WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏
@xannaan9152Ай бұрын
Nin yahow umadda hogaamiye inay yeelato hadalkisu socdo waa loo baahan yahay qaladkeda ayu u shegay waana Cafiyey marka wax ma sixi kartid ee umadda sharci darada ha ugu sii baaqin
Kan wasiir ma aho reer baadiyaha ah xilka ha laga qaado
@yusufdaahirfaraax3779Ай бұрын
Viva somaliweyn🇸🇴❤💪👊
@sacdiyafarah5746Ай бұрын
Waa nacas letsaga dhiibay xilka, OO aan aqoon xurmada waalidka.haduu geeda ilaalinayo kuwa Dhoofinaya ilaa Iiraan iyo Dubi haka celiya yuusan I boteyn hooyooyinka waayeelka, hooyadiiba wax uma qabanayo waa bilaa damiir.
@peaceprosperity3951Ай бұрын
Ninkan waa hogaamiye sax waayo aniga waxaa ku noolahay waddamada reer galbeedka. Marka guriga aan daganahay waxaa ku horyaala geed engegey oo uu beertey ninka guriga iska leh haddana waxaan arkey ninka guriga leh warqad codsi ah u qoraayaa in council ka ama dawlada hoose si u geedka engegey u jaro. Markaas islaantani sharciga ayey jabisey.
@Zaidulkhair2023Ай бұрын
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul guul somali
@hawohassan8559Ай бұрын
Somali guul❤
@Waris668Ай бұрын
Wakhti uqabta iney kubaxaan qoan
@Jacaylmohamed1Ай бұрын
Soomaaliweyn guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FarahHassan-fp9trАй бұрын
Muslimiinta guul , Soomaali guul
@aliosman8874Ай бұрын
Somalia guul guul
@MaryanMaryangaradАй бұрын
Guul iyo gobanimo Soomaaliya ha noolaato ♥️♥️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul soomali weyana