Oo awal mawaxay rabeen in ay tagaalka dib ugu soo dhoqdaan? Walaahay nabada wax ka wanaagsan ma lehee. Israa'iil nabada ha qaadato oo dadka dhulkooda ha ooga baxdo intii ay wax dilikartay dishay xamaasna lama aysan dagaalameyn ee caruur iyo haweyn iyo dad maataa ayey baabi'isay. Dagaalkaan haduu siisocdo khasaaro waxaan ahayn kama dhalanaayo iyo ceeb aduun.