiraahdo kitaabkii ilaahay wax halaguxukumo
@ZamraAbdalla
@ZamraAbdalla Ай бұрын
Aan quranka kariimka aan isku xukuno maa xabsi iyo dil lagu mutaa , walle waa duun sii galbday koley diinta Allah cid uma bahna ee illahy swt ayaa ilaashanaya ama dadka hala dilo ama hala xukumo gardaro.
@guushaadanaha
@guushaadanaha Ай бұрын
Wsx
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr Ай бұрын
Askari ilaahay ayaayiri kuwa aan xukunka ilaahay isķu xukumin waaay kaafiriin maxaad iskaga dhigi inaad ilagh🎉ahay
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr Ай бұрын
Kitaabka karabi ayaa xukun
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 Ай бұрын
Dadkii soobe lagu laaye dagaal galo iyo muslin u dhaxeeyo ee ku dhinteen ninka leh iyo adiga oo mar marsiyo u radinaa isku xukun tahiin in lagu baaro waxatahy la ogaado aa wajib ah ina argaxiso tahy shaki maba ku jure
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
Soo sheeg hal waddan oo shareecadda iyo Quraanka ku dhaqma Waddamada Muslimka sheegta??? Dadku haddi ay Rabin Shareecada Islamka ma la gaaleysiinaayaa mise waa lawada leynaayey?
@calimaxamuudaxmed5781
@calimaxamuudaxmed5781 Ай бұрын
xukunka waxaa leh allaah subxaanahu watacaalaa malaha shacabka dimuquraadiyo waa nidaam gaalo
@zakiali2236
@zakiali2236 Ай бұрын
ADEER DIMUQURAADI WAA GAALNIMO CAD (ALLE AYAA QURAANKIISA AYUU NUUGU SHEEGAY, KUWAA ISKU XUKUMIN KITAABKUU ALLE SOO DAJIYE, WAA GAALO ALLE AYAA DHAHAY) ANIGA MA DHIHIN WAA QURAANKA ALLE 7 BADA SAMO KORKEEDA KASOO DAGAY, WAXAA KUWEYDIINAA DIMUQURAADI MAKITAABKA QURAANKAA MISE WAA GAAL KITAAB UUKUU QORAY, ACUUDU BILAAH, OROD DIINTAADA SHARAFTA BADAN BARO, JAHLI OO MUGDI AH HAKU DHIMANIN ACUUDU BILAAH.
@cabdinuurxasanyusuf2368
@cabdinuurxasanyusuf2368 Ай бұрын
Waxaan arkaa nin shacab ah oo maxkamad milateri lasaaray Oo dil dhac ama farfiiq aan geysan
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Dil dad loogaystay ayu dafiray xaqoodi ayu dhahay dadkas dagale kudhinten igu yaran dhihilaha dadkas şi xaqdara lodilay allah ha’unaxaristo wana lagaqaldanyhy ayu leyhy dagale kudhinten qof carwadisa hortisa iskaga ganacsanayo Waxa kasobaxay xaqqa dadkas
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Ай бұрын
Wuxuu yiri waa xunuka oo shacabka loo celiyo Dimuqiraadiyad, intaas haddii aad fahamtay inay gaalnimo tahayna faham hee!
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 Ай бұрын
as a somali i support Quran and Sunnah and not democracy.
@ahmedilkacase8056
@ahmedilkacase8056 Ай бұрын
Ninkan qalad baa lagu heyystaa waa runti xerka ciqaabta somaliya waa xeer uu talyaani nooga tagey isla markaana lasoomaliyey waana xeer dinteena lidku ah
@AbdirashidMahat
@AbdirashidMahat Ай бұрын
Sual? Xeerka ciqaabta soomaliyeed yaa dajiyey, tan kale tiro ayaa la sheegaa sida 321, 246...marka tiridaan aan dadka loo cadeyneyn waxay ka hadleyso maxay tahay. Halkan waxa cad oo loo bahanyahay qof caaqilka inuu fahmo; kitaab iyo sunno leyskuma xukumo ee qabiil xeer ay gaalo dajisay ayaa leysku xukumaa...wa billahi towfiiq
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 Ай бұрын
War ninkan wa maskin maxay dowladu ka rabta
@FeysalNice
@FeysalNice Ай бұрын
Absulte
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 Ай бұрын
Dowlada maskin un Bay ka adag tahay iyo shacab inay xukunto
@momohjesd390
@momohjesd390 Ай бұрын
H.G naceeb
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
indho sheydaan ilin kamadhamaato, dadki lagu laayay zoobe marku ku jesjesayay markas maskiin ma ahen miya hada mu miskin noqdey sheeko cusub 🤣🤣😂😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb Ай бұрын
Annagaa Taageersane Amaan siiya Dadka Munaafiqiinyahay
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
ومن لم يحكم بما أنزل الله فألاك هم الكافرون
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 Ай бұрын
Marka hore aayada sifiican u soo qor wll
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya Ай бұрын
​@@cabdullahicadde7640 waa kuwaas iyagoon diintaba aaqoon u alheen ayay umada Dhiigooda cabayaan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen ❤❤❤
@sadiamohamoud2617
@sadiamohamoud2617 Ай бұрын
😂😂 adine maxkamada lagu so tagaa ogoww soon 😂😂
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 Ай бұрын
Dimuqoradayada waa sheeko gaalo waana gaalinimo cid kasta ha sheegatee
@abdiwalicabdisalaan4343
@abdiwalicabdisalaan4343 Ай бұрын
War muusow isdaji😂
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
Soomaliyeey hadaad muslimnimadiina dhab idinka tahay diintiina u kaca oo xukunka ilaahay isku maamula gaaladana meesha ka saara
@Nadiasa3eedA7med
@Nadiasa3eedA7med Ай бұрын
Diinta ma aaminsana bay u egtahay!!
@YusufHussein-l1r
@YusufHussein-l1r Ай бұрын
​@@Nadiasa3eedA7med waan hurudnaa somali oo munaafuqii ayaa naga buuxdo
@Nadiasa3eedA7med
@Nadiasa3eedA7med Ай бұрын
@@YusufHussein-l1r aad iyo aad
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Alkitaab wa Sunnah.
@dacwadaislaamka4873
@dacwadaislaamka4873 Ай бұрын
Dimuqradiyada waa diin gaalo ma,aha wax shacabka doorten ee afkaar gaalo ba wadankena laga fulinaya weliba si qasab ah shacabkana ma dooran
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he Ай бұрын
Yaahuu somaliya dadlaan warninka maskiinkaa iskadaaya😢😢
@ابورزاانالاسمري
@ابورزاانالاسمري Ай бұрын
قال تعالي ،افتومنون ببعض الكتاب وتكفرون ببعض اخوه افهموا كلمة الديمقراطية هي كلمة كفر والشرك الله ربنا ومحمد نبينا والقرآن دستورنا اي دستور عم تتكلموا احنا مسلمين
@yaasirxasan8618
@yaasirxasan8618 Ай бұрын
ومن لم يحكم بما أنزل الله فؤلاك هم الكافرون😢
@abdislow2913
@abdislow2913 Ай бұрын
Dulligaan Cali Dheere iyo Mahad Karataay waxbo ma dhaamo ee dadka ka qabta haddey caddaalad jirto!
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Aamus murtad Yahow
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre Ай бұрын
Nimankan maxkamada. Joogo quraan halgu xakumo ayay neceb yihiin. Dastuurka iyo xeerka ayaa quraan u ah
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Afkooda makahayno ayaga saas dhahaayo been bad shegaysa , ileen hadaa kufahmey gaalnimo laraadinaysaa miya waxa kugaalaysiso rabtaa xariif uma xumid wado dadka inaa diinta kasaarto waxa kahesho waxba hayga siinine 😂
@Wonders-of-Mother-Africa
@Wonders-of-Mother-Africa Ай бұрын
Dimuqraadiyad= waa ina wax kasta ogashahay. Qoowmu luud, waxa rabto ku dhaqmi karto, qax kasta ku hadli karto. Dimuqraadiyad qaybna kama qaadan karto, qabna kama tagi karto. Marka Somaliyeey diyaar ma utihiin? Dhinac un isku raaca!
