War xasan shiikh isagaa baryey in lala kulansiiyo abiy
@AhmedMohamed-vm7oj3 сағат бұрын
BAL CUNUGAAN VEENTUU AKHRINAA, KULAHAA XASAN AA WARKA RUTO KA XANAAQEY, MIISKA UUBA FADHIYEE WAANA QOSLAAYEE MUU DHAHO WAA BEEN. XASAN WAA QAA'INUL WADAN BADIINA ITHOPIA WUU U SAXEEXAY
@abdimohamedabdulahi29943 сағат бұрын
Xassan doqon baddii somaliyed miyuu ubixinayaa si uu axmed madoobe uga qaato jubbaland !!!???? Ufuuf afqudhmuune!!
@duceysanedd27532 сағат бұрын
😊k8😊
@abdimohamedabdulahi29943 сағат бұрын
William rotu wuxuu sheegay wax uu xasan sh iyo isagu isku ogyihiin!!!???
@UgaasibraahimCumar3 сағат бұрын
Kowehore losotawa baray casri me eheen miyaa
@MaxamedJaamac-s5b3 сағат бұрын
Kismaayo zaylac ku gado,jawigaan ku jirno waa macquul.
@mohamudali73544 сағат бұрын
Waxas oo dhaan wayo somalida in lagumesto ayaa laraba caqli yaradoda aa la arke mafahamte mida kale waa daad allaah siye qeer lakin ayaga an cuni karin runti larabo ayaga lesku diro
@adanomar-px8fy3 сағат бұрын
Somalidu waa dad ayaga lesku mashqulshy oo larabo in la isku jabsho si lo qato dhulkoda lona gumesto
@jabartiadan63493 сағат бұрын
Fataaale aduunka wax ka been badan maba dhalan...xassan sheikh iyo ciyaal koolada usoo watay kenya ee ka Amar qataan...meeshi qaraxa badneedne wee kulabanayaan naclaaye
@maarmaar6136Сағат бұрын
Hassan sheekh maanta waxuu maraya inuu lugaha qabsado abiye ahmed kenya Tanzania 🇹🇿 iyo Uganda 🇺🇬 ka dalbado in abiye lala heshisiyo 🤣🤣🤣🤣🏃♀️🏃♀️🏃🏃hassan sheekh fashil ayuu dhexda ufadhiya