Deg Deg Turkiga Oo Keenay Qorshe Ay Ku Hishiinayaan Somalia & Itoobiya, Abiy Axmed Oo Hub .......

  Рет қаралды 54,559

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@cabaasjimcale6928
@cabaasjimcale6928 Ай бұрын
Warka waan wanta ah ma dulkeena ayaan la galeyn Turkish dantiisa ayuu wata
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Turkiga Ilamereyso Logama Baahane Itoobiya Runta ha U Sheego Inay Somaliya Badeda Diiday Muxuu Yahay Xalka Kale La Sugaayo Ama La Gaarayo
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
Deni is a traitor and deserves to be brought to justice .
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Ай бұрын
Itoobiya Waxaay Ogaatay In Ay Somaliya Si Kale Wax Uga Qaadeyn Marka Ayagey Isku Bubeyne Siey Isgu Gumaadan Waa Lafa Maroodi Ayaka Lesu Jibsha
@feysalkhalif8366
@feysalkhalif8366 Ай бұрын
Turkigu wuu qaldan yahay Ethiopia maxaa Naga dhexeeya dalkayaga ayay rabtaan in ay booban
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق
@عبدالفتاحمحمد-ش4ق Ай бұрын
Ilaa aan itoobiya qabsano majoogsanaayo qilaafkaan
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
Somalia ma heshisbey karabta etopia ? Uma bahnin haba yaraate wadahal waxa an rabno wa diyar garow difaca dalka waxa kale wa sheko an micno laheyn .
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 Ай бұрын
Somaliya Somali baa leh ogow amxaar Bad uma Haynee badan ku talo itoobiya somaliya ayay ku taalaa tankale amxaaow naar ayaa ka soo horeysa ee DIB uraaca sooyaal taariikhdii Somalis idin dhegtay
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Deked ganacsi xataa uma ogolin itobiya sideey ku keeni karto haku keento badda waxaa kaso sokeeyo soomaali weyn.
@FadumoMohamed-y6d
@FadumoMohamed-y6d Ай бұрын
Ani ahantey maRabo in itoobiya lalahadlo
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Hooyadii anagaa wasna turkiga ee yuu qadhmuunka Ethiopia noo hoosaasin
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg Ай бұрын
Walahi waa wax laga xumadho iin wadankena Ethiopia lagala gorgortamo 😊😊😊😊
@faizabayer
@faizabayer Ай бұрын
Ethopia haka laabato ciidamadeeda ha ka baxaan December 31 2024 Waana dowladaha deriska way soo dadaaleen balse ha baxaan
@CaliNuur-pq2hp
@CaliNuur-pq2hp Ай бұрын
Weriyesheegdayswarkag
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Turkey wuxuu lajiraa Itoobiya waayo isagaa sida itoobiya iyo Israel dhul uusan lahayn gumaysta wuxuuna taageeraa cidkasta oo sidiisa umadkale gumaysata.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui Ай бұрын
War ithiopianka ha la qarxiyo, oo ha la burburiyo manta hayeey fudhudtahay ayna dhawdahay. Qashiinkaan ithiopianka iyo qalqaliyoga hala togto dhamaantod walalayal. Dalkeena iyo dhulkeena aya badbaadaya INSHALLAH 🤲
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Ebow turkiye maa heshiiskaan naga dhaaftid aan is wajahnee itobiya bal hadeey xoog badd iiga qaadi karto iyo inkale
@XuseenXasaan-v8m
@XuseenXasaan-v8m Ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo soomaaliya walaalaheeno gacmaha aan is qabsano waa soo dhaweyna mudane xasan iyo lafta
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld Ай бұрын
Turkigu wa walalken Amanda ayu mudan yahay lakin , somalia hub ayey rabta maaha wadahadal.
@AmiinMoalin99-fx9wu
@AmiinMoalin99-fx9wu Ай бұрын
Turkiga waa 2 wijiile maba rabno etoobiya bataatanba
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Ай бұрын
Heshiis kama rabno itobiya ama abiye wasqaan
@daudshardi6655
@daudshardi6655 Ай бұрын
Turkiga Somalia Been Usheegay Waxaa Cad Turky inow Somalia Waxba uqabayn Ku danaysaa
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx Ай бұрын
Asc waasax soomaali ubuu ugacan galey maleeshiyaad kunasoomaali ubuu ahaa kuwaloowadayna wa soomali labaduba waa iskumid
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Ай бұрын
Ethiopia miyaad Baddaada kala hadlee . Madaxweeynee hadaadyeesho laguma aamini karo
@MaxamedXuseeninaxuseenjili-g7f
@MaxamedXuseeninaxuseenjili-g7f Ай бұрын
Waxaan Maqli Jiray Ma'aniga Waalal Mise Cadanba Laga Heesaya? Wadanka Somaliya Somaliya Leh, Maxaan Ka Wada'haleyna, Anaga & itoobiya Turkiya Yaa Khaldan, Turkiga Muxuu Dhaxdhexaad Ka Wadankan Annaga Leh Annaga Leh, Meesha Wax Uu Dhezdhexadiyo Turkish Maba'yaalo? WABILAAHI TOOFIIQ
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Ай бұрын
Warkaagu waa War laqabo xiiso male
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Ай бұрын
Madaxweeyne Hantidaada miyaa laguugu waaninayaa inaad kala gorgortanto. Taasi hayeelin.
@calibare1641
@calibare1641 Ай бұрын
Jilicsanaanta xasansh baadhiiri geliyay itoobiya hadaan somaaliya madaxka ahay weligay itoobiya kala magorgortameen taako dhul somaaliyeed itoobiya oodadiyodal hore igahaysata
@LibanAhmedMohamed-q1y
@LibanAhmedMohamed-q1y Ай бұрын
Lafda galleon mar Ku yiiyaaddo Hala xiidho wll waa dabadhillif wuxuraba inu shiirka xuugta sirta dawlada gudbiiyo shiirka dabadi wa khaayiin
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io Ай бұрын
ARINTA BADDA HESHIISIIN LAGAMA GELI KARO DALXOREEYOW YEELINA MEEYNO HADAAN SHACABKA SOMALIYEED NAHAY. HESHIIS WAXAA LALA GELI KARAA DDS AMA OGAADEENYA.
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Ай бұрын
There is no point of talking to ethopia , it's waste of time . Somalia will never give an inch of it's Territorial waters to ethopia . Somalia will never be intimated by Ethiopia, Somalia is ready to defend it's country .
@maxamudfaarax7761
@maxamudfaarax7761 Ай бұрын
Asc war waa yaab nin gurigaagii oo uhayasto xujada xornimada ayqoosiga aduunku bixiyo uu kugu haysto ni daalinimo kugu qasaday oo waxba kugu lahatn dhexdhexadinta la dhexdhexadin tu waasidee waxa aan u arkaa cida wanu udhaxayna lahi dana hu wooda wate sharcida uyaLa aduunka hamariyo knayl kan waalan dalkii looyaqiin hooyada afrika burburiyay hadana qalalasaha geeesk afrika wareeriyay aduunkii kodha hala qabto hadii kale angaa naqaana damerkan oromee soomaali nagu qaadana 3 bilood ee ha.iska daayo burburkii dawladii somaliya yuu moodi inuu wax naga qadan karo kkk war yaa ushega oromkan
@AliMohamed-br3xn
@AliMohamed-br3xn Ай бұрын
Inta hadeer comments ka sooqoray Horta ma dad israac san baa mise waa dad is dagaashan Itopia hanio dambeeysee?
@dahabohusseinhaashi1907
@dahabohusseinhaashi1907 Ай бұрын
Somaliya hormari waxa tahay waxan warwaba ka aqoon
@بدلعامر
@بدلعامر Ай бұрын
Ader majartaan maa daharo waa laba wjiilayal waana excear somaliy ladhaqaga ladahay
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 Ай бұрын
War marabno wada hadal Ethiopia Amaan Hana siiso İlaahay waxsan weydiisannaa haduu shirkaa kheyr u ahayn Somalia inaanba la isu Iman War maxaan kula heshiiyaa Ethiopia dhulkeyga iyo badeyda miyaa Hanaga baxaan ciidankooda iyo injirtoodaba balaayada Hana dhaafaan
@AhmedmuhumadAbdi
@AhmedmuhumadAbdi Ай бұрын
Ax😅m😅a😅ez😅😅has 😅😅😅😅😅😅
@saalaxawad6322
@saalaxawad6322 Ай бұрын
Nin gurigiisa iyo gogashiisa laguna haysto oo hadana ogol inuu gogoshaas galo waa doqon nimo Adinkaa halkaas na dhigee dalku haydin eedo
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 Ай бұрын
Beenale beenale dhaly
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed Ай бұрын
BEEN WAA RUUN.MAWELO CARURTAA,GARAD TV,TV FAQASH,SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 Ай бұрын
Hubkii cabud waaq wuxu ahaa mid la rabay in lagu qabsado galgaduud oo ay dowladda xasan najaaso wax ka ogeyd iyado in la doonayay in liiban shuluq lagu hogaanka Galmudug
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Ай бұрын
Who care even Ethiopia population over Billion people's And want Somalia 🇸🇴 Sea and never getting Somalia 🇸🇴 soil
@jaamacmjaamac814
@jaamacmjaamac814 Ай бұрын
wasaq qsbiiliiste ah ayaad tahay ogow waana lagu og yahay xasan xoolo ayaad u shaqeysaa
Trapped by the Machine, Saved by Kind Strangers! #shorts
00:21
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 35 МЛН
WARKA DUHUR EE KNN 10 11 2024
14:58
KNN
Рет қаралды 3,4 М.