@issehaile2698
@issehaile2698 Ай бұрын
Xisbi ayaan sameeystay. Waxaan rabaa Inaan wadanka madaxweyne u tartamo miyaanay dimuqraadiyad ahayn?
@geediali437
@geediali437 Ай бұрын
Maaha ee waa marin habow
@ahmedmorgan3098
@ahmedmorgan3098 Ай бұрын
Hayey shuute
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
hadaba maad u guurtaan meelaha khawaarijtu ka taliyaan! fulay adiga oo kale ah waa la yaqaan
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE Ай бұрын
​@@issehaile2698xgee ayay ka gashaa bal noo cadee😂 balse SUAAL halkee ayay kitaaabka laga qorantahay XEERKA CIQAABTA SOMALIYEED?😂
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 Ай бұрын
ان الحكم الاله امر الا تعبدوالله wixii kahoohara waa baadil Allaah aynu kabaqno dhamaanteena☝️☝️☝️☝️☝️
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
Waa gacan ku dhiigle dilay 5 qof oo suxufiyiin ah 1992
@NuhhusseinadenNuh
@NuhhusseinadenNuh Ай бұрын
Xaqiiq mauhaysaa adga Oo an kaheyn wax lagushegay
@MrAhmed-c2n
@MrAhmed-c2n Ай бұрын
Waa dambi aad u wayn dhiiga muslimku lkn waxa fiican wax aad 100% hubtid inad ku hadashid ama iska aamustid wll isaga iyo adigaba aqoon idiinma lihi lkn xaqa baniaadamka waa la iska ilaaliya aakhiro xisaab badan baa taala
@hassankaffi1766
@hassankaffi1766 Ай бұрын
Hoyadaa maxoo igu dari tuuk yahay tuuga dhalay
@Moha57959
@Moha57959 Ай бұрын
​@@hassankaffi1766astaqfirulah maxaa saan dhan ugu caytamaysa
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
@@NuhhusseinadenNuh qabyaaladii ku qaadatay kuma dhigto
@JubbaKajubba
@JubbaKajubba Ай бұрын
Taakeeye lama haayo meel uu ku gaaleysiiyey qof ama umadba.calankana waala falanqeyn kara kiliya diinta hala isku xukumo maa lo xiraa hda ❤🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 Ай бұрын
Ninkan walaga qaldan yahay hala sidaayo. Xeer ilalinta ayaaba cadeesay inuusan wax argagixiso xiriir la lahayn
@G36Media.
@G36Media. 28 күн бұрын
Ninkan isha ha lagu hayo somaliyeey 😊😊
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 Ай бұрын
Ninkan Taakeeye ayaan kharash dabme iyo maxakamd dabme aan ka horkeenin. Waa in si dagdeg ah xabsi daayin loogu xakumaa
@safahussein8180
@safahussein8180 Ай бұрын
Sabab laakiin
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia Ай бұрын
Shaki noogamajiro hadii aynu naxay shacabka in ay calmaaniyada taxay diinta Reer galbeedka qofkii kadifaaco cod ama qoraal ama hub waa gaal. قال الله تعالى ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولاءك هم الكافرون
@abdikariinomarhaji4800
@abdikariinomarhaji4800 Ай бұрын
Dimuquraadi qeexideeda waxbuu ka tagay taasoo ah in qofka uu sameen karo waxa uu rabo sida in wiil iyo gabar isla fariisankaran madaxa baneesan karto in qofka wax uu rabo noqon karo nin iyo naag ,xaywaan😂 waa inta ay soomali kaga hortimid sharciga islaamka.
@ayanmohamednoor7218
@ayanmohamednoor7218 Ай бұрын
Haaheey kufri bey noo Qurxinayaan
@mmm-ww8jp
@mmm-ww8jp Ай бұрын
Xayawaan waaba tehe
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
Nolol lawe ku mashquulsan nolosha dadka kale orodoo is qarxi
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
@@ayanmohamednoor7218 hadaba maad u guurtaan meelaha khawaarijtu ka taliyaan! fulay adiga oo kale waa la yaqaan
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
​@@LexlutherVIIadigaa qalbigu kaa qaraxsan yahee is quraami oo duko intaadan uusku iyo maskaxdu ku qarxan oo aadan waalan tasbiixzo aad noolaatidee nolosha qalbiga ayaa ah nolosha degan waxaana lagu dejiyaa diinta.
@Odaykaarto...
@Odaykaarto... Ай бұрын
alle wuxu lyhy ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولائك هم الكافرون
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Masha allaah illhoow dawaldeena noo barkeeee mar hadiiba kan iyo wax la mida qabtaaaan
@mohamedhasan7231
@mohamedhasan7231 Ай бұрын
Rabi ayaa arkaya sufyan wala dulmiye
@chlungo5672
@chlungo5672 Ай бұрын
wee fiicnaan laheyd comments ka aqrisaan, Diinta islaamka hadi isku xukuno dalkeena noo hagaagaya, ilaahey ka baqa sida rasuulka scw lo dhibatenayey dadka ha u dhibatenina
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
20 ciwaan gb ku imaada hada doontan lakin waalaga adkaanaya nabad diidka meelne walogasowada jestay 😊
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn Ай бұрын
Maxaa hada lagu haysta ninkan been maaha qofkan ilahy kutubkisa kuxukumin wuu ku kifriyy ilahay❤dadkan maxay yihiina waa yape
@ts7152
@ts7152 Ай бұрын
Waa al shabaab aftahan ah ee yaan wadanka lugu sidayn intii goori goor tahay hadii kale waa laga shalaayi doonaa
@Moha57959
@Moha57959 Ай бұрын
Shalaay miyaa kudhiman wadnkaga 30 Sano buu Gubanyey xalkalena waa weysay mareykan baa xog kugu haysta
@axmedyare6401
@axmedyare6401 Ай бұрын
Goormeey danbi noqotay KITAABKA iyo sunaha xabiibkeena muxamed NNKH halagu DHAQMO danbi subxana Allaah Allaah ayaanku dhaartaye waan halaagsamnay halaag cad oo Allaah ayaa noo caroon doono 😢😢😢😢😢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Ninkani waxa raadinaya waryaashii Radio muqdishow ilmahey dhaleen 1991 USC ninkani waa dhiigyocab oo tuug ahaa guryaha jabsan jirey
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Ай бұрын
Eey dhalay waaye kan Wlhi Waa in LA TOOGTAA
@SomalianTime
@SomalianTime Ай бұрын
Maxkamada waa wataa ❤❤❤❤❤❤
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Dil toogasho ah . Ha lagu fuliyo ninkan . Waa ninka badali doona cali dheere
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 Ай бұрын
Takeya fikir kisu ka hadlee ma alshabab Mey iska qabtan malin kasta xamar dhexdeda nagu gumaysate shacab un laga adag yahay miya oo fikirkisa ka hadlayo
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
@@oladkassimolad6280 .qof kast oo raba in uu islamka waxa ku xukumo . Waa in la dila anigu secularism ayaanu nahay no more diin . EUROPE imow qof caafimaad qaba ayaad noqonaysaa
@MaxamadDaahir-g9k
@MaxamadDaahir-g9k Ай бұрын
Walleey odeygu waa hadlay masha allah
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
War wariyaashii uu laayay ku xukuma, cadaymo waa loo helayaaye,
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Aamus wacalyahow
@amiir-saet
@amiir-saet Ай бұрын
War ilaahay ka cabsado maskiinka iska sidaya khalad baa ku haystanee 😢
