Maa shaaAllah guuul keenya soomaalidu dalkoodii ayeey soo qaribeen ee yeysan idinka fadareeynin wadankiina soomaalidu waa fadaro
@azizmumin15342 ай бұрын
Kenya waa dowlad waa arin lagu farxo dowlada soomaaliya waa in ay Muqdisho ka bilowdaa kadibna Gobolada laga hirgeliyaa soomaali sharafteedu waa inay kuMidowdaa Hal calan hadii kale gacan gumeysi yey ku dhacaysaa
@Fouziaabdi-bq1rz2 ай бұрын
Hongera serikali ya kenya kwa kazi nzuri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JacfarNur2 ай бұрын
Nadhaafiya calamaadan qabiilka weyba nagu dhibeene wah good job Kenyan government
@cookingwithzeinab80732 ай бұрын
Woow we are so happy is good news 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🥳🥳🥳
@habsadahir83782 ай бұрын
Dawolada somaliyana waxan leyahay xanuunka kahortahay sida kenya ❤🇰🇪
@AlfiaAmiin2 ай бұрын
Somaliyana ha mamnuucdo
@sadiamohamed20772 ай бұрын
MashaAllah thank you Kenya 🇰🇪 No more Somali qabiil flags. InshaAllah the🇸🇴Somalia Government does the same like Kenya. Please our🇸🇴governments Band all the Qabyaaled flags in all🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽 InshaAllah
@suleqamohamed44732 ай бұрын
Good👍🇰🇪🇰🇪🇰🇪💪💪
@mahadsabriye6542 ай бұрын
Aaway team kazow oo dhahayay nairobi unukaa leh. Kenya kenyata ayaa iska leh
@Sharmaboymix2 ай бұрын
Yeeeees that is the only way 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@امحماده-ر7ق2 ай бұрын
Good job 👏 🇸🇴🇸🇴🇸🇴hal calan baanleenahay❤
@Sharmaboymix2 ай бұрын
Yeah that is the best way 💪💪🇸🇴
@geenyodila90952 ай бұрын
Maasha allah mideeya waa midoobi waayeene guul cawaale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@SahraCali-gk4pc2 ай бұрын
Aaway tiilaheed awaale xasan waa in uu madnuuco guul cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Ogaadeen lama taataabtu yaahuu orodoo is xoree meelahaad degtaan gumeeysi ayaad ku jirtaan yaahuu naagtaan xataa shinbir iskama Céline karto yaatahay adi ooof
@maryammb70642 ай бұрын
@@ShukriHaashi-cn5yf ku qabato iyo qadar Allah waa la qaataa waxaa ayaan daran kuwa gumaysiga cagahooda ku doontay 😢 😹 😿 😭
Somaaliyeey Aqligiinu, Ha idiin, shaqeeyo, Qabyaalada kaxorooba, oo halamidoobo🇸🇴❤🤍🇸🇴
@SadioWarsame-rq6ql2 ай бұрын
Maashaa Allah utaliya dadkaan aan dantooda aqoon way tashan waayeene Soomaaliya cuqubada Allah kadulqaado oo hacaafiyo Aamiin Yaarabi (Soomaali haducaystaan waxbaa ku habsaday ileen dad libaaxii Afrika ahaa oo rabo inay bisado noqdaan Subxaanallaah .
@SSS787812 ай бұрын
👍👍SIDAS AYAA LA RABAA..QABYALADI IYO QURUNKI AY DALKOODA KU SO BURBURIYEEN AYEY NAIROBI LA YIMAANEN LAKIN TAASI WA SOCON LA'DAHAY
@ainanshedayr75692 ай бұрын
Diin xumo weeye in la yidhaa fulaan waa shaydaan ee soo reebta. Wallaahi ninka majeerteen waa waxgarad. Gabadha Ogaadeen waad khaldan tahay. Viva Somalia
❤❤❤HORTA 🇸🇴 SOMALIDA KENYA 🇰🇪 UGU BADAN UGUNA NABADA JECEL, UGUNA AQOONTA BADAN OO XITAA SHARCIGA WADANKA KENYA 🇰🇪 EE (KIPANDA) MAGACODA LAGU GOOSTO WA BESHA DAGODIYE..QABYALAD IYO QURUN MA,'AQAANAN..WANA NABAD JECELYIHIIN..
Xassan shiikhow ku dayo Kenya oo calamari badan jooji iyo madaxweeynayaasha tirade badan.
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
waxan wa ganacsi ee dadku iyaga laga raba inay kabyaalada iskadaayan
@deeqyare28972 ай бұрын
Wax laga ganacsado magalo calan qabiil
@shamsanoor66872 ай бұрын
Mashaa Allaah ❤❤guul Soomaaliyeed
@warsamemohammed94222 ай бұрын
Ader mar horta la jojiyey er xsged ku maqned ma hada soo toosteu Calanka ogadenya calan qabiil ma ahan wa calan ummad xoyiyo doon sh ama xisbi .ogaden iyagu calan maleh qabil qabiil ahaantoda .ogadenyana waloo dabaaldegi cid joojinkarto maleh
@HamdiXarago-hr7sw2 ай бұрын
MAASHA ALLAHA ❤❤❤❤
@OlfadBaashi2 ай бұрын
Waa wax feecan oo lagu farxo qabiil qeeyrkeen nagareebay
@abdiyare67942 ай бұрын
Ogadeen habargidir majeerteen isaaq wa kuwa ugu xun somali dhibka ku haayo dameeraha
@zeinababdi51302 ай бұрын
Ala illahay run haka dhigo balaayada ani waligay ma iibsan waaba necbahay calamada qabiilada
@Gytyÿyyyy2 ай бұрын
Hana la gubo baqtiga 🇸🇴💙💪
@mahadsabriye6542 ай бұрын
Good job well done kenya
@yurub52882 ай бұрын
Ku washa somalilaan kuma jirto somalilaan ❤❤❤❤❤❤💚💚💚🤍🖤💚💚💚❤❤❤❤
@Gytyÿyyyy2 ай бұрын
Way ku jirtaa iska aamu😏
@Duniya-do2xs2 ай бұрын
mashaa alaah kenya
@Fadumo3832 ай бұрын
Guuuul waarta❤❤❤❤❤
@IbrahimAbdirahman-r1q2 ай бұрын
Masha allah good jops
@art_lto24502 ай бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝❤🇪🇹 calan qabil miyaa ??
@Hoodo-t1b2 ай бұрын
Calanka somaliland ha ku darina calamada qabiilada somalia
@11naa442 ай бұрын
Hhhhhhh mxd ka qaban karta
@k.j2142 ай бұрын
Good Job kenya Thank You
@Zaidulkhair20232 ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤❤❤❤
@Nabila077842 ай бұрын
Good job
@samiyajama49432 ай бұрын
Anagu inugu majirnin anaga somaliland ayaa la yidhahda ❤❤❤😊 waxba naga ma galin dadka kale❤❤😊
@maryanmohammed99272 ай бұрын
Adinka bilaa bay fidnada
@xamfarah53092 ай бұрын
Kenya wa mahadsantahay somalia wa inlaga joojiyo xamar ha laga bilaabo
@omararale79622 ай бұрын
Guul Somali weeyn
@yasmiinayaanlecali31272 ай бұрын
Allah 🤲🏻Allah 😭scw
@fatumasahraadendolal49172 ай бұрын
Wow 🎉😂
@inaxaajicumar40102 ай бұрын
Good🤞💪💪🇰🇪👌🙏
@makohassanyusuf8402 ай бұрын
Fiiicana Kenya. Ha laga mamnoco kan baluuga keliya axsan
Qofka dumarka hadleysay hadalka wanaaji illahey ka baq. Fidna hadey bilaabatay nina ma faaiidaya. Adigaa u horeya oo hadalkaagu fidna yahay. Wiilka Garawe wuxu la mid yahay team kasaw ee Nairobi wiil yiri waa ku saxan yahay. Aflagaadada ha la joojiyo.😂😂
@fathiaseyed69592 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IdilIdil-k5t2 ай бұрын
Scw. Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunkeynaan37812 ай бұрын
Guul hadhaco calamo qabiilka
@warsamemohammed94222 ай бұрын
Mar hore ayeey aheyd .calanka ogden wuu loo dhigi adet
@DeeqDarajo-w9w2 ай бұрын
Alagawaxnnahay.dhaman.afirika.hadanmid.wawe
@suusaanclcasiis2 ай бұрын
Midakle heedhe calanka somalia aad ku qarwayso waxa uu calan kuyahay tastuurka tastuurkuna waa federal government hadii maamul goboleed jirin somalia majirto
@Inasuldan12352 ай бұрын
Shaqo wanagasan dowlada kenya waxay ka baqeen in dadkooda laga haleeyo ayadoo somalidu wax xun geyso oo qabyalad iyo qashin
@Sacdiyacaadey2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk waa sax jecliya kkkk
@HamdiXarago-hr7sw2 ай бұрын
Somali hanoolato ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAdow-h2q2 ай бұрын
Good ❤
@moolcaliyow2 ай бұрын
Calanka SOMALILAND maku JIRAA mamnuuca?
@firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын
xasan sheekh ba bilaabay xalfadaha qabiilka oo Nairobi kulashiray abgaal isago madaxweyne aha
@11naa442 ай бұрын
Somali wa ceebobeen kenyati aya qabyaladii ka mamnuucey
@ibrahimfakatax65322 ай бұрын
Sxb indhaha saad iskugu qab qabenese waa daashay😂
@SuadAli-y1j2 ай бұрын
👏👏👍👍🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@SagalMohaned2 ай бұрын
MAASHAA ALAAH WAASAX CALALADA BAS E SOMALI LAGU SIXRAY EYE MUSH KILADA XATAA KAN BULUGA ISKA DAAYA QAATA KII NABI MUXAMED SCW INKASTO ANAN AQOONIN SIDU UEG YAHAY!!!!!!!!!
@yurub52882 ай бұрын
Calanka somaliya waa dhiig qabe
@anabgelle87232 ай бұрын
Ninkaanse leh anaa Kenya dadka kusoodhaweeyay, ma Kenya buu leehay? Marka Soomaalia kusoo qexeen Kenya kenyatiga ayaa kusoodhaweeyay because ayagaa Adana iskaleh.
@SagalMohaned2 ай бұрын
M.A KENYA WAA DALKENI 2AAD HA EDBIYAAN DADKA QOOQAN.E AY DHERRGTU UBEN SHEGTAY WASAQDA
@MaryanMaryangarad2 ай бұрын
Waxan maqali jiray gadaal ka gaar goob dumis waaye Kenya aan laga aqoon qabiil ayaa ilaahay na soo dhaafiyay
@salmiinsalmiish46192 ай бұрын
Horta gabadhan sidey uhadleysa labada wiil ee ladilay wa khalad saas u hadal anaguba Ogaden wa nahay
@AmbiyaYare2 ай бұрын
Only ogaden is not ❤
@TmmmChcc2 ай бұрын
Qabyaaladu hadhacdo qabyaaladu hadhacdo midnimo ina deeqa dawlada soomaaliya iyadaa laga rabay doorkaas inay qaadato xasanoow door kaagii kiiniyaa qabatay ceeb baa kuu soo hoyatay
FIDNADA DHAN WEXEY KASOO BILAABANTAA NAYROO MARYAHA CALAMADA LAGU SHEEGAY ALXAMDILLAAHI HADII LA MABNUUCAYBA QASHINKII MEELAHA LATAAGNAA
@AbdirahmanEyebee2 ай бұрын
Excellent 👌❤❤🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪☎️☎️☎️🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@faizalabdulla11042 ай бұрын
Somalia ma dawlad baa ka jirta waa failed state dhowaana waxa lagu wareejin doonaa UN trusteeship kkkkk
@Seinab-pt7io2 ай бұрын
THANK YOU KENYA😂🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@HusseinadamHashi-vr5hj2 ай бұрын
Calamada. Maamul goboleedyadu. Waa caadi dalku qaa federaal Calamada.federaalkuna caalamka dalal badan oo ka mid ah ayay ka jiraan. Laakiin waxa la in joojiyo mudan waa calammada qabiillada ee qayahan dambe soo batay.
@عبدوحد-ح9خ2 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@buthainabdulkadirhassan25102 ай бұрын
Soomaalida galbeed unbaa loo ogolaanayaa iyo kan soomaaliya that is it😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
@museosman82962 ай бұрын
Naagtaan caqligood0a bay wataan reerku isma qabtaan miyaa waxaa iigala daran ku lahsdlaya