DEG DEG Rasaas Toos ah & Askari Sokorta ku Kacday oo Weeraray Isgooyska Siinaay- Garmaqalka Maanta.

  Рет қаралды 63,068

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 172
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi 2 күн бұрын
Askeri Sokor qabo Askeri Dhiig kar qabo Askeri Suxdin ama qalal qabo Askeri Akhlaaq xun. Wadaka haku Aminina
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 2 күн бұрын
My cusbada igu kacdey 😂
@ibrahimmadaale6141
@ibrahimmadaale6141 Күн бұрын
😂😂😂😂
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 2 күн бұрын
sokorta ha laga dajiyo oo rasaas ha lagu dajiyo okay
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed 2 күн бұрын
Ciidanka Psychological Training ayey u baahanyihiin wllhi not only Physically Training 🇸🇴✌
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 күн бұрын
discipline iyo professional training
@shuceybfunny7488
@shuceybfunny7488 2 күн бұрын
Sokorta Ha igu kicin Oo practic ah Ar Somaliya 😂😂😂
@IlkhlaasCabdi
@IlkhlaasCabdi 2 күн бұрын
😂😂
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 2 күн бұрын
😂😂😂
@LianeQalomi
@LianeQalomi 2 күн бұрын
Dowladu qof sonkor qaba qorey mxey kala doonteY 😂🙋🏼‍♀️
@Sarta100
@Sarta100 Күн бұрын
Dambiilayaasha dadka dila waa kuwa isticmaala maandooriye sidaa darteed dadka isticmaala maan dooriyaha waa inlaga saaraa ciidamada oo dhan intaa la qorin dhiigiisa labaaraa askari kasta si uu san dhibaato u gaysan..
@wadania932
@wadania932 2 күн бұрын
Ciyaal xashiish iyo khamri kasoo dhargay ayaa police laga dhigaya 😅 ka dhacsanow heesta soo xasuustay
@canabiinadia
@canabiinadia 2 күн бұрын
Offline ahow😂
@Hussein-ng4rb
@Hussein-ng4rb 2 күн бұрын
Dhowlada tilabo haka qado
@AliMohajim
@AliMohajim 2 күн бұрын
Sokorta igu kacday ku lahaa sokor hada qabto qori maxaa Kuu dhiibay
@canabiinadia
@canabiinadia 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@MuuseHakiimi
@MuuseHakiimi 2 күн бұрын
ℂ𝕚𝕚𝕕𝕒𝕟 𝕟𝕚𝕞𝕠 𝕣𝕒𝕓𝕒𝕒 𝕥𝕒𝕝𝕪𝕖
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 2 күн бұрын
Qabiilkee tahay
@Bin_hazan
@Bin_hazan 2 күн бұрын
Hadii aad heli karto nololkawanagsan raadi xiligan kuma haboona
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 2 күн бұрын
Amaa adna intuu gaas kugu kacondadka laysaa muusoow aanku ceshto😂😂😂
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 күн бұрын
Tiirka halageeyo sokortiisa aan aragne sidee u ekaato
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 2 күн бұрын
Maxaa lagu tooganaa dhaawac ayuu geestay oo kaliya
@MadmadNuur
@MadmadNuur 2 күн бұрын
Ciyaar ma axan​@@kingahmaadi9952
@osmanibrahim-xr3jg
@osmanibrahim-xr3jg 2 күн бұрын
😂😂😂,sokorta waymacadahay
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sokortisa waa 900
@AbdinasirDuwar
@AbdinasirDuwar 2 күн бұрын
Hadii sokor ku kacdey daawadiisa waa sharciga ayaa miirkisa ❤ xabsiga ama toogasho ❤❤❤❤❤❤
@degan4
@degan4 2 күн бұрын
Walee shuute wax kasto dhageeystay😮😮😮😮
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut
@ibraahimabuukaribraahim-sb5ut 2 күн бұрын
Waxa diyar u ahy in boskiisa legu wa rejiyo 😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 күн бұрын
Hada ayay si fiican sokorta kuuku kacaysaaa😂😂😂😂😂😂😂
@KDAdeed
@KDAdeed 2 күн бұрын
Askarta dowlada cadawga Ugu ween EE leeyihiin waa Askari cabtooy ah😂
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235
@abdirahmanmohamedmaalingaa4235 2 күн бұрын
New Waran Sokorta ku kacsanet ka xaab xaabi he NISA ahaw ama AB ahaw ama HG ahaw adige ku taal shuute cidna uma naxariisto
@Somali12222
@Somali12222 2 күн бұрын
Dhibaata dalkaan heysata maalin walbo midaa taagan maxkamada caruurta iyo dadka miyarka la maxaa askar looga dhigay
@Sarta100
@Sarta100 Күн бұрын
Nin askari ah oo inuu dad badbaadiyo hub loogu dhiibay siduu dad ugu ridaa shacab ama ciidan kan sokor mashe ee waxa haya waa waali maandooriye ee hala baaro dhiigiisa booliska kuwaan oo kale yaan nabad ilaalin loo dirin waa dambiile waalan sokoraa igu kacday asaan xabada furay waa kibir waa mùjrim gacan ku dhiigle doqon ah. Waa xayawaan.
@AhmedsahalAhmedsahal
@AhmedsahalAhmedsahal 2 күн бұрын
Meshan muqdisho ah waaba riwaayad caadiya kulaHa sonkor aya igu kacday marka ma daduu laynaa 😂
@KhalifYare-p3d
@KhalifYare-p3d 2 күн бұрын
Nio wan yaabanahay😅😅
@Cadar49
@Cadar49 2 күн бұрын
Wuu uqdadeeysnaa
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 Күн бұрын
Hhhhhh Sokortaa ku kacdey Xariifkan halaga wareejiyo😂😂
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 Күн бұрын
caruurtan yaaba lashaqaley siinin wayo xilmakasayan alaahna kamabaqayan
@CabdiCareez
@CabdiCareez 2 күн бұрын
Waxaas waa halagaashego teasi waa shiiko halamarsiiyo mudan kiisa 😊😊😊😊😊
@MuuseFidowjimcale
@MuuseFidowjimcale 2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@truecomment3650
@truecomment3650 2 күн бұрын
EDED DARADAAN ILA DHAGEESTA. Askarta waa caruurtii dagaalka sokeeye iyo qabyaalad marka wacyi galinta iyo tababarka haloo badiyo.❤️🇸🇴
@XidigtaOnline
@XidigtaOnline 2 күн бұрын
Masha Allah Shuute iyo maxkmada wa mahadsanyihin kan iyo kuwa lamidka ah waa kuwii hubka laga ilaalin lahaa iskadaa inu ciidan noqdee🙆
@Officialfariinmedia
@Officialfariinmedia 2 күн бұрын
Wiilkan shuluqa ah o fananada baluga wa markii 2 aad aa arko isago ka dagallamaya isgoska sinay please wilka booska u badala hadi kale mesha ma hagaageso
@MohamedAden-i9s
@MohamedAden-i9s 2 күн бұрын
Maqaadiir ALLE cafimaadka ciidanka baadha
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 күн бұрын
Subaxaanallaah ileen qareenku Aakharo mafiirayo Subaxaanallaah gabri waligaa Hanoqon qareen si aadan ugalin dulmi luguuqabsad maalinta qiyaamah Inshaallaah
@Hussein-ng4rb
@Hussein-ng4rb 2 күн бұрын
Waxas majira sokor majirto waa kibir waxas
@CabdiCareez
@CabdiCareez 2 күн бұрын
Maxkamada isfahan kabacdi jaanis haloosiiyo waxkale si oo uu laayo 😊😊😊😊😊😊
@tolmoon693
@tolmoon693 2 күн бұрын
Looolz sokorta jawiga ayay qastaa, ma is ogaan kartid waxa aad sameenaysid taasi waxaa noo sheegaya dhaqtar POL somalia
@MOHA6668
@MOHA6668 2 күн бұрын
Isgoyska sinaay waa meel balaaya acuudka waa markii 4 umalena maxakamad kahadasho isgoyska
@wilkaabdiqani1366
@wilkaabdiqani1366 2 күн бұрын
Hada waxaa kaaga daran Askari waliba marka uu arko in la dhahaayo waa laga soo hishiiyy waa dhiiragin in ay wax kle geestaan 😢😢😢
@abdikarimmohamed8818
@abdikarimmohamed8818 2 күн бұрын
Aaqirki G.Shuute kuwan ayaaba sonkor ku ridaya maalinba kiis cusub
@Kedismedia
@Kedismedia 2 күн бұрын
Adi ayaa qaldan sidee xoog ugu isticmalee Ciidan aman oo lagu ogyahay
@wilkaabdiqani1366
@wilkaabdiqani1366 2 күн бұрын
Waxaas wada cabtooyda ah ayaa qoryo inta noohu dhiibteen ayaa nagu dhax deeseen iga isdhaafi la bal shacab intee joogaan wlh waa qalbi jab Dhibka aad nagu haysaan idiin cafin meeno aduunkii nagu ciqaabtee dowlad meeshaan ma joogto allaha naga qabtee Rag wada cabtooy ah qori lakuugu dhiibay layaab 😢😢
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 күн бұрын
Saq dhexe jaamka jiro mxa waa
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 күн бұрын
Hawiyaha malaha waa wada sarqaan waxeey sameen waa wax yaableh dowlaadnimo waa ceebyen kuwan.
