CIIDMADA MILTARIGA EE SOMALIA 🇸🇴 WA INA AYAY AWOOD CIIDAN OO DAGAAL AH KULA WAREEGTA KISMAAYO IYO MAGALOOYINKA HOOS YIMADABA TUUGTA AXMED MADOOBEN GACANTA LA QABTAA?
@MohameddAbdi-e8q2 сағат бұрын
Bismilaaahi waa yaaab
@Xasbunalahwanimcawakiilan2 сағат бұрын
Bismilah dad dalkooda yimid eelayiri gobolkaaga laguma ogoola gobolkaaga ciidanka Aby buriyeen sow gunnimo maahan dabadhilifyada iyo cadoguba dhacaan xasbunalaah😊😅😢🎉😂❤❤
@DaahirmaxammedShukri-z7u7 минут бұрын
❤❤❤
@ayaanleabdule47152 сағат бұрын
Asc Asxaabeey Axmed Madoobe iyo Dani waa Idhis iyo Kansar Somalia u diiday in aay soo kabato Maalin waliba waa isku Caano Shub wanaag Somaliyeey ma rabaan waa Digtateero aan dhicin Maxaa loo yiri Maxdax weeyn Max,ed Siyaasad Bare waa Digtateer Axmed Madoobe ee Xukun kiisa iyo Caano shub kiisu sow Maahan Boqor Tooyo Goboleed Kismaayo na waa Magaalo Somaliyeed Qabiil gaar u leh ma Jiro 12 sano ka dib Axmed Madoobe anigaa isku Caano Shubayo Macquul maaha Alloow Xaqa tus Axmed Maquuste
@omarabkr-pw5gi2 сағат бұрын
Xasan munaafaq kaaran kuqabo doorasho cod and qof
@abdullahduale89222 сағат бұрын
Ma qadaad weynta ayaa ku riyootay haddii aad is leedahay ciro ayaa ka qaniinyo fudud muuse waa riyo maalmeed neefyahow
@YasinMuse-x2u3 сағат бұрын
Beenlow, tuug tabar iyo taag midna malaha .
@sahramohamed71132 сағат бұрын
Beenaale tuuga anaa jooga kismaanyo
@m1093Zoieie-z4w3 сағат бұрын
Ich habe mich intellektuell noch nie so angeregt gefühlt wie jetzt. Dieser Thread ist ein wahrer Spielplatz für den Geist.💋