Deg Deg: Odayaasha Harti oo Si Adag ugu digay Xasan Sheekh & Xamse dagaalka Jubaland...

  Рет қаралды 5,101

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 Сағат бұрын
Mashallah taageerada beesha harti iyo bulshada ceelwaaq
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 Сағат бұрын
Allow somali nabada Allow somali mideysan Allow somali qabyalad ka bogsatey wan u bukaa ee raxmanow igu arsaaq. Amiin amiin amiin ya Allah
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et 32 минут бұрын
Xassan Sheikh ayaa Qabyaaladda afuufaya ee u ducee Inshaallah
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 Сағат бұрын
Masha Allah Odayaasha Harti geesiyaal Gesiyaal Dhaleen. Waa diidnay waa diinay. Vivo Jubaland❤❤❤❤
@mohamedhirsi474
@mohamedhirsi474 Сағат бұрын
😊😊😊
@awiladen7814
@awiladen7814 Сағат бұрын
Mansha Allah Guul Jubaland Guul Harti Guul Absame Guul Sayid Axmed Maxamed island insha Allah Guul🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamoha8824
@mohamoha8824 Сағат бұрын
Dowlad hadaysan tagi karin dhulka somaliya idinka keena meesha lagu qoray dowlada gobaladeeda qaar inaysan tagi karn qaarna ay tegi karto dowladaan iyada ayaa wadankaan ka masuul ah somaliya ha noolato somaliya guul iyo gobonimo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@seed3966
@seed3966 35 минут бұрын
Asc maa shaa allaah guul iyo gobanimo 😎gooxda xaraash qaran hala iska qabto wey fashilantey 🐃🐃🐃🐃
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Сағат бұрын
Aaamin Aaamin yaarabi ✅️ ♥️ ❤️ 😍
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Сағат бұрын
Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 11 минут бұрын
Guuleysta insh allah❤
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 сағат бұрын
somaaliya horay hartibaa ukala geeyey hadana wali waa wadaan balse waxay ka helaan ayaan dhawraynaa jubalaan waa lagu kala baxayaa ee soo dhaqsada sharwadayaasha hartiyoow
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k Сағат бұрын
Harti waa kuwii Gumeysigii caddaa kaa xoreeyey. 1. Ciidanki sayidka ee gaalkii Ingriis la dagaalamay waxay ahaayeen Harti. 2. Saldanadii Maakhir iyo Majeerteenia ee Talyaaniga la dagaalay waxay ahaayeen Harti. 3. Ururki SYL ninkii asaasay wuxuu ahaa Harti. 4. Calanka Dalka Soomaliya Ninkii sameeyey wuxuu ahaa Harti. Bal adinku maxaad dadka iyo dalka u qabateen.
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education Сағат бұрын
Hambalyo Madaxweyne Axmed, waxaan kuu rajaynayaa guul, caafimaad, iyo horumar adiga iyo ummadda aad hoggaamiso. Hogaamintaada ha noqoto mid xasillooni iyo barwaaqo u horseeda dalka iyo dadkaba. Waan kuu duceynayaa."
@issackharun4737
@issackharun4737 Сағат бұрын
MashaAllah ugass
@TmmmChcc
@TmmmChcc Сағат бұрын
M.shaa alaah madax dhaqameed kayaga waad nagu matashaan taageerista reer jubolaand iyo garab istaaga sayid axmed nuur guulaysta
@User2-y6u
@User2-y6u Сағат бұрын
Xassan dowlad in lagu sheego Waa qalad
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm Сағат бұрын
Harti wamo guul
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 18 минут бұрын
Axmed Madoobe waxba uma tareeysaan ee iska aamusa Dhulka Cirka iyo Badda waxaa gacanta kuhaya Dowlada Federalka Soomaaliyeed
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Сағат бұрын
Darood ha israaco. Xamse marxuum left buu qaaty.😂
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 53 минут бұрын
Heys daalinina Somalia qabiil iyo kalaqoqob wey ka guurtay dowladnimo dhab ah ayeey cagta saartey
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Сағат бұрын
Harti ayagaa kismaanyo leh cid aysan raali ka ahayna imaanmayso axmedna ayagaa taageersan car wakaase halootgo
@CFCsomaliNews
@CFCsomaliNews Сағат бұрын
Tuugo Beel warkeeda dhamaa
@HassanHajir-f2g
@HassanHajir-f2g 2 сағат бұрын
Darood guul
@forexfit6121
@forexfit6121 2 сағат бұрын
Jubada hoose iyo jubada dhexe ma daarood ayaa dago ama gado ayaa Ka dagtaan tan kale maxee Kula tahay hadii lees qabto inaa guul keeneesin wlhi sida siyaad bare ayaa Senegal nigala raadina
@Mohab74
@Mohab74 Сағат бұрын
Harti . odayaal kar kushubo ah waye. laascaanood aya nasib ku qabsateen dad adag aya iska dhigaysaan xasan iyo xamse wa is fahmeen. Madoobe oo ah ninki qarax ugu horeyey oo argagixiso aha wa qasab in lasoo qabta loona dhiiba jubba land qof cadaalada ogol doorasho xalaalana ogol.
@abdibotan5805
@abdibotan5805 Сағат бұрын
Ahmed madoobe hubka aad rerkina aad uqaybinayso hartiga u dhiib qaybto
@Justiceman-lk3ys
@Justiceman-lk3ys 33 минут бұрын
Harti waa lawasaa waana dofaaro isku tagay ayaa tihiin wh cad xaraan ah ayaa ku tihiin Somali
@QaalidxasanQaalidxasan
@QaalidxasanQaalidxasan Сағат бұрын
in lesdorto xalaal maahan kansarka somaliya waa inwaxlaga qabta odayashanna waa lacamleyayaal
@محمدحسن-ق7ظ1ب
@محمدحسن-ق7ظ1ب Сағат бұрын
Wadqaldan tihin axmaad cid doortay majirto xoogu kuhesta umadas hartiyoow wadanka doowlad uidmanay doowlda kadanbey ama kuso bira
@Justiceman-lk3ys
@Justiceman-lk3ys 31 минут бұрын
Dhamaantiin xarin ayaa tihiin
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Сағат бұрын
Caadaqaatayaal hartiga dhulkooda lagaqaadey oo laleynayo makahadlikartaan
@MuuAli77
@MuuAli77 Сағат бұрын
Tuke nasiib uu caano ku helo waa leeyahay laakiin nasiib uu kucabo maleh. Idinkuna lamid baatihiin cadaalan xumana waa ku darsateen.
@mohamoha8824
@mohamoha8824 Сағат бұрын
Dowlada wadankaan isga ayaa kamasuul ah yaa ka xaranti meyey xola tahiine dowlada waxba kama qadeysinee is gaabiya
@farahsaid6913
@farahsaid6913 7 минут бұрын
1991 miyaa loo noqday ileen aan isdilno caqli aan ahayn lama hayee
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 сағат бұрын
waa in laga hortagaa xaasaska xasan xabaale qote eeku abtirsada kuumadaha ee xaaska 3aad ee xasan xamso ay dabada kariixayso oo taliyaasha ah ee xasaska xabaale qote
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Сағат бұрын
Dhul Harti hadu HSH kuduulay, walle xasan waku daayey. Puntland baa waxay soo direysaaa 2000 askari.
@CFCsomaliNews
@CFCsomaliNews Сағат бұрын
Waryaa meel fadhiista
@MaxamuudHirsi-tb6px
@MaxamuudHirsi-tb6px 34 минут бұрын
Wax jira moog
@MahmudMahamad-zb7tx
@MahmudMahamad-zb7tx 2 сағат бұрын
Gulesta
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 Сағат бұрын
War harti waxaba kama tihidin Moorgan baa xaniyaha ini kasiibay ee bohon harti baa kismayo daga ee magacayaga ha ceebaynina bohonayaw Goojaad la dhacdaan cidkadta oo Kismayo isbaaro dhigata ayaad Baada uu aruurisaan Bohon ninimo loogama xisaabtamo
@محمدحسن-ق7ظ1ب
@محمدحسن-ق7ظ1ب Сағат бұрын
Beenta daya axmad waa uafduban tihin wana ledinka dulqadi juubaaland loo dhanyahay lasamen Iska daya cabsida axmad waa galbaday kudaa majogayo
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 2 сағат бұрын
Harti yey yihin jubaland dhul harti maahan taas ogaada odey isku sheegayalow
@bulohus8548
@bulohus8548 Сағат бұрын
Goor maad dhalatay ? Harti joore Ma taqaanaa ? Mase maqashay ? Cid Aad tahayba iska Aamus !!! Ama Xaqa ka Hadal ! What you- Taking About!
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k Сағат бұрын
Kuwaan waa daba dhilifo Axmed Madoowe uu soo laaluushay kismaayo dadka joogo inta badan waa igu shubo qaran soomaaliya kama fakaraan madaama Axmed Madoowe uu qof walbo meel ku xirtay qofkii iswaalo biyaha bada ayuu habeenkii galiyaa mid walbo isagoo adab leh ayaa laga soo bixiyaa qoraan laaluush ayaa lasiiyaa sidaan uhadal ayaa ladhahaa marka dadkaan indha la aan ku daba galaayo Axmed Madoowe wali isagoo sheeganaayo inuu yahay dowlad kale ama uusan kamid ahayn Soomaaliya
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Сағат бұрын
Been been shaqayn mayso
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 сағат бұрын
Harti Waa kuwi aflagada ku hayey xamsa iyago ka xun raselwasare see u noqon kara nin ogadeena harti dhuuso nama qaldi kartan from ogadeen ogadeen deni dibiri miya idin soodirey
@somaligirl8743
@somaligirl8743 24 минут бұрын
Hawiye meesha iskaga bax ha ku qaraban magacayafga ilma dameer anaga Ogaaden waana wada socona naga iyo harti hawiye magac been ah soo qoraya y nagu ma dhex dhuum karo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 5 минут бұрын
@somaligirl8743 barya culus waxey ku waalatey ogaden Iyo hawiye hadad haweye rabto Waa dariskaga waxa ku qarabato yaa darooda dab la shido hadana la cararo walee kab lax dabadan igu qaldin is barney fan Iyo dhuuso meel tegi Waa kumade marti kagama ihi huuro hoosta soo dhaqo
Новости дня | 26 ноября - вечерний выпуск
11:40
Euronews по-русски
Рет қаралды 18 М.
Long Nails 💅🏻 #shorts
00:50
Mr DegrEE
Рет қаралды 16 МЛН
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 7 МЛН