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 күн бұрын
Waa in xabsi adag oo xabsi daa,in ah lagu xakumo waliba laga ilaaliyo daawada sokorta si sokorta aad ugu kacdo oo u dhinto waaba stuped askari Saas lagu yahay!
@qoojemedia73
@qoojemedia73 2 күн бұрын
Waxa dhan waa mooryaan
@shaafiabdi8273
@shaafiabdi8273 2 күн бұрын
Qof xanuunsan siduu ciidan ku noqday horta...wale somalia
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 2 күн бұрын
NOCYADA ASKAR LAGA DHIIGTEY HAMAREY SORRY
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 2 күн бұрын
Miyir keyga ma joogin kulaha sidee ayuu qori ku doontay hadduu miyir kiisa joogin
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 2 күн бұрын
Warba keenten sokorta igu kacday waxan wa dad anshax leheen
@dahabi7939
@dahabi7939 2 күн бұрын
Nin dalka waardiyeey ladhahaayo OO korkiisa laiskudagaalaayo kuna keceenin ilaa xabada ee kutimaado 😂
@shaamredbill4112
@shaamredbill4112 2 күн бұрын
Sokortaaa igu kacday = macnaha waa xanaaqay😂
@Daawasho1
@Daawasho1 2 күн бұрын
Sokorta Hala dajiyo
@FY-Editzz
@FY-Editzz 2 күн бұрын
Soomaalida dhan CIDURKAAN ayaan qabnaa.. *FACAAA ISKA DHICI*
@bongasasa3895
@bongasasa3895 2 күн бұрын
Umad aan caadi aheen ayaa hubeeyseen and this is the result! Ciyaal yaryar oo bislanin ayaa hubeeyseen
@cabdallafaysl9175
@cabdallafaysl9175 2 күн бұрын
Oo caleentuna maxay kuugu kici wayday si aad shaah unoqoto
@AhmedIbrahim-p4m
@AhmedIbrahim-p4m 2 күн бұрын
Wlh qabyaalad ka dhamaan meyso dadka si daacad uku shaqeey dadka miyaa leeska dilaa🎉alahu akhbar asagoo askari ah sidee lo joojinaa iisheeg😊
@ummmariam2336
@ummmariam2336 2 күн бұрын
Waaala joojinaa mehee wa la baara askari sharciga dalka uyeel kama weeno
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Күн бұрын
Askariga wa la baara sharciga kama weeno
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 2 күн бұрын
Sokortaa iku kacsaneed😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮
@shukrimohamed2796
@shukrimohamed2796 2 күн бұрын
Maxkamadan wax lee Dil ku xukunta meel lagu fulinayo na ma aragno
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 2 күн бұрын
DOWLADA SOMALIA XAMAR AYEE NABAD KA DHIGI WEYSEY. MARKA AAN DHAHNO TURKEY NO TALO WAA ISKU TALIN WEYNE SO. RUNTE MAAHAN ✍🏽
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 күн бұрын
Wax sokor qabo see askar looga dhigaa wallaahi xamar ciyaar baa ka socota
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 күн бұрын
Askar fiican oo edab leh qora ayaa laga kari la’yahay war waxaan yaa qoray markii hore
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 2 күн бұрын
Duli waxaas ayaa la leedahay waa askari qaran mooryaan ilaa mooryaan ilma xasan dhiiqo
@AadanBuur-s9j
@AadanBuur-s9j 2 күн бұрын
Inta xabada riday waa wada dambiile yaal weena cadahay in ey dambiile yaal yihiin sida sharciga waa faqsan
@ruqiyojacfar1244
@ruqiyojacfar1244 2 күн бұрын
Shuute dhib badanaa sokorta haday kacdo xabado maa la turaa 😂😂😂
@SamirosaidMaxamed
@SamirosaidMaxamed 2 күн бұрын
Sokortu hadal kugu kacdo xabado miyaa la ridaa kulahaa shuutee😂😂😂😂
@abdikarimabduqaadir9522
@abdikarimabduqaadir9522 2 күн бұрын
Dhibkaas waxakeena wa ciidanka istaafyada ah xamar jooga
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 2 күн бұрын
Kan ad dishay wllka mahan miya paster
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 күн бұрын
Wlhi wa yab sokorta igu kacsaned miya maqlay yaab
@abdullahijibril5994
@abdullahijibril5994 2 күн бұрын
HALA TOOGTO
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 2 күн бұрын
xasan finbi halaga qaado xasaa nada Uma qalmo inu matalo codka shacabka sidu ula dhaqmay asgariga booliska
@ApdilahiOmer-j3c
@ApdilahiOmer-j3c 2 күн бұрын
Hodhodho 😅😅😅 Sugar ka igu kacaanaa kulahaa
@abdiahmed4285
@abdiahmed4285 2 күн бұрын
Marka sokorta hadeey kugu kacdo xabada maaladiraa 😂 shuute is not easy
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 күн бұрын
Ninkaan dhahaayo sonkorta ayaa igu kacday maa qiil looraadina
@IidAaro
@IidAaro 2 күн бұрын
ASKARTAAN MARKII LAQORAYO HORTA MA LA ISKA QORAYAA MAYSAN MARIN DOORASHO IYO IN LAHUBIYO QAAB LAGU QAATO ASKARIGA LAQORAYO ???¿???
@iamakzeeel734
@iamakzeeel734 2 күн бұрын
Qac 😂😂hde sokort kugu kacdo xapad mla ridaa😂
@Sarta100
@Sarta100 Күн бұрын
Kan abukaato ku sheega bal fiiri waxow ku difaacayo dambiilaha si ula kac eheyn ayuu ugu dhuftay kuye asagaaga u baahan in lagbaro sharciga waxa uu noqday shaqo dhiiga dadka lagu duud siiyo abukaatanimada qaar kan maaha gar taqaan ama abukaato waa is indha tiraayaa maxuu ku difaacaa dambiila leh sokoraa igu kacday nin sokor qaba dad ma dilee darooguu qabaa hala baaro sharcigana halagu ciqaabo waa mujrim.. 11:53
@saaraluqmaan10
@saaraluqmaan10 2 күн бұрын
Alla ben badna sokora igu kacday ku lahaa😅😅😅😅😅
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 Күн бұрын
dadkan intan shaqada lasiinin caafimaadkooda halabaaro cudarada dadkaqabo yaalasiinin shaqo
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v Күн бұрын
Sokorta igu kacdey maa dadka loo leeynaa fadlan sokorta halugo sii kiciyo weliba si dhaqsi ah
@Ibrahimdooyow
@Ibrahimdooyow 2 күн бұрын
Xabar qaba waye kan tiirka hala geyo nocano kale hala ciribtiro
@mohagamingofficial8427
@mohagamingofficial8427 2 күн бұрын
Abidkey ma arag qof sokor ku kacday oo hadana qori doonaayo oo dad dhibaateyhaa waa cabsanaa muu iska dhoho😂
@shariifxasan2851
@shariifxasan2851 2 күн бұрын
Maye qudaarta igu kacday hala dilo 😂😂
@AmSlm-q9e
@AmSlm-q9e 2 күн бұрын
Liif maxaa lagawadaa??
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 2 күн бұрын
Liif hadadan aqoon oromo Aya tahay srry marka
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 2 күн бұрын
​@@AbAhmed-st1tpdee isheg anu oromo.ban.ahaye😂
@AbdirahmaanJibrilHassan
@AbdirahmaanJibrilHassan 2 күн бұрын
​@@Qaansoroobaadshiish weye ama ku Aadis qoray ama rasaas ku hoos dhig
@AmSlm-q9e
@AmSlm-q9e Күн бұрын
@@AbAhmed-st1tp sxb Somali Somali dhashaan ahay. Ee dagaalkii siyaad bare kadib ereyo nooc nooc kale Soo baxey dadka aan somalia joogin na in laga dabageeyo erayada kucusub waa muhiin. Sanadkii hore muqdisho aan tagey.. waxaan kasooo bartey. ) Maxaa kaa qaldan adi iyo mahafahantey adi) qof ka markaad sheeko uwado mafahantey as kufilan lkn in laraac siiyo (adi) waa qalad ileen ereyga( adi) wuxuuba kujiraa mafahantey bas kkkkk.,,, maxaa kaa qaladan ereyga ku huboon waa see wax kaa yihiin ama waxaas iyo waxaas maxaad usameeysay, laakiin maxaa kaa qaladan waa qalad hadii luqada Somaliga dib loo eego waa erayo qalad ah lkn madaama ey isku raaceen ana waan ku qaatey.
@Darulqalam12
@Darulqalam12 2 күн бұрын
Like plz😊
@caatoshow3235
@caatoshow3235 2 күн бұрын
kuwan qareenada ee u dooda dambiileyaasha waa kuwo iska hadla kaliya iyagoo og in cadeymo laga soo gudbiyay eedaysanaha ayay hadana siyaro fudud u dhahan dambiilaha halayska sii daayo.
@fati_______41
@fati_______41 2 күн бұрын
Mayee calentaa igu kacadey😂😂
@EngNaardiid
@EngNaardiid 2 күн бұрын
Sokrta dadka maka xanaajisaa, waalala jiiftaye
@dhambal1
@dhambal1 2 күн бұрын
Ana sokortaa igu kacday
@hooyomcn458
@hooyomcn458 2 күн бұрын
Sonkotaa igu kacsaneed
@Xamsemahmed-fb9wb
@Xamsemahmed-fb9wb 2 күн бұрын
M.a wlhi Si Wcn Ayaad isku BabinYsan iLmatherYal 😂😂
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 2 күн бұрын
Haddii uusan miirkaagu joogin, see ku soo aqoonsatay guriga qorigu kuu yaaalley😅
@Fuadaliadan
@Fuadaliadan 2 күн бұрын
😂😂😂😂 mayaa Salida igu kacsaned
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 күн бұрын
Bosh maxaa lakala jeda
@FahadYasinYasirBossman
@FahadYasinYasirBossman 2 күн бұрын
Kan haduu ciidan sii ahaado Dalka uma soo socdi ma Ninka hub U doontay see ila hadli kartaan subxanallah war Adi oo ciyaal Tapu iska daaye gaashaanle sare waye xita in la baaro.baabuurkiisa amaanka laguu sheegaya waa taas
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 2 күн бұрын
ADUUNKA MARKA DHIB DHOCO DADKA SHACABKA WEE KA CARARAAN LKN SOMAALIYA WEEBA ISKA AKTAAGAN YIHIIN CAWAAN MIYAA DADKAAN WAX MA GARATO WAAYE WLAHI WAR MESHA XABAD KA DHACDO WAA LAGA TAGAA LAMA AADO LAMA DAAWADO JAAHILIIN
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 күн бұрын
Dhacda walba waa inaan cashar ka baranaa! Sonkor,- dhiigkar waa cuduro halis ah oo Jira, qofkasta oo ciidan ahaan leyskaga qoraa xal Ma ahan. Waa in la baaraa dadka loo qoraa ciidan nimada, hadii kale falal badan oo sidaan oo kale ah ayaa lala kulmaa.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 күн бұрын
Waa geesi , ragu Ciilka Cadab Bay ka Door bidan 😂😂😂
@guledguledmustaf
@guledguledmustaf 2 күн бұрын
DOWLADA SOMALIA WAA IN WAX KA QAWATO ARINTAAN WEE SO BADANEEYSAA ASKARTA DADKA SIDA FUDUD U DILAAYO NINKAAN WAA IN LA DILO ASNE WAR KALE MABA JIRO SOKORTA IGU KACDE MARKAAS NE DADKA AA DILAA YAAB.
@Kaneeco_____Bursato
@Kaneeco_____Bursato 2 күн бұрын
Alla mayee kabsar caleenta igu kacday 😂
@amirahamud3478
@amirahamud3478 2 күн бұрын
Fiif waxaa laga wadaa shiish
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Күн бұрын
Malin walba askar ayaa i xabadeysay ayaa la leeyahay dalkana intiisa badan argagixiso ayaa heysata lagamana xureyn karo wax wax lala yaabo
@cumarcali7492
@cumarcali7492 2 күн бұрын
Maxaa celin ah war askariga soo caafimaadkiisa lama baaro dhikar io sonkor io isfiilato soo tii laga baari jiray maxaa qaldan
@mrright3104
@mrright3104 2 күн бұрын
Waxan la yaabaa dadka noicaan u dhaqmaya sidee loo xukumaa. FG: askari aan aqallaaq lahayn isuna arko in uusan waxqalad ah sameen Xuku noocee ayauu lee yahay?
DEG DEG: CABSI WAYN | SOOMAALIDA UK KU NOOL | SHARCI CUSUB
16:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 126 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН
QOFTAADA ASTURO CEEB MAAHA IYO HASSAN FAREY
16:14
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 73 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
Xarfaan Kululeyso Qarax ku watay - Garmaqalka Maanta.
18:10
Somali National Television
Рет қаралды 10 М.
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН