Deg Deg: Xildhibaano Dhul Boob & Dhaca Xoolaha dadweynaha ku eedeye Xasan Sheekh

  Рет қаралды 9,787

Daauus Media

Daauus Media

16 күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 71
@user-tw7uk5ed5k
@user-tw7uk5ed5k 15 күн бұрын
Mooryaanta baarlamaanka bal waxey ku hadlayaan kuwaan waa kuwa dowlada lugaha ku dhegan Allaha ummada idinka qabto guul guuleyso M xasan sheeq
@sahromahamud
@sahromahamud 15 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Illaaheey Umadda Soomaaliyeed ha u miciinno 😭🇸🇴🙏
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 15 күн бұрын
Asc wll mogdisho waxaa kasocda hadii askartii soomaaliyeed ee ku aasanaa iskuul buluusiya lasoo faago agoonti ay katageena labarakiciyo xagee la aadaa?
@MariyanMaxamad
@MariyanMaxamad 15 күн бұрын
Oo ma Itoobiya baa soo weerartau😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Caliya7
@Caliya7 15 күн бұрын
Dowladu hadey Allaah kabaqeyso waa in ay halmar iyo hal maalin dadka kakiciso cidkasta oo meel dowladledahay danyar, ganacsato iyo weliba kuwa dowlada kujira ama hadeyso masakinta.
@naimohersi7038
@naimohersi7038 15 күн бұрын
6:39
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 15 күн бұрын
Xasan Dal Xoreeye Guuleysa Bara kici Habaraney
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 14 күн бұрын
Mashallah guul xasan sheikh habargidir waa istahilaan markii eey kucasiyee madaxweyne farmaajo oo wax kasto uqabanaayay
@khadijoxaajimuuse5177
@khadijoxaajimuuse5177 15 күн бұрын
Mooryaan xildhibaan noqday😢
@user-vl6ke2og5p
@user-vl6ke2og5p 15 күн бұрын
Mooryaan xildhibaan isku sheeg
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 15 күн бұрын
Yaa u dhiibtay xilka. Sharci ma taqaanide waana sharci in la raro
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 15 күн бұрын
Kan ma cabsanyahay mise waxaa udhiman war annagaa hg dhulka meesha dabdamiska waa hanti dad waynuhu loogu baahi qabo dawladana waa inay dad kan masakinta maaraysaa
@nasrot2604
@nasrot2604 15 күн бұрын
Mana faqnimada iska daya xildhibano. Dadkan ama dhul hagato ama ha ijartano. Dhuka dantaguut dad aa iskalaha oo xog loga qaday ader hadad xamar hada timid. Maryanomo uu ku dhintay ee qaran uma dhiman.
@aliqaq9021
@aliqaq9021 15 күн бұрын
xasan no more
@maxamedcaseyr8840
@maxamedcaseyr8840 15 күн бұрын
Ma run baa mase waa oohinta/ ilinta yaxaaska ee kudladii shalay ee mucaaradka aheyd oo ku rati kacsanaya
@bardacad
@bardacad 15 күн бұрын
XILDHIBAAN DHULKAAN DAWLAD BAA LEH QQBIIL MALAHAN MAXAAD XAL U KEENI WAYDAY INTAAN INTAAN LA SO GAARIN SHANE AND YOU DAWLADU WAA IN AY DADKAAS MEELKALE DAJISA OO AAN DADKAAN LA BARAKICIN WAXAANA WAA MOORYAAN MAAAHAN XILDHIBAANO DADKA IYO SHACABKA BAY ISKU DIRAYAAN
@tahliil5567
@tahliil5567 14 күн бұрын
Mooshin ka keena hadaad run sheegaysaan
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 15 күн бұрын
Mudugtii aad kasoo duushay aad
@qaasimmohamed6246
@qaasimmohamed6246 15 күн бұрын
KSAOO. BILAAW MARKA HORE MARIINIS. DHULKIUSA. WASAARADDA. BEERAHA. FIYOOORAHA. QARANKA.ISHKAASHITOOYINKA. BALAAAAYO. XASSAN. CUNAAAAYE.
