ninkaas waxaa jaajuusay lubnaan ee xisbigu hoos ha u eegeen lubnaan iyo jawaasiisteeda arintaas xisbigu ha u fiirsado jawaasiis
@ayaanlecabdiraxman356814 сағат бұрын
Madaxda xb waa maxay ma ayagaa isdilaya haa xsb ayagaaba yahuuda u shaqeeya naftooda caadi maha 😢😮😮😮
@KaltunAbdille14 сағат бұрын
arinta gasa iyo xasuuqeeda waa shihiidkii rabigu siduu shegay jihad fii sabiililaah laakiin marnaba ma qasan karaan yuhuudu gasa iyo alaqsa balse waa lagu dhiman karaa oo jihad waa lagu dhiman laakiin qabsasho gasa iyo alaqsa lama qabsan karo. taasna waxaa inoo sheegay rabigeena sareeya tabaraka wa tacaala ale wxa uu shegayna wa fuli insha alaa 8:45
@Cadnaancumar-vs9km14 сағат бұрын
wan yuhud sidi hitlar u xasuqi jiray hada lo xasuqa sida ay rayidka gasa ugu xasuqayso wayo arxan lawayasha dilka bahal nimada ah ka wada dhulka marinka gasa ee ay xoga ku so gashay wa in xog loga saara budhcada shacabka ku so dushay