Alxamdullila waalahay waanu ku farxay odayga inuu noolyahay anoo ah gabadhu ah habaryoonis dhulbahante a dhalay ala dilaa dhintay ilaahay Hakala qaboo jiyo dad wada dad isdhalee
@ANWELLIJAAMAA3 сағат бұрын
sibil dheer uf viva Issaq boys
@bby64 сағат бұрын
War iidor diin maleh caqli badana maleh beenta bay ad ujecel yihin waligay umad ka doqon san ma arag umad an caaqilo laheyn dhulbahantow ha dhihina way na dhalen meel ad iska so gashan ma jirto xata isku dhaqan matihin wa umad dhan o been iyo khiyaali ku nool runti
@NimcoSagal-d3m4 сағат бұрын
Waa fiidyaw hore mana dhmeystir na
@shaficimohamedomar-d6b2 сағат бұрын
kkkkkkkkkkkk oo ma kanaa mid hore ah wuuba kuu sheegay inuu arkay sawiradee 34sanaad been ku nooshihiin
@NimcoSagal-d3m21 минут бұрын
@shaficimohamedomar-d6b oosigu Mahoruu udhintey markìi hore ee uudhinteybaa
@shaficimohamedomar-d6b13 минут бұрын
cawaan nimadaada iyo nacas nimadaada ma nin dhintay baa dagaalka ceerigaabo iyo sawiradiisa kasheekayn lahaa war illaahay wuxuu yidhi nacala rulaah calal kaafiriin qofka been sheega nacaladi haku dhacdo nibi muxamed scw wuxuu yidhi falaysa minaa qofka beensheega umadaayda ka mid maaha marka reer dhan oo been sheegaya xaal koodu waa see
@maryamahmed83094 сағат бұрын
Malaha waxeey is yiraHdeen kanbaa Faaysal lada ah Ee hala isku furtay