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 14 күн бұрын
Shacabka soomaaliyeed ha odhan ee beesha habargidir dheh
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 15 күн бұрын
"Kuwaan walaxey sheegan ayeey wayen w@risku xishoo sidas doowlo loma dhalilo dhuulka doowlada 34sano 'afis hana weeydisten sidas waxloma dhalilo
@QasimOsman-jm9rx
@QasimOsman-jm9rx 15 күн бұрын
Kan waa tuug Ma ahan xildhibaan shabaabna isagaa ka daran 3:35
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 15 күн бұрын
Hadu runta ka hadley ma shabad shabbat ku dhuufan kkk alow alle tani dowlad ma ahan e dalka iyo dadkaba allow no bad baadi
@user-yn1kt6uh9v
@user-yn1kt6uh9v 15 күн бұрын
Dhibaato kasata oo xassan munaafaq sameyo waxaa ka masuul ah 2 golo baaralamaanaka lacagati aad ka qaadateen ayaa maanata dal ,dadkii,iyo badii ciidamadii qaranaka Soomaaliyeed lagu baabiyay waana la idiin hayasato aaqiro iyo aduun allaha Idi cadaabo
@abdiabdulkadir9752
@abdiabdulkadir9752 14 күн бұрын
Dawladii markay lacag weydey miyaad ku xanaaqdeen
@BbcLonfon
@BbcLonfon 14 күн бұрын
Orad baydhabo aad qoxootiga baydhabo kahadal Mushaarkana halagajaro
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 15 күн бұрын
Ammaa ninkaan qaylinaya hafalkiisa yaan maqlin
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 15 күн бұрын
Xasan 💀💀💀👽😂
@natureanimalsonearthandund163
@natureanimalsonearthandund163 14 күн бұрын
DHULKA DAWLADDA MA AHAN DHUL BOOB EE HA KA KACAA N DADKA ISKA DEGAY OO KU DOODAYAA 35SANOP AYAAN DEGENEEN EE MEEL AAN DEGNO MA HEYSANO DHULKU UMMMADDA AYUU KA DHEXEEYAA OO DANTA GUUD AYAA WAX LOOGU QABANAYAA
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 14 күн бұрын
Dowlad xagee joogtaa xasan qabri qode mayaa waji ka sugaysan
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 15 күн бұрын
Kuwan lacaga ayay radinyaan waa la yaqaana dhaqankooda
@user-tw7uk5ed5k
@user-tw7uk5ed5k 15 күн бұрын
Hg waa tuugo aan xishoonin guryaha dowlada ka baxa balaayo ha idin aragtee
@Caliya7
@Caliya7 15 күн бұрын
Ogow malinta qiyaame iney habargidir aan hal kamaqneyn saqiir iyo kabir, sheikh iyo shariif Allaah kugu dacweyndonan.
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 15 күн бұрын
Qoorqoor dhul uddoonta habardugaag
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 15 күн бұрын
WEER AYAAD ARIGA NOORRAACISEEN MARKAAS AYAAD LEEDIHIIN GARABKIINNA AYAAN TAAGANNAHAY !!! QAADIYO QARSHE WAA ISKUMID.
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 15 күн бұрын
Xasan sharci maqabto miyaa
@tahliil5567
@tahliil5567 14 күн бұрын
Xasan shiiq qabuurihii ayuu dhaafi waayee dad nool miyuu udaaahaa
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 15 күн бұрын
Adeer maha abgaala aaw goof u ahaay
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 15 күн бұрын
Xasan lacag buu raba
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 15 күн бұрын
dadkas walodigay xildhiban isku shegan hala xiro idinka argagixisa amai doowlo mudeec
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q 15 күн бұрын
Shacab uma sha qee siin waxaad u sha qee siin cala shiina waxad ku shu bi la haay deen
@aliabdi8260
@aliabdi8260 15 күн бұрын
Lacag uruuriya
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 14 күн бұрын
Madaweyne ha ugu yeerinina Dadkii loo shaqeynayay baa sidaan loo galayaa
@ahmednur9383
@ahmednur9383 15 күн бұрын
Nacaskan hadlayo
@SaadiqCabdi-cl3dz
@SaadiqCabdi-cl3dz 15 күн бұрын
Sharciga ay degsadeen iyo diintu illleen inay kala duwanyihiin way ogyihiin
@AxmedMacalin-fp3jk
@AxmedMacalin-fp3jk 15 күн бұрын
Muqdisho waa in lakararo makaalo madaxda 3 arimood darteed 1 dooladinimo way dhismiwayday 12 qabiil baa is dilaya waa dooladlaaanta 2 shalay waxaa lahaa farmajo waa mareexan maanta abgaal iyo habargidir 3 waa meel cidhidhah
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 15 күн бұрын
H G Boob Boob Boob Dhiig Dhac kufsi,La'xowla La'quwati ilaa Bilaah,, Dhulka Dowladu waa Muqadas Awoowe, Ka guura Dhulka Dowlada iyo kan Isaaq Samaroin iyo Darood, Mooryaan,Awooe Dulmiga Deey, Mudo Badana laydiin Sheegay ina ka Guurtaan Dhulka Dowlada Runtu waa Xanuun, Xanunay idinku tahay Runtu hada tihiin HG, Dulimi yaa isku taageray☝🏼Gudoomiyaha Gobolku waa Saxsan yahay Mudane Madaale iyo Dowladuba waayo Dhulka Dowladu waa Muqadas.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
nacalaa idinkuyaal ma dastuurbaajira soowtaad burburiseen dastuurkii
@user-nv5dm7rl4q
@user-nv5dm7rl4q 15 күн бұрын
Tuugo shayaa dhiin ah adin ka iyo burcadii na na ba badda wax idin ku shuba allh idiin keeno
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 14 күн бұрын
Waxay qaataan $5000 bil walba macnaheedu yahay inay gateen shacabkii xaqoodii hasan munaafaq kuwii doortay ayaa qeylinaya hasan munaafaq dalxoreeye😂😂😂
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 күн бұрын
xamar unukaaleh meeday habar kintireey noosheega xamar qaxoonti baad kutihiin adeer guura guura galnus aada
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 15 күн бұрын
TUUGO AATIIN MATIHIIN XILDHIBAANO.QOFKI MEEL KUHABSADO DHUL MALASIINA.
@siidowcalimaxamed3155
@siidowcalimaxamed3155 14 күн бұрын
Àaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 15 күн бұрын
Tuug mooryaana oo madhara
@user-he6jg9rv5u
@user-he6jg9rv5u 15 күн бұрын
intu dajina xasan dhuul wada sharciyesan xasan ayalugu diray kuwan danta guud kakaca dhuulka doolada arkuwan imisa kuso qadaten qaran dumis wacebesan tihin hala xero kuwan
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 15 күн бұрын
Cabisamed nin butlan soo dirsato miyuu noqdey kuwa agtagen Waa kuwii lahaa tastuurka hadii lataabto butlan dani uguma jirto war inagaa hgidir haku gaben Dan majerten baad wada
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 15 күн бұрын
Saskia qubuuro dagar oo nets canshuray inaad gor Gittan la dagshyran waa khalasd
@MohMoh-te4ee
@MohMoh-te4ee 15 күн бұрын
Idinkaa doortaye sow danbiga koowaad idinku malihidin, run hadaad sheegaysaan iscasila una shega dadka in aad idinku khaldan tihiin
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 15 күн бұрын
Beenta iska daa hadaad mucaarit tihiin been lama sheego ayaa xildhibaan kaa dhigay
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 15 күн бұрын
MADAXWEYNE WAXAN KA COSEYNAA KUWAAN IN AAD XABSIGA DHIGTO. UMA QALMAAN XILDHIBANNIMO.
@FadumoOsman-fu3zg
@FadumoOsman-fu3zg 15 күн бұрын
See adiga u qaataa shan kun iyo shan boqol askariga u qaataa 200 Tuug ajnabi u adeegaayo ayaad tahay
@axmedxabiib9187
@axmedxabiib9187 15 күн бұрын
Mudanayaal aad baa u mahadsantihiin❤❤❤❤
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 15 күн бұрын
Alla Maanta xaniinyo ayey iska baareen Xildhibaanadii Mar hore ayaa loo baahnaa inaad damaca Xasan Sheikh wax ka qabataan.
@user-tw7uk5ed5k
@user-tw7uk5ed5k 15 күн бұрын
Guul guuleysta dowlada Somalia guuleyso M xasan sheeq
@aliabdi8260
@aliabdi8260 15 күн бұрын
Kuwii nolaa iyo kuwi dhintay mid nabadgalay majiro
@FadumoOsman-fu3zg
@FadumoOsman-fu3zg 15 күн бұрын
Tuugo riyada iska daa tuugo ayaad tihiin
@abdisamad5676
@abdisamad5676 15 күн бұрын
Waxaan ka xumahay in nin qaata 5000$ waxna aan waligii wax, qaban in aan shaashada ka barano miyuu rabaa
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
WAAR DAG DAG AH
28:54
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 2,8 М.
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
Maxey ka faaiiday Habargidir dagaalkii Farmaajo ?
5:18
Dahir Alasow
Рет қаралды 48 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН