No video

Deg Deg Muuse Biixi Oo Qirtay Inuu Qaldamay, Eritrea Oo Runta U Sheegtay Itoobiyo, Farmajo & Deni

  Рет қаралды 105,347

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 118
@saidamursal7085
@saidamursal7085 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaliya soomaali baa leh
@abshir5782
@abshir5782 7 ай бұрын
Allah akbar akbar Allah somalia midey
@kamalalik5528
@kamalalik5528 7 ай бұрын
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯
@King-lp1my
@King-lp1my 7 ай бұрын
Cajiib darood oo oromo nacayb sheeganaya?waar daarood Miyaad oromo muqdisho gayn Miyan oromo mamulkeedu ka shaqayn kismaayo gado garbahaarey? Miyanaad kinyaan adoon u ahayn 93sano oo Anad u sujuudin Miyanaad caawa jigjiga ugu dabaaldegayn mucatabkii ugu waynaa ee kristaan jijiga ma isaaq baa leh 😂 Waar darood hana waalin ma necebid oromee warkale nosheeg Meel walbo adaa qaxoonti ku ahe Walhi intaa aan sheegayba waa dhab caawa jijiga oromaa taladii sayidka mucatab sudhay Mada gaal neceb? Adeer oromka miyaanu ahayne Kii aa todobada casho bacadka utaagnaydeen malas ma dhiman yaan la isku ciyaarin Anaga oo hawiye ah baa somaland fasaxnahy xasan ba saxeexay yaa u ooyaysaan qaxoontoow darood oromo caayaya jijiga mucatabka ka rog
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 somalibaleh
@amirilyasmohammed118
@amirilyasmohammed118 7 ай бұрын
Masha Allah somaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 7 ай бұрын
Maasshaa allaah guul soomaaliya ❤❤❤❤❤
@sharmarkeaadan7552
@sharmarkeaadan7552 7 ай бұрын
Guuuul guuul🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 7 ай бұрын
Waa qalad iin oromo ay somaliya jogan,
@user-mf9ee2gu5h
@user-mf9ee2gu5h 7 ай бұрын
By by habasha dhulka somalia Somalia leh
@SurprisedBarn-pz3ct
@SurprisedBarn-pz3ct 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤somaali ha nolaato
@husseinhassan1096
@husseinhassan1096 7 ай бұрын
Somalia 🇸🇴
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 ай бұрын
guuuul gobanimo midnimo🤲🤲🤲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥👍👍✌️🙏♥️♥️👌
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 7 ай бұрын
Inadertay
@user-yk4tn9hu6t
@user-yk4tn9hu6t 7 ай бұрын
Finally no Oromo or wixii lamidahaa Oromo waxuu kadaran yahay axmaar&tigrey now you know no more Oromo no more brothers
@omerjibril7318
@omerjibril7318 7 ай бұрын
Barbo Mr president Hassan Sheikh Muhamued Please Never ever trust Ethiopia and never anything agree with Ethiopia 🇪🇹
@user-vv3vo5lp2e
@user-vv3vo5lp2e 7 ай бұрын
Somalia
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 7 ай бұрын
Caawaan sifiican useexanayaa madàama aan sibuuxsda ugu kalsoonahay caawa in aanay bad naga qaadikarin itoobia
@AbdiqaniJama-hq5vc
@AbdiqaniJama-hq5vc 7 ай бұрын
Mashallah Guul Somali oo dhan weyee
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 7 ай бұрын
ASC bahda Garaad TV Jzk kheyr Madxweyne Xasan Sh marnaba yu san ka ogolaanin in uu kala hadlo arinta Damaca walan ee Abi Axmed, balse ummada Somaliyed Waxay og tahay Itoobiya iney tahay Israelka Africa
@abdulnooh8901
@abdulnooh8901 7 ай бұрын
Ha ugu yeerin madaxweyne mamulgoboleeda Somalia waxay leedahay Hal madaxweyne
@qaranimowagoob2405
@qaranimowagoob2405 7 ай бұрын
Katashada Cadaawahoo isku tiirsanaada😊
@user-pi5dr7ep1h
@user-pi5dr7ep1h 7 ай бұрын
Hadaan stupid noqdo oo aan saan sameyn lahaa, 20 km ma bixiyeen, maybe a 1 mile…. Lakiin alhumdulillah, I am not a traitor and hunger for recognition… always be happy for who you are ..
@kingyussuf
@kingyussuf 7 ай бұрын
Still ur stupid
@bekelemulugeta6307
@bekelemulugeta6307 7 ай бұрын
Saaxiibtinimada Somaliland iyo Itoobiya way sii socon doontaa
@maarshaal9565
@maarshaal9565 7 ай бұрын
FEESO BAGAARE FOORBO MANJAARE MUUSE WAA WAALAN YAHAY
@maarshaal9565
@maarshaal9565 7 ай бұрын
HADDAAN REER SOMALILAND NAHAY MUUSOOW KU AAMINIMAYNO KHAAYIN BAAD TAHAY IS CASIL WIIL KU LEEG BAA KU KHIYAAMAYSTEY OO SOOMAALIYA IYO JUQRAAFIGII AYAAD RABTAA INAAD BURBURISO WAR WADDANKA ILLAAH BAA NAGU ABUURAY WUXUUNA NA YIRI DIINTIINA DALKIINA ILAASHADDA ILLAAHAYNA KU CAABUDDA
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Axmad Guray ayey sheegtaan oo ay ku dhigaan maadada taariikhda dugsiyada sare ee Kilinka Shanaad, gaar ahaan Jigjiga. Macallin Soomaaliyeed oo isku dayey inu saxo, waxa loogu hanjabay in shaqada laga eryi doono. Macallinkii waa ka carary Jigjiga wuxuuna u cararay Hargeysa.
@CabgggCabggg-rm3bo
@CabgggCabggg-rm3bo 7 ай бұрын
Nin yhow war sugan oo xaqiiq ah umada la wadaag
@bekelemulugeta6307
@bekelemulugeta6307 7 ай бұрын
Somaliland waxay noqon doontaa dal, Itoobiyana way ilaalin doontaa nabadda
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Nimanyahow warkan aad Muuse ka sheegteen ma sugna. Muuse weli kama hadal heshiiska uu saxeexay. Horta Madaxweyne ma aha ee waa horjoogaha gobolada Waqooyiga. Mar danbe ha ku sheegi na Madaxweyne.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 7 ай бұрын
May dhahaan oramadu bada kenya ayaan raba bada eratariya ayaan rabaa bada jabuuti ayaan sababtu waa soomaaliya waxaa ka jira rag aan damac dheer lahayn oo isu yimaado markii wax loosoo tuuro laakiin aan isugu imaanin wadanka guud ahaan dartiis marka waa inuu mid walba oo doonaya inuu na maamulo uu yahay mid midnimada soomaaliya u taagan oo leh himad dheer tuugna aan ahayn
@user-ou4rc4li6u
@user-ou4rc4li6u 7 ай бұрын
👋✌️🤞😭😭😭😭
@kiinali409
@kiinali409 7 ай бұрын
Alla axmaqsanaa ma aqoonsi ethopiaa wax utai walee caqligaa kaa maqan waaba amxaaro miciin bad oo cadowga ugu weyn soimaaliya ah
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 7 ай бұрын
Somaliyey toosa in naloo legdo baa la rabaa Somaliya waa isaga Filanyihiin Ethoipia maxaa naga galey badla'aantooda wadama badan oo bad lahay sida Uganda iyo Botiswana . marka guuleysta Taliska Nugule ee naflacaariga
@sab8049
@sab8049 7 ай бұрын
Beeeerrn badana layers
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 7 ай бұрын
Haddii itoobiya 20km oo bad ah citiraaf looga iibsaday, dowlad kasta soow dooni meyso in iyadana wax looga iibsado si ay iyaduna u citirafto dhankeeda ???
@user-bd3yt1mx3u
@user-bd3yt1mx3u 7 ай бұрын
Dee hadaad meelaad bixiso leedahay bixi,tan cidii lahaydbaa bixisee
@yusufqardawi6955
@yusufqardawi6955 7 ай бұрын
اشترى موسى أرضًا كثيرة ويريد جمع المال
@husseinxyz
@husseinxyz 7 ай бұрын
Asc
@abdishaa9494
@abdishaa9494 7 ай бұрын
Warsaw kuqurabat magaca garativi yshuiscun
@user-dq7qg5rq2e
@user-dq7qg5rq2e 7 ай бұрын
Muse watug
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 7 ай бұрын
dowlada somaliya iyo maamul gobaleed yada in ay ka saaraan magaalooyinka waaween iyo tuulooyinka dadka oromada Ama itoobiyaanka guud ahaan.
