No video

Deg Deg Villa Somalia Oo Muqdisho Keentay Higaamiyah Awdal, Imaradka Oo Itoobiya Lacag Ku Taageertay

  Рет қаралды 49,315

Garaad TV

Garaad TV

Күн бұрын

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Пікірлер: 49
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 7 ай бұрын
Congratulations government of Somalia to both of you keep going 💯🥰💪
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 7 ай бұрын
Ha biqina weligeed itoobiya somalia ma qabsan doonto balse itoobiyaan la qabsanayaa
@Terza56
@Terza56 7 ай бұрын
Imaaraadka waa baastariin Hassan Sheikh madaxweynow Imaaraadka iska ilaali 100% thanks madaxweynow
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 7 ай бұрын
madaxweynaha awdal state aad baan u soo dhaweyneynaa dadka reer awdalna marnaba ma aqbalayaan in badooda oromo qaadato iyagoo ilowsan iney hore u heysteen dhul hore oo somaliyeed
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 7 ай бұрын
Congratulations Mr president Hassan Mahmud Masha Allah very much keep going 💯🥰💪
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 7 ай бұрын
Aakhiro waa nin sugaanyahan ah oo qalbi furan oo faraxad badan. Wuxu ku jiray abwaanadii Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada. Waa waddani, nin xadhig loo quudho maahan. Muuse Juudaan ummadda Allaha ka qabto, gobtii ummadda ayuu bahdilayaa.
@SLGlobalTV
@SLGlobalTV 7 ай бұрын
Ictiraaf mar kaliya ah imaaraadka iyo itoobiya haku dhawaaqaan
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 7 ай бұрын
Maaweelo maaweelo caruurta
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 7 ай бұрын
14:00 Jimcaha Muu Aaday 🤔. Lakiin Caa Caadi Luudkubinuu Baarlamaanka ka buuxo. Lakiin Xaquuqdii Qaranka ,
@xaaji-lo9jy
@xaaji-lo9jy 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 7 ай бұрын
Enaraatka waa in safaaradiisa albaabada laysugu dhuftaa
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 ай бұрын
Somaliland Kuma rabtee dadka haiska aryin 😂😂 somali wayn wax layidhaahdo majirto taasi niyada Gali walhii
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 ай бұрын
Imaaraadku waa cadowga islaamka
@hibo7569
@hibo7569 7 ай бұрын
On n'a bien dit fait bien attention notre président, mais il n'est écouté rien, maintenant qu'il voit lui même 😪😪❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁👁😪😪😪🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴😳😳😳🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Kafraawi.yuusuf.caateeye
@Kafraawi.yuusuf.caateeye Ай бұрын
Imaaraadka.waa.wakiilka.yuhuuda.eehalaga.foojigaado
@nadiir2023
@nadiir2023 7 ай бұрын
Emarat waa dayuus qashin ah oo islaamka cadoow ku ah
@user-en7cg6jk3b
@user-en7cg6jk3b 7 ай бұрын
Asc wll hadaan AQOsADo s/lnd imisa km iyan helaya
@UgaasUgaas-ng4pu
@UgaasUgaas-ng4pu 7 ай бұрын
0:12 0:14
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 7 ай бұрын
Muse orom hi net etiravie imaratie hi is tarorie
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 7 ай бұрын
Guul Awdal sted ka dhiidhiya gumeysiga i
@CaytoCabdi-ft8hf
@CaytoCabdi-ft8hf 7 ай бұрын
Beelale
@user-gz6lj5jk5t
@user-gz6lj5jk5t 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@calishaakir1
@calishaakir1 7 ай бұрын
UAE itoobiya waxay siisay lacag. Xasan sh waxay siisay FEEDH iyo BUDH iyo FADEEXO.!!!
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 7 ай бұрын
Sheeko caruured maad iska deysid war ma hayside
@user-fc6mu3xv9d
@user-fc6mu3xv9d 7 ай бұрын
Waar geeeri banu kaxigna from burco
@abdifarah4164
@abdifarah4164 7 ай бұрын
Maxaanu IMAARAADKA iyo ITOOBIYA saaxiibo weli ula nahay? haddii ay MADAXA inaga jarayaan?
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 7 ай бұрын
Wa waxan aan layaba nahaye
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 7 ай бұрын
Itoobiya Cidayrabto Ha Wadate Badd Somaliyeed Ma Qada Karto Damaca Itoobiya Waa Soo Jiri Jiraay Somaliyana Waa Iska Celi Jirtay Hadana Waa Iska Celine
@faizabayer
@faizabayer 7 ай бұрын
Emerat iyo Ethopia wadanka halaga saaro dhibaato diban daabooyinka dhacayo
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 7 ай бұрын
United Arab Emirates (UAE), declared that Ethiopia wants to own seaport and piece of land for maritime base. Today the UAE said, it will provide all the assistance to build the seaport of Saylac and the other facilities to Ethiopia. The Emirates illegally annexed the territorial integrity of Somalia and endangering the lives of the Somali people around that area of Lughaya, which belongs to Somalia. Its unbelieve to suggest such a move the United Arab Emirates (UAE) , take unspeakable move to possess Somali territorial invasions.
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 7 ай бұрын
in samaroon iyo ciise ay yeeshaan ismaamul gaara oo ka tirsan dawlada federal waa arin maanta lagama maarmaan u ah in loo afjaro maamulka somaliland oo qaaday talaabo aaney awood u lahayn in ina biixi itoobiya siiyey dhul iyobad somaliyeed dhulkaasoo ay degen yihiin beelaha samaroon iyo ciise musena waxaanu lahayn uu siiyey cadow hore u haystay dhul somaliyeed
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 7 ай бұрын
Hadduu xasan sh.hadlana imaaraadku waxay adeegsanayaan ciidanka somaliyeed ee ay sameysteen waxayna kula dagaallamayaan xasan sh. Sidii suudaan ay ku sameeyeen
@user-nm6lp8zf4j
@user-nm6lp8zf4j 7 ай бұрын
Warkaba imara yaa ku hadhay somaliland
@user-mc7ef3ij2p
@user-mc7ef3ij2p 7 ай бұрын
2.4 bilyan oo imaaraadku UU ku taageeray itoobiya siduu abii axmed ugu dhisi lahaa dakada lughaye hadaba arintaasi muxuu xasan shiikh ugu jawaabayaa umada somaliyeed mida kale miyuu kuwii hayn karaa dhulka qaranka miyuu na dhihi karaa waa been wixii intaa aan u sheegeynay imaaraadku waa inay ka baxdaa dhulka qaranka xiriirkana waa in loo jaraa dhamaan tii Kenya iyo tan itoobiya waxaa dabada ka wada wadey Dubey waxay Soo wadaa kasii daran
@amnoali8348
@amnoali8348 7 ай бұрын
Somalila stop more love 😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalila 😂😂😂😂😂😂stop drama and more love 😅😅😊😊😊
@HusseinWardere-le8jm
@HusseinWardere-le8jm 7 ай бұрын
Xassan dhiiqo baahane iyo kuba Qabyaalada ku dabayaacaya Waa in dalka Somaliya laga Qabtaa
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 7 ай бұрын
Xaan culusoiw waa lagu qasaarey hadal ayuu hayaa itoobiya markabkeeda maanta jabuuti ayuu joogaa wiiga danbe lughaye ayuu imaanaya xssan culusoow wax ma difaaci kartid orodoo turki u tag hDifaacda bada hadii kale itoobiya waxaa la arkayaa bada liido qaadatey hore ayaa loo yiri hawiye haduu madaxweyne noqdo bada soomaaliya waa laga xoogayaa haduu daarood madaxweyne noqdo bada soomaaliya waa la soo celinayaa hawuye wadani ma aha
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 ай бұрын
Somaliland miyaa laga difaacayaa lughaya Somaliland baa leh ileene caqli xumadiinu waata halkaa idin dhigtay eed 40 sano bilaa dowlad latihiin 😂😂😂
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 ай бұрын
Bada liido maxay ku falaysaa babul mandab ayay haysataaye midakale imisaano idin baryaynay oon idin lahayn nasiiyo aqoonsigayaga imika xoog ayaanu ku qaadanaynaa xornimadayada😂😂
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 7 ай бұрын
WARAYAA WAXAAD ILOWSAN TAHAY NINKA SIIYAY AFAR DEKADOOD ITOOBIY INUU YAHAY DAROOD WAA FARMAJO NINKA DIFACAYA EE MEEL WALBA DACADA IYO DOODA LATAGAN WAA HAWIYE XASAN SHEIKH MAXAMUUD DULKA IYO BADAHA SOOMALIYEED WAXA DIFACA WAA HAWIYE
@user-fc6mu3xv9d
@user-fc6mu3xv9d 7 ай бұрын
Nagada buhubaha. Guul iyo gul daray wa caadi habarjeclo u kaleya kadhib warka isiyA miyadan uhilineyn 30ka tuladadood ee ee awoowyashin lumiyen😂😂😂😂😂😂😂🎉
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 7 ай бұрын
Ader somaliy saal emaraadko. Muna kujaraan jamacada carabta ader jamacada carabta maxay ayucnbara wadaay
@amnoali8348
@amnoali8348 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake news man 😂😂😂😂Somaliland is not Somalila 😂😂😂
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 7 ай бұрын
Kuwani waaba oromo iidoor maaha
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 ай бұрын
Dhulku ma guuro ee samaroon ayaa guuraya oromo ayaanu ku badalaynaa ahaa smart people somaliland 😂😂 samron baxa mugdisho taga halkan qaylo looma baahna 😂😂
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
QORSHAHA FOG EE ITOOBIYA | 'XOOG | XEELAD WAA INAY BAD HESHAA'
27:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,6 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН