Odayaasha Hawiye Mash Allah Babro you are right ✅️
@dahabdaahir2164Ай бұрын
Hawiye intii illaah unaxariisto Moyee dad dal midna madifaacin
@abyanfaraxamaxamed7900Ай бұрын
Ddalka.Xasan Sheekh Maxamuud Halga. Badbaadiyo....SHACABKKU INDHAHA AYAY. KALA HAAYAAN.......NAAYDHABA somaali Oi DHAN. AYAA RAACCASAANN....INTA XASAN. Sheekh Maxamuud Joogo Dalku God Dheer Buuu Kku Sii. DHACCAYYAA
@omerjibril7318Ай бұрын
Mash Allah Odayaasha HHawye They're right ✅️
@Bare-z3lАй бұрын
Ninkan Mw/Xasan Sh jsla meel ka dikrinaye wallaahiya sh muxyidin sh aweys iyo masha ikh badan ayaa noo duceynayey baghdad ijaasowalayga soo siiyay runtaan jeclahay shekhow
Waa run waana qalad in laraaligeliyo dad ku xadgudbay qarannimada dalka iyagaa laga rabay inay raaligelin kadalbadaan shacabka soomaaliyeed.
@fadumaahmed684Ай бұрын
Coby waaye xildhibanadan kuwa sah ah waa yar yihiin waa maxaan laqna maxaan cuna waa kuwu cadowga ka fas,ideysto ee wadankooda lagu burburiyo shartooda allah ayaan ka magan galney
@OmarAli-eg4goАй бұрын
Hadii lasiibo dadka itoobiya u hadlaayo soomali guul bey u tahay
Kuwii Hore Ee Etoobiya Difaacahey iyo Danbe Ee Raali Gelinta Siiyey labadaba Waa JaaJuusiin Etoobiya U Shaqeega❤
@CaaqilmustafeCaaqilAadanАй бұрын
HAWIYE MATALO SOMALIYA NO NO WAA QALDANTIHIN
@CaaqilmustafeCaaqilAadanАй бұрын
Hawiye kadhama xiligi eeiska warejiya kursig
@SarahA1217Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdijamac4671Ай бұрын
Odayaasha hawiywe waan idin salaamay hadaad run sheegaysaan gedo maxaad uga hadliwaydeen waad ogtihiin waxa ka dhacay sanado badan mise hadaad dhalateen mise reer gedo somaali maha labawajiilayaal somalinjmo xamar bayku dhimatay
Waa sax labada kooxod kuwii hore ee Ethiopia taageeray iyo dambe ee raaligalinta la habaabay waa jawaasiis waxba ma kala roona
@Mahadosman-q9sАй бұрын
YES
@HusseinadamHashi-vr5hjАй бұрын
Kuwii hore iyokuwa raalli gelinta siiyeyba waa jaajuusiin.
@mohamedahmedmohamed54Ай бұрын
Waa DHAMATAY HARAWSIGA JAHIL JAHIL DHALAY KU LAABO MEESHA AAD KASOO QAXDAY MAXAAD KU NACDAY DHULKAGA
@IlmiMohamed-r2mАй бұрын
War xildhibaano ma aha ee xisaanada halaga qaado ee halla xirxiro markaas
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Wa war murtiyen ad u wanagsan
@KihkjcАй бұрын
Waxa masuul uga dhigay ilaahayga ka dhalinyaro ee kanaxoow nagtan waa
@Bare-z3lАй бұрын
Odayaasha ma owliyo allaa aniga qabyaaladiste yaal waxba ka dhageysan maayo Hawiye jirjiroole miyaa mise wa Ana amiir man yasuqul XMiir tarikhda ha illobina
@abdinour8606Ай бұрын
Odayashu jaajuus ayey ka hadleene intaa ku xanuuntay
@abdimacalin4156Ай бұрын
War sh hoose xageed kadegtaa xageedse ukala qaadaysaa mirifle iyo digil waxaan kaa dareemayaa inaad jiceec ku aragteen digil tuugyahay cadaadaad ku noqonaysiin
@saladmohamed8894Ай бұрын
Xildhibaanada waxaa u sheegayna in ay dib isuglaabtan oo difaaca dalka iyo wadajira ummadda ka shaqeeyan. Joojiya Owr kiciska qabiil.
@mustafahassan2555Ай бұрын
YAA LAGA DIFAACAYAA HORTA????.ETHOIPIA WAX LOO DIIDAN YAHAY BAAN JIRIN!!!!!.
@KihkjcАй бұрын
Yaa u dirsaday kuwamudaharay ee itobiyo soodhawaw lahay
@Mahadosman-q9sАй бұрын
❤
@dahabdaahir2164Ай бұрын
War ibliisiin baadtihiin odoyaal maihid eedadka hakala geeynina
Waxaan ku weydiiyay 48/dii qof dhashay ma idinku jiraa shekadu hadaa kooyi anii kiin taliyee miyaa Mwxasan sh H/ye keliya ma doortay D/dii siyad bare K/G may dumiyen
Kuwa tageray itoobiya wa caday xun o Munafaqin ah itoobiya DOWn DOWn DOWn iyo inta la socota
@Bare-z3lАй бұрын
Gabre ka dib sir doonka ethiopia idaacadoda toos uga soo bahiyen si live ah waxay yirahdeen dalka hawiye aya hogamin dono qof kale waxba ka noqon maayo sumun bukmun cumyun ma naha
Hawiye baaqa caydiid ayaad k/g ku soo xoonteen wixii ka horreeyay sida loo degganaa qof kasta wuu ogyahay eegoodiska iska daaya hawiyow siyasadiinae wa ka dhergsanahay
@CaaqilmustafeCaaqilAadanАй бұрын
Waar lacag Tina iskaqata waar ma xasan idin kuyidhi midnimo ilaaliya hawiyew masar maogalin
@HassanbolbolHassanbolbolАй бұрын
Waar weey niastureen xildhibanadasa somalie afkoda moryanta grub hirab kumahadlikaran waax qalada xildhibanada kumahadal ee hirabow iniika magaya dawledana afhayeen umatihidina ee dulaan caad baan konfur galbed kutihiin iniiko raaba dhul adlaheen tugun dhulkodi shacbabku kugumeysto oo ugu linta dawlad gobolededa somalida kale taalo xamar casimedana somalida kale malintay niiga bahaan wahay lamiid loqondota maskiid ali gadud hirshabele
@sory1570Ай бұрын
Shabelada Hoose madaxweyne cabdi casiis laftagareen, ayaa iska le Hawiye degaan kama laha no mor ,corodoo kuduul waad tii cad kadabar gocilahedeen tani
@AbdiEgueh-td5byАй бұрын
Xoolaha cawska daaqa ayaa idin ka aqli badan doqoniimo iyo jaahilnimo dhaqan ayaad u lahaydeen