No video

Deg Deg Sheekh Kenyawi oo si adag ugu hadlay Gabadhii odaygeeda Dalaq Dam ka keentay Qeebtii 1Aad

  Рет қаралды 96,619

ibrahim Abdullahi Daacad

ibrahim Abdullahi Daacad

Күн бұрын

Deg Deg Sheekh Kenyawi oo si adag u weeraray Gabadhii odaygeeda Dalaq Dam ka keentay Qeebtii 1Aad

Пікірлер: 79
@mulkiali8797
@mulkiali8797 2 ай бұрын
Walaalkey sheeq Kenyawi ilaah ha xifdiyo Allaha barakeeyo umada wuu wacdiyaa laakiin dad xishoodkii ka tagey ayaa soo badanaaya ilaah ha soo hadeeyo subhanalah 🫢
@gamer5Real
@gamer5Real 2 ай бұрын
Masha Allah sheikh kenya wil ilaheey ha xifdiyo ❤❤❤❤❤
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 2 ай бұрын
Saxiib sawirka gabadha ma asturna ee kaqaad adiga ayana sawir fican soossrinaa mahadsanid
@AbdinassirAmin
@AbdinassirAmin 2 ай бұрын
اخي ابراهيم كيف يمكن اتصالي بك
@nastexocabdi106
@nastexocabdi106 2 ай бұрын
Subhanallah well said Sheikh. They have responsibility for the interview happening. We ask Allah (SWT) to guide the Ummah. Please we need trained Sheikhs who this individuals can share their trauma in private where they can be listened and supported in line with our Deen. Please let’s make Dua for this Ummah who are struggling and we should thank Allah (SWT) as we have been blessed to remember Allah (SWT) in the hour of our lows and high Alhamdulilah, Alhamdulilah ala kul haal
@nastexocabdi106
@nastexocabdi106 2 ай бұрын
Every doors will be opened in dunia for us with Allah’s mercy, provided everything we do must be for Allah. Then our dunia and akhirat will be successful together. Amiin ya Rabi
@mohanze544
@mohanze544 2 ай бұрын
Exactly
@ShaakirAhmed-yl9jt
@ShaakirAhmed-yl9jt 2 ай бұрын
Mash allh sheekhan waan jeclahy allha habarakeeyo
@ilhaanmohamed-cm8lr
@ilhaanmohamed-cm8lr 2 ай бұрын
masha Allah masha Allah sheikh kenyawi ilahay ha ugar kaaro aduun iyo aqiiraaba
@ZaytuunXasan
@ZaytuunXasan 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin alahayow ceebteena astur aamiin yaarabi
@maryanfarahtimir5791
@maryanfarahtimir5791 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤mnsha allaaah sheekh knyaawi allaaayxfidk Baryahn kum arg sheekh❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 2 ай бұрын
Subxaanallah xishodkiì wuu dhamaadey
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 2 ай бұрын
Daahir calasow iyo wixi lamid ah umada halaga qabto please and please
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 2 ай бұрын
Cunugan ridwan laa dhaho soomaaliyeey bulshada ina laga qabto waa qasab. Waa dayuus damiir lahayn oo ilaahay ka furtay
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 ай бұрын
Sax walaahi waan i idhi ninkaaa Allah umada ha ka qabto waa neef kaasi
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 2 ай бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh,
@SherinAli-qq2tt
@SherinAli-qq2tt 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 ай бұрын
Amiin sheikh kenyawi ilaahey ha ku xafido
@aminaomar6271
@aminaomar6271 2 ай бұрын
Mashallah, Horta waxa aan qaba in waxa laga qabto ninkii waraystay gabadh, wayo Somalida waxa ay hadal hayan gabadh lakiin willkii waraystay waxa la hadlay ma laha. wayo ninkan wa markii labad uu sameeyay waraysi qalad ah.
@HodanMahdi-mc3fv
@HodanMahdi-mc3fv 2 ай бұрын
Wll ka hore muxuu ahaa kan garanee
@user-ss9rp3ix7r
@user-ss9rp3ix7r 2 ай бұрын
Subxaana laah casawa jale walaahay waxaan awoodi waayay inaan dhameesto hadalka gabadhan waxa aan arkay inaan wareerayo oo kale ama aan matagayo madhameey san
@ZaytuunXasan
@ZaytuunXasan 2 ай бұрын
Alahayow hadana haween nahay. Ceebteena. Astur waa yaab
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
❤s❤c❤w❤wcs sheekh an ad u jclnhay allaha barakeyo ino xafdiyo adun iyo aqiro janno frdowsa al aclaa allaha ku abaal mariyo aamiin inaguna kuwii ku cmlfalo wacdiyadasiisa rabi heynagadhigo❤❤❤❤
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin wll janno waa jecel nahay
@sheekadaebyan6269
@sheekadaebyan6269 2 ай бұрын
Mashalaah
@fertunali1007
@fertunali1007 2 ай бұрын
Sheeqna waa keentay sawir xuna waso sartay ilaahey kabaq
@apassingtraveller5099
@apassingtraveller5099 2 ай бұрын
ilaahay kabaq oo sawirka meesha ka saar
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
Ridwaan Isaak Allah haka cabsado.
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 2 ай бұрын
Ninkaa qof wax usheego malawaayay ugaas laf dhuun gashay buu noqdee
@munahussein9687
@munahussein9687 2 ай бұрын
Masha Allah sheikha Allaha xafido
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 2 ай бұрын
Sheeqow allaha ku xafido I.a lkn samankaan lagu jiro saman maaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatoumasouleiman6098
@fatoumasouleiman6098 2 ай бұрын
Sawirka gaabadha kaa caad meesha wll
@habibahoussen624
@habibahoussen624 2 ай бұрын
Ceeb Allaha ha asturo
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 2 ай бұрын
Umada allaah haka qabto ma xishoodayaasha bilaa akhlaaqda bilaa damiirka
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU AKBAR
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 2 ай бұрын
Subxanlah may isagatagto hadi ay kufaraxsanen ya no sheg dhahay .uf..
@AdmiringCalicoCat-do8wp
@AdmiringCalicoCat-do8wp 2 ай бұрын
❤❤❤
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 2 ай бұрын
Dalaq dam erygaasaa iga caansan maanta😮
@FatumaDek
@FatumaDek 2 ай бұрын
Ani dalaq dam markan maqlo qosol maba isku celin kari 😂
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 2 ай бұрын
​@@FatumaDekCilaaje ubahneyd qoftas dalaq dam kuimate
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 ай бұрын
WLAAHI WAXAANI WAA XISHOOD LA'AAN DADKA SOCAIL MIDEAHA AY KULA JIRAAN ILAAHAAYNA KAMA BAQAAN MANA XISHOODAANE WAX HALAGA QABTO OO HALA XISAAB TAMO . SIDII TII LAHAYD MADAXWAYNE XASSAN SHEEKH BAAN SAJUUDA KA TOOGANAA MARKII LASOO QABTEY EDEBDARADII WAY KA SHALAYSEY MARKA MA XISHOODAANE UMADU HA U IS TAAGAAN EDBINTA SOCAIL MIDEAHA.
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 2 ай бұрын
Sawirka Soo Saartey waa Qalad
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 2 ай бұрын
Soomaali hoostoodii baa lagu foogey caqli kale male😮
@DumarBilla
@DumarBilla 2 ай бұрын
Adabo kdran sawirka qawan mxd usarty subxnlh
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Kalay sawirka qaawan maxad kawadaa? Bilaa damiir batahay
@user-lo6qw2dz9c
@user-lo6qw2dz9c 2 ай бұрын
Ilhy ha na xiftiyo waa aduunyo macanki ka dhamaday
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ай бұрын
Culimada Soomaaliyeed gor mey Iska den donan gabdhaha iney ka had laan war dalka Dhiig baqul qulayo aa kaas kahadlay
@NasraMohamedhareed
@NasraMohamedhareed 2 ай бұрын
m.a
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t 2 ай бұрын
Gabadha.hoyaded.manolo.wilkadadkisimee.
@bashirgaryare83
@bashirgaryare83 2 ай бұрын
Wadan walba aduuka qalabkiisa warbaahinta meel laga kontoroolo bay leyihiin.!!
@user-pd2vp5nq8j
@user-pd2vp5nq8j 2 ай бұрын
❤❤
@abdifatahsalatali4968
@abdifatahsalatali4968 Ай бұрын
SubxNalaah midiyoow waxyaalahaas oo kle haka ogalaanina lacag aas kacuneyntaas waxaas oo kle waa xaraan Allah kabaq reer midiyoow idunkaa usabab ah inay faafisaan xumaantaS Allah kabaq
@CabduwahaabIbraahim-it1lr
@CabduwahaabIbraahim-it1lr 2 ай бұрын
Keenyaawoow marka hore kan hortaada fadhiya kabilaab
@NeimaRobleh-yc5lz
@NeimaRobleh-yc5lz 2 ай бұрын
Kenyawi rep mw
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 ай бұрын
Shiikha ma ka damay 😂
@farahhassan1299
@farahhassan1299 2 ай бұрын
Ka hadla deris wanaags tugaada casiwaalidka ha ku raarersanina xumaha
@HappyArchaeology-zl5ok
@HappyArchaeology-zl5ok 2 ай бұрын
Ma taaba kuu layaray ,xumanta ha yareysan subxanallah
@yurubxuudcabdiraxman9782
@yurubxuudcabdiraxman9782 2 ай бұрын
Waxaa fiicnayd inaan gabadha sigaar ah attack gin ee si good looga hadlo arinta
@user-pz2ff6ee5i
@user-pz2ff6ee5i 2 ай бұрын
2😂😂😂❤❤❤❤
@loulaomar4210
@loulaomar4210 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 ай бұрын
Somali intooda badan sex addiction baa yaha ee therapists aada oo isdaweeya somaaliyeey please
@____0934
@____0934 2 ай бұрын
dalaq dam😂😂😂😂😂😂
@ibraahimroobleali5373
@ibraahimroobleali5373 2 ай бұрын
Been low
@PoppieRooi
@PoppieRooi 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@user-ky8le9dd4s
@user-ky8le9dd4s 2 ай бұрын
Dalaq dam😂😂😂😂
@s0urbugz837
@s0urbugz837 2 ай бұрын
These people are hypocrites, why do you have a picture like that of the young lady. Stop acting like you follow Islam and put pictures like this , disgusting.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 2 ай бұрын
it is a hot picture xxxx🤣🤣
@farahhassan1299
@farahhassan1299 2 ай бұрын
Dadka caafi ayaad ka mid tihiin diinta wa badan oo laga sheekeeyo aa badane
@AbdullahimohamedAbdi-cl4qy
@AbdullahimohamedAbdi-cl4qy 2 ай бұрын
Kkkkkkkk
@DanmarkEurope
@DanmarkEurope 2 ай бұрын
labadan duli wan ku qoslay waayo miskinta bay ku gobteen oo naag un bay ka adag yihin war dhigtu wa ridwan ee isaka keenay oo u sheegay waxan wasida wuxu wajiigeega u gariyay wa mashrux u ridwan waato ee ridwan wax ka sheega oo gabarta iska daaya yaa munafiqin
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 2 ай бұрын
Sheeq maxaa gabar markey hadasho usoo urodaan oo marka kale u aamustaan waayaab wlhi nin sheeq sheeganaaye oo lahaa naagah hala garaaco lahaa iyo mid kaloo sheeq isku sheeg ah oo lahaa naagta haduu cunug kasoo jeedo oo ninkeeda rabo waa iney ajiibtaaa taas oo ah wax laga yaqyaqsado maxaa oga hadli weydeen diinta ayey gaf kutahay xataa arintaas
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 2 ай бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh,
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU AKBAR
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU AKBAR
Aniga iyo Saxibtey hal nin ayaan isla guursanay
8:48
Queen Zuzaan
Рет қаралды 76 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 108 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 29 МЛН
GCI7C79
0:46
Small Miracle
Рет қаралды 1,6 М.
Hadalkaaga wanaaji || Bartamaha Suuqa Islii || Sh Kenyawi
51:02
Salafmedia
Рет қаралды 84 М.
DHOOF PART 14
21:40
Family Sagal Channel
Рет қаралды 13 М.
Dalaq Dam Maama Faadumo oo Ka Hadashay Sirta Dalaq Damta
15:02
HAMAR ADE TV
Рет қаралды 54 М.
ASHA OO VIDEO ARGAGIXISA AH SO DHIGTAY IYO JINNIYA SO WERARAY
16:59
Asha&Shay family
Рет қаралды 21 М.
Sheekhad Nasiiba Sheekh Aadan Siiro oo xalay u ducaysay Hablaha Hargeysa.
14:10
QISOOYIN CAJIIB AH | LACALAHUU KHAYR || Sh Maxamed Kenyaawi
33:41
Daacad Production
Рет қаралды 149 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 108 МЛН