No video

Deg Deg Wasiir ka digay in Ciidan Qabiil Caabud waaq Weerar ku yihiin Dagaalna laga cabsi qabo

  Рет қаралды 12,263

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Пікірлер: 26
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Wlhi waa run waa qabil saamaali waa lasku dhuftay war qorqor waa mw qaliyaa isaga mw kaga dhigaynaa danab waa jabaysaa waayo waxay donayaan dhig soomaaliyeed
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Sir maqabe saab ayaa biyo u celiya, guuul Guuul iyo gobonimo reer cabudwaaq aamiin yaarabi aamiin yaarabi
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Shuluq,adoon oo wacaysle ah,iyo xasan sheikh waa kuwa hub sharci daro ah soo galiyey arintaan waa fadeexad.
@axmedwadan-tb5kt
@axmedwadan-tb5kt Ай бұрын
Guulsh❤guul❤❤
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Ilaahey ayaa kashifay dawladnmajirto waa qawleysato
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Waa la idin sugaaye ha Soo daahina marexaan waa baraneysaane
@khalidmohamedsaid4454
@khalidmohamedsaid4454 Ай бұрын
War Ina adeero hub halnin iska lahaa baa gacanta ku digty oo baalal la yeelaty meeqa ganacsado oo habargidir ayaa jogto war habargidir ayaka is heesto ha isku soo jeedin dad waalan oo is heesto ha u hanjabin 😅😅😅😅
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Isa Soo raaca habar kintirey dumarkeenaa nigu filan
@khalidmohamedsaid4454
@khalidmohamedsaid4454 Ай бұрын
@@abdixukun9046 hayeey dooliga mar dow cabaadkaada waad ku riyoon dontaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khalidmohamedsaid4454
@khalidmohamedsaid4454 Ай бұрын
@@abdixukun9046 gurigaada ka shidanthy la soco of caqli qaba hadaan tahy waad dareemi laheed sameynta soo soco ma daheen waayo waalidkaada iyo caruurtada meesha kumaqan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdixukun9046
@abdixukun9046 Ай бұрын
Hubkaagi anigaa haystee Soo doono
@aliedan5548
@aliedan5548 Ай бұрын
❤❤❤❤❤don’t try to take the weapons by force 3:13
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Ciidan maaha waxa dawlada ay soowadaa waa shabaabkii .xasan ku qaraabanayay.ayaa weerar soowadaan hadey dawladu dhaqdhaqaaqaan hadii caabud waaq laweeraro galmudug iyo waa lagu diimayaa
@IsmaaciilAweys-t8v
@IsmaaciilAweys-t8v Ай бұрын
Danab madaanyeerbaa mise waadad hubcusub baasoosocda xagee danab baasoowada deeeq rabi soodaadshay
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 Ай бұрын
Ciidamada G/mudug waa difaacaan degaanada ay musuulka ka tahay. Mweyne Qoor Qoor waa difaacaa shacabka uu musuulka ka yahay.
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Hubka dowlada iyo qabilooyinka ay u wada ordayaan yaa macnahooda naga shaafiya runtii waxay tahay meesha dadkii lagu laayey oo aan cid ka hadashay aysan jirin ugu danbeyntii cidii isku dayda inay weerarto c.waaq waxaan hubaa inay kala kulmi doontaan taariikh aan waligeed aan ka dhicin dalka somaaliya waliba hubka kale ayaan farayaa inuusan ka soo gudbin deegaankiina Kun hadii ay saacadii ku dhimaneyso hub ma idin soo dhaafinkaraan
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Dowladuwaa in Aysoceliso Hubka Ay etobiyasisay Marexaan& As?
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Wasaarada arimaha gudaha waxay sheegtay in hubkaasi sharci daro ahaa. Yaa amarka siiyey askarta nisa ee hubka soo galiyey dalka.mar haddii ay sharci daro ku tilmaamtay maxaa keenay in ay tiraahdo Waxaan weeraraynaa cabdudwaaq kuwii soo gatayna ay leeyihiin dawlada ayaa leh. Cajiib.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Kooxdan Nisa Magalmugubaa Mise Waafadaral Sowma Aha Gulmugud Sed uleedahay Ma ogaa galmudug?
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 Ай бұрын
Danab waxba kama qaadaayo mareexaan dagaal hadii la yiraahdo mareexaan waxba looga qaadimaayo ayagaaba danab ka daran hadana ay heleen hub casri ah waxaa aniga ila fiican in si kale wax lagu raadiyo
@IsmaaciilAweys-t8v
@IsmaaciilAweys-t8v Ай бұрын
Hadii aanahayshacab waxaacadeen nooah alshawaab xaga saadka hubka raashiinka iyo rasaasta eeysiyaan qeebnakayihiin inoocad xasan shiiq iyo mahadsalaad hadana somaaliahaan hadii eeyweeraraan cawudwaaq qawiilkasto oo aanahaayn daarood ayaaugurmadoono maxaayeelay yaaloodanlahaa fasir
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q Ай бұрын
Cubaad waaq merexanow ma naagti Tari anaa sixray baa jirta hubka idinkaa laydinku layn lahaa wacaysle cayr baa raba galmudug xoog ku qabsadan oo xasan baraf u shaqaya iyo saadaq joon hubka isku difaaca mid kale banana Soo socda waxaad qabsatan ku mintida qofan deganka caabud waq ahayn qoriy haduu lasoo galo xabad ku dhufta qorigana ka qata
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Ай бұрын
Haduu iskudayo xasan inuu weeraro cabudwaq dowlad danbe somaliya kama jireyso dagalkana saf balaran ayuu isku badali
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 Ай бұрын
Beenlow. Aan. Xishoon. Baadtahey. Eejooji. Been. Abuurka.
@AadanAbdi-ux2nj
@AadanAbdi-ux2nj Ай бұрын
Koofiyad dhuub baadku danbaynaysaan
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
KALAMAAN 27 AUGUST 2024
10:58
KALAMAAN
Рет қаралды 14 М.
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 40 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 24 М.
ሰበር ዜና. ማክሰኛ. ነሐሴ 21 //20. // 16
ኡሙ ሙሀመድ ዪቱብ
Рет қаралды 12
deg deg yaab Wasiir Fartaag oo Eeyo ku sheegay Muaaradka
14:13
Xidigaha Tube
Рет қаралды 3,5 М.
deg deg dagaalka ceerigaabo iyo xog xasaasiya
11:47
Shacab TV
Рет қаралды 615
WAAR DAG DAG AH O
31:55
Dagalka News
Рет қаралды 1,8 М.
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН