Somaliland guul iyo gobanimo cadowka alle ha ka qabti waa runyi muse bixi cabdi geesi❤
@halimadirie53012 сағат бұрын
Kuwani waa wada madhan heshiiskaasi wuu dhacay talo maantay inoo eg tahay hadii kale dawladii andalus ayaanu la mid noqonaynaa
@saeedabdi381615 сағат бұрын
Not Yet 😊
@mohamedali-po3qj13 сағат бұрын
S.land Republic Allah ha dhawro aameen
@BreakableLucid8 сағат бұрын
Somaliland
@AbiibColaad14 сағат бұрын
Reer wadani mou daacad kama ah wlee maanan arag ayey ku waraysataan
@Jannah-m4o13 сағат бұрын
Ciro waxan filayaa in uu hoos kal soo heshiiyay abi si uu xasan sheekh u waydiisto bada deedna dadka lagu seexiyo heshiis been beenah itoobiyana ay sidaa ku qaadato bada walee sidaa ayay u eeg tahy hore ayn umaqly arintani shacabka waa la waalayaa balse war jiraa cakaara ayuu iman itoobiya xagy wax la mari doonto ayaa is waydiin ah
@AsmaAbdirisak3 сағат бұрын
Malahaaga aad malaysatay adigiyo ilaahay baa iska waraysan ee cirro eedaynta kala tag nayaa hoostaadad ka heli balaayada aad cirro la rabbto bi idnillaahi kariim bi idnillaahi kariim
@halimadirie53012 сағат бұрын
Ethiopia dhibaato kuma qabto deked qolo waliba dekeda ku toosan bay wax kala soo degtaa waxayna u isticmaasha sidii ay leedahay badda casna wax colaadi kama jirto dhibaato waxay helaysaa shucuubfa ethiolia ee aan amxaarada ahayn iyo somalidaba marka amxaar badda gacanta ku dhigo waayo abiye dhibaatada uu sheegayaa ma muuqato'e waa mid uu isagu samayn doono
@Aw88-c1r2 сағат бұрын
Xasan shiikh bad bilaash ah ayuu ogolaaday! Mee dadkii ka qaylinayay heshiiskii MOU ee lahaa bad Soomaaliyeed ayaa la qaadanayaa?