@user-gp1li7ok1r
@user-gp1li7ok1r 7 ай бұрын
🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳💯💪💪💪❤️💫
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 7 ай бұрын
Beenale beenale ❤❤❤❤ wey la siiyey badii
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 7 ай бұрын
Jah gul yaqay ama geri allow na garabsi muslim dhulkoda la rabo in la bobo aya nahy geridana diyar aya unahy alx
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 7 ай бұрын
NO ❌🇮🇷Marqaan Land❌
@user-tb7fm9ic5u
@user-tb7fm9ic5u 7 ай бұрын
Imaaradka oo isqarinayo ayaa kuwehliyan
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 7 ай бұрын
Ninkaan waa dambiile ma aheen inuu maamul u hayo qof iibiyay dhulkooda wixii lagu sugo waa wax ka daran alaahu mustacaan
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
ITOOBIYA MARNABA LAMA AAMINI KARO. ISKA DAA DHUL HORE LEH OO LA SIIYO, WAA IN LAGA XOREEYAA SOOMALI GALBEED. WECELKA OROOMADA AH MAALMO AYAA UGA HARAY XUKUNKA ITOOBIYA. MA DHEERA MARKA UU ADDIS KA CARARI DOONO.
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 7 ай бұрын
Zx
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 7 ай бұрын
BENAALE BENAALE BENAALE GARADTV BENAALE BENAALE
@kiinali409
@kiinali409 7 ай бұрын
Xasan sheekh inuusan tagin ayaa dantiisu ku jidhaa walee inaan deni laisku hallayn karin xasana ciil badan ayuu uqabaa ilaahow dhib hanala kulmin
@husseinxyz
@husseinxyz 7 ай бұрын
Inta somaliya uu geeljire, galimacruuf hor boodaayo iney khatar ugu sugan tahay in Itobiya dhulkeeda u gacan geliyaan.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 7 ай бұрын
Abi Ahmed waxa uu galabsaday in oromada la eryo.. Baga. Ha layska saaro dhamaan oromada damacsan in ay dalkeena soo degaan eedyar eedyar.
@user-gf5is9wu1k
@user-gf5is9wu1k 6 ай бұрын
Dhulka soomaaliyeed oo dhan ayuu ku xad gudbey muuse
@abdiguled5223
@abdiguled5223 7 ай бұрын
Isagoo war been ah umada u sheegaya ayuu hadana salaad tukada leeyahay waa mid subxanaleh.
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 7 ай бұрын
Laba nin manta way dhaftay arintani turkiba badi lawaregay
@mulkihasan8132
@mulkihasan8132 7 ай бұрын
War dadka hadalin somaliland wey tag tey so noqon meyso
@user-on6uq3wj8y
@user-on6uq3wj8y 7 ай бұрын
shuruud adag iyo kafiirsasho wax la yiraahdo oo laga sugayaa ma jirtee khuburadii labtalin jirtey baa ku tiri qaab kale aan u dhigno 😂😂
@user-bd3yt1mx3u
@user-bd3yt1mx3u 7 ай бұрын
TAASI WAA MALHAAGA ISKA HUBI BEENTA GARANWAA TV
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 7 ай бұрын
Abii Ahmed oromo garab weyn ayuu Ka gooyay wuxuuna u abuuray cadaw ay Ethiopia ay kawada baqaan waana Somalia maanta somalida waxay doonayan inay tigrai iyo amxaro xiriiro lasameystaan kadib damacii Ethiopia EE dhicisobay
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 7 ай бұрын
Akisha iyo Jaarso labaduba waa Barentuu Oromo haddana IISAAQ ayaa soodhowaystay iyagoo leh walaalahayo Dir Irirsamaale ah , maxaa lala qaylinayaa
@cabdiaxmadlibaax2128
@cabdiaxmadlibaax2128 7 ай бұрын
Wale Heshiis Itooobiya Lala Galo Aaqirka Waa Shalay & Baroor Joogta Ah Ee Jiilka Dambe Ee Soomaaliya Sabab Hubaal Waa Laa Shaki Itoobiya Bad Ay Milkiso Ayay Rabtaa
@walidcamran7942
@walidcamran7942 7 ай бұрын
Inuu farmaaje casuumada diido wuu kusaxanyahay
@mahamudsahal5969
@mahamudsahal5969 7 ай бұрын
Adeer Aaway Muuse hadalkiisa adiga unbaa hadlayside
@farhiya2269
@farhiya2269 7 ай бұрын
Waa beentiia😂
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 7 ай бұрын
Itoobiya waa burburineynaa waana ogtihiin awooda male oo maanta soomliya ayaa awooda iyo dhaqaale a kaga fiican sadex dagaal ayey ku socdaan oo aan afar dagaal ay soomaaliya ku noqoneysa
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 7 ай бұрын
Oramadu waxay u dhaqmayaan sida EXTRATERESTRES. ORAMADU WAA JUUJ MAANJUUJ gaajo dishey. Sida biyaha bay rabaan in ay nafiyaan😂. Bilaash biyaha wabiyada nooguma ay soo deyn. Waxay rabaan in ay nahafiyaan.😂
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 7 ай бұрын
Haddii itoobiya 20km oo bad ah citiraaf looga iibsaday, dowlad kasta soow dooni meyso in iyadana wax looga bedesho si ay iyaduna u citirafto dhankeeda ???
