Mowliidka inu bacdi nabi yahay waxa kuu cadaynaya hadalkaa ina sh.cali lkn aniga iyo adigu maxaan kaga dhaqanaa sunada nabi muxamed scw scw scw waxyaalo badan oo nabi muxamed scw scw scw inoo shegay oo saxeex ah ayaa jira oo aan laysku haysan wadaadna diidanayn hadaan dhowr soo qaato waxa ka mid ah saliga nabiga scw scw scw sunaha salaada sunaha soonka sunaha saqada maalmahan waxan ku jirnaa suno weyn oo rasulku jideyey waa ayaamaha cadcad 13.14.15 oo qaadiriya iyo wahaabiya midna diideyn markaa sunahaa fara badan ee sugan aanka FAA.iidaysano ayaan ku odhan midna waar koox ama qof ha u guban waayo qofwalba dambigiisa ayaa ku filan allah hortii cidina cid kale dambiga kama qaado towfiiqda allah ha ina wafajiyo dhamanteen
@somaliland67182 жыл бұрын
WAHAABSIM WAA DHIIGH IYO GAWRAC ... ISLAM IS PEACE AND LOVE ,,,, NOT HATE AS BARBERAAWI WAHAABI BELIEVES
@bowdcali61562 жыл бұрын
@@somaliland6718 weykaa qaldantay sxb anigu ma ahi wahaabi lkn qof muslim ah ayaan ahay markaa waxan ku odhan lahaa qaadiriya iyo wahaabiya midna ha guban beri qiyaamaha qofwalba isagoo kali ah ayuu allah is hortaagayaa markaa aan diyaarsano waxan allah la hortagayno xaqa allah ha ina wafajiyo dhamanteen
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@fahiimae73362 жыл бұрын
Allah hasoo hadeeyo inteena lunsan
@SaabirOmar Жыл бұрын
Ninkan baaba ka cilmi badan xerta timowaynta iyo qaadiriyada oo ka hadli og
@ismailelmi87752 жыл бұрын
احمد يسين لا يعرف فرق بين العبادة والوصيله
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@Xudeyfa2 жыл бұрын
Anigu berigii hore dee waa ka qeyb gali jirey laakiinse markaan dhageystay dooda Suufi vs Salafka waa Macquul ila noqdey dooda Culimada Salafka Suufiyada wax badan oo bidca ah bey umada ku fidmeynayaan
@somaliland67182 жыл бұрын
WAHAABSIM WAA DHIIGH IYO GAWRAC ... ISLAM IS PEACE AND LOVE ,,,, NOT HATE AS BARBERAAWI WAHAABI BELIEVES
@Xudeyfa2 жыл бұрын
@@somaliland6718 make no mistake Salafi is the only right way u need understand Qur'an Hadith be aware of Bid'ah the Sheekh u noted his name in ur article is Murji'o sect not right Salafi.
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@maxamuudcabdilaahi91192 жыл бұрын
Ina sh cali ayaanle aabihiiba qaadiriya ahaa isaguna waa daaci bidci ah ee umada ha laga qabto
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@saidelmi75502 жыл бұрын
Mawliidika ay dadku samaynyaan Maa fiicna,,habeenka inta inan yar bikir jabaysa waad yaabaysa,,,, Ha la iska daayo
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@somaliland67182 жыл бұрын
WAHAABSIM WAA DHIIGH IYO GAWRAC ... ISLAM IS PEACE AND LOVE ,,,, NOT HATE AS BARBERAAWI WAHAABI BELIEVES
@Bc24Tv12 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 🙏👍
@qwertyaserty84042 жыл бұрын
waxaa halkaa iga cad i barbarawi been sheegayo siday ila tahay aniga...