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 Ай бұрын
Dadkii uu dilay aawaay may maxkamadeeyaan waa dilaa wayn
@shamisaxmed8720
@shamisaxmed8720 Ай бұрын
SUBXAANA-ALLAAH WAAR NINKAN FARAHA KA QAADA YAAAN LAYDIN HALAAGINE
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Ай бұрын
Kan waa jirjiroole xarig iyo wax ka badanba waa istaahilaa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 Ай бұрын
Ninkan qalad ayaa luhaystaa waayo dhibato mu gaysan 5sano ninka maxkamada fadhiya ma hal malin ayuu uhayta subxanallah
@Hamuud-w9w
@Hamuud-w9w Ай бұрын
Xita qofki dhaha "Qur'anka ha laysku xukumo" ...... in kasto uu saxan yahay, hadana waxa lo arkaa inu argigixiye yahay,😥 shabaab lacnada Alle haku dhacdo ... diintena un bay na nacsise, sawir xuna naga siise 😩
@RealIslaamic
@RealIslaamic Ай бұрын
Shabaab way saxanyihiin wlhi, kuwa wax fasaadinaaya waa dowlada gaalada ah sababta lagu dagaaliyo ayaa ah kitaabka ilaahay isku xukuma ileen waa gaalo dowladuye wadiga ka markhaati ah inay ninkaas ku haystaan kitaabka ilaahay halaysku xukumo markaa wax diin ah ma haystaan
@Hamuud-w9w
@Hamuud-w9w Ай бұрын
​@@RealIslaamic gaalka xita hadi jisyo laga qado waxow xaq u leyahay inla nabad gelyo, shabab muslimin ey jizyo iyo seko bille ah ka qade wena sii layne 😩
@Alkaram29130
@Alkaram29130 Ай бұрын
Qaf dig muslimka xalaleysti maxuu diin dad kuxukuma
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Sidee diinta laguu nacsiinaayaa yaa kaa leh oo ma ayagaad islaam u aheyd mise ALLE wax aan is laheyn baad isku toleysaa oo marka kitaabka yaan lagu dhaqmin miyaa marka hadii lagu nacsiiyey sheeko ngo ah oo dhegaha dadka loogu sheego hhhh
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
​@@Alkaram29130kuwa jooga iney dadka ku xakumaan maxaa u diidey mise ayagu diinta ayaa masuul looga yahey mise waa ka marti maxaa soow shabaab hortiis islaam ma aheyn maa kitaabka lagu dhaqmo wll maxaa diidey beesha caalamka miyaa ???,
@BADHADHE
@BADHADHE Ай бұрын
Ninkan hala dilo sababto ah waxu ku hadlayo wa qalad❤Mida kale manta qarixi ka dhacay casimada dalka asaga aya u sabab ah mardhow kama dhicin mqdhsho ok wan fahmi karna anigu ❤
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Dadka ayuu gaaalnimo ku qasbayaa
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 Ай бұрын
Oo hadaad muslim tahey maxaa ku dhibey ma afka qof leeyahey miyaan yahuud iyo gaalo ku noqon hadaad maantoo dhan ku qeyliso ,laakiin meeshii bugta iyo fara is og waa maxey shakiga aad ka shakinayso waxaadan aheyn.
@traderhassan5304
@traderhassan5304 Ай бұрын
Wxa ee Somalia Nidaam Dowladnimo iyo Nabad galyo ku Geeraynin waa Dulmiya Sidaan Cml ah😢😢😢
@143-k1d
@143-k1d Ай бұрын
woo iga qosliye wlh kulahaa gudoomiye shuute iyo gudoomiye liibaan ma gaaleysiino 🤣🤣
@AbdisalamHussein-zl4xr
@AbdisalamHussein-zl4xr Ай бұрын
😂
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
😂😂😂😂 waa argagixiso ninkaan
@Arabfootballtv
@Arabfootballtv Ай бұрын
Ilaahey haka qabto cadowga hadiiba dimuquraadiyat gaalnimo aheyn wax gaalnimo ah maba jirto
@kingafrica9847
@kingafrica9847 Ай бұрын
NINKAAN DADKA HALAGA QABTO XABSI DAAIN AMA 20 SANO HALAGU XAKUMO HADAL WAX MA TARAAYO
@cabdukadir354
@cabdukadir354 Ай бұрын
Walhi inasan hormar la gaareyn ila dadka saan loogu xad gudba Kitaabka Alle miya danbi noqotay in laysku xukumo😢
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Kitaabk Qurank haluguxukumo.
@ibraahiimabdulaahi2024
@ibraahiimabdulaahi2024 Ай бұрын
We Jirdilen Wllhi
@ZakariyeGurhan12
@ZakariyeGurhan12 Ай бұрын
Aad ban uga xumahay in ninkaa la dulmiyo
@Alon_404
@Alon_404 Ай бұрын
Qofwlba taagero nabad diidka sidan ayaa udambaysa xitaa adiga tii aaqiro kusii dhimanthy
@jirojogow
@jirojogow Ай бұрын
walahi dambi wadanka wuu ku galay wariyayal ayu layey 1991 waa la wada ogyahay
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Takeye wariyeyaal buu dilay u shaqaynayey radio muqdisho ALLAHA UNAXARIISTO CABDUQADIR CALI IIDLE XAANGE IYO WARIYAALKALE XAQDARA BUU KUDILAY WAA NIN DHIIGDAADIYEY
@Salaaxadiin8690
@Salaaxadiin8690 Ай бұрын
xeer ilaaliyaha laftigiisu ilaahay ha ka baqo oo ilaahay ha uso laabto
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Mooryan dhiigyocab ah oo diley 6 warye oo qabiil ku diley oo ahaa USC DHACA IYO BOOBKA KUHAYA HANTIDA SHACABKA IYO MIDA QARAN XOOGA LAGU HEYSTO 32SANO
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 Ай бұрын
Adaa mooryaan ah sheedaan yahow u raaya geesina waligii waa la xiri jiray ama ladilijiray dokhontuna ha caaytanto
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
Waad coleysan tahay qabiil baad ku diiday, anigu maan jecli Taakeeye laakiin kuwa ku diidan qabiilkà uu yahay COLKA AAD QABTO la dhimo
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Ай бұрын
Xataa haduu ahaa saad u sheegtay, soomaali oodhan baa sidaas ahayd. Dawlada ayay kamid yihiin kuwaa ummada baabi'inayay. Waa senataro qaar. Mida kale kuwii USC hogaaminayay madaxweyneyaal ayayba wadanka kasoo noqdeen. Kan ma waxuu eeday inuu dhaho, kitaabka ninkaan dalka ku xukumin waa gaal, dimuqraadiyaduna waa gaalnimo oo taas warba kama jiro.
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 Ай бұрын
NAga aamus jaahilow gaalka ah ninkan danibi malahan diin halagu dhaqmo ayuu yiiri hadalkas miyaa mooryanimoa ah
@MohamedAden-ob6rg
@MohamedAden-ob6rg Ай бұрын
This is unfair to takeyee We have seen several shapap members now as they represent the nation goverment ,member of county assembly,as they ruling the politics,takey is free to say the truth 😢free takeye
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Waa sidaa u fahantahay dimoqradiyo yahuuda iyo nasaarada ayaa uga da yateen
@Givemeproofkid
@Givemeproofkid Ай бұрын
فَلَا وَرَبِّكَ لَا یُؤۡمِنُونَ حَتَّىٰ یُحَكِّمُوكَ فِیمَا شَجَرَ بَیۡنَهُمۡ ثُمَّ لَا یَجِدُوا۟ فِیۤ أَنفُسِهِمۡ حَرَجࣰا مِّمَّا قَضَیۡتَ وَیُسَلِّمُوا۟ تَسۡلِیمࣰا﴿ ٦٥ ﴾‬ An-Nisāʾ, Ayah 65 Allah aa lala dagaalsanyahay ee lalama dagaalsano taakeeye. Qur’aan aan isku xukumno hadii la isku soo xiraayo, hadhoow yaan la dhihin maxaa usha loo qaatay.
@AbdiladifsicidadanBooreboore
@AbdiladifsicidadanBooreboore Ай бұрын
Diin muqraadiyadu iyo wixii aaminsanba gaalo
@canabcumar95
@canabcumar95 Ай бұрын
Yaaa lasodeynin😢please jasaaka laah qeran askari gii soqabtay
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Adiga maxaa kaa galay diinta islaamka waxan aheyn qofti wax ku xukunta waa gaal
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Bisinka dalka inaan Madaxweyne ka noqdo kuye. Soomaaliya ilaah ayaa u maqan Subxaana Allaah
@saidkhalif4871
@saidkhalif4871 Ай бұрын
in kooxaha xagjirka ah lagu biiro kuwaan maxkamadaha fadhiya ayaa ka shaqaynaya. Bal fiiri ninkaas miskiinka ah ee aan isku xukunno kitaabka Ilaahay unbaa lagu haystaa. CAJIIB.
@mukallayare
@mukallayare Ай бұрын
Kan xeer ilaaliyaha isku sheegaayo ewerkiisa waaye
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Ай бұрын
Oo islaam ayaa shacabka ku xukun taan miyaa calmaani ayaa tihiin
@jaamow
@jaamow Ай бұрын
Aduunka majiro hogaamiye guuleystay oo aan xabsi soomarin. Takeeye asagaa afkiisa iskuxiray, ummad laxasuuqay gaal iyo islaamba waa dambi. Suaalaha qaar in uu si sax ooga jawaabo ayay aheyd.
@SharmanBeek-ej1uz
@SharmanBeek-ej1uz Ай бұрын
Ninkan inuu marinhabaabiyo ayuu rabaa hala xukumo from jigjiga somaligalbeed
@cabdiraxmaanjimcaale6740
@cabdiraxmaanjimcaale6740 Ай бұрын
Amxarada iska dhici adiga adoon ah 2024
@SharmanBeek-ej1uz
@SharmanBeek-ej1uz Ай бұрын
@@cabdiraxmaanjimcaale6740 aqli xume axmaaro soota inawada haysata aan iska dhicino dhe taasa haboon waad dulaysantahay aqligiinuba unaka masoo dhaafo aqli qabiil
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk Ай бұрын
Waa shaydaadiinta dalka ka dagalamaya bu taagersanyhy insha allaah Kan umada lagu soo daynmaayo kuwaan adiga kuleh amxarada iska Celina idinku caruurtiina yuugandheysu fuulayo shabaabna laynayo iska celiya dheh fadarada
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Ай бұрын
Yaa ku waydiiyay meeshaad joogto? Waxay jigjigadaad la cararayso! Magalada ceebta iyo waxaan danteeda ahayn ha galin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
​@@SharmanBeek-ej1uzwaa qof damiir xun hala hadlin inuu kuu hiiliyo daayee asagaaba kugu caynaayo qabiil baa lagu qoriyey sorry jigjiga xor way noqon soomalina way midoobi doontaa 🇸🇴💪🦁
@jimalmohamed1390
@jimalmohamed1390 Ай бұрын
من لم يحكم بما أنزل الله فأ ؤلئك هم الكافرون
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Ай бұрын
“Kitaabka ha la isku xumo” kuwa badan baa horay noogu soo hoos gabaday. Taakeeye iyo waxi la mid ah, ha la xukumo.
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Ай бұрын
RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle Ай бұрын
وعند الله تجتمع الخصوم
Toos: Kulanka wadajirka ah labada Aqal ee BJFS.
55:20
Somali National Television
Рет қаралды 3,6 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 70 МЛН
Which team will win? Team Joy or Team Gumball?! 🤔
00:29
BigSchool
Рет қаралды 15 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 99 МЛН
PRANK😂 rate Mark’s kick 1-10 🤕
00:14
Diana Belitskay
Рет қаралды 11 МЛН
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
kiiska Nabadoon loogu galay gurigiisa iyo Sheekooyin la yaab leh.
42:12
Somali National Television
Рет қаралды 69 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 70 МЛН