DEG DEG MUCAARADKII OO DIIDAY HUB DHIGISTII XASAN SH CC SHAKUUR KHEYRE SHARIIF OO AFKA FURTAY XOG

  Рет қаралды 36,220

Abdullaahi Daacad

Abdullaahi Daacad

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Wcs wll
@JavioAliamar45
@JavioAliamar45 Ай бұрын
Wa sax innaa hubka laguro uwalayahay xildhibanku
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Ай бұрын
Please standing with president Hassan shaikh Muhammad Because not time against each other And must be unity Somalialy peoples
@adamabdi1056
@adamabdi1056 Ай бұрын
Unity with agreement somalia federal
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Muqdishana waxay soo iibsatay Yaanyo ama Tomatoes.........🤫🤫🤫
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 Ай бұрын
Waalaga dhigayaaa warkooda cidna kuma jirto
@HamadiMohamed-ju7vx
@HamadiMohamed-ju7vx Ай бұрын
Asc farmaajo iyo xasan cir iyo dhul bey kala yihin
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 Ай бұрын
Madaxwayne Xasan waa inuu hubka ka dhigo cid kasta oo hub ku haysata magaalada Muqdisho gudaheeda. Hub waxaa haysan kara ciidanka dawladda oo kaliya
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 liya illhey haguleyo❤❤❤dad wllo ah oo diinleh alle kacabsileh cadowga iska wada Celina illhey hakadhigo wxma Galatasaray somalinimada Egan iyo somalinimada bi idnillhi kariim guulesta 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 gulesta❤❤
@Abdinassir-w8g
@Abdinassir-w8g Ай бұрын
Famaajo haku waso
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Ай бұрын
Khiyaamo buu wadta Mr. Muse Bixi, iyo Itoobiya.
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
DALKA SOOMAALIYA, XABASHI IYO MAREEYKAN, AYAA XAARAAN KUHAAYSTA!! HADABA SOMALIWEYNEY, ILAA MAREEYKAN IYO XABASHI, DALKA LAGA CAAYRIYO, WIIXIIKALE EE LAGAHADLAABA WAAMICNO LA'AAN.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Puntaland way soo muslintay, mar haddiiba wasiirkooda sidaa u haflay
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Ай бұрын
Soo Daa Warka Gudoomiye
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
Yaa la tashanaayo mucaarad iyo maamul goboleed hubka waa inuu gacanta dowlada kaliya ku jiro
@abdibare5825
@abdibare5825 Ай бұрын
Khuuy waryaa amxaar caruur miyaad la hadleysaa xishood waryaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Kii diida inu hubka dhigo waa laga dhigayaa
@xasannoor487
@xasannoor487 Ай бұрын
somaliland maxaa waxan kagalay ee xaarka talyaanig ahaa
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Sax waaye puntland in leysku dheel dheelo diidi maayo.
@Abdikareem-b2r
@Abdikareem-b2r Ай бұрын
Caqliga oo famaajo kii handlebar kuhadaaqayo caqlgiibaa kagadhomay
@cashojimacle8713
@cashojimacle8713 Ай бұрын
ninkaan hada ma reer buu matalayaa aqoon maleh oo aqli xitaa maleh waxaas umad soomaaliyeed matalaya
@abdibare5825
@abdibare5825 Ай бұрын
Baradho ma aheyn ee wuxuu ahaa MUUS oo daanyeerka loo waday
@SomiSomi-sm7iy
@SomiSomi-sm7iy Ай бұрын
Waxa xamar ka socda waa ruwayad aan cid rabta jirin Hubaan qadaya adigoo ina ayo ah sheeko caruured dalku uma bahna
@adanmaalim3592
@adanmaalim3592 Ай бұрын
Let he or she register their ammunition to government
@AishaKeef-u6y
@AishaKeef-u6y Ай бұрын
😅😅😮😅 1:51
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 Ай бұрын
Stop talking about the only Somali hero, President Farmaajo. Furthermore, you can't compare the wrong actions going in some part of Somalia to the Somalia of Farmaajo.
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Farmaajo mar hore ayuu muuse la kici lahaa lkn xasan kkkkkkk
@AishaKeef-u6y
@AishaKeef-u6y Ай бұрын
😅😅😅😊😊😅😅
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
ISAGAA OGOLAADEY INEY SAFAARADOODA MADAXTOOYO UDHEX DEGENAATO MUXUU YDHIHI WAAYEY XALANE UGUURA
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 Ай бұрын
Soomaaliyeey taageera Madaxwayne Xasan Sheekh aad gunnimada ka baxdaane
@xasandeeq1743
@xasandeeq1743 Ай бұрын
Waahubaal larabo in lagudilo mucaaradka kadibna layiraahfo hub sharvidaraa buu heystay waran ayaa maxkamad kusheega shuute uusoojaray kkk
@MaryanCali-c5r
@MaryanCali-c5r Ай бұрын
Wall mantamiyaa
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Ай бұрын
🔥🇺🇿💪🏽
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh Ай бұрын
Waryaa farmaajo afka kala bax kheyrlaawaa iyo hiraab ayaa qasayey farmaajo afka kala bax
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan Ай бұрын
Bismilah haladhigo soomali hubka😂😢🎉
@MaxamedAxmed-wn9ur
@MaxamedAxmed-wn9ur Ай бұрын
Moryan butlN hub mIbsan moryanta. BalokenY
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Muusow halakaa celiyo burhanu julla Waa maqleysay waxuu ku yiri waxaan rabaa badd aan leenahay ka dabaalo hee maxaa u sheegi doontaa shacabka somaliland.
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Af soomaaligaaga lama akhriyi karoe ka hadh muuse biixi
@XasanIsaaq-h4l
@XasanIsaaq-h4l Ай бұрын
War.farmajo.tagye.wax.qabta.warwaxmatare.wiixi.far.majo.qabtay.wanaragnay.wixi.qawaten.naatusa
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Waar moryane farmajo waax dhiib ah ciid u mageysan ciidna dulan kumaqadin qof wanagsan xushmeen l eh bu aha farmajo ee shirqol ababuleen oo moryan grub hirab oo dawlaad raabiin u xilaal kutahay baa fulinayey waaxa oo shirqola mana ilaalinkaro miin reselwarah wasir amni généralka amniga xamar kuxenidasa duqa xamar waaxa oo hawiya ma ilaalinkaro farmajo oo waa dawladid ku qanacsaneen madahwene darod ah si ay ladagaman sharafta dawlaad wanaga u larabay qaranka somaliyeed waax rabaan moryanka burburiyey ciidamadi qaranka iyo haykalki dawleda sogagabeyey dhibta oo dhaan waa casimada moryane grub hirab afdubtay mesha intay somalie dulfadhido dawlaad kadheer
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 Ай бұрын
Farmaajo abaal biidnaan lahayne wuu idin daaweeyey oo waa idiin raaxeeyey abaalkiinu wuxuu ahaa kuwa maanta qabuurihii idinka so bixiyey oo madaxa niiga garaacaayo oo dhiigiina banaystay oo munaafiqiinta ayaa niiyaqaano oo habar oday gabar wiil xatta ilmaha labada bilood jira aan ka xishoon reer abaal laawe farmajo adinkaa maanta u oynaayo afkiina iyo dhagihiinu isma maqlaane callcalka joojiya
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
asc
@burhanhussein3135
@burhanhussein3135 Ай бұрын
Muqdisho waxey ku burbureysa 24 maalmood Gurguurte sidaas ha u ogaado.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Ай бұрын
Hubka Haddii Itoobiya lagu Edbinayo iyo AS waa Hagaag laakiin waa khaalad in Abgaal loo qeybiyo.....✔✔
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v Ай бұрын
Qof kasto somalia ah waxaa xaq u ley yahay inu helo hub ku filin
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
Ninkani wariye Maaha haduu Yahayna qabyaalad ayaa qayrkii ka reebtay iyo xasan sheekg is farab istaag xaq iyo xaqdaraba
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Ай бұрын
Warmayaqaan kan tattere malha kulahaa aoomaliya buu hub kadhigis ku samenayaa kkkkkkk qudaarta buntland aaay kala timid itopia maxaaa kul daba dhigay kama hadleysid hubka xaaranta ah ee masar ka imaaday
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
Yaa la tashanaayo mucaarad iyo maamul goboleed hubka waa inuu gacanta dowlada kaliya ku jiro
RW ANWAR  OO ISRAEL | BEESHA CAALAMKA SI-XUN U KARBAASHAY
18:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,3 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 68 МЛН
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 36 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 54 МЛН
Why American Cars Are So Expensive
13:53
CNBC
Рет қаралды 1 МЛН
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 29 М.
Shalay iyo maanta RW Xamse ilaaheey ka cabso waa la dhimanayaa
11:19
Aftahan Production
Рет қаралды 10 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,3 МЛН