Deg Deg Xildhibaanada Hawiye iyo Daarood oo Hubkii Caabud waaq isugu Gacan Qaaday Siro la helayo

  Рет қаралды 13,856

Xidigaha Tube

Xidigaha Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub waa kan warka saxda ah soo gutbiyo waan xiiseynaa warkaaga mahadsant walaalkey ❤❤❤❤❤
@AbdiAli-v1e
@AbdiAli-v1e 2 ай бұрын
Mahayno xildhibaan ka Hadley ciidanka nabadsugida ee kudaha ugalay itoopiya hubka ka keenay itoopiya Soo geliyey caabidwaa.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen waana lagu kala tegayaa haddii lasii wad wado
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Hubkaan waa hub Daarood,waaba qaybinay,Kaalkacyo waqooyigeeda waa geynay,Kaldogob waa geynay, Mareexaan waligii waa iska hubaysna laakiin maanta Afartii dhagax waa ka dhex baxay,ducadii Awoowgay maanta ayàan haysanaa, CIDNA dagaal Kuma wadno dhulkeena 1991 nalaga qaatay Habarkintir haa kasii baxdo hadii kale tii dheerayd ayaa dhici doontaa, waa igu wallaahi.
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 2 ай бұрын
Maamulka G/mudug wax shaqa ah ku lahan hubkaas.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Sheekadaan waa Hawiye iyo Mareexaan,maa oga Hawiye Jubaland in Mareexaan majoorati yahay, Raxanweyn ayaa lasoo dhexmari doonaa, tii dheerayd ayaa ka raaci doontaa,joojiyo waxaan aad waddan, Mareexaan dagaal looga guuleestay wali lama arag lamana maqlin, wixii aan suubin jiray ayàan suubin doonaa.
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye 2 ай бұрын
Daamu jadiid markay. Kuguulaysatay.inay beelaha.mudug iyo galgaduud iskudiraan ayey hubkii qoorqoor laguduminalaha soodhexgaliyen
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 ай бұрын
Kuwii farmaajo EE gedo udaabulaayey xaaran aheeyd
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Mareexaan wada noolaashaha Somaliyeed waxba kama qxabaan, laakiin CIDNA uma Attoorayn karto.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Xilxàarayaasha Somaliyeed, nacalad idinku dhacday,Tuugo laaluush qaateyaal, Caabudwaaq shaqo Kumar laha Muuuuuuqdisho,
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Kuwa meesha ka hadlayo Hubka Mareexaan Amaan nasiiya in aad dhahdaan ayey ahayd,dhulkii aad 1991 adinkoo hubkii dowladda dhexe qabsaday, hadda waa in aad ka guuraan Galinsoor, Wagardhac waa hubaysna yihiin ogaada,maatadiina meeshii ay ka yimaadeen ku celiya, waa iga talo,Ugaaska Mareexaan ayaa la hadlayo Wagardhac, intaa aan xasuuq bilaaban,walaalaha Habarkintir dhulka Wagardhac ka bax.
@AbwaanDaadihiye
@AbwaanDaadihiye 2 ай бұрын
Waryaa dadka muqdisho. Ma ogayn. Miyaa. Markay mahad salaad uukasooguraayey xarunta niisa. Matabaana kukaydsanayey. Ma ogayn. Miyaa. Sirdoonka. Ietopiya. Inay. Matabaanlaqaadanlahaayen.dadka soomaalidu waxaadmoodaa inay runta kaleexdaan
@Brwkomedia
@Brwkomedia 2 ай бұрын
😂
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Hadii aan doonna Ethiopiada ayàan ku darsanaynaa,waayo Caabudwaaq, Balanbale iyo Dhabad waxay ku jiràan xuduudda Ethiopiada ay sheegato, Aryaa Farmaajo villada ka soo bax, Mareexaan asalkiisu wuxuu ka yimid Eritrea.
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 2 ай бұрын
Waxaas wax Nin weyni ku hadlo maahan,Dadkaygaan ka carari oo Axmaaro yaan ku darsan,Hadalkaasi meel ka dhac ayuu ku yahay Beesha Sade,Waddankana waxay ka deggan yihiin Xuduudada difaac ay waligood ka yihiin.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
@@addeecabdihassan243 waddanka hadii dhulkayga LA igu soo weeraray, Hawiye oo dhan isu Kay soo raaceen waa ku khasbanahay in meesha aan nabad ka helayo in aan aado,mise waa beentay?
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
@@addeecabdihassan243 walaalahay Ogaadeen,qayb Mareexaan ah,qayb Majeerteen ah qayb Dhulbahante ah ayaa kamid ah DDS, maxaa iga reebaya hadii Hawiye isugi Kay tagaayo?
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
@@addeecabdihassan243 anigu kama aan hadlin Mareexaan ka Jubaland, waxaan ka hadlaysaa Mareexaan ka Galgaduud. Jaalle.
@israwadani9113
@israwadani9113 2 ай бұрын
Kan waa munaafaq xasan dhiiqo ushaqeeya kulahaa qoor qoor baa waz ka ogaa baan weeye laakiin xasan dhiiqo baa ogaa qabiilana ku hubaynayey weli wacaysle abgaal maxaa dadka loo marmari nayaa waxaanay qabin
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Waxaa doontaan ka hadla, Mareexaan maanta waa hubaysna yahay, CIDNA Kuma duulayno,làakiin kuwa nag soo xad gudba sidaa xasharaadka ayàan u layn doonaa, Hawiyoow I fahma.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 46 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 86 МЛН
FAYSAL: OO KASHIFAY SIRTA ITOOBIYA | KHILAAFKA SHIRKA GWQ  🔥
36:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
Ziyarat Ashura
11:41
Ali Fani Official / علی فانی
Рет қаралды 185 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20