DEG DEG War Saxaafadeed Qodobada Shirkii 3da Madaxweyne Kasoobaxay O Somalia Lagu Garab istaagaayo

  Рет қаралды 8,912

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@MustafeBashiirali
@MustafeBashiirali 3 сағат бұрын
Mudane xasan sheikh waxaan kugu taageernay sidaad cadowga jilibka ugu dhigtay
@beautiful7152
@beautiful7152 Сағат бұрын
Victory for Somalia Somalia has every right to defend their territory
@hillowdiriye
@hillowdiriye Сағат бұрын
Waa sadexda madaxweyne oo dhiiga shacabkooda caba oo aan naxeey😊nin
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 3 сағат бұрын
Mudane xassan libaax illaahey cadawgaaga ha qabto
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 сағат бұрын
Mudane DalXureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Guuleyso Cadawgagu Ah Jabo
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 сағат бұрын
Dalka anaga iska leh masar iyo eretriana waan soo dhowa,nana maxase ka galay in Afrika la waydiyo
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 2 сағат бұрын
“Isugu imaadeen” maxay tahay? Luiqadda caruurta ee bilaa naxwa ah warka laguma sheego saaxiib. Ku kulmay ama kulan ku yeeshay ayaa sax ah
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 2 сағат бұрын
MAAMUL GOBOLEEDYADA SOOMALIYA WAA IN LA BAABI IYAA MAADAMA AY WAKIILO ETHOPIA IYO EMARAAD NOQDEEN
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 Сағат бұрын
Masakiin somaliya iyadaba ololeysaa maxay tahay badda cas waa bilaa iskaashi 😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 сағат бұрын
GUUUL SOMAALI WEYN. SHIRKAANI WAA JABKA OROMADA GAALADA AH IYO NAAGAHOODA SOMAALIA KU DHUUMAALEYSANAYA. GUUUUUL GUUUUL
@Alxamdullilah1000
@Alxamdullilah1000 2 сағат бұрын
Xasbunallahu wanicmal wakiil somaliland iyo ethiopia guul
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 3 сағат бұрын
ADEER MASAR INAY CIIDAN KEENTO SOOMAALIYA XITAA USA WAYKA SOO HORJEESATAY SIDAA AWGEED MAANTA SHIRKAN LAGALAY WUXU SOO KORDHINKARO MALEH BASES SOMALIA IN DHINACA TABABARKA IYO HUBKA INLAGA TAAGEERAA WAA SUURAGAL.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 сағат бұрын
@CabdiDiiriye-y8r somalia ethiopia weey isaga filantahay. Hubka aay hadda masar dhiibtay kaliya ayan oga adagnahay. Masar iyo eretrea cid ka celin karto ma jirto ineey Nabad ilaaliye yaal ka noqdaan. Ethiopia weey ka baxeeysaa xoog ayeey oga baxeeysaa kaalay adiga ethiopia somalia ku celi .masarna u diid maskiinyahow.
@DhikiLeey
@DhikiLeey 3 сағат бұрын
Walahi etopiyanka week udhamatay ee somalida umaleysay in etopiyan ugacanta kudhigiyo galmudug somaliya inlugu wareyjiyo waxa ruunta ah kacarrara somaliya waxa kuledahay majiran xasuuqa hada arjeysan
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 77 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 31 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 10 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Strong strike against Russia / Attack on Putin's ally
16:01
NEXTA Live
Рет қаралды 584 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 77 МЛН