Ilaahey ciduu doono wuxuu rabuu siiyaa cid ka hor istaagi kartana ma jirto soomaaliya ilaahey ayaa u hiiliyey cid ka hor istaagi kartana ma jirto Allaahu akbar🤲🤲🤲
@zahroyussuf996Күн бұрын
Waa war fiican hadii alle inaga iyo itoobiya bad naar ah ina kala dhexdhigo
Inshallah jabuuti ilaahay bada haku daro oo hala yidhaahdo bari wadan yar oo jabuuti la odhan jiray ayaa jiri jiray inshallah bi idmillaahi kariim inshallah
@AliHassan-cx5dyКүн бұрын
5 ta soomaliyeed hadii ay meel u wada godo oo ilaahay u hiiliyo soomali ha heshiiso oo dawlad wanaagsan ha wada dhistaan qabiilka qadhmuuna meel hala iska dhigo waa hadii aynu taariikhdaa goob joog ka noqono !
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@AïchaJiКүн бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR
@Ajinabiyare15 сағат бұрын
Ilaho kalago
@CumarsaciidCeleyeКүн бұрын
dr sekeriye med xasan oo jamacadaha franisiska dhigo
@abdirizaqusman1977Күн бұрын
2005 Aya dhul-dilaacyadi ugu wayna ka dhaceen oo harooyin ( Lakes ) yar-yar ay samaysmeen badbaa ka abuurmaysa la dhahay , laakinse Khabiir Addis Ababa University macalin ka ah wuxu sheegay inay Baddaasi Abuuritankedu 1 malyun sano ( more than 1 million years ) ay qaadanayso lakinse ay ka da'g-dagsantahay inti Badda Cas ( Red Sea ) ku Abuurantay . Lknse imika way ka duwantahay Sadaashi hore oo ma 10,000 sano, 1,000 sano , ama 500 sano ? ee maha wa'x maanta iyo bari ama Sanada yar qaadanaysa maha . Lknse ALLAH BA GARANAYA .
@FarduusDaahir-oo4scКүн бұрын
jaabuti bad ha nooqoto ogaadan bad ha nooqodan waxi isaaqa loga taag waayo dhuul garii allah haku riido ciidan waxab kama sidano angu
Hadii uu dhulka soomaalidu gaar u go'aan waxaabaa suura gal in ilaahay dhulka la jaro markaad fiiriso siday isku neceen
@GoojacadeCadeКүн бұрын
MIDEENTA AYAANU WASNAAA
@omarhussien8958Күн бұрын
Markaan afrikada ka go'no,waa inaan isu diyaarinaa in somalida ugu tun weynaato dadka nala go'ayo! Waa 2080s, ma dhawa mana dheera!
@heerqaran580Күн бұрын
Sanado hore ayaa la saadaaliyay in Ethiopia iyo Soomaliya eey biyo kala goyndoonaan Sopmalida Ethiopiana ay soomaaliya soo raaci doonto
@Ahmed-n6r1kКүн бұрын
Dhirta ina Raacdaana wey Qalalayaan wey Siid baabayaan ilayn Xeeba la tegaye. Magaalada Baddu ka Marto Waqooyi. Wa kulayl sida Berbera . Xamarna Badu Hawd ayay ka xigtaa waa Qabow. Lkn Hadii Baddu Waqooyi iyo Koonfur kaa marto. Waa kulalayn sida Emartka. Kk dhiri dhimatay Mustaqbalka fog.
@nimcoahmed536Күн бұрын
It’s not a sea may a lake
@umerhassen8011Күн бұрын
Prediction was before nile dam
@hassanbuni1725Күн бұрын
Kani waxbaa goaya leh ma illahay baa illahay ayaa wax walba og
@karlesk6498Күн бұрын
Artaa ah in bad soo kale dhax kalaydo haday dhacda somalia qaaro xoogleh ayaa ku dhacaya waayo waxaa mesha ka baxayaan wabiyada shabelle iyo juba oo ay ku tiirsantahay bahida somalida dhulka somalidana waxuu isku badalayaa dhul qaleel oomane ah , waxaase dhici karta in dhulka Somalida dagto bada ka hoos maro oo quuso (allah) ayaa og halka inoo roon
@mohamoudahmed6694Күн бұрын
14 SANO KAHOR AYAA RUUSHKU SHEEGAY IN BADDA CAS HOOSTEEDA LAQODAAYO BUMNA LAGU DHUFANDOONO. 4 WADDAN AYAA QODAAYEY MARAYKANKA INGIRIISKA IYO 2 WADAN OO ISKAN DANEFIANKA AH. WAXAN MADOW EE AAD ARAGTAAN WAA BUMKII IYO BUURIHII OO DHIIDMEY.
@GjFy-c6dКүн бұрын
Oo markaa maxay u qodayaan bada itopia miyay bad uradinayaan mise waa dan kale
@calishaakir1Күн бұрын
K 5AAD HADUU SOO GO'O SOW ITOOBIYA KAMA TIRSANA??? WAA SIDEE CAQLIGIIINU??? WAR FEKERA OO FAHMA.!!!
@AxmedMaxamud-zc4eiКүн бұрын
Xidiga aldaariq ayaadhulka kusoo dhawaada markaasuu dhulgariir iyo valkano sameeyaawaana calaamadaha lagu garo inzamanka mahdiga lagaley Europe iyo america ayaanu waxyeeleendoona
@sofiaomar3202Күн бұрын
waxa sabab u ah xuduudii loogu gumaaday dacawalay umadii la dilay ee la gubay ayaa Allah soo dedejiyay xuduudihii awoodiisa tusaya soomaali is wada dilaysa gobol gobol loo goay qabiil layskuu dilayo
@QadiijomaxamadYuusuf16 сағат бұрын
qalijul kub raa kol ba was ka yahude dhagaxa cirka laga kenasa
@GloLeadersКүн бұрын
That's not true Nile river is far from Afar you all trying whana be Absolutely not true