Deg deg: Qoyska Sayid Cali oo diiday Xukunka dilka ah Wiilkooda & ehelka luul oo farxad..

  Рет қаралды 36,166

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 81
@aslimaxamud7299
@aslimaxamud7299 Күн бұрын
Subxaanalaah ma gabadhaa dhashay mase diigeedaa leedhy
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Күн бұрын
Ninkaa ilmaha halaga ilaaliyo yuusan haraga kala bixine
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Күн бұрын
Wiilkaaga alaha unaxariisto
@fanikeli1659
@fanikeli1659 Күн бұрын
Iimaanka lagaa qaad lacag uusan lahayn buu u hungurooday qofkii qof dila shareecada islaamka waa dil waa nin bilaa diina oo iimaanla
@MunadeGan-yx6gi
@MunadeGan-yx6gi Күн бұрын
Odaygani miskiintaa lagubay ee anu wa xaq ah kulahyn ayuu shilimad karadinyaa 😢😢 subxanalh tani waa aduunyo halagsantay😢😢😢
@amran3450
@amran3450 Күн бұрын
Carurta Maxaa mesha keenay abihii dhalay gabadha ok dhiigedii lehed baaba taagane Wlhi abe cabdul casiis hadu ninkan carur kala dhexeyan waxbu arkay😢
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Күн бұрын
Alxamdulillaah cadaalad ayaa dhacday maanta
@fadumoxussencabdi1760
@fadumoxussencabdi1760 Күн бұрын
Tug tug ma xiishoda aha badd tahay ee hana seeyan macga baye
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
WA ODAY MOORYAAN AH, AAN DIINTANA WAXBA KA OGEYN, LUUL WAALID AYEY LEEDAHAY DILKEEDANA WAALIDIINTEDA AYA XAQ U LEH.
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Күн бұрын
Ilmaha hooyadooda maa adiga dhashey. War xishoo oo wax iskulaha haro.luul abihii dhaley ayaa nool boosna kaama dhamaan meeshaas .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
DILAAGI, GARDARRADA KU DILA MARXUUMAD LUUL HA LA GUBO ISAGUNA.
@maden7818
@maden7818 Күн бұрын
Odaygaan jeegada dheer filim dhamaaday ayuu tigid u goostay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Күн бұрын
waa sax ciyaalka AA dhiga leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhh adeeraw xagee ka socotaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Xagga hunguriga kkkkkk
@faisabdirahmanabdiqani3760
@faisabdirahmanabdiqani3760 Күн бұрын
😂 Odaygan maxaa kudhacay Carurtan awowo u ahay kulahaa😅
@MusaedBanabilah
@MusaedBanabilah Күн бұрын
Maxamed saciid xaqaad ku hadashay walaalkeey waaku salaamey
@nooranoor784
@nooranoor784 Күн бұрын
Mnshallaha mnta cadaald by heshay marxuumad luul cabdi csiis
@XalimaaadanMaxamed
@XalimaaadanMaxamed 23 сағат бұрын
Meesha caddaalad ma taalo ee ninkii ka sugaya cadaalad ayaa waalan
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Күн бұрын
haa cuniin wilka insha alaaha waa masayraay oo qil oow leyaahay
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw Күн бұрын
Subxana Allah 😢😢😢
@Yaatii14.8.16
@Yaatii14.8.16 Күн бұрын
Maxa hoos lodhaqa ama leyska dhafa dad xook iyo kibir is baday ayeyba ahayen u horeysay mamada dhashay sayid cali kiley rabi danbigisa haku dhafa xukunkan ku dhacay sayid cali
@ashamahamud5420
@ashamahamud5420 Күн бұрын
Ader illahay ka xisho xaq mesha kuma yalan
@ashamahamud5420
@ashamahamud5420 Күн бұрын
Subxana allaah
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Күн бұрын
Wlhi odaygaan magaca Xawaadle ayuu ceebeeyay subxaana'Allaah, war isku xishood oo ka tag meesha acuudu billaah
@mucurashmucuraj3177
@mucurashmucuraj3177 Күн бұрын
Xawadle shaqsi qabiil ma matalo
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Күн бұрын
@@mucurashmucuraj3177 waxaad ceebta u taqaan qof bey camalkiisa tahay
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Күн бұрын
waxaan sugeynaa maalintii tiirka lageynayo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Subxaana Laah awowga aabo xaguu u soo maray kiiskan waa iimaan laawe aan xishooneyn ee caruurta ha laga ilaasho
@luulabdulahi9607
@luulabdulahi9607 Күн бұрын
Dabaalsanaa Kani waa adigu is keen oo aad arkeysid waa waxii aan siimaqalnay alla kahadliyey
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Күн бұрын
Lacag uu ilkaha ku samaystuu rabaa waa oday Sacuudiga ku soo wareeray lacag uu dhacuu rabay waa nin u bartay jidgooyo iyo tuugnimo Ilaahay ka xishooWiilkaaga haduu dhibtay gabadhaas xaq kuma lahayn
@CabdaleGaafane
@CabdaleGaafane Күн бұрын
Kani waa waraabe hunguribaa eryanaya
@CabaasSalaad-y4v
@CabaasSalaad-y4v Күн бұрын
Acuudi bilaahi mini sheydaani rajiim War odeygaan mx data dhgey kiiskaan wuuba cabsan yahey baan u maleenayaa
@casalasal6466
@casalasal6466 Күн бұрын
ASC HORTA LUUL AUN BALSE WAXAA YAAB AH LUUL AUN AABAHED OO NOOL NIMKA LEH ILMAHA WIILKEYGA AYAA DHALAY DHALAY AWOOWE AYAAN U AHAY ANIGAA XAQ U LEH DHIIGA HOOYADOD NINKAAN DIINLAWAHA AH WAA MOORYAN WAX BADAN DHIIG DADEED IYO XAQA NAAS SOO CUNAY
@IlyasWarsame-e1y
@IlyasWarsame-e1y Күн бұрын
Subxaana laah war ninkan dulmi badana
@lulosoble4593
@lulosoble4593 Күн бұрын
A
@AbdikarimAbdi-
@AbdikarimAbdi- Күн бұрын
Odaygan magaca xawaadle ayuu ceebeeyey
@NuurtafiilowCali
@NuurtafiilowCali Күн бұрын
Awoowaha.ilmaha.luul.war xawaalde.waalee.imaanka.allaha sugo
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Күн бұрын
waa saxa aaha dhalaay marxumaada dhaxal malaaha abaaha cabdi casiis oo qa al maaha marxumaada oo ciyaalkeda aa. nool oo dhal malaaha a aaha oo gabaxha ciyaal aay dhashaah
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Күн бұрын
Gardara. Badanaa. MAXA. Dabadhigay. War. Hana. Ceebeen. Gabadha. Dada. Dhalay. Luul
@Luuz-n6g
@Luuz-n6g Күн бұрын
Tuug ka,caqli xunwaligey ma arkin subxaanallah bal eega waxa uukudooodayo mooryaankaan
@maden7818
@maden7818 Күн бұрын
Sir saleebaan wey soconweysey ee iska dhuusdhuusa.
@katuunomar2814
@katuunomar2814 Күн бұрын
Ninkaan sacuudiyow baabuurta ka dhaqaayay hdii lasiiyo 20kun dolar wuu iska aamusaa illeen wiilkiisabo wuu dhintee
@aabubakar6615
@aabubakar6615 Күн бұрын
Qoys in wiilkoda ladilayo oo ogol weligeedba lama arag oo lamaqal xataa se hadana weligeed aya qisaas lafulinayey..kana kuwaa okale tiirka un ayu tagaya
@halimomohamedali3372
@halimomohamedali3372 Күн бұрын
Jidba kagama furna maxaa ku dabadhigay
@adnaali1173
@adnaali1173 Күн бұрын
waxa tahay khaatir khaatir dhalay oo moryaan ah wiilkagu kama wacna luul waxa tahay tuug imaan laawe ah yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu
@XalimaaadanMaxamed
@XalimaaadanMaxamed 23 сағат бұрын
Meesha cadaaladda ka raadinaysaan fiiriya horta immisa qof oosi cad dad u dishay oo maxkamadu aysan dilayn la arksy war ilaah halaga cabsado
@user-zq8ke1ft7t
@user-zq8ke1ft7t Күн бұрын
Kan wareysanaya ayaba dilaga lasagan ninkan xaqi ilmahayga ayan radinaya ayuu leyahay
@calimahadcalimahad
@calimahadcalimahad Күн бұрын
Kan waa tuug lacag cunay hadana raba dulmi ku socda waa eey xun oo xayraan ah
@MohamedYusufNoor
@MohamedYusufNoor Күн бұрын
Odagan i walan hay cafiimadkisa hala baaro
@FShop-h6j
@FShop-h6j Күн бұрын
Subxaanalaah😭😭
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i Күн бұрын
maleh cabdi casiis oo dhaxal maa ahaan oo ciyaal keda AA jogo maxa kamaada waxa aay qan cina shiqaal
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Күн бұрын
odaygaan dhuunta dheere waa dhuuni
@farduus_
@farduus_ Күн бұрын
Tuug tuug kalajirin
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi Күн бұрын
Halamariyo cadalada ninkan cadalada
@user-kf8ym4er5d
@user-kf8ym4er5d Күн бұрын
maxee kugu soo kordinesaa hadii latoogto caqligaa wuu fororaa waankaxumahy kaba soo qaad waa latoogty
@daljireali4783
@daljireali4783 Күн бұрын
@@user-kf8ym4er5dIlaahay maxuu u jideeyay in qofkii qof dila la toogto?? Ma adigaa ilaahay ka naxariis badan??
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 Күн бұрын
Dhuunta lagugu dhufay😅
@CabdulahiRaage-p5u
@CabdulahiRaage-p5u Күн бұрын
Saas waye
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Күн бұрын
Sharciga islaamku in la dilo Qofkii wax Dila weeye neefoow
@ridwanxuseen2129
@ridwanxuseen2129 Күн бұрын
Dadkaan cabtooy miyaa maxaa kaa gallay adiga jaf jaf inuu hello buu rabaaa
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Күн бұрын
Tuug dulmiga iskaa daa
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w Күн бұрын
SubxanaAllah wayaab SubxanaAllah kan wajigisa kacabsan haya kkkkk
@HabsoAli-e5k
@HabsoAli-e5k Күн бұрын
@aichadjama3711
@aichadjama3711 Күн бұрын
Waa nacas
@user-jp4rr8un6o
@user-jp4rr8un6o Күн бұрын
Nacaal dayuuskaatahaybo ku yaal imaanka allah kaaqaado tuugyahow caadaqaataha ah waa oday waqtikiis sodhamaday hadan dulmi cad kutagan sheydaan
@AbuIsra-vl8ut
@AbuIsra-vl8ut Күн бұрын
tuug khaa in ah wuxu midhiyaha la imaday day
@OmaHooyoo
@OmaHooyoo Күн бұрын
Mort mort mort mort mort mort mort mort mort mort mort mort se in criminaliteit il a tue 2 personen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢une maman et in bebe 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢se in criminaliteit 😢😢😢😢😢😢😢😢
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 Күн бұрын
Marxuumadda aabbaheed ayaa nool oo joogo oo dhiiggeedana leh, adiga carruurta aad awoowaha u tahay ayaad dhiiggooda leedahaye ma carruurta ayaa la dilay, war isku xishood odaygan iimaan daranaa
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 Күн бұрын
Dhiiga caruurta ayaa leh sharciga islaamka siduu qabo ha loo raaaco
@waiswais5526
@waiswais5526 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d Күн бұрын
😂
@IbrahimSalat-ps4ko
@IbrahimSalat-ps4ko Күн бұрын
Tuk
@SakiYare1000
@SakiYare1000 Күн бұрын
Asf
@KaltoumMoumin
@KaltoumMoumin Күн бұрын
Kadab nacala ku tala
@LyndMavis
@LyndMavis 5 сағат бұрын
Young Jason Johnson Elizabeth Johnson Scott
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y Күн бұрын
Stupid waye xawadle waye wilkisa ka dhintay lix carurta u dhashay diyo in la qato ilmaha xoga la siyo rabay waye warkisa ilmaha mal ka dhimatay leyihin ma laha dhiga hoyada abaha cabdi casis daud iyo qabil kisa leh dhiga abaha xita xoga yar la sina diyada qabil ka qadana berito hadi wilkaga wax dilo sey ugu bixiyan keydka qabil ka galey lacag ta diyada aniga gabadheda fadumo yusuf axmad qabil keda diyo wa diden abahed nacas goni lo shoriyay qatay YUSUF AXMAD qado sidey kugu kenen ugu geyneyna dhahen marka kaxda ka bilaban in gudomiyaha kaxda degmada kaxda lo dido lobage degmada iyo agagarkeda xirten shiqal ow qudub waye gudomiyaha degmada kaxda marka wilasha wa la nabay kiska an si fican u barno shiqal yey is dilin dhahay iga yelay aderka ilmaheyga nin culumo jogo abkow axmad maxamad cumar so koriyay ninka I qabo moge weyn waye
@SakiYare1000
@SakiYare1000 Күн бұрын
😂😂😊
@Maryanjiinow-rx7ko
@Maryanjiinow-rx7ko Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
BAHALKAN MARGIGA DHEER, HA LA WARSADO, LUUL CABDICASIIS MA ISAGA DHALAY?
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 129 М.
CASUMAAD QURUX BADAN AYAAN USAMEENAY / A DAY IN OUR LIFE
12:06
Amira Qurux
Рет қаралды 30 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 86 МЛН
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26