@user-zh3gu8ov7v
@user-zh3gu8ov7v 7 ай бұрын
Waabeen tiis yaaru meysaa war kaas khi yaa nadaa
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 7 ай бұрын
Asiyaas afawarg Inu abi kaalmo cidan weydisto Waxa ka horaysa Horta inày heshiis yihiin!!!!!
@user-or1sw7nv8p
@user-or1sw7nv8p 7 ай бұрын
Xasan sheekh haduu ka yeelo yahuudka in uu la kulmo asaga ayaa waxba ahayn amase waxa la sheegaayo ayaa ay wax ka jiraan e ah uu ogaa heshiiska yahuuda iyo maamulka somaliland Mida kale maxayba ka wada hadlaayaan horta ma nin waan kudili kule ayaa sheeko indinka dhaxaysaa waa maya
@King-lp1my
@King-lp1my 7 ай бұрын
Muuse odayaal lama shirin e naga naqee warka arinkii jijiga goormaad ka hadli iyo mucatabkii taalada sayidka la sudhay darood caawa ciristaan bay la dabaal degayaan
@cige3636
@cige3636 7 ай бұрын
BEEN BADANAAA WAR DADKA BEENTA KADAA
@shamisisse-wm8et
@shamisisse-wm8et 7 ай бұрын
Meeyey hadalkii muuse bixi nagadaa beenta
@user-sb5do7ni8x
@user-sb5do7ni8x 7 ай бұрын
Dhalin yarada isaq wa aqab yahano haka faris jano siyasada 90 jorada maskaxda ka gubfey 14:09
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 7 ай бұрын
As a Somali Lander, the African, neighboring Ethiopians are closer to me than any Arab Country or the Arab League.Africa should connect togethet, and build their economies together.
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 7 ай бұрын
No one believes ur somali we all know ur Oromo
@LJama6119
@LJama6119 7 ай бұрын
gaal-raac wuxuu dhalaa gaal-raac kale. cidna isma barbar dhigeyso carab iyo itoobiyaan ee dhulkaaga difaaco hadii kale gaal-raacaada ahoow.
@user-zw9ze9lc3b
@user-zw9ze9lc3b 7 ай бұрын
Aq​@@LJama6119
@abdiisse6808
@abdiisse6808 7 ай бұрын
Waxaad qeyb ka tahay oromada afsoomaaliga baratay markaa waxaan fahmeynaa comment gaagu meesha uu u socdo
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 7 ай бұрын
Oromadii nagu dhex dhuuntay ayaad tahay, meesha aad joogtana waa aqaanaa. Inta aan gacan kugu dhicin xuduudda ka talow.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 7 ай бұрын
Odaygii Muuse Biixi naxdin darteed cudur qalal ah baa ku dhacay bal sidda suuradiisu u ekaatay eega😂
@user-bd3yt1mx3u
@user-bd3yt1mx3u 7 ай бұрын
Afflagaadada jooji adiguba khaakh baad u eeg tahaye
@amalo8798
@amalo8798 7 ай бұрын
Asc waxa an la yabay ma adiga ayaa warkan,aad shegayso so qorsheyay ma ah inane aadiga ku dhagaysano Ken hadalka daka aad ka hadlys wayo ma ah in anu adiga ku dhgaysan si lagu rumaysto Wanu ku delay hadal aan cadayn loo hayn
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 7 ай бұрын
Muxuu Deni ku filayey oo u casumanayey Qoxoodiga
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h 7 ай бұрын
YAAKUGU YIDHI BEENAALEYOW BEENTA MAXAAD KAHELAYSAA ALAAH KABAQ XAYAWAANYAHOW
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 7 ай бұрын
Ninkani sifiicanbuu u hadlaa nadiifa qaarbay Catholic kaaqabanaysaa cadhafa
@user-tg6uc9fk4p
@user-tg6uc9fk4p 7 ай бұрын
dhuusa mareeb ayaaba ku arkay oromo fara badan
@LJama6119
@LJama6119 7 ай бұрын
muuse ayaa sidaa yiri waxaa ka fiicneed adoo noosoo gudbiya xogaa yar oo codka muuse ah. famaajo ayaa diiday axmed madoobe ayaa ka aamusay waxaas oo been ah.
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 7 ай бұрын
MW muuse Biixi Sixirka Allaha ka badbaadsho ee Abagadhaa ku Sixriin Culumada Somaliyeed Quraanka u Akhriya Dalka iyo Dadka Iyo Diinta uu lagu soo duulay umada
@user-bd3yt1mx3u
@user-bd3yt1mx3u 7 ай бұрын
GARANWAA TV LA KHAJILIMAYSID BEENTAN WAAYO INDHOOLE MA LA QANYOODO. BEENAALE UMADAYDA KAMA MID AHA AYUU YIRI RASUULKEENU SCW.
@ashamohamed2697
@ashamohamed2697 7 ай бұрын
Waxaad tigon xaasidin Iyo tuug
@apuumukhtaar8964
@apuumukhtaar8964 7 ай бұрын
Dhulka Somali ayaad iska leedahay neef yahow neefku dhalay waar somaliland waa dal jira misna aan ubaahnayn wax tageera oo ka socota somalia
@kaireoma6206
@kaireoma6206 7 ай бұрын
Asc dhibaatada haysata umada geeska afrika waa Ethiopia horumar la'aanta dagaalada kajira waad aragtaan waxa kajira gudaha Ethiopia oo gumaadaysa dadkeeda ee halaga digtoonaado dabinada siyaasada been beenta ah ee ah aqoonsi ayaan siinayaa somaliland waa been waaku qabsasho warkale maleh
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 7 ай бұрын
War beentu inay xaarantahay magaranaysid miya goormu qirtay cajiib
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 ай бұрын
war alle ka cabso beenta jooji Muuse biixi muu odhan bada soomaliye bada soomalilnd baa leh adeero mcn niicda iska yareeya
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz 7 ай бұрын
7 bixi deni oo so dhow 😂😂😂😂
@abdisabriye
@abdisabriye 7 ай бұрын
Adinkanwarkiina waa fiicnayeel lakiin hada been cad ayaad wadaan ayamahaan, taas waxey idin dhibee Muse Qaain iyo waraka somaliland been ayaad ka shegtaan ayaantaa pls runta aada hana qararaatee
@Yutubka-c8d
@Yutubka-c8d 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 7 ай бұрын
Stupid report and full of lies. You are showing us Musa Bixi with a mic, but you don't put his voice on because what you say is fake. People are not stupid, and to lie is haraam in Islam if you are one.
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 7 ай бұрын
Naga baxa oroma baba khadatay dalki
@IslamicVideos0984
@IslamicVideos0984 7 ай бұрын
Xayeysiis xun iska dhaaf
@abdishaa9494
@abdishaa9494 7 ай бұрын
Ufkudawanmsno tuigdhinstsy kkkkkkkkgghdmol
@abdilahimohamed
@abdilahimohamed 7 ай бұрын
Beenaale aduunka malaha kuwa meel idiinku xidhan ayaad beenta ku afuuftaan
@user-zc3uo4uu8n
@user-zc3uo4uu8n 7 ай бұрын
beenaale. Waadla. waydaay
@abdihaaji
@abdihaaji 7 ай бұрын
Beenlow baatahay
@IbrahimNuur-in9dw
@IbrahimNuur-in9dw 7 ай бұрын
Afqadhmuune
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 7 ай бұрын
guuuul gobanimo midnimo🤲🤲🤲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥👍👍✌️🙏♥️♥️👌
@maxamedfaaraxbuuniaswad5211
@maxamedfaaraxbuuniaswad5211 7 ай бұрын
Asc
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Gabay cusub Abwaan axmed budul
9:44
Abwaan Ahmed budul
Рет қаралды 562 М.
Abwaan Axmed Budul oo tirinaya gabay midnimada ka hadlaya.
9:13
SRTV Somali
Рет қаралды 665 М.
Waar dag dag Ah
11:45
CiidankI Media
Рет қаралды 104
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН