Deg deg Wabarka Abgaal oo si adag uga horyimid Imaamka Abgaal ee maanta tagay Baladweyn & Xawaadle

  Рет қаралды 17,328

Xulasho Media

Xulasho Media

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@abdulhakemyusuf1674
@abdulhakemyusuf1674 Ай бұрын
Anigoo XL waa imaamkeeyga marka boqorkii Allah ayaa boqor ah iyo imaamka waan soo dhaweeyneeyna , Abgaal ma wada xumo dad wanaagsan ayuu leeyahay nabada ayaa na deeqdo waa wiil iyo abtigiis.wa bilaahi Towfiiq
@caligure1984media
@caligure1984media Ай бұрын
nin laga tegay warkiisa waa leedahay ee waa lagaa tegay
@FaymK
@FaymK Ай бұрын
Asc Saaxib IIMAAMKA Abgaal wuxuu iimaam uyahay Xawaadle iyo Abgaal labadaba ee taas ogow.
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 Ай бұрын
Aamus cawaan yahow
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Ай бұрын
Kistisow rabaa maxaa dhacay. Wah Wlhy nin xawadle iyo Abgaal Nimankan Danna kamalahan kistoda umuuqata. Waa iskusii diraayaan waa arkidoonta
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 Ай бұрын
Aamus dameeryahow
@AxmedMuxumed-y6q
@AxmedMuxumed-y6q Ай бұрын
Iimaan. Abgaal. Nin kaan. Oqoon. Anaguna. Abgaal. Uma. Naqaan. Taasi. Waa. War. Xawaadle. Iyo. Abgaal. ❤
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 Ай бұрын
Imaamka iyo boqorka waxaysle yaa waaye cida kale oo la diri lahaay. Waa nin laga tagay oo aanan na matalin adiga ayaaba na matalin Imaamka iyo boqorka wacaysle labadaas qof ayaan uga danbaynaynaa
@abdullahi6874
@abdullahi6874 Ай бұрын
Balaayo wabar kaa dhigtay
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
ABGAAL CAQLIGIISII WAA KAAS. XAWAADLE WAXAAN LEEYAHAY DUCADA BADIYA WAAYO DERIS XUN AYAAD LEEDIHIIN
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Abgaal ma hal qof miya
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 29 күн бұрын
War dadka kheyr kala dheh ama iska aamus. Yahuuu
@aliadam180
@aliadam180 Ай бұрын
Lama hishiin karo aniga la aanteey ما اريكم الا ما أرى
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh saas socoto somali nin walpo ino wax cuno raba
@JoonWehelye
@JoonWehelye Ай бұрын
Asigaa laga tagay qaraar ayaa haaya iimaamkii ,boqorkii ,ugaaskii ayaa socda muxuu rabaa
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Ай бұрын
Sidee imaamkaada uga daba hadlee,dhaqan xumaa.
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Kan wa qaldan yahay
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Ай бұрын
Kane waa nabad deed dowlada ha soo xirto hadeu meeshaas nabad laga rabo
@alinuur7264
@alinuur7264 Ай бұрын
Naga fadhiiso daanyeer yahoow
@codkashacabkasomaliweyne1361
@codkashacabkasomaliweyne1361 Ай бұрын
Walahi iyo bilaahi waxaan ahay nin darod ah ninkaan warkiisa wax badan baa iga baxay iimaanka abgaal waa nin harti abgaal ah oo harti abgaal ah oo abokor gaabanaa oo xasan yacquub ah marka waxaa inta badan isdagaal agoonyar gaabane jafo kamid ah oo ladhoho buraale muuse iyo cali madaxweyne jifo kamid ah waxaan dagaalkoodu inta badan ku salaysa yahay daaqsinka iyo dhulka waa dagaal fog xitaa sayid barre Allah u naxariistee way ka horeysay marka dagaal si sahlan kudhamaanaaya ma ah iqyaar 2 dhican ufariisatay oo ku heshiiyeen in la soo afjarana maleh inta badan waa lasiyaasadeeyaa waana arin ku saabsan ama salka kuhaysa dhul iyo daaqsin anoo aad u yarbaan aaday waxaan raacay kuwo aan qaraabo nahay 1999 marka iimaanka abgaal iyo abgaalka kale in ay siyaaseeyaan bayrabaan tankale waxaa fiican sifiican loo kale baxo oo aqoon yahanada somaliyed meelkasta ay joogaan xoogsaaran sidii labadaa reer midnimadooda looga shaqayn lahaa dhulkalan loogu kale xadidilahaa sida abgaalka dhexdiisa layeelay hadaysan taa dhicin wixii heshiisa oo 2 dhanba gaaraan waa huu haa waxba kamajiraayaan inta murankaas taaganyahay ilaahayoow maslaxd dhexdhig soomaali oodhan waa intaan ka aqaan dhulkaas iyo dadkaas waad mahadsantihiin
@nuurcalimaxamed7368
@nuurcalimaxamed7368 Ай бұрын
Maxa ligatagay oo caadi eh
@AliAadan-j8p
@AliAadan-j8p Ай бұрын
Wabar dhaqan xil maqaado dowladoo joogto ee Tala raac noqo yewlimaa Canada ku ahaeydeen
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k Ай бұрын
Mudulkiinu soo dun allah ayaan idiin baryee xawaadle mudul maaha qurunka
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Cadowtimimada Halkee Kaagatikid , Aan Kaa Xaalmariye Maxaa Laguudhimay!
@mohamedcirro912
@mohamedcirro912 Ай бұрын
Dhaqan mudulood imaamka ayaa u sareeya waana ku saxan yahay hawsha uu ku tagay Beledweyne ee adiga dhibka ku hayaa muxuu yahay ha waberleyne?
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Wa sax
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 Ай бұрын
Waaa wabar ciyaal juungal iska marqaama
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
KAN WABARKIISA MOOYEE WAA IN LA SOOXIRAA DABKUU SHIDAYO INTUUSAN BIXIN HA LA QABTO
@gjama9511
@gjama9511 Ай бұрын
Ninkan waa In Dawladu xidhaa ! DADKAN CAWAANTA AH EE SOSIAL MEDIAHA WAXAY DOONAAN KA HADLAYA .HABEENIMO HALA AFDUUDBO KUWAN OO KALE OO GOD HALAGURIDO
@Zak-r6f
@Zak-r6f Ай бұрын
Wallahi abgal iman maqaban tatkisa aya ladhameyay kama hadlin shabab aya tat dilay sorri abgal ha isku tashtan hadi kale
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu Ай бұрын
Qaabdarada ka muuqata ayaa ah sababata looga tegay, ta xigta waber Abgaal maqabo,waligeedna lama maqal ,haley arko waa nagu badatay beryahan(iimaanka alaha nagelsho)
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Ninkaani waa nin dabshidaaya wabarna maahan wabka halaga tumee nabad hadii lagashaqeeynaaya mawax xunbaa
@xarigle739
@xarigle739 Ай бұрын
Duqa maxaa looga tagay
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Hhhhhhh
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 Ай бұрын
Ninkaan xoolahaa yaa naga aamusiyo
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Dameeraleeyda dadkiina waalaayeen! Nabadiidnimadiina waa iskuhaystaaniin😂! 🫏🫏🫏ley! Kuwaaswaaye 😂
@Halima-v8c
@Halima-v8c Ай бұрын
WAR KAN OO KALAA ODAYNIMO SHEEGANAYA WAR ALLAHA KU SOO HANUUNIYO HADDAAN HANUUN KUU QORNAYNA UMADA ALLAHA KAA QABTO CID GOG9SHAADA RABTA OO IMAANAYSANA MA JIRTO WUXUU U EG YAHAY NINKU NIN CIIL QABOO LAGA TAGUU UBEG YAHAY
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Ай бұрын
HHHHH ADEER MEESHA WAA LAXAMALANA. XASSANA WAA KUJIRA.
@HarestoFarah
@HarestoFarah Ай бұрын
Nabadlogurmaday Eedmeydhashay warkale
@ggs-r4i
@ggs-r4i Ай бұрын
Subxanalaah
@AbdikadirCumargure-ty3ll
@AbdikadirCumargure-ty3ll Ай бұрын
War naga aamus waa marqaan san tahaye
@SixirowSocowarya
@SixirowSocowarya Ай бұрын
Qofku irsaqada hadey melxunkagasho dhibkeda ayeyledahay ninkas hadlayo oo didan dhaqankii mudulod ugusareyey maisagey diridkaraba & matalad wayabe
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 29 күн бұрын
Kan dhibka dhacay miyuu kheyb ka yahay!!!!? Raga dhintay waxay ahaayeen Ciidan. Waa qasab ayaa hugaaminaysa xalkeeda!!
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Ай бұрын
ANIGA HAWIYE MAIHI LKN WAXAAN TALO IDIIN SIINA. SIYAASIYIINTA MEESHA KAFIIJIYA.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Kani wixii looga tegey ayuu qabaa. Nabadiidnimo ayaa ka muuqata, Isagaana sidii yeyda inamadii difaacayey u cunay.
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
nala dhalan xawaadle waa wacalo
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Ada wacal.ah oromo ah and abgaal ah ku leh
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Caayda daa qof cuqdesan tahag walhi abgaal ahay lkn adi lamada matihid
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw Ай бұрын
Odayaasha wey saxan yahiin waayo beesha walaga qaldan yahay marka wa in loo tago Gogoshaas markey dhamaa tana wa in mudulood ayagan gogol u dhigaan walalhooda xawaadle
@Maqmaq1979
@Maqmaq1979 Ай бұрын
Odigaan cml kuwo la rawo in umada islaamka laga qabto
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd Ай бұрын
Asc
@CamelBoyPro
@CamelBoyPro Ай бұрын
Wabarka maxaa looga tagay suxun ayaa loogalay hala soo noqdo
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 Ай бұрын
XASAN XABALO QOTE AYAA RABA IN UU ODAYAASHA DHAQANKA KA TAKHALUSO MA IMAAMKA ABGAAL AYAA WAXKHALDAYA ILAAHOW ODAYAAL HA NOO WAAYIN ADEECALLAHU WAADEECA RASUL WA ULILAMRU MINKUM IMAAMKU WAA ULIL AMRU MINKUM LAGAMANA MAARMO DOWLADA AAD SHEEGAYAA MA AYADAABA HADASHAYBA. KAN XASANAA SOO DIRSADAY OO KU KHAFIIFAY DORASHO QOF IYO ANIGA
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Umada hakala fogeyn duli ayaa tahay
@kullownuur430
@kullownuur430 Ай бұрын
ASC viva7up
@AbukarmohamedHassan
@AbukarmohamedHassan Ай бұрын
Naga aamus yaad matashaa moryaan warsangeli
@saidmohamed-n3m
@saidmohamed-n3m Ай бұрын
Hadii kitabka Allah lagu Kala baxo maxa ku jaban??? Dowlada halo dayo kuwa mushkilada hurinaya ha jojiyan xukun iyo darajo laguma garayo
@AbukarmohamedHassan
@AbukarmohamedHassan Ай бұрын
Falki aad wada jirtay makaadhumay yaad meteshaa nacalaa ku dhalaye
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 Ай бұрын
ninki mel tigi karo waa imamka isagana besha masula adiga kuma tal
@MohammedHarare
@MohammedHarare Ай бұрын
tuugbaa tahay ee aamu dhaqane wax kama taqaanid ee sheeg telkaaga aan dhaqanka baxay wax kuu weydiine cali guudlawe ayaa kuso diraye
@AbukarAbdullahi-o8i
@AbukarAbdullahi-o8i Ай бұрын
Khaa'id. Dulmi. Badan. Intaa wiilal. Ciidan qaran. Idiin difaacaayo. Qabiil. U..leyseen. ayaad. Rabtaa. In ehelkooda. Aadan. Yabaal. Kuugu. Yimaado. Maa. Taasaa. Dhaqan. Islaam. Ah Dameer. Afweyni. Badan. Nagaa. Aamus
@khalidhussein1375
@khalidhussein1375 Ай бұрын
Qof kastaa wuxuu soo sheegaa muuqaalkan si uu u dhiirrigeliyo dagaal beeleed
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Ай бұрын
Wabar socdaalow hadalkan warsangeli kuma matashid , umana qalantid hadaaba sidaa uhadleysid imaamkii abgaal meeshuu aadey minaa kadaba hadleysid walee cimaamadaa kaadhacdey , waan ognhy cida hadalkaa kuusoo dhiibtey adiga markaa dhaqan mahide siyaasada kubiir 😂😂
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Ya uso dhibay
@NurAbdelkader
@NurAbdelkader Ай бұрын
looma dhammo
@keyfmohamed8345
@keyfmohamed8345 Ай бұрын
Hala xiro minkan dhahayo nalama matalo waa nini isalanimada firineyan wixi isa diloba waa wiilal Somaliyeda xerina iyo odayala fadhisi waa laga gudabay sharaciga hashaqeyo ee hala xiro waxa dhibaka wado waa odayasha☠☻
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
abgaal wabar maleh lagamana yaqaan wabar abgaal dhaxdiisa ee beenlowyohow mooryaankaahu kaladhaxbax beentaada dadkadhaxdiisa iimaankana aflagaadadakadaa
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m Ай бұрын
Abgaal imaam iyo ugaas iyo wabar wa leyahay ee ya thy sheg
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН